TAXANAHA XOG IYO XASUUS IYO QAYBTA 5AAD/ MAHAD CISMAAN CEELAABE /DHABUUKE

  Рет қаралды 10,830

Axmed Shilke

Axmed Shilke

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@abdullrahmannshekh607
@abdullrahmannshekh607 4 ай бұрын
Dhabuuke waa libaax ay xabashidu aad ooga cabsan jirtay nin naxa ma ahayn nasiib xumo somalia ayaa laga soo dhiibay waan xasuustaa dabaal dagii xabashida markay maqleen in sheekh deeq ladilay dhabuukena gacanta ethiopia soogalay caku somaliyeey maantana badii somalia ayaa qiilqiil kujirtab😢
@AbdirashidDhux
@AbdirashidDhux 4 ай бұрын
M. A rag khatar ah ayuu tilmaamey ibarahin alifle abdikariim sheikh muuse qalbi dhagax sheekh deeq qeyla weyne 😢😢 Allah unaxaristo ragaas abdikariim Aya kanol
@Saraajiahmed2578
@Saraajiahmed2578 4 ай бұрын
Wali kamanana tanaanysulin dhulka qurxoon ee soomalia galbeed🇸🇴
@GiireGuuled
@GiireGuuled 4 ай бұрын
Weligeed baanan ka tanaasulaynin
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 4 ай бұрын
Ragii go'ay allaha unaxariistee adi waxaan kufari lahaa bar bilow iyo bar dhamaad uyeel qofka qaabwaraysiga bilowga nolosha iyo qisooyinka halkankiisa iyo dhamaadka advanced from me
@Nuneak7
@Nuneak7 3 ай бұрын
General dhabuuke ilhy Cimriga haku dheereyo gees aan ku faano
@ayderushassen4596
@ayderushassen4596 4 ай бұрын
Biyo ama Shahbad Nafti Huraha U Keeni Lahayd Waa Side Ingega Aad Ku Waraysanayso
@DhoolXaaji
@DhoolXaaji 29 күн бұрын
Ok weye dhabooke
@abwaancmc_official6862
@abwaancmc_official6862 4 ай бұрын
Abwaan, Barnaamijkan intaad noo billawday oon isu doyaarinay lasocodkiisa iyo daawashadiisa oon Falaas shaah ah iyo Koob is ag dhiganay oon barkin jiqlaysanay umbaad nooga baxday ee ma xagga buurahaa lagaaga soo hanjabay Noo fasax bahahasha aad baan u xiisaynaynaaye😢😢
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 4 ай бұрын
Mr dhabuuke celaabe waa geesi hada kahor niin tigre ah gobolka shabelle haystay wuxu dhahay dhabuuke intee ayuu laaeeg yaahay magaca dhabuuke aya marar badan maqlaaaye siidas ayuu dhahay
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 3 ай бұрын
Dhabuukaad lashaqaysaa baan 11 iyo badh uxidhnaa 2002 E C kii mana aqoonin magaciusaba nimankii ihaystay baan kamaqlay
@khaalid_cabdullahi123
@khaalid_cabdullahi123 3 ай бұрын
Waa ninkuu yidhi gaalkii itoobiyaanka ahaa: buurtaas iyo dhabuuke yaa wayn.
@AbdiraqiibNaasir-i6z
@AbdiraqiibNaasir-i6z 4 ай бұрын
Soobadi abwaan
@shuabahmed5650
@shuabahmed5650 4 ай бұрын
Hada Somali galbeed Yaa umaqan oo halgan ku jira waxa aad u xun marka aad ladagalameeso walalkaaga oo ay amxaaro ku shaqesaneeso
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 4 ай бұрын
Lakiin u sheekeeya sidii iidoorka sheega guulihiina oo kaliya, joojiya filimada horor ka ah
@abdifatahhassan1776
@abdifatahhassan1776 4 ай бұрын
Abwaan ma dib baa lo bilaabay
@AbdiAden-o8k
@AbdiAden-o8k 4 ай бұрын
Kkkkk war muxuu rafaaday
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 4 ай бұрын
Dawladay ladagalayeen ayeey lacagtedi iyo sharcigedi isticmalayan waa khiyano ma tiri
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 4 ай бұрын
Sharaf ayuu oo dagalaamay tabiir yari unbaa dhacdaaye Halgan fiican ayuu gaalay deegankiisii ayuu joga lacagna cidna masiise adiigaan hadlaaaya intaas bal orod soo saame waxa duuniida ugu damiir xun xayaawaanka doofaarka bini adamkaana waxa ugu damiir xun niinka khaniiska ah marka damiir yeeelo
TAXANAHA XOG IYO XASUUS Q/3AAD N/HURE TAMAAN CARAB
29:01
Axmed Shilke
Рет қаралды 52 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Daawo: Qaybtii 2aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
10:10
MINTID MEDIA
Рет қаралды 19 М.
Abwan Bilig Hurfe Tacadiyadii loogu geestay Xabsigii Jeel Ogadeen
59:37
Gabaygii Abwaan Helaale
28:19
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 158 М.