No video

Daawo Mujaahid Cali-baabuur oo ka sheekaynaya qisooyinkii kasoo maray dagaalkii 77

  Рет қаралды 1,264,248

Qurbo media

Qurbo media

5 жыл бұрын

Пікірлер: 1 800
@jamachassan2567
@jamachassan2567 3 жыл бұрын
Ninkan iyo sxbkii dhintay ee asaga soo raadiyay hadaan somalia madaxwaynaha kanoqdo taalo ayaan burco uga dhisaa insha Allah waxay dhaleena waxaan siinayaa cafimaad bilaash iyo waxbarasho qofkasta oo dagaalka soo galina si lamida
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 6 ай бұрын
Soo taaladu soo sanam ma ahan ?
@mouhamedgoulwademohamed-yl3qn
@mouhamedgoulwademohamed-yl3qn 6 ай бұрын
dhacdadi .farax.afwayne
@ahmedhussein5079
@ahmedhussein5079 4 ай бұрын
ت😂
@ahmedhussein5079
@ahmedhussein5079 4 ай бұрын
​@Gش%€ ٠٠٠ araadWaranle
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji 4 жыл бұрын
Somalidu mataqaan Qofkii wax ugalay Abaalkiis sida loo gudo waxay ahayd hada inuu Axsan xayaato ku noolaado 😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️♥️♥️
@cabdilaahimadoobe6406
@cabdilaahimadoobe6406 4 жыл бұрын
Ax ax haa walahay sxb saasay ahayd
@higlaalemedia5534
@higlaalemedia5534 4 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso saraakiishii ku dhimatay dagaalkii 1977 ee aan lagalnay itoobiya iyo kuwii ku dhaawacmay
@ridwaanofficial5341
@ridwaanofficial5341 3 жыл бұрын
Ragi xornimda naftoda halis usoo galiyy Rabbi cfimd ha kusiyo amiin Dowladuna ragaas oo kle waa in noloshooda ay kafaalo qaado
@kamiin4334
@kamiin4334 5 жыл бұрын
Inta ila qaadatay inuu ahaa geesi daacad ah oo u qalmayay hogaamiye fadlan like saar.
@Xudeyfa
@Xudeyfa 3 жыл бұрын
Hooyadaa Allah habarakeeyo hana xafido, Adigana Alle hakuusoo dadejiyo ciqaabteeda Aflagaadada aad waalidkeey ugeysatey.
@farhiyamohamedhaji549
@farhiyamohamedhaji549 3 жыл бұрын
Walahii waa geesi geesidhalay
@mohamedadanmuumeed415
@mohamedadanmuumeed415 5 жыл бұрын
Mujaaahid Cali baa buuur Alle haku xafido Adeer Wad ku gullaysatay hamigi laheyd Anogo caruuurtadi Ah wanaga manta Xoriyad taaama ku noll💯✅🌏🌹
@abdulqadirbayle3546
@abdulqadirbayle3546 5 жыл бұрын
Halyey cali babur
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 5 жыл бұрын
😭😭😭
@waainnablue3370
@waainnablue3370 4 жыл бұрын
Masha'Allah, Geesi Wadanni baad Tahay. Qaar Badan Baa Qabiil iga Duufsadee Allow Somaalinimmo & Diintooda ku Hanuuni.
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Alla aqli badnaa walhy nin Rageed weeye ilahow Somali Ninkan uu ma hadhey noodaa😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤❤
@apdipozz9025
@apdipozz9025 5 жыл бұрын
Wllhy geezi ahaa
@guleidartan5999
@guleidartan5999 5 жыл бұрын
Waa taa geezinimada Ka sHeega Kuwa leh isaaq soomalinimadi wuu ka baxay raga ha dhagaystaan Big LeGend 👏👏🙌
@hamdaartan9285
@hamdaartan9285 5 жыл бұрын
Allow dadkayaga ada karaameyey somali nimo wataa yaa dib ucaliya wanagii iyo dadnimadii somalia adeer qof qiimo badan batahay tusale mudan Alle cimrigaga habarakeeyo calankaga wad usohalgantay somalia hanolaato simali waa mid qura.🇸🇴
@guleidartan5999
@guleidartan5999 5 жыл бұрын
@@hamdaartan9285 haa walaalo somalinimadu waata lkn dad calooshod ushaqaystayaal ah ayaa baabiiyey Wali waaltinimadi may dhaaman lkn dawladihi aya is badalay oo nin walbaaba Dhulkisi ayuu xoraystaY Somaliland waa somaliland Somalia na waa somalia
@sugaalcartan
@sugaalcartan 5 жыл бұрын
Soomaalinimadu kuma xidhna dalka aad tahay, Soomaalinimadu waa sinji ciddii tidhaahda ma ihina yagaa been isu sheegay, Somaliland waa Somali, Somalia waa Somali, Djabouti waa Somali, NFD iyo DDS waa Somali. Ha waarto Somalinimadu. Aad baan idiin salaamaya ilma Cartan
@culumaahmed909
@culumaahmed909 2 жыл бұрын
@@guleidartan5999 ,,ccccccccccc--)
@user-hq6fn9tp1r
@user-hq6fn9tp1r 2 ай бұрын
Isaaq qoom mucjisa ah oo somalinimada udhintay weeye abwaan sheikh halgamaa aqoonyhn intaba xornimada somalia wy ugu hagar bexeen lkn siyaad uma tudhin ragaas
@faisfarxaan
@faisfarxaan 5 жыл бұрын
Runtii waa mujaahid mudan bilad sharafeed cali babuur xaji muuse. Tadkasoo kalaa in la abaal mariyi oo magacooda kor looqaDo. Ilhay intii kudhimatay 77 how naxariisto oo uu ugu horeeyo adeerkay faarax bide guleed. Cali babuurna ilhay how booga dhayo.
@Botaan637
@Botaan637 5 жыл бұрын
Allaah Akbar calolxuma waynaa
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Aamiin wll qli somali oodhan bay ka dhigten mujaahidinta🇸🇴🇸🇴❤❤
@jaamaccilmi6537
@jaamaccilmi6537 5 жыл бұрын
Aamiin aaamin ilaahay ha u naxaristo dhamaan intii Ku dhimatay Waliba aabahay oo Ku dhintay dagaalkii 1977
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 5 жыл бұрын
Awoowgay abahay dhalay isagaan weligii ciidan gelin oo geeliisa la jooga hawdkaa buu qorigiisaa qaatay
@sultanmahamed515
@sultanmahamed515 4 жыл бұрын
MAXAMED SHAKAAL
@mowliidxakaar1144
@mowliidxakaar1144 5 жыл бұрын
Qof kaasi Gobonimo iyo Geesi nimaaa biyo dhigatay hadaad maqasho waa Cali Baabuur ookale ❤
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 💬 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@abdimooge3469
@abdimooge3469 5 жыл бұрын
Walhi waa qiso tiiranyo leh rabbi ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiroba
@lil-kproduction1109
@lil-kproduction1109 5 жыл бұрын
Aabaha 5ta soomali🇸🇴😭❤❤❤ wlh wa ku jeclahy🇸🇴
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
waayaha ugu adag ee nin maro ayuu soo marey alle ha ka abaal mariyo dhacdooyinka noloshiisa ku jirey ee qadhaadh murugo farxad iyo maadba isugu jirey waana taariikh kayd ah oo dulmiga wixii neceb ragganimana ku faanaa ay hal ku dayasho ka dheegi karaan ruug caddaaga alle ha u gargaaro kolkuu xijaabtana xawdkii nebigiyo janatul firdowsa ayaan ugu duceeyey aamiin.
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 5 жыл бұрын
Azl Mc
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 5 жыл бұрын
Azl Mcl Somalia 🇸🇴 guul gobanimo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
WA SHEEKO MIRQAAN WA SHEEKO IIDOOR WUXU BEEN ALIFABA XAARKI IIDOORKA AYU KA WAREEGAY IYI DAAROODKA NACAYBKA
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
WAN KU DHAARAN KARA WALE IN MIDH KA JIRIN
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
HADII GEESINAMU QOF AHAAN LAHAYD.💪 CALI BAABUUR AYAY NOQON LAHAYD❤
@nimcaanmohamed4198
@nimcaanmohamed4198 5 жыл бұрын
Xaga tariikhda waan kaa dambeyaa Mukhtar By Abdisalan Mohamed Sallo
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
@@nimcaanmohamed4198 mahadsanid sxb
@nimcaanmohamed4198
@nimcaanmohamed4198 5 жыл бұрын
@@mukhtarbaadil maad i grnysa talow
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
@@nimcaanmohamed4198 HHH eegaan ku gartay. Libaxi zallo❤
@nimcaanmohamed4198
@nimcaanmohamed4198 5 жыл бұрын
Hye zxp xaga taarikhda meel walpa wad igaga horeysa
@abdullahiabdulle4165
@abdullahiabdulle4165 5 жыл бұрын
alla maxaa geesiyaaal badan qabiil loogu sheekeeyay rago waa kuwaas ragii naxureeyay allah barakeeyo ee maanta aan is raacno waxba yaan qofkasto qabiil iyo wax xun loogu sheekeynine
@sowdoabdinor8548
@sowdoabdinor8548 5 жыл бұрын
Wad saxantahy wall qali; maxey ufo jeedada naloo kala goynayo😭😭😭😭😭😭; wxan rabaa inan markale dadkaygii helo
@ameenqaroofficial5038
@ameenqaroofficial5038 5 жыл бұрын
Cali babuur waa mujahid wlhi Geesi Geesi dhalay weye Ina afmadobe ex weye alle haku xafdiyo ❤️
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Soomali is baabiisey ayaa yiraahda mujaahid walee waa kan mid xalaala oo mujaahid ah love ❤️ you adeer 🇸🇴💕🌹❤️💯🌱🍀 adiga iyo inta xaqa ku dagaalanta nacalad haku dhacdo kuwa qabiilka ku dila qof walaalkiis ah
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Alahayowarligeygukiiisraacauuahaado Sy Amiiin Amiiin yarabi
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 5 жыл бұрын
Kaad caydaan ee muuse biixi cabdi wuxuu ahaa 77 ninkii hereer iyo hawaas duqaynaayey lakin mujaahidninada maxaa ugu diidaan?
@Talloo10
@Talloo10 5 жыл бұрын
Sidaa weeeye taas ayaa rogtay soomaali Qabyaalad
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
@@fadumofarah2001 dalkii ayuu burburyeey muqaabsada hadi dalka uu naxayo wa asaga qabilkiisa hoosta ka galaye uf
@cabdixashimaxamed2460
@cabdixashimaxamed2460 5 жыл бұрын
Alaali
@cabaaskhaalid2851
@cabaaskhaalid2851 5 жыл бұрын
Cali ibraahim waa nin mujaahid soo maaliyeed waa nin aanu waqti badan sxbo ahayn mudo cali waxa uu jeelka itobiya ku jiray mudo
@cumarhobyo6325
@cumarhobyo6325 5 жыл бұрын
Ina Adeerow Lambarkiisa Maheysaa???
@jaanqaadfx4111
@jaanqaadfx4111 5 жыл бұрын
@@cumarhobyo6325 anaa haya wll
@ubahubah3949
@ubahubah3949 5 жыл бұрын
Number kiisa ii qor walaal
@calidaahimaxamudmagan4010
@calidaahimaxamudmagan4010 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱😍😍😍
@jamesrodriguez4625
@jamesrodriguez4625 4 жыл бұрын
@@jaanqaadfx4111 maa soo qortid mise kaftan kee tahay bro
@guuleedcabdixaashi6703
@guuleedcabdixaashi6703 5 жыл бұрын
Libaax walee Cimriga iyo caafimaadkaba allaha kuu siyaadiyo adeer
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 2 жыл бұрын
Hadaan nahay jiilkii dambe ee dowladnimada aan calfanin ama ucaqliyeysanin, xaq aad iyo aad uweyn ayaad nagu leedahay, abaalkaagana ilaahay unbaa gudi karo. Aduunyada barwaaqo aakharana jaalkii nebiga ilaahay hakaa yeelo. @barbaar soomaaliyeed oo idinkasoo salaamaya Dhoobleey, jubada hoose, soomaaliya🙏
@xidigahaqaranka9981
@xidigahaqaranka9981 5 жыл бұрын
Hadey geesinimadu gob socoto ahaan leheed adigey kuistaajin laheyd😭😭😭🙏🙏
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 5 жыл бұрын
warkooda macna kumajiro
@nuuneyare1840
@nuuneyare1840 4 жыл бұрын
@@salmaanaadanaadam1660 ww
@mohamudhassan8825
@mohamudhassan8825 5 жыл бұрын
Asc geesi soomaali dhalad ah waad ku mahadsantahey wax qabadka dalkaaga ama dalkeena u qabatey Allah kaaga baryayaa wax aad jacashahey kheyr aan dhaafayaa wadani dhalad ah
@mohedzhakal8220
@mohedzhakal8220 5 жыл бұрын
Adeero qali taariikh bad ka tag tee Addunyo Aakhiraba liibaan❤ imsha llah na Caafimaad tama kurajwynaya❤
@Shapeel
@Shapeel 5 жыл бұрын
Ilahey haku cafiyo Gesiyadii somali wax ka dhigay Ayaad Tahay Caafimad eebe haku siyo oo noqo mid mar kale ku istaago luga hiisa🙏🙏🙏🙏
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 5 жыл бұрын
Ninkaan Hadii telefankiisa la ii siiyo lacag ayaan u diraya. Halyeey qaran Weeye.🇸🇴
@khalidatteye8142
@khalidatteye8142 5 жыл бұрын
Walalo ninkaan reerka laga helo telefonkiisa wa 252907054531.ka duceeso
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Khalid Atteye hhhh Kaagimiya
@mohamedsomali3354
@mohamedsomali3354 5 жыл бұрын
@@khalidatteye8142 hhhh lambarkani waa somalia ee xaajigu burco buu noogaa
@jaamacshaacir707
@jaamacshaacir707 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh Ader waxano dhan waa khalad cali baabuur reer Qorilugud
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Runtii waa aabahay wll qaali anigaa kula hadalsiinayee iisoo qor tell kaaga insha allah ama kalasoo xiidhiidh lanbarkan 0634332540
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 жыл бұрын
😭😭😭😭Halgamaa hadad maqasho waninkaan The legend geesi rerburco ah Ilhay cimrigaga iyo cafimadkagaba haku labanlaabo adeero Halyeeeyo dhalaaay burcooy😍💕
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
Hoygii Geesigaay Gaalkacyoy💪 Ragii Ugu Badnaa halganka Umada Soomaaliyeed iyo Saraakiishii Ciidanka Xooga hogaaminaysay Dagaalkii 1977 waxay u badnaayeen Reer Gaalkacyo.
@abdimohamed1810
@abdimohamed1810 4 жыл бұрын
Ali adeer sheekada waa been aad ayaan udhuuxay filim ayaad jileesaa
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 2 жыл бұрын
waa wadani somaliyeed xushmad baan uhaya cali baabur 🇸🇴💙✊ii nolow
@hibshass.4544
@hibshass.4544 5 жыл бұрын
He deserves to be given honorary awards and his story to be studied as history, he is a living legend and we should all be grateful for his bravery
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 3 жыл бұрын
100%
@daandureyya7491
@daandureyya7491 7 ай бұрын
We should be honouring this kinda man . May allah bless him . Dadka soomliyeed guul.
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 5 жыл бұрын
Dagaalkii 1977 #ISAAQ ayaa ugu badnaa ciidankii soomaliya ee Itoobiyaanka la dagaalamey Balse Abaalkooda waxey dowladii Soomaaliya uga dhigtey in ay Dumarkooda iyo ciyaalkooda Diyaarado ku rusheyso
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 5 жыл бұрын
Hqq wxaD taHy Nin RaGet RaGanimada AFka LaGa zHeeG0 oo zoc0nAyzA ayad taHy mujAHiD 💯💚💭❤
@MohamedAdaminna4fun
@MohamedAdaminna4fun 5 жыл бұрын
ALLAHA KAA ABAAL MARIYO ADUUN IYO AAKHIROBA DADAALKII DHEERAA EE AAD NAFTAADA IYO NOLOSHAADABA UGU HURTAY DALKAAGA IYO DADKAAGA.
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Waa aabahay walaal qaali ilaahay ha ku xafido mohamed adam shukran
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Waa aabahay walaal qaali iigusoo duceeya aabahay
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497 4 ай бұрын
Wllo alle ha kuu barakeeyo cimri dheer iyo cibaado suuban aakhirana jano fardoowsa ku kulma
@binuashkir6764
@binuashkir6764 4 ай бұрын
allah haka ku cafiyo
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 2 ай бұрын
Allah haw naxaristo
@user-vt1ez9es7s
@user-vt1ez9es7s 16 күн бұрын
Awow mcn caafimaad taama ❤
@IbrahimIssack-m4z
@IbrahimIssack-m4z 4 күн бұрын
Geesi weye
@siciidbigile
@siciidbigile 5 жыл бұрын
Alle qiimahaaga ha kordhiyo adeer aduunyada hakugu caawiyo anagaa imikaa kaa bedelayna dalka oo halkii aad xiligaa ugu jirtay imika u qali doona mujaahid. @somalilandonelove
@amiinbiixi9
@amiinbiixi9 5 жыл бұрын
Wax filim laga sameeyo weeyr wlaahi Ilaahay cimri dherer iyo cafimad bn kaaga baryey
@omar-pile5412
@omar-pile5412 5 жыл бұрын
ALi babuur adeero Allh ha ku xifdio MujaaHid Soo HaLaagmay
@somaligaming8326
@somaligaming8326 5 жыл бұрын
Dad badan aya jira oo sidan oo kale dhacdooyin layaab leh soomareen. Qjisooyinkooda in la baadi goobo Wa kaalin utaal warbaahinta
@muqalmedia9806
@muqalmedia9806 4 жыл бұрын
Taariikhyahan waynaaday
@cumarhobyo6325
@cumarhobyo6325 5 жыл бұрын
Waxaan Taariikh daan macan Qofkii dhageystaa, inuu nacayo Ilma KZbin-ka lalabada iyo Maalayacniga kuhaya. Halgamaa, Adeerow Kheyr Faro badan Allaah hakusiiyo, Waanba Liibani lahaa Haddii Aan ku ArkiLahaa💚💚💚💚💚
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Waa aabahay runtii walaal qaali shukran kalasoo xidhiidh lanbarkan
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
0634332540
@mursalmohamed8092
@mursalmohamed8092 5 жыл бұрын
Cimriga alle hakuu barakeeyo adeer
@badalyare7373
@badalyare7373 5 жыл бұрын
M, a walahi wa qiso
@cabdisalangowshax6601
@cabdisalangowshax6601 5 жыл бұрын
sa
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 5 жыл бұрын
We should make movie this story
@ayanjama3170
@ayanjama3170 5 жыл бұрын
Please telkiisa iso qora qofkii hayo ali babuur xaji muuse
@somalicarab8518
@somalicarab8518 5 жыл бұрын
Real movie ayuu noqoni wlahi.
@ameenmohamed9485
@ameenmohamed9485 5 жыл бұрын
Wallhi I was thinking same shit so I was like did I just make it movie
@somalicarab8518
@somalicarab8518 5 жыл бұрын
@@ameenmohamed9485 yes brother
@hamdaruun4408
@hamdaruun4408 4 жыл бұрын
Absolutely we should make a movie About this amazing sacrifice story
@halimahashi3884
@halimahashi3884 2 жыл бұрын
He's a real legend and somali hero
@salmaanhussien8970
@salmaanhussien8970 5 жыл бұрын
intaan youtub dhax wareegayy wixii iigu wanag sanaa on arko iyo wixii igu horeyy oo ilin iga kenay allahayoow wadankena nabad noga dhig adunka ayaan qaxooti ku nehee geesi wan maqli jiray lkn nadartu ayan dhahay caawo😭😭 ilaahow waxan sadaqey sano nasii ninkan cml aya wax lasiyaa allow ku gar gar
@waadaayaancali4563
@waadaayaancali4563 3 жыл бұрын
aàp
@yariisoow1735
@yariisoow1735 5 жыл бұрын
ilaahay haunxariisto adeeryaashen iyo abtiyaashen ee ku dhintay 1977 allah yarhamak
@sidiqsaed4621
@sidiqsaed4621 5 жыл бұрын
Geesi labba maaha, adeer nolosha inta kaaga hadhay Alle hakuu fududeeyo.
@bashiircabdilaahi1695
@bashiircabdilaahi1695 4 жыл бұрын
kamaan
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Wlhi waa geesi geesi dhalay ninkan hada burco miyuu ku sugan yahy wlhi darajo iyo sharaf buu mudan yahay
@adeecagobtitogdher3333
@adeecagobtitogdher3333 5 жыл бұрын
Khaliif Mahamutt hayaya ord side shahadada adigiba Cirka iska haye melanan ja radon maleh war iso csrar🤣🤣🤣🤣🤣❤️
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
@@adeecagobtitogdher3333 😂😂😂
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
@@adeecagobtitogdher3333 wlhi malin dhan ayaan dawanayay odaygan aadna qisadiisu way ii tabatay.......
@adeecagobtitogdher3333
@adeecagobtitogdher3333 5 жыл бұрын
Khaliif Mahamutt Ninkasi wanu folanun wlhi😭🤣
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
@@adeecagobtitogdher3333 11 sano nin xabsi ku jiray saw aniga mahan tolow anuH maxan modanahy cakh geesi aha.......😂😂😂😂
@farhiabeauty5537
@farhiabeauty5537 5 жыл бұрын
Cali baabur waa nin nasibbadan illah cimrigisa ha dhereyo cibado subana alaha siiyo aad ayaa ujeclaan laha in a namberkisa helo wlhi
@Ahmedali-bj2bo
@Ahmedali-bj2bo 4 жыл бұрын
Masha allah gabdhaha somaliyeed waxay mudanyihiin sharaf
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Farhia beauty walaashay qaali waad mahadsantahay aniga waa aabahay cali baabuur kalasoo xidhiidh lanbarkan 0634332540 waanad mahadsantahay rabi ha ku xafido wllo qaali
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Walaashay qaali cali baabuur waa aabahay runtii kalasoo xidhiidh lanbarkan 0634332540
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Somalilyey nin kan man sha allah hala caawiyo wlaahi waaa breve man allah keep you adeer Qali ah
@mohamoudyousuf2894
@mohamoudyousuf2894 4 жыл бұрын
king hindi holish 144
@mohamoudyousuf2894
@mohamoudyousuf2894 4 жыл бұрын
242
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 5 жыл бұрын
Wa nin rageed illahay caqli iyo maskax buu siiyay wlhi waxan layaabay sidu isagoo maxbuus ah uu itoobiya uga caqli badiyay illa m/daxwaynaha hoodii illa dowladiiyo dhanba halyay llahay cimri dheer iyo cafimaad khayr qaba haku siiyo aaaaaaaaamin
@xabiibadaameey316
@xabiibadaameey316 5 жыл бұрын
Alaahu arkbar
@xabiibadaameey316
@xabiibadaameey316 5 жыл бұрын
Aloowyaa dhalini waa belee 10 gu kaa qaada
@abdallaahmed336
@abdallaahmed336 4 жыл бұрын
Vf
@abdallaahmed336
@abdallaahmed336 4 жыл бұрын
@@xabiibadaameey316 ! Cc x!Xs
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
Amen
@Abdimahad10
@Abdimahad10 3 жыл бұрын
😭😭 adeer aduunka inta ku hartay caafimaad ku nolow aakhirana jano fardowso❤
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 6 ай бұрын
ALLAHUMA AMIIN 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MM-rz1gu
@MM-rz1gu 5 жыл бұрын
Aadbaan u salaamayaa mujaahid cali baabuur waa abwaan waxbadanbaanu wada majaaliisnay sheekooyinkiisuna waa badwayn feom 2001 ilaa 2005 ayaanu isku majaaliis ahayn markaan dhegaystay waraysigan hal erey kuma kala duwana qisooyinkan siduu noogaga sheekayn jiray iyo siduu maanta u sheegay. Waxaan sheekooyinkiisii ka xasuustaa jeelashaa loo kala bedelaayey midka mida oo gabadh sarkaalad xabaahiyad ahi haysatay ayay ku tidhi cali naaska dumarka ibtiisa maxaa afsomali lagu yidhaahdaa kkk wuu u sheegay Dabeedna humaag kaluu qaatayoo wuxuu ugu jawaabay jawaab aanu iyada kolayba maqashiin karin Maanso aan kasii xasuusto Inta uu se gaalxuni fadhiyo Gurigii somaali Gam waayay Waanigan hurdada geesku ciirka ahe.maxaan adiga kula gaardiyaa Gubatay laabtiiye. Iyo qabashadiisii maanso ah Tagoogaha adiga oo ka jabay Turuqyadii lawga Haduu tanas,hidhwarasa iyo Torotoro sheego Waa tabtii amxaar lagu yiqiin Gaalka tuurta lehe Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo aamin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Xagu joga
@ubahubah3949
@ubahubah3949 5 жыл бұрын
Telkisa keen mujaahid ka
@ridfit8033
@ridfit8033 5 жыл бұрын
adeer Ali baabuur waxaad tahay geesi somaliyed walahi waa qiso aad uu xanuun badan waan ilmeyey markan dhameystey qiisada allow soomali sidaa ali ka wada dhiig oo qabiil allow ba‘biii somalidana meel walbo ay ku noolyihiin sidii 77 isku jeclaysi adeer mahadsanid maanta hadan gacanta ku hayo bilaad taa ugu sareysa ku siin laha waa lagu cawin adeer geesi ayaad tahay allow uu naxariso inta ku dhimatey dhamaantood! geesi isma qariyo allow ku da‘aa caafimad tamana allow ku sii
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 5 жыл бұрын
Illahay akhiro ha ku abaal mariyo adeero mujaahid Cali Baabuur
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
ninkan taalo haloo dhiso asaga iYo ragi galaY 77
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
WA BEENALE XUN
@dhiblaaweMD
@dhiblaaweMD 4 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 ay ay dhalay baa tay odayga wayn ee abahaa leeg bad ku leeday waa beenaale nacas foqol nacas
@SHAATAALYRICS2020
@SHAATAALYRICS2020 4 жыл бұрын
@@dhiblaaweMD waa neef wll Isaga iyo aabihii waxaa dhaama cali baabuur Qabyaalada buu wadaa
@Zahrasomali48
@Zahrasomali48 4 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 muxu kaaga sabanaya benta alle kabaq adeerkan tariikhdisa ka hadlaya wana runtiisa allaha dayo waa halyey soomaliyed guleso adeero
@abdillahisaid
@abdillahisaid 5 жыл бұрын
Maasha Alla. Waa nin qaaliya, waxse aan u baahannahay ciwaankiisa iyo halka lagahelo, si aan warbixintiisa ulawadaagno cidda uu waxtar kadoonayo marka xagga rabbi lagayimaaddo aadamaha.
@anasabd9602
@anasabd9602 5 жыл бұрын
Libaaaxnimo 2maaha walle Somalinimo hadaa rabto waataaa iyo dhabar u adeegid uu udhabar adeegay qarankiisa guuleyso geesi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😙
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 5 жыл бұрын
illaahy aqli iyo geesinimo waa siiyay,somaliyy maanta ethopia ayaaa wadankeena noo joogto
@mohamedyoussuf490
@mohamedyoussuf490 5 жыл бұрын
Ya salaam.. Cali Baabuur taariikh buu dhigayee .. waxaad na bartay shakhsiyada Somalinimo siday u egtahay marka dagaal lagu jiro. Alla ha ku xafido addduun iyo aakhiroba
@Morfifddice
@Morfifddice Жыл бұрын
This is the most beautiful story I have listened so far. Full of inspiration and motivation. What a great documentary
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 5 жыл бұрын
5 DAAROOD 5 ISAAQ 5 HAWIYE 2 RAXAN WAYN ALLAAH AKBAR
@abwaanmjokar176
@abwaanmjokar176 5 жыл бұрын
Alle dilaa dhinta wale geesi somaaliyeed laakin aan xaqiisa helin war ninka halaga war hayo hana la siiyo xaqii uu inaku lahaa shicib iyo dowladba
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 5 жыл бұрын
SOOMALIDII HORE GEESIYIIN AAN XATA DHAWACOODA LAGU SOO DHICI KARIN. Kuwa maantana waa daba dhiliflayaal u shaqeeya Itoobiya.
@sheekhxusseen2037
@sheekhxusseen2037 5 жыл бұрын
Saahid Said m.
@halabuuradayaanhoodomohame4850
@halabuuradayaanhoodomohame4850 5 жыл бұрын
wcs
@halabuuradayaanhoodomohame4850
@halabuuradayaanhoodomohame4850 5 жыл бұрын
yaaaa
@khadaraxmed4844
@khadaraxmed4844 4 жыл бұрын
@@sheekhxusseen2037 seegsi xxcq
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 жыл бұрын
HADII GEESINAMU QOF AHAAN LAHAYD.💪 CALI BAABUUR AYAY NOQON LAHAYD🙊🙉🙈👍
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
Nin raga fool uun baan qaban. Ax,ax maxaa nin raga waayuhu kala tuuray.
@abdulkadirabdi102
@abdulkadirabdi102 5 жыл бұрын
Ninkan waa geesi dhab ah dowladda federalka somaliya mishaar hasiiso wuu uqalma nolow adeer dhiigaaga somali ayaa udaadisay
@abdihanaanmohamedhalane8844
@abdihanaanmohamedhalane8844 5 жыл бұрын
Xaq hadii leysku leeyahay oo aan leys dafireyn dadka sidan somalia ugu so halgamay oo an maqam sare lagarsiin somalia nabad waa udhertahay waan kufana inan somali ahay oo aan aderkan somaliyed isku jinsi nahay waxbadan ayaan ka ogaday hadalkisa adunka sharaf bad ku sameysatay aqira janada alah kugu arzaqo ader 💘💘❤❤
@captain_bile236
@captain_bile236 5 жыл бұрын
Masha allah illey cimi cafimad iyo arsaqba ha ku siiyo wlhi qisadisa mahin qiso laga cajisayo somali ilhey ha is jclesiyo war qabyalad wax inooma tareso aan gacanta is qabsano cadawga hada ayuu ka daranyahay marka ugu danbeso qosada wlhi waan ilmeyay😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢
@elhadjji_zaak
@elhadjji_zaak 5 жыл бұрын
Legend 👏🏼🤴🙌🏻
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 жыл бұрын
Islaan ii ayeeya oo Turkigii ku ogaa: Waa waqtigii Turkigu Cusmaaniyiintu katalin jirtay Herer. ... Makaniisda goo oo ku kaadi. Waa macatabka ama crosska gaaladda kiristanka. ...yar yarka danbe ayaan usharxayaa, halaqabsadaane. Waaa Run sheekadiisu 100% Habku usheegayo ayaad ka garata.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Wax wcn baad noo sheegtay. Anigu waa garanayay balse waa og ahay qaar badani garan maayaan.
@yoonisjeele6625
@yoonisjeele6625 5 жыл бұрын
Well said bro
@jaamacshaacir707
@jaamacshaacir707 5 жыл бұрын
aniga waaba abtigay ruma wlhy waa xaqiiq Qisadiisu waabu Kala ilaway
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 жыл бұрын
@@jaamacshaacir707 mahadsanid walaal . Teleefankiisa nasii si loo kaalmeeyo. Dad badan ayaad arkaysaa oo jecel . Aduunka wax la isku tara. Akhiro waxba la iskumataro.
@jaamacshaacir707
@jaamacshaacir707 5 жыл бұрын
@hadaf beegsade walal waa 06336561092
@saarayousuff8172
@saarayousuff8172 5 жыл бұрын
Dalna kama danbayn Dadna kama danbayn Adero qimaha somaliniman dareemay😭😭😭
@faysaliman3213
@faysaliman3213 3 жыл бұрын
Wll saara yousuf: somalinimo ANAGU daacad ayaanu ahayn LKN waxa somalinimo baabiyay mxd siyaad bare ayaa kursigisii ka door biday dawladnimadii walal nimadii iyo wixii laisku ahaaba SOMALINIMABA ANAGUUNBAA jeclayn Waana xaqiiq KUWII 50 SANO ETHOPIA KU XIDHNAA AYAA ETHOPIA MALIN DHAWAYD SOO DAYSAY WLL SOMALIYA WAANU KU KHASAARNAY WAA DAD AAN DALKOODA DADKOODA MIDA AAN JECLAYN FROM HARGEISA SOMALILAND
@samirshukri651
@samirshukri651 5 жыл бұрын
This is Somali hero wlhi😭😭😭😭😭😭
@xuseencabdinuurxusen412
@xuseencabdinuurxusen412 5 жыл бұрын
Illayow madaxada raaji geesi soomaliyeed wallahi taalo ayuu mudan yahay
@somalicarab8518
@somalicarab8518 5 жыл бұрын
Sharaftii somali iyo Islam Ragii kor u qaade ayuu kamidyahy mahadsanid adeer
@qadaafibashiir1219
@qadaafibashiir1219 5 жыл бұрын
kkkk walaahi waxaa iigu qosol badnaa markuu cali baabuur yiri waxaan damcay qoorta inaan ka gooyo labada gacmood jicsin kadhigto legend baad tahay cali baabuur guulayso
@mustafeali3626
@mustafeali3626 5 жыл бұрын
Wadani geesiya if iyo akhiraba guulayiso xaaskaagii naxdinta ku dhimatayina Allah janada ha geeyo inantaadana nolol fiican Allah ha siiyo akhirana jano 🕌🏃🏿‍♂️🔑 muftaaxa janada Allah ha ku siiyo
@abdallainbnumaryan9699
@abdallainbnumaryan9699 5 жыл бұрын
wlhi halgaama batahay adeer walhi 20$baa mobilka iigu jirta xagee kuugu soodiraa 😭😭😭😭😭
@jimcale-faronacab46
@jimcale-faronacab46 5 жыл бұрын
Kaa ugu dir wllo 4676910
@libanbile6320
@libanbile6320 5 жыл бұрын
Jimcale Cabdilahi jimcaale ma adaa $20 isku wada 🤣🤣🤣
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@jimcale-faronacab46 😂😂😂😂😂😂
@b-sidesb-sides6809
@b-sidesb-sides6809 5 жыл бұрын
Ilhoo qeer ku sii arsaqad wasac shukran qof fican tahay
@farxaanifarxaani3962
@farxaanifarxaani3962 5 жыл бұрын
Waxaan Rabaa odeygan lambarkiisa khaaska ah isagu heysto
@faisfarxaan
@faisfarxaan 5 жыл бұрын
Ruuntii shekadan marwalba waan dhegaystaa kama xiisodhaco. Yaa ilaqab.
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 4 жыл бұрын
Bishiiba mar baan dhagaysta Mujaahidkan
@guurefaarax9836
@guurefaarax9836 3 жыл бұрын
markii labaaad aan dhagaysto weeye mujaahid soomaaliyeed
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Geesi aan la xusin weeye Alle if iyo aakhiraba haku sharfo Qiso nin rag ah oo maskax leh diinta xaqeeda garanyy soo maray weeye Waana qiso murugo leh
@sacdiyioxasan4062
@sacdiyioxasan4062 4 жыл бұрын
Mashaaa alaaaah alow ku caafi
@uthmanabdisalan9632
@uthmanabdisalan9632 5 жыл бұрын
Geesi soomaaliyeed ILLAHEY hakuu naxariisto janadii fardowsana kawaraabi
@amelali3389
@amelali3389 5 жыл бұрын
Miyu dhintay wll
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
@@amelali3389 Haduu Dhinto iyo haduu noolyahayba Naxariista wuu u baahanyahay wll
@farhiaelmi6040
@farhiaelmi6040 5 жыл бұрын
maansha allaah cimriga allah kuu waasiciyo cadaabtana allaha kaa koriyo
@MAM-kz6es
@MAM-kz6es 5 жыл бұрын
marwalpa halyay baa tahy isaaqna ma tihide halgama soomaliyed baa tahy aduunkana khayr Akhirana janadii
@nimcoahmeth4118
@nimcoahmeth4118 5 жыл бұрын
Isaq wu yahay hada yu noqon laha gesi walba anga dhalana
@somaliprooftv3347
@somaliprooftv3347 5 жыл бұрын
Qiso murugo leh weeyan aadbay qalbiga ii tabatay insha Allah hadanu isku noolnahay waan lakulmi doona geesigaa
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
Waa aabahay walaal qaali waad mahadsantahay
@abdullahiisaack9812
@abdullahiisaack9812 2 жыл бұрын
War ninkaan xagee lagala xiriiraa Somali dhamaan ayuu xaq kuleeyahay
@faysalxirsi8889
@faysalxirsi8889 5 жыл бұрын
waa halyay qliya alle cimrigaaga haku dheereyay
@maxamadabdi9637
@maxamadabdi9637 Жыл бұрын
Legend Allah ku barkeyo Dadna waxa laga la yahey dalka sidaas loogu dhintey oo loo dhaawacmey dista ilaahiw somalia inoo hagaaje adaa khaadir ahee
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 5 жыл бұрын
THIS IS REAL SOMALI HERO ILAAHOW KU XAFID
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 6 ай бұрын
Wadani weeye bilad geesi mudan iyo intaalo loodhiso🇸🇴🇩🇯❤️
@warsame9203
@warsame9203 5 жыл бұрын
Annagu dhalinta yar baan nahay qabiil iyo waxa la iskuhaysto waxba nagama gelin, Ee adeerka Allaha dartii baan rabnaa in aan ucaawino.
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Walal walaahi waa runtaa🤩 anagu waa adeerkayo waliba darteen buu intaas oo imtixaan ah u soo maray cidiisu waa cideenee tolow yaa noo soo helo meelaan kala xiriino please
@AJmedia1
@AJmedia1 5 жыл бұрын
@@saidojama1170 cali baabuur wuxuu ku noolyahay hargeisa
@mogabalaax2981
@mogabalaax2981 5 жыл бұрын
Been
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 4 жыл бұрын
@@saidojama1170 waa aabahay cali baabuur lanbarkan kalasoo xidhiidh 0634332540
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
@@saidojama1170 shukran walaashay qaali waa aabahay walaal qaali waxaad kalasoo xidhiidhaysaa lanbarkan 0634332540 burco ayuu ku noolyahay ilaahay ha ku xafido walaal qaali
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh anuu ma dayaxaan dira wal ka ahay kulahaaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh kkkkkkkkkkkk man sha allah you are breve Somali man allah keep u
@abdirizakjama1896
@abdirizakjama1896 5 жыл бұрын
king hindi holish lol
@axmeddaahir6258
@axmeddaahir6258 Жыл бұрын
Comenti xata shekadan boos aan ku qoro waan wayay Janis dadka dhan dhiiga ayay dhaqajisay
@hakaquusanguusha5360
@hakaquusanguusha5360 5 жыл бұрын
Sheekadan waa in film lagasameeyaa 👏👏👏
@abdulaahialiabdi3813
@abdulaahialiabdi3813 5 жыл бұрын
Cali baabuur halgamaa somaaliyeed. Illaahey haku cafido
@apdayn
@apdayn 5 жыл бұрын
sxb meesha lagala xidhiidhi kar mad garanaysa
@mujahidcalibaabuurchannel2848
@mujahidcalibaabuurchannel2848 3 жыл бұрын
@@apdayn haa walaal lanbarkaasaad kala hadal runtii waa aabahay cali baabuur 0634332540
@studiomasalaha6912
@studiomasalaha6912 5 жыл бұрын
Ax Ax Ax Ilaahoow nolosha inta kuu hadhay kuu fududee yaa Kareem Mudo hada laga joogo bil ayaan #Cali_baabuur ku arkaayay barta Yutube ka manaan eegin runtii caawa ka hor, markaan bilaabay qisada dhegeysigeeda mar qudha kamaan jeedsan waana qiso aan odhan karo waxay bedeshay shucuurtayda ilaa dhamaadkii markuu inantiisii arkay ee islaantiisii uu qabay ee walaalkii dumaalay ay maqashay isagoo aabo leh ee iyana wadnahu is taagay halkiina ku dhimatay, walaahi bilaahi waxaa isoo dhaaftay ilmo aanaan wali indhahayga ku arag intaan koray een ninka wayn noqday..... Ismaan lahayn waad ilmayn lkn walaahi been sheegi maayee ninkaa cali baabuur qisada ku dhacday waan la qiirooday waayo qof kastoo damiir lihi wuu ka jidhidhicoon waanu ilmayn Cali wuxuu kasii joogaa geesiyaashii dhabta ahaa ee soomaaliyi ku faani jirtay, balse geesi sidii saasoo kale xataa u hadli karaa walaahibaanu joogin Ugu danbayn ninkaa cali caawimo ayuu u baahan yahay eesoomaalaaay walaalayaal aynu u kacmo oo caawino Waad salaamantihiin
@qurboboy402
@qurboboy402 5 жыл бұрын
Geesi wlhi maanta hadan xil hayn lahaaa wax baan ku qaban lahaaaa geesi janada allah ku geeyo
@qabojiyeqabojiye8672
@qabojiyeqabojiye8672 4 жыл бұрын
Aniga oo warisa Marexan ah wan ka xumahay in Dalku gacantanada sawabsado waliba raga mujahidinta ee uu dhashay belaha kalo iin la gumado.Allow ya rer dini naga qabto ayaga nagu diro somalida kale
@maxamedaamiinmacalincumar5233
@maxamedaamiinmacalincumar5233 5 жыл бұрын
Allahu akbar wlhi wadani dhab ah baa tahay Allah ha idiin xifdiyo adiga iyo halgamayaashii oo dhan oo aan ka xusayo nin layiraahdo ibraahin loona bixiyay dagaalkii kadib hambo ku nool ceel cali iyo adeerkeey ibrahin maxamed muude
@mohamedelmi7884
@mohamedelmi7884 5 жыл бұрын
Really waan ilmeeyay markaan qisadaan dhagaystay ala maxaa mujaahid dhab ah iska qarsoonon Adeer caafimaad ayaan allah kaaga baryay aakhirana jano
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 5 жыл бұрын
loveley story i ike wlhi sheekooyinkan oo kale noolow halyay niman libaaxan oo kale ah way buuxaan aduunka lkn nasiib daro soomaali waa qudhun iyo qabiil
@apdayn
@apdayn 5 жыл бұрын
ma sheeko sidan o kale ah ayad rabta mise rag sidan oo kale ah
@sharmaarkeliibaan3624
@sharmaarkeliibaan3624 5 жыл бұрын
Yahye Omar Xoolo ilaahay ayaad tahay dee wlaLkayow Sacmagaalo ayad izka tahay wlhi kulaha sheekoyinka noocaana waaka helaa wxad iztaahisha wax Wejigiiza dabadiiza loo ekaysiiyo
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 5 жыл бұрын
@@sharmaarkeliibaan3624 dhaadhaanyahow dhaadhaanku dhalay xageed nagala qaaday raga ma waso anigu ee bax wixii ku wasi jiray raadso walaashaana igu soo xawil anaa udub u hayee
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 5 жыл бұрын
@@apdayn taariikhahan in laga qoro intay noolyihiin ayaan jeclaa
@sharmaarkeliibaan3624
@sharmaarkeliibaan3624 5 жыл бұрын
@@yahyeomer6595 mxad wax wastaa adaaba Lagu goostaaye caqligaaga ayaana iisheegay inaad tahay kuwa Lamacayzto
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 5 жыл бұрын
Dhibatadi oo maray cali allahi ka badbadshay baa mahada leh ALXAMDULILAH💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤ {{{{{{♤kan baluga ah waa calanka Somalia ♡ kan cagarka ah waa jacelka nabad ed ☆ kan gadudka ah waa calanka walalahen Ee dalka Turkiga ah }}}}}}}
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Mohamed Ibrahim Mohamed Kkkkkkkkkkkkk
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Waxan kayaba iney hada tobiya u dhiiiban ilen dhigmley somalida hdaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@keysenl5320
@keysenl5320 5 жыл бұрын
Mansha alllah geesiyadii somaliyed alle cimri dherer iyo cafinaad qab haku siiyo
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Geeesigu labo maaaha ilaahay cimriga kuu siyaadi
@jsssocwatchkeeper1058
@jsssocwatchkeeper1058 4 жыл бұрын
😭Wlhi Waan ilmeyay Ciidii Rafaadka loosoomaray iyo sida maanta lagadhigay dadnimadii soomali kujirtay iyo meesha eelku nagasoohaleelay Cali-Baabuur Juhdiga aad usoo gashay adiga iyo asxaabtaadi TAALO QARAN IN LA IDIN DHISO AYAY AHAYD M?SIYAAD AAKHIRUU JIRAA LAAKIIN ABAAL IDINKAMA ERGAN - WADANI DHAB AH 😭😭😭😭
@abdiwalimca8052
@abdiwalimca8052 5 жыл бұрын
Wlh wa geeesi si unasiib badna si na unasiib xuma Alla mxey geeezi noloshu ciiishay
@mcsiyaadmaxamed3788
@mcsiyaadmaxamed3788 5 жыл бұрын
adeer mcn nin ficaan bad tahay aqoon yahan ilahay ha ku barjeeyo adeer somaliya somali ba leh hadanah xamar baso dhafto wllo ado mahadasan iso diir xajigaan lanbarkisaa fadaln
@yahyeabdijama8363
@yahyeabdijama8363 5 жыл бұрын
Cali baabuur waxuu noqday shaqsi saamayn igu yeeshay allaha caafiyo geesi tol waayay somalidu waa inay ku dayataa halyeygaan oo iyo kuwa lamidka ah illahay nagama dhigo inta qabyaaladu dulaysatay hadaan nahay jiilka soo koraayo 🤲aamiin waan jariiracooday kolkan dhagaysaty
DAAWO : Barnaamijka Xulashada Kaydka iyo Arrimo Xiiso Badan.
47:22
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 644 М.