taxane dhagawayne iyo xasn dayax mpeg2video

  Рет қаралды 47,751

Saxartire

Saxartire

5 жыл бұрын

Пікірлер: 40
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Dhagawayne wiil hoog dagaalama oo faraha lagaga gubtay geesi dagaalka kuxeeldheer taticada iyo operationka SNM hoodo kulahaa kadagaalamay beri galbeed buuro iyo xeeba
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Mncha Allah Allah cimriga haku dheereeyo. Ibrahim cabdilaahi Xusen..Dhegaweyne Abaanduulii Ciidamadii buurta galey. Ninkii U aargudey Muj lixle Ee 84 buurta sheikh soo galey Hadana 88 kii Abaanduulii Guud ciidankii dhamaan Galbeedka iyo caasimada soogaley Libaax wakaas
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
geesiyadii aanu abaalka aan la ilaawi karin
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Guushi waynu haynaaye hala ilaashado wadanka
@safiajama5565
@safiajama5565 4 жыл бұрын
Maansh Allah raabii haa idiin xaafidoo intii jiihdeyna ALLA haa uu naxaris to guulasta
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 жыл бұрын
Geesi buu ahaa muj dhagawayne hoodo dagaalka Ku lahaa waligii ciidan uu hogaamiyay ma jabin Khalid ibnu walid snm lagu naanaysi jiray muj xasen dayax waa geesi
@abdirazakyasin7106
@abdirazakyasin7106 4 жыл бұрын
All cimriga ha barakeyo mujahidin qiimo badan
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 3 жыл бұрын
Laba mujàahid. Cimri iyo Caafimad dheer allaah haydin siiyo
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
maansha'allaah guul snm guul somaliland
@mohamedjamaosmaan3817
@mohamedjamaosmaan3817 4 жыл бұрын
abtigay waa geesi
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 4 жыл бұрын
Geesi Allah ma xillo.
@mohamedabdi7982
@mohamedabdi7982 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto su'aasha iyo xisaabta qabrigana ha u dhib-yareeyo Marxuunka weriye Cabdiweli Faarah Jaanbiir
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Laba Mujaahid Noolaada
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Mujaahid dhagaweyne & mujaahid xasan dayax labadoobu waa nool. Yihiin ❤️
@saleebaanhaybelaambad3730
@saleebaanhaybelaambad3730 4 жыл бұрын
Geesiyaal muj dhagawayne iyo muj macalin dayax cimriga ilaahay haydiin dheereeyo
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Ibrahin waa mujahid dhaba ilaahow xaqa inagaransii
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 3 жыл бұрын
Illaahay cimriga iyo caafimaadka how dheereeyo Mujaahidka
@ayaanlesuldaan6979
@ayaanlesuldaan6979 4 жыл бұрын
Runtii waa dareen muruugoleh
@hashimmabdi6409
@hashimmabdi6409 2 жыл бұрын
Mubaahid Ibraahim Cabdilaahi waa geesi aan laaban.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Guuuuuuul snm guuuuuuul somaliland ilaahay ayaa lajiray snm.ta marka ayfaqashtii dalka kaxoraynayeen ilaahay ayaa mahadle
@mahamed5976
@mahamed5976 Жыл бұрын
Kkkkk xajiyada madaw waxa lahanjiray TV 📺 hargaysa dhawr iyo sagashanki ayaay kaligeed xarunta ushaqayn jirtay
@drhusseinabdi2586
@drhusseinabdi2586 4 жыл бұрын
Geesiyaal
@abdikahin8843
@abdikahin8843 4 жыл бұрын
Geesi
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 4 жыл бұрын
Fadlan qaybaha kale
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Codkaa gaabane ma kamaraduu ka hor hadlayaa?
@mxmvideoproduction4184
@mxmvideoproduction4184 4 жыл бұрын
Libaaxyo aan kala dhicin mujaahid macalin dayax iyo aabahii dirirta ibrahim dhego wayne maalintaa rag way is bareen rabi ha ha idiinku deeqo naxariista jano malinka ay noqoto tiina
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 3 жыл бұрын
Ibraahim C/llaahi Xuseen Dhegawayne in badan buu Mujaahidku halis na geliyay ku dhufo oo ka dhaqaaq buu nagu hogaaminayay
@abdirizakgaazh3280
@abdirizakgaazh3280 2 жыл бұрын
Maad wada hawl gasheen wll
@proabdi8100
@proabdi8100 3 жыл бұрын
Qeybihi kle meeyen dhaman taarikh dhames tiraN kuma jirto
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Dhagweyne daglkn ukshekynyo 2 qaybod ayay kal noqden marka qaybti maxed cali kaxeyay weli man arkin qof kasheynaya ee tolow miayayna cidiba kanolaynin
@alisaid1214
@alisaid1214 4 жыл бұрын
Walaahi qiiro rag rag ah Cadow ku yidhi maxaad ahayd Jawaabtu waa taraysta Taraystu waa xabada qumaca ee Afka cas habeenkii ayey iftaa Ta caadiga ahi ma ifto
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 жыл бұрын
Walee ninkani sxb waa nin adag tolow imisuu kaga gooyay habeenkas hahaha
@cshdd2669
@cshdd2669 3 жыл бұрын
@@abdiabdillahi9179 4 nin oo sarkaal ku jiro ayaa ku dhintay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Mujahidiin dhaba weyan manta tolow miyay nolyihiin
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Haa Ibrahim dhagawayne hargaysu kunool yahay
@alisaid1214
@alisaid1214 4 жыл бұрын
Haa saaxiib wey noolyihiin xasan dayax iyo ibrahim dhegaweyne Hargeysa ayey ku noolyihiin
@Internut1985
@Internut1985 4 жыл бұрын
Haa labaduba Waa nool yihiin Xassan dayax Waa macalin school wuxuu dhigaa maadada physics
@cshdd2669
@cshdd2669 3 жыл бұрын
@@Internut1985 waa schoolkee zxp, Ibraahim dhagaweyne xaafada xawaadle ayuu galaa imika uu waynaadoo uu xanuusadaaye
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 жыл бұрын
Labduba way nooliyiin ala ha sharfo
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.
xaaji qurbaawi halyay halgan dheer usoomaray qarankan somaliland
37:15
TAXANAHA TAARIIKHDA GALITAANKII SNM HARGEISA MUJAAHIDIINTA SNM
2:14:58
LAXANKA BOQOR BUURMADOW
2:27:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 395
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
How To Escape A Car Trunk 🤔
0:27
Zack D. Films
Рет қаралды 41 МЛН
تعطلت دراجتي بسبب هذا المشاغب😵‍💫🥴
0:28
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 352 М.
senior welder make tool for bike workshop #tools #welding #creativeideas
0:32
Разрядили аккумулятор за 100 км #shorts
0:32
auto_shorts_everyday
Рет қаралды 5 МЛН