Mujaahid Cali-case oo ka sheekaynaya dagaalkii buuraha galbeed 1984

  Рет қаралды 40,720

Jaylaani Nuur

Jaylaani Nuur

Жыл бұрын

Пікірлер: 69
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Жыл бұрын
Mujaahidiintii Ama shuhadadii snm intii dhimayey ilahay ha u naxariisto
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Mujaahid cali case ilaahay caafimadka iyi cimrigaba haku siyaadsho
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Mashallah. Thank for service sir for our liberation. Allah bless the Isaaq nation… Amiin
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Ilaahay nxariisti Jano haka waraabsho intii ku dhimatay halkan adeeraday iyo dhamaan snm
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Markay soo galeen ciidamada SNM duleedka magaalada Arabsiyo 1984, waxay faqashtu kutoogatay Arabsiyo 7 nin oo ahaa shicib bishii October 20 keedii 1984. Maxkamada waa utaagnaa. Toogashada waa taagnaa. Waxay waliba igu qasbeen anoo jira 14 sano in aan aaso maydka. Helicopter ka Bell UH-1 Huey ee uusheegay mujaahidku waanu arki jirnay iyadoo usocota buuraha waqooyiga ee dhalaada ama caada. Abaalkiina magudi karno SNM. You sat us free from oppression. I went back to Arabsiyo in 2022 for the first time since 1984. I placed memorial flowers over the grave.
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
Dagaalladii buuraha ee 1984 SNM qaaday dagaalkii buuraha galbeed waa midka aan wax sooyaal ah oo sugan laga hayn, sababta u weyna waxa leh ragii galay oo 80% ku dhintay ama ku dhaawacmay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
galbeed qariye haday sidaa tahay raga buuraha galbeed hala qoro magacyadoodii ilaahay hownaxariisto ragaa waxaa jebiyay degaanka oo ay ku badnaayeen dad faqshta la sheqeeya oo basaasiin ahaa
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Dagaal xun ayaa ka dhacay dhankaa iyo galbeedka waa ragii qatanaa 8 maalmood
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
daaroodku isaaq waxay ku caayaan waa gaalo raac balse daarood waa rufyaan gaalo raac ah oo weliba gaalada madoow ee dalkooda haysata ayay u basaasaan somalida
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 6 ай бұрын
Sabobta ugu wayn nayd ee keentay khasaaraha waxay ahayd lama uu socon dalyaqaano dhawr ah.
@czamedhalayz4605
@czamedhalayz4605 7 ай бұрын
Mujaahidku Imnka Waa Badhasaabka Gobolka Saaxil
@cashuuryare2851
@cashuuryare2851 Жыл бұрын
Allaa mahadle snm guul
@SeidIbrahim-nq4bx
@SeidIbrahim-nq4bx 27 күн бұрын
CBA bariga uun buu waraystaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
ragii miriye galay baa ugu dhimasho yaraa sidaan maqlay
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Axmed suber .axmed cabdi qarash.axmed juuniyes .saleeban Cali aadan.aadan axmed daahir.maxamed gamadiid.mahdi isxal .daauud daahir raage.ilaahay nxariisti janatul fardowda aclaa ha idiin geeyo adeerayaal
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 Жыл бұрын
Runtii sheegay waayo bariga dadka ayaa nabadgelinayey galbeedkana maamul xumo ayaa ku dhacday waayo madaxdooda ayay ahayd inay wax badan ka fikiraan mar hore waayo hortu yaa deganaa galbeedka ayay mareen ciddii deganayd waxay ahaayeen dad raacsan dawladda
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 Жыл бұрын
ciidankii galbeedku sixun bay u jabeen alla how naxariisto dhamaan intii dhimatay
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Talada iyo qorshaha ayaa ka xumaadey dadkii dhulka degganaa dad bisil may ahayn faqashtaba iyagaa ka xumaa sida wareysiga ka muuqata haddana ISAAQ ayay ahaayeen ka warran.
@togdheerburco1032
@togdheerburco1032 Жыл бұрын
Barnaamijkan waxaan daawaday 2004-2006 fadlan soo daa qaybta ina weere ka waramayo
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Adeerkay saleebaan cali aadn iyo mjd tiikalaba alle ha una xariisto
@jaylaniyusufismacil9123
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@mrhoryaal
@mrhoryaal 3 ай бұрын
*Snm 320 nin bay ahayd hadana Kumanaan mujaagid sheegta jooga kkkk GENERAL caydiid baad idin xoreeyey u duceeya khayaaligan iska daayo*
@kayseali9510
@kayseali9510 Жыл бұрын
Mujaahid cali case wuxu ka mid yahay ragii dhigooda usoo hurey dalka
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Asc
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Ala yarxam
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Staratigiyada lagula buuraha galbeed ayaan laga baraandegin waana sababta keentay in ciidamadii galay ee aqooyahanka ahaa kalabadh kudhamaadeen sababta ugu wayn ee khasaaraha intaa leeg dhalisay ahayd iyadoo ciidamada lagaliyay dhul aanay aqoon deegaan iyo dad toona
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Absolutely, labada aag ee kale waa laga fiirsadey waana lagu guuleystey
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 6 ай бұрын
Darood kuwii cunay weeyi cali case faqash kabo qadhmuun
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 Жыл бұрын
Adeerkay Cali Case,Mujahideen la hubo, geesi baad ahayd, waxaad ahyd..ujahadkii illaan jiray Madaxweynihii SNM, Ahmed.Mahamed .Mahamoud (Siraanyo). Mujahad la yaqaan oo geesi ahaa.
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
habar jeclo aadan madoobe waanu idin jecelnahay walaalahayo isaaq ee galbeedka somaliland. mid xasuuso. (Reer hayi bari Habar Jeclo reer aadan madoobe waan ku jecelnahay). umada isaaq ha noolaato iyo SNM ❤❤❤❤amiin
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Snm
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
For you for service sir. You will remember by all son of Reer Sh Isaaq. Your bravery and soldiering is love and remember by son’s of Isaaq. Allah bless the soldiers who are not with us and one’s who walk among us the nationa of Somaliland. Amiin. ( reer habar jeclo maxamed abokor, aadan madoobe men. The Isaaq nation one❤❤❤❤❤❤
@soomarsiinay9644
@soomarsiinay9644 Жыл бұрын
⁰⁹9
@dhagjarxogtadahson6846
@dhagjarxogtadahson6846 Жыл бұрын
😅😅❤❤
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Deeganadan uu ka sheekaynayo SNM lagama taageersaneyn. Khalad bay ahayd in dhul aan reerihii ay u dagaalamayeen aanay degin inay ka hawlgalaan
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
9
@marikafarah761
@marikafarah761 Жыл бұрын
Miskin marka hore wariyauasha hadatiin kasaraa qabyalada cudfiga wareysiya aaqadan
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Saleebaan cali aadan cigaal boon adeerkay alahaunaxiisto
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
Boonkaasi ma boonkii reer faatax baa tolow ?
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
@@galbeedqariye Haa sxiib
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
@@mahamedahmed7551 alle ha u naxariistee mujaahidka i bar, haddii aad igu aqoon dhaantana reerka si guud shirdoonka intii kaga jirtay dagaalka buuraha bal hada ii sheeg ?
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Thank your service sir….
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Aamiin aamiin ilaahay naxaristi Jano haka waraabsho
@muuseaskarimuuse7056
@muuseaskarimuuse7056 8 ай бұрын
Qaladka ay galen baa ahaa dhul ayna garanayn Samaroon baa sasatay Nacala hooyadood ku yaal
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 Жыл бұрын
Runtii khaladka koowaad wuxuu dhul aanay garanayn waayo waxay ahayd inay aaga gabiiley kagalaan ismay waydiin dhulka yaa dega subxaan
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Nimanku dhulkii ISAAQA kamay bixin dhulka reerka kale umuu dhoweyn sidaas la soco haddaad doonto soo wareyso.
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
Waar inaader bi'i waaye dagaalkii buuraha galbeed waxaad ka hayso noo soo geli
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Жыл бұрын
Weriyaha wareysiga qaadayaa inuu beri hore xijaabtay miyaanad ogeyn?. Ina Faarax Jaambiir wuxuu nin Habaryoonisa waa qorihii buuggii Hilowga Arwaaxda allaah ha u naxariisto. Wuxuu ahaa Muuse Faarax Jaambiir walaalkii.
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
@@user-ee8yy8pj7o buugaa ma haysaa ? Waa buug taariikheed sow maaha ?
@Dulqusley
@Dulqusley 6 ай бұрын
Morgan 200k idoor xasuqey 500kun qaxotiga Ethiopia 1988😂
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Morgan waa fulihii Hargysa kaga cararay kabihiisii isaga oo haysta dawladii iyo ciidankii iyo xoolihii umada soomaaliyeed wada lahaayeen
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Morgan iyo afweyne iyo fulayaashii faqash daarood dhako xun xagay ku danbeeyeen iyaka oo weliba haystay dawladii iyo xoogii iyo xoolihii umada soomaaliyeed wada lahaayeen
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
awbare waa meesha idinka digtay sidaan u malaynayo
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
war qabiil nin udagaalama mujaahid maha ilahay diuntiusa kan u dagaalama baa mujaahida war hadeer ka toobad keen qabiil naarbaa lagu galaa
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Aayaadki quraanka ee uu adeerkaagii xaaranta kugu koriyey ee ziyaad barre uu bedelay iyo dilkii dadka la dilayey ayay snm u dagalamaysay kuwi faqashtu dhashay bad thy ninkasto faqash aha oo dagal lgu dily dhigisu waa banaanaa kan snm waa shahiid qofka hadi caarkiisa lagu hor fuulo oo uu ka dagalami waayo waa ehlu naar anagana haweenkayaga iyo hablahayga ayaa ninkasta lgu hor kufsanayey marka ma adeer xaqbuu ahaa
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Жыл бұрын
war beents iska dhaafa siyaad markuu xamar kabbaxay kadib baad hargaysa soo gasheene sheekaad haysaa tuulo miidnaan qasan iidoor dhuuso badanaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Dagaalka markii hore snm baa baabodey ciidankii uga xoog weynaa ciddamdii siyaad bare ee fadhiyey oo la odhan jirey qaybta 26 aad waa taliyahii 26 aad Morgan ka cararey Hargeisa haduu xiniiyo leeyahey dagaalkuu joogi lahaa kkkk waxa loo baxshey abdi Bile
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Asc
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Siyaad bare in ilaa xamar loogu galo yaa sababay maxaa marki hore siyaad loola dagaalami waayay bilaa caqlow marki isaaaq dagaalamay ee ciidamadi siyaad naafeeyay ayay caydiid hub siiyeen snm
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Morgan isagoo indho shareer xidhan iyo dharka dumarka ayuu hargaysa ka baxay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 7 ай бұрын
Afweyne waxa jebiyey dagaaladii isdaba jooga ahaa ee snm ku haysay from 1983 markii ay jeelkii nandheera jebiyeen ilaa ay gudaha usoo galeen hargaisa iyo Burco ee ay qabsadeen saldhigii cadaadle oo ahaa kii woqooyi ugu weynaa ... afweyne halkaas ayaa dawladiisii ku burbur Tay.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Mujahid cali case.aadban kuusalaamayaa warka soo badiya kalmadiinu waa dhaxal.
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Asc
@mahamedahmed7551
@mahamedahmed7551 Жыл бұрын
Asc
barnaamijyadii buuraha galbeedka iyo wasocade
18:34
Saxartire
Рет қаралды 82 М.
xaaji qurbaawi halyay halgan dheer usoomaray qarankan somaliland
37:15
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
Dagaalkii buuraha galbeedka 1984 Mujaahid Maxamed weere
22:18
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 7 М.
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.