Tukulush timir gaari waayi qaraar buu dhahaa adinka asad hagio talentigiisa ma gaareysiin kuligiin jisaar baad tihiin amira caruurteyda aayadood waaye laakiin anigaaba uga xanaaqay waxa ku sameysay runta la sheegaa dee isa soo saara adinkaba
@MohamedMoallim273 күн бұрын
Wlh wa saxan tahay walal.
@FaizoAbdi-wl6ow3 күн бұрын
😹🤸🤣 Team emoji
@MohamedMoallim273 күн бұрын
Sax
@calixasan77052 күн бұрын
Afsomali sobaro marka hore
@MohamedMoallim272 күн бұрын
Adiga ma i bareysa afsomaliga?
@Shams-yb2ui3 күн бұрын
War team 27 wa joogan Kkkk 27 wa tarikhda u dhawacmay asad asadna wa jooga the owner
@MohamedMoallim273 күн бұрын
Xage ka joogan mar hore ayey kala tageen team 27 koka somali ayey jogta cumer England ayu joga.
@kikiahmed67653 күн бұрын
I did for brother
@MohamedMoallim273 күн бұрын
Thanks pro.
@Kung-AHMED5 күн бұрын
😂😂😂
@AlimohamedAdoow3 күн бұрын
Shaqda dumarka heesaa ifraah muqalkaas waa baranki asigaa gadaal ka soogalaa nacalaa ku dhalee umada beent ka dhaaf
@MohamedMoallim273 күн бұрын
Ali sxb nin rag in aad naag ku tilmantid wa kugu qalad intaas aya ku leyahay kawaran hadii an ku so horistaago adiga ku dhaho xaliimo haye hehe.
@siradm3 күн бұрын
Anaa dumar ah, waxa aad qorayso oo kalena maqoro, inan waalid caayo ama qof ku gaffo isuma quuro, anigon cidna caayin ban fekkerkayga dhiibtaa marka dumarka ha liidin, si kale ayaad qaladkiisa u tussi lahayd
@MohamedMoallim273 күн бұрын
@siradm war ya ilaahi yaqaano gormee dumarka u gafey aniga dumar waa hoyadey, waa xaaskeyga, waa gabadheyda why ugu gefaa is daji dhiig kar yuu kugu dhicine.