TEAM DHIIQO HADAAN TIKTOK LAGA QABAN WAA LAGU KALA GUURA 🤣 DAD KALOO CAAN AYAY XASUUQ UGEESTEEN🤣

  Рет қаралды 165,450

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 445
@axmedkaraash8057
@axmedkaraash8057 2 жыл бұрын
Bernaamijyada aad soo deysin waxaan kugu jeclaa aragtida dadweynaha waana bernaamijka igu soo daray team wasaarada kadib saan bernaamijyada kle udaawanayey hada waxaan ba kasii jeclaaday muuqaalada asbuuca reactionka aad ka bixiyo wllhi waa very funny 😅 Zaki bin xaaji haduu youtuber ahaan lahayd yaa hadaa naga qoslin lahaa oo na madadaalin lahaa wllhi hadaan awoodo dhalinyarada oo dhan wasaarada uu wasiirka ka yahay wll zaki kusoo dari lahaa || sharaf iyo karaamo wllkey zaki || 👏❣❣❣
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@kakapoi6664
@kakapoi6664 2 жыл бұрын
🔰WASIIR KA WAA KUSALAMAY 🔰
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 2 жыл бұрын
Wall kanaalkan waxaan kusoo gudbiyaa dhaqan keenii quruxda badnaa si aanu inooga dabar gu'in. Waxaan Kaa codsanayaa inaad nagala shaqayso ood nagu dhiiri galisid. Mahadsanid wall🙏
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 жыл бұрын
Nabigii ugu dulqaadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badnaa intuu ilahay abuuray oo dhan waa nabi Muhammad Sallallaahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya suubanah 😍❤🕋
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 2 жыл бұрын
waan aaminay waana rumaYnay waliba inaga oona arag nabi muxamed scw❤️
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 2 жыл бұрын
Scw N.N.KH scw N.N.KH
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@abdalavlogs2610 ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
scw scw scw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
iyadoo dadku si gaar ah u mashquul sanyihin hadana waxa jira ruux wanagsan oo qoralkeyga aqrinaya M.A ❤
@abdiraficabdi8640
@abdiraficabdi8640 2 жыл бұрын
ᴀʀ ᴀᴅᴀᴀ ᴍᴇᴇʟ ᴡᴀʟʙᴀ ᴡᴀᴅ ᴊᴏɢᴛᴀ
@axmadcade1230
@axmadcade1230 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@abdiyojamac249
@abdiyojamac249 2 жыл бұрын
@@abdalavlogs2610 nbhn
@mohamedmoalin77
@mohamedmoalin77 2 жыл бұрын
Ku sali rasuulka scw ❤️🕋
@ashoabdimohamed6625
@ashoabdimohamed6625 2 жыл бұрын
Scw
@ruunqueen9915
@ruunqueen9915 2 жыл бұрын
Ninka kaliya aan KZbin ka taagero,full respect waziir🥰💯
@lipanapdi6955
@lipanapdi6955 2 жыл бұрын
wasiir zaki bin haji team sarakisha wey ku watan keep up👍💪🔥
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 2 жыл бұрын
The one an only zaki bini xaaji waziir full respect 🙏❤
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@sumayamohamed4512
@sumayamohamed4512 2 жыл бұрын
@@abdalavlogs2610 Wan ku soo saaray
@iqrocumar4179
@iqrocumar4179 2 жыл бұрын
@@abdalavlogs2610 ùùrurjjujjdjjjjuùuuuuu7⁷⁷uii Hu
@legenddeewa8569
@legenddeewa8569 2 жыл бұрын
Halmar ku saliya rasuulka scw😇
@fardusmohamed8849
@fardusmohamed8849 2 жыл бұрын
SCW
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
scw scw scw
@suleekhosiman3490
@suleekhosiman3490 2 жыл бұрын
Zaki wll siidaad noga qosliso waad mahad santahay 🥰🥰🥰
@salmaancadde9650
@salmaancadde9650 2 жыл бұрын
Nabigeena suuban aan kuwada salino scw waan ku jcl nahY nabi alow 🥰🥰
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
scw scw scw
@sumayomustaf6799
@sumayomustaf6799 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@updirahmaankhadar3699
@updirahmaankhadar3699 2 жыл бұрын
Qof kii ugu sharafta badnaa ugu karaamada badnaa ugu fiicnaa waxuu ahaa nabi muxamed SCW
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 2 жыл бұрын
Ani waxan layabay dharka see durbaba ku soo helaan😂😂
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@habsamouse5994
@habsamouse5994 2 жыл бұрын
Runtii anigu wax aan la yaabay dharka cajiib talent kii oo dad ah 🥰🥰🤣🤣🤣🤣
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 жыл бұрын
Wlahi kuwaan wa dhalinyaro cajiib ah oo xirfad leh horay u socoda waxa tihiin dadka aan ku faano 🙏 👏 😄 🤣 ❤ 💘 ❤
@mohatoray7270
@mohatoray7270 2 жыл бұрын
The one and only legend zaki bin xaaji 👑♥️
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
6:07 Halkaa Markaa Marayso Saa U Tilmaantay Baan Ku Qoslay 😂😂😂😂 Waziir Xasan Top See Gacmaha Leeyahay 😂😂😂
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 2 жыл бұрын
Wasiirka ayaan daawadaa mana qosli hadii aan kaayeelo alle saa hayga dhigo🤣🤣🤣
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@nishapep1517
@nishapep1517 2 жыл бұрын
Hhhh🤣🤣🤣🤣🤣 caadi mahin wasiirka
@ikraangoodir7890
@ikraangoodir7890 2 жыл бұрын
Suu allah kaa dhigaaa mabaa ujedee😅😅😅
@samiaharago2182
@samiaharago2182 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi waa fanny kuwan keep wasiir 🥰🥰🥰🤣
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 2 жыл бұрын
Waziir wiiiil kle aaa jiro ooo ilkacaze u eg oo tiktokar ah
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@abdinasir2808
@abdinasir2808 Жыл бұрын
Waaar zakiyow ragaas waan usahaay wlh babajey iyo Idris ayaa udimaan inaay Soo hagajiyaan
@j.m.m1291
@j.m.m1291 2 жыл бұрын
Ninka ugu danbeya ma ahan ilkacase waa wiil ueg oo matalo waziir kep going ku leeyahay bro
@momedladiye1792
@momedladiye1792 2 жыл бұрын
The Best KZbinur of somalie zaki bin xaaji you my rôle model bro 🎃
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@fartunhussein8448
@fartunhussein8448 2 жыл бұрын
Safirkiy oogu shiidna miya xassan toob 🤣🤣🤣🤣❤️
@ismailabdalla7779
@ismailabdalla7779 2 жыл бұрын
The one and only i supported♥️✊🔥
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@ahmetmohamet1227
@ahmetmohamet1227 2 жыл бұрын
War wasiir pinka igu qabo plz
@apdizhakuorkazhka2714
@apdizhakuorkazhka2714 2 жыл бұрын
Jiilka cusup wlle umadeena maha waziir😂😂😂😂
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@sahroabdi2686
@sahroabdi2686 2 жыл бұрын
Waziir cawa aniga ugu horeya 📌 kuqabo
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 2 жыл бұрын
Tem dhiiqo wan wadana hormar wacan walaladey 🥰😆😁
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 2 жыл бұрын
The one an d only Legend .Big respect to you👏 Team Dhiiqo keep going👍
@axmedmoola1855
@axmedmoola1855 2 жыл бұрын
The one an only legend zaki ben xaji💪💪
@STEVEN-no8zq
@STEVEN-no8zq 2 жыл бұрын
Saki bin xaji waad 400k Subscribers coming soon ❤️♻️
@galladyareoffical2955
@galladyareoffical2955 2 жыл бұрын
Wasiir ilkacase ma'ahan waa wiiil reer waberi ah
@amiiryareofficial6880
@amiiryareofficial6880 2 жыл бұрын
Waziir team cuzub aa dhizi rabaa mana soo dhawaynaysiin🫂🙋‍♂️🤔
@reemali6728
@reemali6728 2 жыл бұрын
Ninyohow waaku taageeraa laakin waan kuu dhaarsanahay
@mustafamohamed2130
@mustafamohamed2130 2 жыл бұрын
Keep going zakir🥰❤️
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Wasiir Zaki Bin Xaaji 🎤 Sarakisha ❤️💕❤️ Next Shilalki 📞 📲 ka inta Rabta 👍
@ZENGEBOY
@ZENGEBOY 2 жыл бұрын
Waa Nin matalaya Weeye Ee isagii mahaa waziir🤚🤚
@abdirahmanjiovani6411
@abdirahmanjiovani6411 2 жыл бұрын
I like it this guys 😂 funny wye wazir
@abdiomer3580
@abdiomer3580 2 жыл бұрын
Keeep going wasiirkeena ❤️❤️❤️
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@newzealander-----pio5029
@newzealander-----pio5029 2 жыл бұрын
Football fans ismuujiya ⚽️❤
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ALLE HKU RUMEEYO RIYADAADA WLL PLZ ISOO RAACA SUBSCRIBE😭🙏
@asmoarsenal6410
@asmoarsenal6410 2 жыл бұрын
Asc zaki bin xaaji wan ku salamay ilahy darti ayn ku jeclhy barmijadad wan daa wad dhamatod mid ana firasanin kumojiro
@maankacademaankacade7437
@maankacademaankacade7437 2 жыл бұрын
WazirikaH Legend Kep going🥰😍🥰
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@haboondeeqaofficial4610
@haboondeeqaofficial4610 2 жыл бұрын
wllkay zaki binu xaji wll waxan ahay gabadh wllshaya oo garab ka rabta wll waxan raba inad i cawisan od igu cawisan yutubka wll zaki i cawi wll adiga iyo asaxbtadaba linkigana iyo binkaba inad isarto ayan ka codsanaya wll mcn dar ilahay igu cawiya 🙏🙏🙏🙏
@gaagaabyare2695
@gaagaabyare2695 2 жыл бұрын
Zaki zxb wan ku wataa Team Dhiiqo Hore u socda Ban leeyahay
@maxameddaahir2087
@maxameddaahir2087 2 жыл бұрын
Legend of the legend🤣😂😂😂🤣🤣😂
@guledhassen9637
@guledhassen9637 2 жыл бұрын
Ikacase ma aha waziir waad saxantahy waa nin u eg Wa horuu aha muqalkan
@shiihjihvuguhbjbbcc
@shiihjihvuguhbjbbcc 2 жыл бұрын
Waziro sas ma ahan ilkacase Asa qaday asana iska dubay asilee waye wazir 🤗
@mohamedabdi1217
@mohamedabdi1217 2 жыл бұрын
Legend always ❤♥💙🙌🙏💖Legend
@mustafafarax2695
@mustafafarax2695 2 жыл бұрын
Asc sxb sare wan ku wata from Nairobi islii
@drsaxlam1448
@drsaxlam1448 2 жыл бұрын
dayax dalnurshe sbbte muqaal hore ugu so qateen waxa weyan dharka xiligaaa uu watay wilasha we helayan lkn dharka dambe badis ma gali karan 😅😅
@reemali6728
@reemali6728 2 жыл бұрын
Aniga soomaali aan ahay igadaa ingiriiska komentiga lagusooqoraayo
@tom77555
@tom77555 2 жыл бұрын
Keeep going wasiir sare 🦁
@somalilivegamer158
@somalilivegamer158 2 жыл бұрын
Hadanba wazirka dawanin dawanin hawenkas carir baan darema sidi habeen hora cml video soma aad gilinin sharaf iyo karaamo🔥🥰💙
@AZFAATOFFICIAL
@AZFAATOFFICIAL 2 жыл бұрын
Hesti shuweyaa waxaa lagudube bananey gela ad aragtana wa gela ilkacase ukusodare hesti gohiyee dadba modo ilkacase hesahu qadhaa faan kayahin✋😋
@maxamedcabdu7183
@maxamedcabdu7183 2 жыл бұрын
Hambiyo 4️⃣0️⃣0️⃣🙏🗣😍🚀
@Munich_vlog
@Munich_vlog 2 жыл бұрын
Qofka 1
@kaligeedtaliso5576
@kaligeedtaliso5576 2 жыл бұрын
Ilkacase maaahan waa mid ee yara shabahaan😂😂
@drmohaahoshow9675
@drmohaahoshow9675 2 жыл бұрын
HHhH my brother wlllhi qusul aduunka alah ku sharfo
@faaisaali994
@faaisaali994 2 жыл бұрын
Walhi waa yaabe dharka intaa ku yaalan
@zahittadeysey2227
@zahittadeysey2227 2 жыл бұрын
First Taliye
@hamzezhaam7903
@hamzezhaam7903 2 жыл бұрын
Wasiir wiilka tiktokarka ah ee sharmaani muqaaladiisa soo qaado wasiir nice to see you
@abdijaliilahmed1
@abdijaliilahmed1 2 жыл бұрын
Waziir ma ii ogolaaneysaa ineey asxaapta saraakiisha aan kamid ahay ineey 1k igaarsiiyaaan bal pin igu qaba
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 2 жыл бұрын
Coming sooon 400k waziirka
@maankacademaankacade7437
@maankacademaankacade7437 2 жыл бұрын
Nio Wazir Loveta Nagu Qapo nio Naga garbaxoo🥰
@maankacademaankacade7437
@maankacademaankacade7437 2 жыл бұрын
Thanks wazir🥰🥰
@maxamednur2201
@maxamednur2201 2 жыл бұрын
Hhhhh😃😃😃team dhiiqo waa ka dareen
@zadaamleoofficial431
@zadaamleoofficial431 2 жыл бұрын
The best person ever , the most knowledge ablev and the most all created prophet mohamed scw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😰
@swashbella1533
@swashbella1533 2 жыл бұрын
Hassan Top safiir waaye aa aa
@Saed_moha.
@Saed_moha. 2 жыл бұрын
Wasiir wasiirada Na tus 🤣🤣
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 2 жыл бұрын
Comin soon 400k wasiir♥️👑
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 2 жыл бұрын
Waziir aniGaa Naziib LeH hadaaN youtuBe Adi KaabartaY😁
@axmeddaha9422
@axmeddaha9422 2 жыл бұрын
Zaki binu xaaji the legend 🤣👏🙏
@amirada7440
@amirada7440 2 жыл бұрын
Barnamij qurux bdn oo qosol bdn🤤🤣🤣🤣
@deeqjeessow5552
@deeqjeessow5552 2 жыл бұрын
Team dhiiq mahe waa team adunyo duub
@yuusuf325
@yuusuf325 2 жыл бұрын
Keep going pro 🙂❤️
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 2 жыл бұрын
Barnaamija kaan waad ku fashilmatay wasiir
@saadaamcali2123
@saadaamcali2123 2 жыл бұрын
Legend always ❤ Legend
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 2 жыл бұрын
Zakii binu xaaji sid adi qof qlbi fican u tahay ma wad aha inta ad tiri garb istaga ciyaalka cid kale o dhahaysa maba arki
@somaliofficial2525
@somaliofficial2525 2 жыл бұрын
Wcs wll
@forceboy45
@forceboy45 2 жыл бұрын
Wasiir first ani waaye cml pin
@fartuunxasan6818
@fartuunxasan6818 2 жыл бұрын
Kuwaan lacg ayaa kabaty ee noo sheg xgee jogaan wayabny marka aan dawaney canbuulu ayaa usoo qaty😀😁
@IslamicDaawah
@IslamicDaawah 2 жыл бұрын
Waziir reer commentland soobadi lipx
@bisharoabdullahi5726
@bisharoabdullahi5726 2 жыл бұрын
Ciyaalkan Inkaaar waaaye kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭🤣
@dadkawalanwalalkood2494
@dadkawalanwalalkood2494 2 жыл бұрын
First sarkaal ka tirsan saraakiisha wn ku slmay ✊✊
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@maxedjamamaxud2865
@maxedjamamaxud2865 2 жыл бұрын
Team dhiiqo waji maleh💀🤣🤣🤣🤣
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
Ustaad anoon Qoslin Halkaan kama baxo alle Haku sharfo wll qli ❤🤎
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@dbaari7242
@dbaari7242 2 жыл бұрын
Team dhiiqo cadi ma ahan wallahi
@abdiwaliabdullahi4966
@abdiwaliabdullahi4966 2 жыл бұрын
Wasiir anaa ugu horeeya reply ❤️
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir a hada ka heesho
@HAAWOapdulllahi
@HAAWOapdulllahi 2 жыл бұрын
Ayyyyyy wan ku wataa zhp 100/100
@mohamedmarketer
@mohamedmarketer 2 жыл бұрын
Adiga secamal horey bad iskalah sobodeysah asc asxabtah iga qurxi did wasiir
@nasroalihassan6310
@nasroalihassan6310 2 жыл бұрын
Wa idin wata Tim dhiqo
@asligarad3712
@asligarad3712 2 жыл бұрын
Ilkacase ma ahaan sxb
@abdirashidxazantani1451
@abdirashidxazantani1451 2 жыл бұрын
Qunsul safiir iyp danjire sxb zaki waa isku mid
@nimcocabdi8034
@nimcocabdi8034 2 жыл бұрын
Team dhiiqo hore u socda
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 жыл бұрын
Hore usoco wllkey waziir saki Binu xaaji
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 2 жыл бұрын
Dhalinyarada tiktokers badankooda waa nalagu dhagan yihin bay leeyihin, maxa usabab ah. Cadaan wanalagu dhagan yahey leh ma arkee. Tiktok waa sharci adagyahay haloo goosansamo.
@khaalidmukhtaar2670
@khaalidmukhtaar2670 2 жыл бұрын
Labadaba ilkacase mahan
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 34 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 8 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 34 МЛН