Telkee igu damisay ayado wiil kale lahadlaysa`SIDEN ISKU BARANAY XASKAYGA/ qisada nolashena prt 1

  Рет қаралды 92,530

Somali Royal Family

Somali Royal Family

Күн бұрын

waad ku mahadsantahay daawashada
nagu soo biir subscribe saar channelka
si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
like share comments ha ilaawin

Пікірлер: 278
@abdigaiye715
@abdigaiye715 2 жыл бұрын
Dumashi in aad faruuran tahay oo sidaas u qarisid ayaan moodayay lkn markaan tiktok ga vidio yadaada ka daawaday masha Allah waxa uu anas kugu doortay oo qurux ah Alle waa kusiiyay
@MesutBarzani77
@MesutBarzani77 2 жыл бұрын
My Favourite Couple ❤️🙌
@aasiyoaadan8655
@aasiyoaadan8655 2 жыл бұрын
Familkygi samiyoy sheekoyinkagi waa uxisay cadey bolo iyo anaskedi waa idinsalamay💥😘
@farxiyosayidcali7115
@farxiyosayidcali7115 2 жыл бұрын
M.a my family i miss you wlh wan idin xiisay beryahan wajiyadini quruxda badan farxadana kudhehan ma arkin Allah idin ilaliyo adinka iyo ubadka habaryarta iyo eedada u ahay Allahumma Amiin
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 2 жыл бұрын
Aamin wll ilhay haku ilaaliyo🥰
@ikhlaasnuur5957
@ikhlaasnuur5957 2 жыл бұрын
So ordayeeey cideeydiii hda awoodo 1.M waa idin gaarsin lahaaaa 💃💟❤🥀
@hodanabdilahi4735
@hodanabdilahi4735 2 жыл бұрын
Walhi wy uqalaman inta io ina ka badan alle ha dayo
@kowtharhassan5839
@kowtharhassan5839 2 жыл бұрын
2013 ani caqli maleyn kitaab favourite couple long life ❤❤
@AhmedMohamed-bk1ge
@AhmedMohamed-bk1ge 2 жыл бұрын
Hhhhh
@fardowsoabshirmoha5164
@fardowsoabshirmoha5164 2 жыл бұрын
Mnsha allh fmly qurux badan
@deeqowasad6414
@deeqowasad6414 2 жыл бұрын
Anasow walaahi samiyo walaahi waa Gawer fiican Allh ku dhaafo abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰
@ashaabdirisak8299
@ashaabdirisak8299 2 жыл бұрын
Wa idinku haysta walhi family wada sheeko iyo qiso ah ciyal xafad nimadi naso xasusiseen😍😘🤣
@adnaabdalla5889
@adnaabdalla5889 2 жыл бұрын
Ilma adeerayalow naga xishooda oo inoo so badiya videoyda inaad 5days mqntan xal ma aheeee
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 2 жыл бұрын
hhh raali ahda mshqullee
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah family farxad badan wlhi waa iga qoslisin ilahey ha idin barakeeyo lamaneheena quruxda badan keep going
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 2 жыл бұрын
M.a allh nii barakeyo wallaha qalbika
@roodaakabe6093
@roodaakabe6093 2 жыл бұрын
Maansha allh wlhy family kana taageero buuxaan u hayaa illhy ha sukiinbarakeeyo🤲
@khadramuhumed3597
@khadramuhumed3597 Жыл бұрын
maasha allah tabaaraka allah illahy sidaad isku fahansantihiin abidkiin isku fahansanaada isku dhamaysta cimrigiina cimriga inta ka hadhay😍🥰
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
2013 ciyaalka xafada ahaa burtinle jogay wagas🤣 Labadiina xarfaan waad isku so baxaysaan🥰
@ahmett5835
@ahmett5835 2 жыл бұрын
Glasska afard ban dgiganayy
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
@@ahmett5835 primary mise secondary
@ahmett5835
@ahmett5835 2 жыл бұрын
@@sidra857 markas ban primary usoo gubayy oo shanaad noqo nyy adu xiligi glsske bad ahyd
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
@@ahmett5835 form one baa aha barigas 😬😬 Anaba ku dhama adigu wiil yar ahayd mansha alh
@ahmett5835
@ahmett5835 2 жыл бұрын
@@sidra857 lkn hadda wan weynahay so maha academic ban ahyn lanprka lknn kama wada shekansan karne wa public ee maad lanbarka so qori mise ani
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 2 жыл бұрын
Masha allah noosoo badiya sheekada🥰✌
@hafsohussain5787
@hafsohussain5787 2 жыл бұрын
Masha allah my family qurux bdn keep going❤️
@sacdiyacabdulahi4954
@sacdiyacabdulahi4954 2 жыл бұрын
heart to heart illaah hani barageeyo 💖
@safaali8735
@safaali8735 2 жыл бұрын
illahy farxada ha idin ziyadiyo 🤲🏻🥰family qurux bdn 🥰❤️masha allah 😘
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
Anoo Videoga daawanin ayaa hdne liketa Sii Saara Keep going cadeeYbooLo and Seeygeeda Anas❤️✨💖🙏
@zuuzanaali6852
@zuuzanaali6852 2 жыл бұрын
Caawa dhan waa qoslaayay wlh masha Allah my couple 💑 ♥ waa ni wadaa
@hudamohamed9489
@hudamohamed9489 2 жыл бұрын
Mzha allh family QurxOn oo ku dayasho mudn💑❤
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 2 жыл бұрын
Masha Allh 🥰🥰
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 жыл бұрын
M.allah family keena agtiina farxad leen ka helnaa alle haidin siyaadiyo, hana idin xafidho dhamaantiin 💗💗💗💗
@abdallaappas9719
@abdallaappas9719 2 жыл бұрын
Isᴋᴜ ᴡᴀʀᴀ ʟᴀᴍᴀɴʜʏɢɪʜ ♥️🌍
@quruxbadan4165
@quruxbadan4165 2 жыл бұрын
Mzha allh alle ha isku kiin dayo lamanahaygi ♥️
@khadijoabdishakur8141
@khadijoabdishakur8141 2 жыл бұрын
Masha Allah family qurux badan 👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦
@safiyoali9570
@safiyoali9570 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh my family rabi haiku kin dhowro 🦋🖤🥰
@mshamso5872
@mshamso5872 2 жыл бұрын
Beautiful family kyga love you 🥰🥰
@rm7932
@rm7932 2 жыл бұрын
isku wara waligin walalahayga aan ku fano horay uu socda noloshu idima xumayso niyadan idinka salamay 🙏🥰🥰🤲
@farhiyoalimohamed3199
@farhiyoalimohamed3199 2 жыл бұрын
wuu soo xaday telefonkaga way iska cadahay lakin calafkaaga uu ahaa 👌❤️🌹👌🤣
@boodhbalwaani5191
@boodhbalwaani5191 2 жыл бұрын
Ilaahay Farxad Ha Idiinku Dhameeyo Noloshiinna Qoys Aad U Qrux Badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhuurkhaliif5029
@suhuurkhaliif5029 2 жыл бұрын
Saamiyoy maalin walba waa noo sheekeysaa adiye anas goorma noo sheekeyn mise waxba ma xasuusto isagu😂😂 my family ii noolada❤🔥
@xafzaahmet7691
@xafzaahmet7691 2 жыл бұрын
MAACHA ALLAH FAMILY QURUXBADAN RABI HAYSUKIN DAAYO❤
@ramlanuur4647
@ramlanuur4647 2 жыл бұрын
Masha Allah family happy❤️❤️❤️😍😍
@abdiqanixasanmohamed6339
@abdiqanixasanmohamed6339 2 жыл бұрын
Msh.allh good family 😍😍😍👏👏❤️
@sundusbashir3922
@sundusbashir3922 2 жыл бұрын
Mansha allh my family 👪❤
@muhamettsulttan
@muhamettsulttan 2 жыл бұрын
Maasha allaah family qurux badan. Nationlink baay ahayd Shirkadda xiligaa shukaansiga noo macaneen jirtay xiliga dambe free bu aha ku hadalka hhhh
@khadraofficiall2273
@khadraofficiall2273 2 жыл бұрын
M.a farxad ku noolaado 🥰❤️💯
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Wlhi wa idin xiiseeya❤️🥰
@fordwsahasan6765
@fordwsahasan6765 2 жыл бұрын
Mnsha allh isku faraxsanaada
@amaalcali2024
@amaalcali2024 2 жыл бұрын
Allh hasku keeen daaayo qalbiga idinka zoo duceeyeey🥰🥰🥰🔥
@kamalyare2023
@kamalyare2023 2 жыл бұрын
Wlhi farxadiina waxkle manshallah Allaah haidin siisiyaadiyo my family
@naciimacaalin
@naciimacaalin 7 ай бұрын
2013 class dugsi hoosaad ahaa wllhy😊lkn m.a
@JGAMER-qg5xw
@JGAMER-qg5xw 2 жыл бұрын
from burtinle anaz wan ku zalamay lpx wan ku garan ee salanta iga qaad 🙏🥰
@laylodawlad7030
@laylodawlad7030 2 жыл бұрын
mansha Allah so dhaqso part 2
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 2 жыл бұрын
Masha allh lamane qurux badan❤💋💞
@farxiyomohamed7628
@farxiyomohamed7628 2 жыл бұрын
Keep goin wa niwataaa from bosaso❤
@Alijuldheshorts
@Alijuldheshorts 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk waa qoslay war maxaa noo qabsanaysaa waa wax horee kuma lahoo😂
@mirnaa114abdullahi3
@mirnaa114abdullahi3 2 жыл бұрын
Anas waa maseerkii oo qof ah 😱 ina adeer ❤️🩸Saamiya qurux 💕👩waa nii wataaa ani
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Lamaanahaygii love idinku ahay farxath Ku waara ♥️🥰♥️💜
@nafisoibraahim4845
@nafisoibraahim4845 2 жыл бұрын
Family qurux bdn keep going 🥰🥰🥰🥰🥰⚘
@salmanalfarisi1508
@salmanalfarisi1508 2 жыл бұрын
Hhhh iga qosliseen wlhi Anas iyo saamiya aad baan nii salaamayaa
@aaminoaamino7284
@aaminoaamino7284 2 жыл бұрын
M.a famil qurux badn aallha ha idin xifdiyo
@sundusmaxamad9199
@sundusmaxamad9199 2 жыл бұрын
Waaa idin,wataa from Galkaio. Aaga ramadaan 😂😂♥️😘
@qaliadan5799
@qaliadan5799 2 жыл бұрын
Masha’Allah isku wara
@ifrahhusein1627
@ifrahhusein1627 2 жыл бұрын
Farxad Allah idin siyadiyo Anas iyo samiiyo💋❤
@hamdimohamud805
@hamdimohamud805 2 жыл бұрын
Nagu so biira hada naguso biiraysaan aa hhhhh😂anas cawa walaga xanaajiye saamiyo love u sis ♥ 💎
@hamdaabdirashid3749
@hamdaabdirashid3749 2 жыл бұрын
mncha allah lamanaheygii next video ku zoo dhakhzada
@kingbulshaawi10
@kingbulshaawi10 2 жыл бұрын
Mi fav couple 💑 💓 waa idin aaminsanahay runtii ❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Axsan sheko❤
@fatimqalnjo669
@fatimqalnjo669 2 жыл бұрын
Soo badiya sheekooyinka
@balqisoali823
@balqisoali823 2 жыл бұрын
My favourite couple 🥰🥰🥰🥰🥰
@mohashiine6702
@mohashiine6702 2 жыл бұрын
M.a guuleysta family an tagero ❤️💯
@qaalimohamed5319
@qaalimohamed5319 2 жыл бұрын
Saamiyadeydii umiss u so much🥰🥰
@zapiriinsuleymanmohmedzapi2205
@zapiriinsuleymanmohmedzapi2205 2 жыл бұрын
M.a dad an u xiise 🥰🥰💖💖
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 2 жыл бұрын
m.a my family Ana's iyo cadey boolo ♥️♥️
@zabrinalizaid7713
@zabrinalizaid7713 2 жыл бұрын
masha allh familY qurux badn izku wara abid
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 2 жыл бұрын
Masha Allah family quruxbadan ayaa tihiin Allaha idin xafido
@samatarcabdiyaasiin4277
@samatarcabdiyaasiin4277 2 жыл бұрын
My favourite ❤couple 💑❤
@samiiraquruxsalmacadey5234
@samiiraquruxsalmacadey5234 2 жыл бұрын
Anasow pranki so sameeya nh 😂😂😂
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 2 жыл бұрын
Lamanhyga Cadey poolo Abaayo sheeko😇 iyo Anaskeeda dhageystaha koowaad😂✌ waaan idiin salamaay
@sadaamcusmaan9902
@sadaamcusmaan9902 2 жыл бұрын
M.a family qurux badan wan idin wataa ale ha idin xafido
@ladnahassan4333
@ladnahassan4333 2 жыл бұрын
M.allah 🥰 my favourite couples ⚘🥰🥰🥰
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 2 жыл бұрын
M'y famille love U ❤from Djibouti 🇩🇯
@cabdicasiis1276
@cabdicasiis1276 2 жыл бұрын
Mi Couples Wallahi Noloshiina Waan dhamaystay hadana waan soo Billawday wan rajaynayaa inaan buug sidan ah qoro anigoo ah 18 jir hadana gabar hal bil isla soconaa inoo soo duceya asxabey Maaha noloshayda kaliya sida dadkan Lamaane maahan laakiin mustaqbal waan wadaa oo Shaqada aabahay Iyo jaamacad medicine year 3 ahay
@zalu________________0744
@zalu________________0744 2 жыл бұрын
Wax walbo oo niyDada ku jiro oo sMaan ah allah kuu saHlo wll✊😌
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Www 18 years medicine 3 years kamarasaa allaha kuu fufudeeyo Masha allh kuma dhihi waayin
@hamsekurtun
@hamsekurtun 2 жыл бұрын
"JINNI SOOMAN" EREY BIXIN CAALAMI NOQON RABTA.
@asmiitamohan4901
@asmiitamohan4901 2 жыл бұрын
all ni jecliyaa ino soobadiya
@imaanelman6704
@imaanelman6704 2 жыл бұрын
My fV CoupLe 💖💖💖💖💖
@nagadxussen6692
@nagadxussen6692 2 жыл бұрын
Wsc
@ayaancabdiqaadir789
@ayaancabdiqaadir789 2 жыл бұрын
aad ayaan idin jeclahay 🥰🥰🥰
@raaqiyocabduqadir2184
@raaqiyocabduqadir2184 2 жыл бұрын
From Galkacyo 💥❣swedan magaladee ka joogtaan favourite couple ❤💯
@muniishpea4270
@muniishpea4270 2 жыл бұрын
MY FV COUPLE 🕊️❤️
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519
@ramlacabdiraxmanmaxamud6519 2 жыл бұрын
Inbadan ban idin sugayne❤💑
@NasteehoHussein-o5k
@NasteehoHussein-o5k 5 ай бұрын
Lamaanahygih isku waara❤
@nimcohasan1915
@nimcohasan1915 2 жыл бұрын
Mi family wan idin wataaa😘
@nimcosagal27
@nimcosagal27 2 жыл бұрын
So wada 😍❤❤❤❤
@nimcosalah2723
@nimcosalah2723 2 жыл бұрын
Somali royal family
@rukiamohamed7346
@rukiamohamed7346 2 жыл бұрын
Masha allah 🥰🥰🥰🥰
@haldhaadiamond8076
@haldhaadiamond8076 2 жыл бұрын
Family fanny ah shekada igu baxdaa bosaso idinka so salamayaaa 🔥
@fahimadiamond8473
@fahimadiamond8473 2 жыл бұрын
Alle burtinle wan uxissy wllhi😢 Wan idin jeclahay bowe iyo bayo guleysta❤
@cayuuniqurux6124
@cayuuniqurux6124 Жыл бұрын
Samiyo wale wa ano kle 😂😂❤
@abdirizackgarapey7519
@abdirizackgarapey7519 2 жыл бұрын
Asxpey Dad funny tihin wlhi kep going m.a
@caashocuud9710
@caashocuud9710 2 жыл бұрын
Wlhi waidin jeclhy ani keyga wali ma is gutsan blse said u dhaqmi jirten lee u dhaqanaa wpa yapay why isku qiso cml u noqonay wllyalow lkn waidinku hestaa my couple💖🥰
@sarinaamiira2585
@sarinaamiira2585 2 жыл бұрын
Hotel Shariqa Alla Maxan Casho Habeeno Badan Ka doontay Waan U Xiisay Xfdeydiiiii♥️♥️
@marioomar4056
@marioomar4056 2 жыл бұрын
Nugu zo dhakhzada qeybt 2aaad❤💑lmaaanhygih
@MuniizaaPpe-zv8ie
@MuniizaaPpe-zv8ie Жыл бұрын
Lamaanaha aduunka ugu jeclahy
@safwaanahmed4096
@safwaanahmed4096 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@kalthuundaahir256
@kalthuundaahir256 2 жыл бұрын
Anas asi dhan maseer maseer aalaga dareemooyaa hhhhh plz part2 lasoo dhaqsada cadeey boolo
@rodaxaad-ye6jh
@rodaxaad-ye6jh Жыл бұрын
Nin baas waligay ma maqal😂
Siden isku baranay  Anas iyo Cadaybolo QISADA NOLASHENA QAYBTI 2AAD
21:44
Somali Royal Family
Рет қаралды 84 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 237 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,6 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Iisheg waxad iga qarisay HHH qosolka aduunka
25:54
Somali Royal Family
Рет қаралды 50 М.
SIDAAN ISKU BARANAY ( HOW WE MET) ANIGA & MUNIIRA PART1
19:01
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 72 М.
IISHEG WAXAD IGA QARISAY HHH
18:16
Somali Royal Family
Рет қаралды 40 М.
Iisheg waxad iga qarisay! Qosolka aduunka HHH
13:13
Somali Royal Family
Рет қаралды 32 М.
🔴Live | How we met | Our Story ❤️ | Sidaan isu baranay.
20:52
SIDEEN ISKU BARANAY YAANA ISKANA BARAY 😂 GORMANA ISBARANAY
18:06
ii sheeg waxad iga qarisay, Sheekoyin qosol badan.
17:55
Somali Royal Family
Рет қаралды 31 М.
Uurkii Sabiya iyo depression ku dhacay Samiya
24:51
Somali Royal Family
Рет қаралды 48 М.
Waxan galay safar haben iyo malin ah si an u arko Zamiyo QISADA NOLSHENA P3
23:36
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,6 МЛН