YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD

  Рет қаралды 2,703,772

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

5 жыл бұрын

Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Пікірлер: 799
@somali126
@somali126 5 жыл бұрын
Yurub Maxamed cabdi sawtu raxma inta sharaabsan ee fankeeda kadanbeysa aaabo like ta baryimaayeeeee leeexo filcaalam
@abshiraybakar5723
@abshiraybakar5723 4 жыл бұрын
Sorry I. Am not interested here song OK yuruba geenya mohamed abdi re EXAM❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirisakibnuabdirisak5148
@abdirisakibnuabdirisak5148 4 жыл бұрын
@@abshiraybakar5723 ggjgjgjjggg
@ilyasawalle655
@ilyasawalle655 5 жыл бұрын
Alaa ragoow waan nigaa yaabay wiiil yurub geeenyo ka bogsiiyaa jacaylka maaa la waayaybaa agah Nasib wacan ayan ku rajaynayaa soowtu raxmaa 👉❤❤❤❤❤❤
@guhaad_g
@guhaad_g 6 ай бұрын
Adigu ma dumarka ayad xisaabsan tahay😂😂
@AbdalleAbduqadir
@AbdalleAbduqadir 3 ай бұрын
​@@guhaad_gwllhi wa qoslay ilen.waxu nin bu aha ada itusay wllhi nag ban umaleyay xaqiiq 😂😅
@guhaad_g
@guhaad_g 3 ай бұрын
@@AbdalleAbduqadir 😂😂😂😂 alle ha sahlo
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 сағат бұрын
​@@AbdalleAbduqadirwaxa laga yaaba accountiga gmailka aya magac nin kusamesan o ay so qortey gabadh commentiga wax fahma 😂
@nadahandulla
@nadahandulla 3 жыл бұрын
Dabaylaha Huguguf Lee Hawadu soo leexisow Nadaay ba adoon I odhan Ayaan Hoobeeey idhaaH😭🥺😥
@abdiyussufbihi8199
@abdiyussufbihi8199 Жыл бұрын
Heblaayba adoon i odhan ayaan hoobeey idhaah..
@BORHOUM
@BORHOUM Жыл бұрын
Heblaay Adoon I Oran ayaan hoobey idhaa wyeh❤
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 8 ай бұрын
​@@BORHOUM heblaydii uun bay magaceeda ka ka dhigty waa saxdii🎉
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 6 ай бұрын
Axsan
@dabacsariskadeh8610
@dabacsariskadeh8610 19 күн бұрын
​​@@BORHOUMdee magaceda bey ku badashay meshi heblaay ehed
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Hees degan iyo yurub geenyo oo si degan ugu raaxaysatay way u hagar baxday heestuna waa classic 😍..•
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Ha ishcala cod waaye 💯 yurub qalbiyo ayay dhayan heseheda
@somaliyameni202
@somaliyameni202 9 ай бұрын
Hurdada dad kale u furan naftani ma hawaysatee hagag uma seexto 😢😢😢😢 what a song nd nostalgia yurub geenyo qalbi dhawacan kaaab 😢😢😢
@MO10.
@MO10. 11 ай бұрын
Hiilkaaga markaan tababa ismoogaanbaan hadlaa Haleelkuna wu yarye halmankuna wuu batoo hubsiimo la,aanaya kumee hebelow yidhaah yurub geenyo talented ❤️🥺
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Yaa salaam axsan caleeg afar sano ka bacdi ayaan mar kale dib usoo milicsaday codkan iyo erayadan qalbi taabadka ah Cajiib sowtul xilwa Yurub maxamed Cabdi geenyo. Waa mid ka mid ah tiirarka fanka dhexe ama foolaadka fankii labaynayey Fankii hore. Old is gold.
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Same from 2023 ❤😢 Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
​@@SALMAANN-m2tAad iyo aad.
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb Ай бұрын
Midhaha heesta yaa leh Codka se yaa saaray?
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
@@IsmailIsmail-on3pb Erayada Abwaan Geesdiir Laxanka Engineer Siciid. Nin La yidhaa ayaa saaray sxb
@qalbihabhab9834
@qalbihabhab9834 Жыл бұрын
Heestan aad baan ujeclhy wxana udhagesta si aan u,ooyo💔🥲mudo week ah sariir baan saranhy waan xanunsanhy ilintiina wa iga dhamatay reerkeygana lama nooli wa uxiisay familgygii hdan lajoogi lahaa cwa kalinimadan xanuunku igu helay wa karoonan lahaaa💔💔💔ina jibriil qofkeygi horaan jeclaa mr.ex nolosheyda waaba burburise sideeed rabtaa ina unoolaato hdaan aniga ku cafin lahaa xitaa ilhey kuma cafinaaayo💔🥲😭💯sidaaad iyeeshay dadku hda usheegi lahaa dunida dhan ba cadaw ku noqon laheyd💔
@user-mt1ey2xd9c
@user-mt1ey2xd9c Жыл бұрын
Ax 💔💔😭
@amiirasiciid9359
@amiirasiciid9359 Жыл бұрын
Dadko dhami wa wada bukan socode ilahay qalbiyada hayno dhaayo😢😭😭
@mumtazmaxmedmuuse
@mumtazmaxmedmuuse Жыл бұрын
😭
@suhaybkhadar1238
@suhaybkhadar1238 Жыл бұрын
Caadi izka dhig apaayo wax walpa caadi pay noqonaayaane😢
@randasomali1774
@randasomali1774 11 ай бұрын
Wllo qaali macafimaday insha Allah iiso jawaab
@aaskalyrics
@aaskalyrics 4 жыл бұрын
Soojedku hawaawigiyo hadaaquna waa kalgacal halkuu dagayaan ogee Hankeyga allow ha lumin best song yurub Geenyo fanaanada ugu fiican dumarka hada jira 👉❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 tariq 01 March 2020 xasus wax like ah xiiso uma qabo 😂😂😂😂😂😂😂😍😍
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Inantu cod mcna oo qurux badana mnshllh hankeyga allow halumin amiin huuno farxad igu nolow Geenyo
@rashidadan8274
@rashidadan8274 5 жыл бұрын
Adoo dha cadiid u jiifa,, koob, coffee Ahna, kuu, shubanyahay,heestanina,, kuu, shidanatahy.. ALLAH macaanaayeey,, ma malab, baa.. This song + cup of coffee+ laying down = best feeling ever relaxing @ it's best
@salemmohamed6559
@salemmohamed6559 4 жыл бұрын
Weedna ku shidan yahay
@maayavolges1871
@maayavolges1871 Жыл бұрын
Plus raining 🌧❤️‍🔥
@farxaanxiddiga4321
@farxaanxiddiga4321 Жыл бұрын
🔥
@barkad2943
@barkad2943 10 ай бұрын
Sxb waxaabad mooda inaad anagi iga hadalaysaba
@sawdojama2522
@sawdojama2522 2 жыл бұрын
😭❤️jacaylkaan I haya aan qofkiina usheegan karin dhb bdna❤️😰😰
@jalwitohtube3991
@jalwitohtube3991 2 жыл бұрын
𝑖𝑛𝑡𝑎𝑎𝑛 𝑙𝑎𝑎𝑔𝑎 ℎ𝑜𝑟 𝑙𝑎𝑎𝑐𝑖𝑛 𝑢𝑠ℎ𝑒𝑒𝑔𝑜
@sawdojama2522
@sawdojama2522 2 жыл бұрын
@@jalwitohtube3991 ma dhici karto
@nasrinabdirahman2632
@nasrinabdirahman2632 2 жыл бұрын
😢😰😥
@ruun6820
@ruun6820 Жыл бұрын
After 10month ina ushegata rajeyna waxaad qarsato way kuqarsade halamar dhimo intaad kun jer dhiman laheed abyo
@kipirley5478
@kipirley5478 Жыл бұрын
hal sano kadib inad ushegatay ama aad ilawday ayaan rajaynaya amaba mid kawangsan aad heshay 💔
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 2 жыл бұрын
Sawtu Rahma yurub Mohamed abdi geenyo Alla maxan jeclahay mamda Allah hakuu xafido Cimri dheer iyo khaatomo wangsan Ayaan Allah kaga rajaynyaa ❤️❤️❤️❤️ 2022 hadii ad dawanyso like Saar ❤️🥰🥰🥰
@najahadam1025
@najahadam1025 Жыл бұрын
Sss
@abdisalanosman6884
@abdisalanosman6884 5 жыл бұрын
Yurub geenyo hablaha faninta qoftan ugu jclahay Wan tageraah yurub keenyo Mansha allah
@nuurcamir2937
@nuurcamir2937 4 жыл бұрын
Yurub geenyo ax sawtu raxma Qalbiyada caashaqu naafeeyay ayay dhaydaa ❤
@sunduscabdiqani3490
@sunduscabdiqani3490 3 жыл бұрын
Hurdada dadkakalle ufaran naftani mahaweysateee 😥😥yaaa daawanya 2020 dhamdkiisa sideyda okalle🙏
@shamai1570
@shamai1570 4 ай бұрын
Yurub Geenyo youre gifted with such an amazing voice❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaamali4574
@kaamali4574 5 жыл бұрын
Horta Bk iyo yurub geenyo xagay heesaha ka keenaan miday soo saaranba kii kala ka macaan
@tufaaxcadoosh6937
@tufaaxcadoosh6937 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍❤❤❤😭😭
@djkhaledjr92i
@djkhaledjr92i 3 жыл бұрын
My favorite song of sawtu rahma.Who are listenning in this 20/10/20
@munahusen7197
@munahusen7197 Жыл бұрын
Hilkaga Markaan tebebo is mogaan ban Hadala 💔😭🥺jcylow maxad dhib keentay ya rabbi qalabiga no qabooji
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
2022 cidii dawanaya like❤👍😭
@muhabatlaali9459
@muhabatlaali9459 5 жыл бұрын
Yurub heesba heesta kale ka daran wixii horaba quba ayey tidhi, Erayo, Laxan iyo Music iyo codba waa 100%
@suganta.dahson
@suganta.dahson 7 ай бұрын
4sano dhageysi ah ka dib ka maydhasho qalbi jab socday waqti dheer waxan halkan uga mahad celinaya abuwan geestir iyo Eng said yana ka tagin esmail danan o dhageheena ugu raxeyay music la dareen ah hadba waqtiga aad ku jirto iyo waliba hahda howraar we love❤
@siciidwirdaniproduction4572
@siciidwirdaniproduction4572 2 ай бұрын
Music ga degan hadad maqasho waa kan oo kale Balse Cid walpa Loma tubi karo Yurub geenyo ama suwtul raxma Iyadu wey la keentay❤❤
@shamai1570
@shamai1570 4 ай бұрын
A beautiful song and the amazing voice of Yurub Geenyo❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 3 жыл бұрын
Inta sidayda 2021 dawanysa 👍
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Yurub geenyo wllhi heestan waan jacelahey .
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 5 жыл бұрын
Eshcalaa naas, ax yaa sowtu raxma, walee xasan panaroma magaciisii kuguma khasaarin markuu yidhi,,, geenyo,, 😊. Waxa isna xusid mudan ismaaciil danan oo music cajiiba kuu tumay. Thanks hawraar.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Way dareen hesta yurub hesa qima badana way qadaa❤️❤️👑
@najahcali33
@najahcali33 9 ай бұрын
Heesta waxan ka so maqlay TikTok waxn modyey hees cusub waa hees beri hore so baxday dadka dhan qalibad wada jaban markad comment akhrido alle qalbiga 💔 haydin qabjiyo
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa 11 ай бұрын
Hurdada Dadka Kale U Furan Naftani Ma Hawaysato😩❤️
@hodandajan3668
@hodandajan3668 3 жыл бұрын
Hiilkaaga markaan tababa ismoogaan baan hadlaa 😍
@siciidmaahir999
@siciidmaahir999 3 ай бұрын
Miyan ka xiiso go’aaba heesaha yurub heestana meel gaar ahbay iga taabataa alow cimriga udheere Yurub Maxamed Cabdi Geenyo❤ 19/4/2024
@hibofaarax5076
@hibofaarax5076 5 жыл бұрын
Hadaaquna wa kalgacal💘 halku dagayaan ogahee Hankayga Allow halumin Amiin
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Hurdadda dadka kale u furan Naftani ma haweystooo....🙏🙁 Kol lamadooda helba Cidhmiyo hugun baan maqla🥺 Wax kale💔😥
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 3 жыл бұрын
Walahi yuurub geenyo Waa qof kaliya e an fanan u aqano cud iyo arayo fican ayay isku hasa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
"Hankayga Alloow Ha Lumin"... Yurub Maxamed Cabdi "Sawtu Raxma" 🥺🥰🔥
@abdisalanadan6226
@abdisalanadan6226 8 ай бұрын
Habeen jimce ah Lascanood jogono Ayey heestani noo bixi Waa xili roobad colaad ayaa laga sheegaya buqdharkayn ee caynaba walalaha Somali waqooyi Alle ha mideeyo ragu waa badan yahay Dalxa cabdinasir Maxamed jibril Dahir adan xaji muuse Iyo aniga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 09/11/2023
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Hiilkaga markan tababa ismoog la aan baan hadla 😢 adeer la isma heese qoftan wa fanki o cago leh waxasa fanaanad laga dhaha cod io qurux io heeso macan bay isku darsatay io jilista sida ay ugu raxaysanyso ba iga gadan sawtu raxma magaca ah dhayal kuguma bixin geenyoy boqorada codka ❤ ani waxan kula baxay qalbi dhaya From 2024
@ayaanahmed5117
@ayaanahmed5117 5 жыл бұрын
Hurdada dadka kale u furan Naftani ma haweesatee Hagaag uma seexatooo Yurubta caashaqa ⚘⚘⚘⚘⚘💝💝💝💝❤❤👌👌👌👌👌🎧🎧🎧
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
Tan hurdadu kaa dammatey wa aniigaa.alow saxall umuraha.
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 2 жыл бұрын
Amiin
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 5 жыл бұрын
Heesaha Yurub geenyo markaan dhagaysto jawi jacayl ayan galaa .........
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx 4 жыл бұрын
Yurub genya mara heesahaga xasaasi waye runtii anaga qisooyinkena inad so qaadatay ayad mooda ❤❤❤❤👌
@user-gg5ms3vq8r
@user-gg5ms3vq8r 6 ай бұрын
Hesta aniga DaremaHyga oo dhan ayey ka hadleysaa sbbta ah nolosha ayaa hadba nooc ah kolba waji ayey kula imaani sowtu rahMa we love you my fan😢❤
@ahmedawad3588
@ahmedawad3588 5 жыл бұрын
Yurub Mohamed Abdi. Boqortooyo. Farxad ku nollow. ❤️❤️❤️💖💖
@haimoamar8642
@haimoamar8642 5 жыл бұрын
A amen
@catooshe1070
@catooshe1070 4 жыл бұрын
Masha Allah yurup qalbiga kugu nasta 🌹🌷🤞
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 2 жыл бұрын
Amiin
@Mohamed-qo6gx
@Mohamed-qo6gx 5 жыл бұрын
Intan Hagag u seexan Hurdo halo helo Yurub Satul Raxma 1😮🚨😎😢💥💥💥💥
@whoami6301
@whoami6301 5 жыл бұрын
yurub geenyo iyo deeqo afraba waa labo fanaan unbaa lawada dhihi hokhay hokh😅😅😅
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 5 жыл бұрын
Aduunka ugu jclhy yurup mahamed Abdi nolow inta nololi jirto♥️♥️♥️💋
@deeqaxmede7037
@deeqaxmede7037 2 жыл бұрын
Waxan ahay reer Hargeisa hore oo Ku dhashay there laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan la kulmo y geenyo
@hamd2464
@hamd2464 3 жыл бұрын
Ma aqano sababta an ku oyaya hadha 😭😭😭
@nimcoaadan8359
@nimcoaadan8359 5 жыл бұрын
Wwww Hees iga Hadlaysaa Yurub geenyo Xppt Halka Kazi wad 😢😢like Azxaapt Mhdsnidiin
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 10 ай бұрын
Yaa salaam afar sano ka dib ayaan dib soo booqday eraydan qalbi taabanaya ah cajiib sowtul raxma yurub maxamed geenyo
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Sawtu raxma axyaa fanaaand Nolow quruxdii duriyada😍🤗
@hadiyarashid7277
@hadiyarashid7277 3 жыл бұрын
Hurdaad dadka kale u furan NAFtanii ma Hawaysto😥💔 20:27 2\Aug \2021
@nasrahappyabdilahi3086
@nasrahappyabdilahi3086 2 жыл бұрын
😭😭😢😢
@najiibcabdi9566
@najiibcabdi9566 2 жыл бұрын
Cod uaday gabadhan heseheda kama xisi dhacaysid hesaha cayaladu qadan 1 week socota waa la nicin lakin sawtu raxma waliged kama xisi dhacaysid
@cabdimaxamadqaasin7583
@cabdimaxamadqaasin7583 4 жыл бұрын
Soomaali maxamadey yurub geeno marwa miyaamise waa gashaanti hadey gashaanti tahay hala iigu sheego inaan jecelahay oon waliba aroosaya💖💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘💝💝💝💝💝💝💝💝💝💞💞💞💞💞💞💞💞
@abdaletajir2583
@abdaletajir2583 2 жыл бұрын
Wadh wadh waarbal aamu yaan lagu maqline anagu ku maqalne sowtu raxma waa poqol dhale 😁
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 3 ай бұрын
Boqol dhal maxad kawada nio 😂😳 yurub wa curadeda wa 19 ama 18 wa gabadh yar nimca ladhaha Takale ayadu wil iyo gabar unbay bayba dhashay iyo wiilyar oka saqirey sanadka 2023 marka gabadha suqa haka xirin aqon uma lihide ader iney burantahay unbad aragta yurub so dawo 2014 hesteda cimilada badalan walahi xiliga bayba 28 ama 29 jirta 😂so arag hadana wa 39 ama 40 ama 38 ma wena yurub@@abdaletajir2583
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Dabaylaha huguguflee hawadu soo leexisoow heblaayba adoon i odhan ayaan hoobeey yidhaa soo jeedku hawaawi iyo hadaaquna waa kalkacal xaguu dagayaan ogee hankayga aloow ha lumin hankayga aloow ha lumin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 00:06 wed 17 June
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 2 жыл бұрын
Somali first artist ❤ Yurub mohamed Abdi (geenyo) ❤ Sawtu raxma♥️
@suadalim
@suadalim 9 ай бұрын
Hilkaga markan tababa ismogan ban hdlaa😢halelkuna wuu yarye halmamkuna wu btee kume kume hebelow idhaa😢❤❤❤
@cuqaallabanlaab905
@cuqaallabanlaab905 5 жыл бұрын
Geenyo geenyo gayiga nuuriya nuurkii hobolada casriga ah ee gayiga Soomaalidu degto
@deherjr1056
@deherjr1056 10 ай бұрын
Dhamaan hablaha kale ee fanaaninta ah oo dhan haday iska dayn lahaayen fanka YURUB ba nagu filnan lahyd❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
Ha walahi 😂taas wala qiraya hadayba iska dayn lahyen yurub ba nagu filan xata kaligeed show way qabsan karta because heseheda 100 waka badanyihin mid lanaco na kuma jirto ❤❤sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 3 ай бұрын
Still 2024 😢 qurux +cod+daganan+jiniyad intaba ale wa siyey ❤sawtu raxma
@abdihakim8448
@abdihakim8448 5 жыл бұрын
yurub genyoo waaa fananad cod macaan weyaaan best voice
@badriaomarsaid9839
@badriaomarsaid9839 4 жыл бұрын
Beri xaldu cakirneyd ayaa dhagysanyey lkn hdaa xaldu way hagagty alx 2019
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 11 ай бұрын
Hiilkaaaga markaan tababa ismoogaanbaab Maqlaa Haleelkuna wu yarye halmankuna wuu batoo hubsiimo la,aanayaa kumee hebalow yidhaah😢❤ Malin axada 18:21: 2023:6:8 jooga fiiladi ❤😮
@MO10.
@MO10. 11 ай бұрын
❤❤
@obahhussein1282
@obahhussein1282 5 жыл бұрын
Woow igawalee waa fananad jirta yurub
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Qoftaan heesha xulkaa ayaa usameeya horta??
@maryanabdirahman8927
@maryanabdirahman8927 5 жыл бұрын
Halkuu dagayaa ogee ❤️ Hankeyga allow ha lumin ❤️ Nolasheydiyow rabi ha igu kaa simo ☺️😍🙈
@ugbadyusuf5754
@ugbadyusuf5754 5 жыл бұрын
boqorda calcalka keep going Xappti Quruxey nolow
@mustafanoor2072
@mustafanoor2072 5 жыл бұрын
horta walhi yurup geenyo wax kaa cud macn ma jeero sawt alraxma long life yurup :)
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Majiro sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 9 ай бұрын
Yurub geenyo ayan dhagaystay mana oyin wa wax kale daway u tahay qalbiyda dacifka ah ee uu jacaylku nafeyay 😢
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhegaysan jiray 2019 wakhtigi noloshayda ugu adkayd intan jirey 😢😢😢😢😥😥
@farxiyaabdillahi9267
@farxiyaabdillahi9267 9 ай бұрын
Hada wa ku side
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Intan heesaha miyaa loo soo xula anigu yaabe heestay qaadaba tii kale kadaran sowtu raxma geenyo ii noolow shamaca shida fankan casriga ah
@maxamedhasan3199
@maxamedhasan3199 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 жыл бұрын
Wa Daren iyada KU jira ayay ka hadasha mar walba gabadh
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 3 ай бұрын
Ayada xulata sidey shegtey heesta aniga markay iqanciso ban qada bay tiri iskama qado heesta bay tiri Waraysi Wa qof dookh leh gabdhan 🔥
@abdinoorhassan6275
@abdinoorhassan6275 3 жыл бұрын
Heestan dadweynaha ay jacel kuabuurtay Boqoradeena maskiinta 💞💞💞💝💝💐💝💐💝💐💝💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@moomar4185
@moomar4185 2 ай бұрын
Wlhi way heestay Yurub . 👏👏👏👏
@muxuyadiinqamdaan3198
@muxuyadiinqamdaan3198 2 жыл бұрын
Layskama heeso touched hearts sawtu raxma legend
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 Жыл бұрын
Halmaankuna wuu batoo Haleelkuna wuu yaryee! Hiilkaaga markaan tebaba Ismoogaan baan hadlaa! Maxay afartaa meerisi si gaar ah ii sii taabtaan. Allow qalbiga farxadda naga maqan noogu iftiimi, himilooyinkana noo hirgeli dedaal hanbaynsan maynnee. Allow Alle!
@tusmodeka5202
@tusmodeka5202 5 жыл бұрын
Fanka heerkaa ka gaadh ma ka seexo fanaanad qali weeye
@maceygeenyo1051
@maceygeenyo1051 Жыл бұрын
Waxan ku dawanaya dalkii hooyo tariikhduna 22. 10. 2022 ma jiro qof ila mida ani oo qalbigiisa xambarsan dareen dhaafay xadkiisa qofkan u qabana ma haayo mana sugaayo imana maqno🙇‍♀️😥
@kedirayessuf4773
@kedirayessuf4773 5 жыл бұрын
Ax yaaa sood woow laguma garo yurubey caruurtu ha hesan waligod baa hhh
@hamsemohamed5478
@hamsemohamed5478 3 жыл бұрын
Ikhyarey abwanki heestan sameeyey runti waa iga gadan yahay waa wata🙏🙏💞💞💞🌹🌹
@Marwa231
@Marwa231 9 ай бұрын
Hiilkaga markan tababa ismoogan ban hadlah 🥺❤️ hadiyadeydiyow🎁💍🫂 Mi fv song iyo gabdhan fanka ugu jeclah 😍 sowtu rahma👸♥️
@Munayo12
@Munayo12 Жыл бұрын
Soo jeedku hawaawigiyo hadaaquna wa kalgacal halkuu degayaan ogee hankayga allow ha lumin😢💔
@wardanoura106
@wardanoura106 5 ай бұрын
0:42
@asmahussen5166
@asmahussen5166 5 жыл бұрын
Noloshiiba calaacal ku dhamaysay 😭😭😭
@abdisamadmohamudroble1986
@abdisamadmohamudroble1986 4 жыл бұрын
Xusuusti qalbigayga 2019 hannover sharaf ku nolow
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 3 ай бұрын
Ala qurux badana 😂❤ m.a sawtu raxma qurux ito cod ayadu wa isku heshey gabadh kacod macan wayay anigu
@muunabaashe3955
@muunabaashe3955 3 жыл бұрын
Ceesh calaa hees yurub Mohamed cabdi sawtu raxma kama daalo heesahaaga heestan waxa la modaa inay aniga igu socoto nolow geenyo
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Allaylehe Yurub waa fanaanad cod macaan fanaanninimana ku haboon.
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 5 жыл бұрын
maxamuud c/laahi geestiir halkaa aad ka soo heshay heesaha hore ugu soco guray reereha yaala galab buuisu maraaye ma daruur gud gudaa ...
@hodanhussein7596
@hodanhussein7596 5 жыл бұрын
Hilkaga markaan tababa ismogan ban hadla haleelkuna u yarye halmaamkuna u bato hubsima la’aan ayaan ku mee hebelow idhah 😘🐝
@haimoamar8642
@haimoamar8642 5 жыл бұрын
Waaaaaaw nolo yurub ma kugu imada hargaysa, ma i so dhaweyn?
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 жыл бұрын
Meg abka wuu ka qaldan yahy yurub yaa u soo marshey
@user-lc1wk7rp4r
@user-lc1wk7rp4r 17 күн бұрын
Heestan aad ayaan u jeclhy xaqiiqdii waa maalin jimca ah sacadu waa 11:46 Am ❤alle qof waliba wuxuu jecelhy ha siiyo 🤲♥️
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd Жыл бұрын
One of the greatest somali artists of our generation❤
@khadaryusuf2
@khadaryusuf2 11 ай бұрын
hcjnfsdikmdbjlkhgjrhdhrkfiowdndidgsvd
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Realy sawtu raxma magaca ah uguma bixin ❤axya cod
@ifraahhassan5872
@ifraahhassan5872 5 жыл бұрын
sojeed ku hawaawigiyo hadaaquna waa kalgacal halkuu dagayan ogee hankayga allooow halumi
@marwaawel5268
@marwaawel5268 Жыл бұрын
Dabaylaha huguguf leee hawadu zoo leexizo marwaayyy adoon I odhan ayan hoopeeyyy idhaaa……….😢 Zawtu raxma yurub geenyo 18 actober 2022🥰
@Kingmoha91
@Kingmoha91 9 ай бұрын
Nasiib wacan Ayaan Kuu Rajeynaya Yurub Mohamed Abdi Sowt Rahmo ❤
@xilwah5645
@xilwah5645 5 жыл бұрын
Yurubey jaceylkaaga magaciisa ma L buu ka bilowdaa😉😉
@amiinnuux813
@amiinnuux813 11 ай бұрын
05/Aug/23 habeen axad soo galayso 7:43 la dhagysanyaa xasan xaamud diiriye cabdi axmed 😊
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Adigoon heblo ioran ayaan hoobey idhaa
@engkhadarabdirahman7562
@engkhadarabdirahman7562 4 жыл бұрын
Anogu yaabaty heestan markan dhagaysto dareeeen jacayl aan inaba caadi ahaynba i dhex quuusa
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 2 жыл бұрын
Waa runtaa
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 3 жыл бұрын
Aabay waxa uu iiga sheekayeey cod mcnida aamina abdulaahi caruurteyda waan uga sheekayn doona mar la aragta fanka soo martey sowtu raxma
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO QOL MADAW  XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW PROGRAM 2019
9:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,9 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
YURUB GEENYO INTAN USHUB DHIIG LAHAA  LIVE SHOW YURUB GEENYO BEERTA LIBAAXA 2018 HD
7:54
YURUB GEENYO | WAXDHINTAA KA SAMIRTA |SHOWGII YURUB GEENYO NAIROBI 2024
7:03
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 302 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year  Show 2015
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 811 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 820 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 479 М.