dadka ugu horeeya ku jira hayga ilaabina like somalilanders woooooooooow😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍a All
@garawofficial4687 жыл бұрын
Nimcaan Haykal 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@TATA-zd3dr7 жыл бұрын
C/raxmaan Xasan 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌 ii noolow ugaas sare
@abdisamadahmed64217 жыл бұрын
waar kaalay ma sheekadii facebookaa xagan usoo badasheen ku wiinaa yaryari reply miidhan iyo like kkk
@mirecabdi52755 жыл бұрын
Hhh naag An tagero ku dhex jirta waa asma xasan aadan asma saban
@kulmiyemuslim27667 жыл бұрын
anaga oo aan soomaliland kasoo jeedin ayaa kufaanaa wlhi wanaaga ay dhisteen allow utaam yeel inta udhiman
@mahamedaidid62327 жыл бұрын
Kulmiye Muslim thank you very much sxb we love you too somalio oodhan wan jacelnahay puntland somalia from hargeisa smaliland
@abdirzakkaahin49207 жыл бұрын
horta maxay heesaha waqooyigu uga macaan yihiin heesaha dhulalka kale ee soomaliga lagu qaado waddani ama jacaylba ha noqotee cajiib sanad guuro wacan reer soomalilaan
maashaa allaah. soomaalilabd. really waxaad gaadheen horumar doc walboo la eego ala ha idin daayo
@deeqsanmohamed87427 жыл бұрын
waaaaw dadkaygii dhulkaygiii allah ha dhawro somalilander guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤ xidigaha geeska dadka baxsateen muqal qurxoon happy 18may somalilanders
@susansomaliland17 жыл бұрын
Waan Ku Fanaa inaaan Somaliland ka soo jeedo Dad ficil iyo dhiig leh Jamuuriyada Barakaysan ee Somaliland Xidigaha geesku waa xubnaha somaliland ugu muhiimsan Waa meesha laga daawada somaliland hormarkeeda Marka la arko dadka qaar baa xaasidnimo dhiman gaadha Abaawanka kooxda aaad iyo aad baan u salamaynaaa Nimada iyo hablaha xidigaha iyo furinle S Waxaan idin leenahay ilxuni idimana aragto Happy 18 may
@farahabdi32237 жыл бұрын
susan xbbt kula mid ban ahey dhulkeyga Somaliland wan ku faana allah ayan ugu mahadceliyaa in uu iga dhashey umad sidaa u qurux iyo nabad ba badan Somaliland allow noo dhawr
Susan Somaliland Aaamin Huuno wxaad tahay qof nool zaaza lagaaga bahan yahay buufi wxaad wax ka fahmi waydo. 💚💭❤️
@susansomaliland17 жыл бұрын
Idin jeceliyaaa awlaaada sheeekh isaxaaaq 🌹❤️
@nastahahmed74567 жыл бұрын
my dadkeyga dadkeyga dhulkeyga l love
@MRKAHIE7 жыл бұрын
mansha allah jamhuriyadeyna allow noo daa hadaa igu raacsan thy like iisaar hadii kale wadani matihid ee meesha ka carar
@ilhaanabdirahmaan23116 жыл бұрын
AQOONSO
@ilhaanabdirahmaan23116 жыл бұрын
Hore ayaa loo soconaya reer Somaliland
@xamseshaakir13626 жыл бұрын
Allow calankeena samao noogu waraa
@najmamohamed60297 жыл бұрын
my blood Somaliland reer abtigay iinoolada kuwaan ka beerma tihiin Somaliland mamo happy 18may sanadkan kiisa kale Ku gaar caafimad iyo bash bash
@MohamedOmar-ls8bq7 жыл бұрын
Nagmo Baale Aamin abti qaali, gobonimo ku waar.
@halyaygadhashasomalilandsn41536 жыл бұрын
Nagmo baale abti sharaf ku waar abidkaaa
@yngshirwa24515 жыл бұрын
Apti sharafi kor kaga ahaado
@weloveboqoradacodkakhadrac42245 жыл бұрын
2019👂 Xidigaha geeska ilaahoow noo daaa🙏🙏🙏🌹
@bihiahmedbihimireh85677 жыл бұрын
Billioner Noqo Mid U Hagarbaxoo Beerka Uga Naxa ❤😍😍👍👍 We Love Xidigaha
@shako74237 жыл бұрын
Happy 18 may rer somalilan saylac ilaa lascanod xaysimiyo badhan nabad ku waar abidkiin
@mukhtardhaad54177 жыл бұрын
jumhuriYaDa barakaYzan iYo xiDiGaHa Geeska one Love
@prettynimco6297 жыл бұрын
Lays kama yele waa lo dhasha heybada iyo quruxda mash allh dadkeyga iyo dalkeyga wan idinku dharta allow ii dhowr kuwi dad cunka u eka kaso xidha wax madow
@ahmedhaykal19777 жыл бұрын
USTAAD maxamed MIYIR Aabaha LAXAMADA LOOGA HADHAY
@filsancawad2087 жыл бұрын
alx alle ayaa mahad leh iga dhigay somalinder wllhy wn idinku faana dadkyga iyo dhulkaygaba umana aqaano in somalilnderka somali ka wcn inay jiraan viiva dhulkyga long life xidigaha geeska
@prinellanilsson19967 жыл бұрын
Ku faanaa dadkyga iyo dalkyga Somaliland allow dhowr jamuriyada barakysan
Allow isha xasadka ka du wata Somaliland tagte talabsate qayrked ka horumartay Alle ha ino Siyadiyo Nimcada iyo Nabada ILOVE Somaliland Dadkaygii Dalkaygii ❤❤❤👏👏👏👏
@ibraahimshakulyare30187 жыл бұрын
viiva SOMALIND faraxad #ku wara abiid❤
@Tafo7757 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare thanks Sxb qaali Sido kale broh
@ibraahimshakulyare30187 жыл бұрын
Mustafa Mo jira oo jooga sxp ❤❤full respect
@deeqahassan17047 жыл бұрын
Mustafa Mo i88.
@weloveboqoradacodkakhadrac42246 жыл бұрын
@@ibraahimshakulyare3018 👏👏👏👏👏💯👌😘
@nicimamuxumed2107 жыл бұрын
Alxamdulila Alle ayaa mahadle waa meel lagu faano wadankaygu hambalyo hambalyo xidigaha geeska oo ku deeqay 10,000 dolr
@asiiliyeeyozliya15777 жыл бұрын
Nicima Muxumed Jacaylkaugii
@bureeqadheeman16827 жыл бұрын
Mansha allah hambalyo Somaliland happy 18 May my dadkaygii 💚💭❤ xidigaha geeska iyo abwaankooda abwaan xasan dhuxul laabsalax ❤ imikay kuwii inagu dayan jiray ee reer qarax sugayal inaga coppy doonan oo ay qaadha u ruurin samayn doonan hhhhh
@owlaadjacayl42907 жыл бұрын
Wxan idin leyahay hanbalyo reer somaliland Ma ahi somalilander hadana horumarkina ku farax sanahay I am punlander guul baan idin rajayn
@gaadhhayahadalka52547 жыл бұрын
Aadbad u mahadsantey inabti, Guul iyo Gobanimo.
@zalmangalaydh14057 жыл бұрын
tnx amira ize
@nicimamuxumed2107 жыл бұрын
Ala ciidaydu qaalisana allow dhawr somaliland 😢😢😢😍😍😍😘
@ilwaaddahir49917 жыл бұрын
Somaliland dhalin iyo waayel dhamantod siday u dhisten dhulkodii nabada u dhidben Allow dhawr Somaliland dadkayga❤ Somaliland dalkayga ❤
@abdiqaniabdilahi97777 жыл бұрын
Ugbaad Aragsan Geenyada sanadka 2:45 Alle ha ku dhawro boqorad qiimo weyn oo cod alle u dhiibey.
@fosisuede68367 жыл бұрын
manch allaha ilahayaw nagu sim anaguu ictiraaf haysanaa wayna soo dhawdee 🌹🌹🌹🌷🌷🌷
ax ax ax ax ax ax ax ax ax waan oyeyy my cuntry love you
@mohamedsalahawil80787 жыл бұрын
susan ku daysho ayay mudan tay meel kastooy joogto waan salaamay ani waxaan joogaa london wllshy qof muwaadina oo adoo kale ah dalkaa u baaahan waan jecelay adiga uyo wuxii soo raacaba
@msahmed78747 жыл бұрын
somaliland guul ❤ ❤ ❤ ❤ best fananiita xidigaha geeska jiro oo joog forever...we love you
@ziryounez687 жыл бұрын
one love dadkaygi xidigaha geeska wan ku vanna runTi alyxfidka dhamantiinpa
@daacad83222 жыл бұрын
Maad baado alle siya basharkeee dadkan baa ba,ay bilyan ne'er noqo mid u Hagar baxoo berka uga naxa
@suleqaqueen28327 жыл бұрын
alllow cadgiin jajabaa wadnkiiga💚💛❤
@dhawrsancaqil97467 жыл бұрын
all Somalilander happy 18may like i sara
@nacimaahmed50937 жыл бұрын
xidigah geeska nolad 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@filsanqaali11047 жыл бұрын
mansha allh allwo dhulakyga hoyo barkee aamin 😗
@musasomalia64627 жыл бұрын
so funny xidigaha geeska keep us somalilanders
@kasarawed43227 жыл бұрын
wwwwwww boqorada codka barwaaqo qalanjo ugbaad iyo fanaanada kale mursal iyo cabdi hani iyo fanaanka kale maansha allah somaliland hanoolaaaaato
@mohamedhamake77 жыл бұрын
allow qaranka noo dhawr ❤
@inantamusebihiadeerkauyaha63197 жыл бұрын
ilaahAw nabad noo adkeeeee
@wazirayusuf40587 жыл бұрын
happy 18 may Uxiisey Dhulkygi inzhllh dhawan imaan Guuul Guul Mar walba somaliland
@heblaayohebel45407 жыл бұрын
masha allah dadkeyga dhulkayga alow daa
@adnaanlaari82437 жыл бұрын
mansha Allah happy 18may
@muxiyodinmohammed93544 жыл бұрын
Styl iyo cod macan. Barwaqo qalnjo no 1 wlhi
@fawziHapiip7 жыл бұрын
WalaalkeY nimaan uheYstaY muxuu aabahaY uxabaaleY koonfuri walaaltinimo inala fahmi meYsee kii aabaYaal badan xabaaleY fahmeYsaa una dhaga dalooshaa
@bandheyz37907 жыл бұрын
Codka kama helin runtii 😂😂😂viva my dhulkeyga😍😍😍😍
@khaalidsaleeban61967 жыл бұрын
xidhagaH Geezka wlEeH daD JiRaH vIvaH zomaliland
@suhaybkamaalkamaal48647 жыл бұрын
Xidigaha Geeska💚💌❤
@maryamkiin25207 жыл бұрын
Vivaa my dad kayga
@mohamedothman75197 жыл бұрын
Guul jamhuriyada barakaysan 👍💕👆👉❤👈
@hassanisaac20427 жыл бұрын
alle ha idin daayo fanaaniin cid cad ayaad tihiin xaqiiqdii inta jecel fanaaniinta dalka liketa booba
@najlayousuf9017 жыл бұрын
Xidigaha geska💋💋👏🏻👏🏻👏🏻
@hassanabdirahman94017 жыл бұрын
viva Somaliland
@zeetomawliid89517 жыл бұрын
xidigaha geeska nolaada waanuuraysaan
@haalamhdi40677 жыл бұрын
mzha allh heestan iga qiiraysiisay hmplyo xidigaha geeska
@rayfarrah41307 жыл бұрын
Cabdi hani got a very powerful voice.
@luuljirde75447 жыл бұрын
fanaaniintii qaran #xidigaha_geeska alle ha idin dhawro muwaaadiniin dhaba dalka iyo dalkaba udaacada noolaada cadawgiin ma ciil baxo
@faaraxahmes36697 жыл бұрын
zzzsszzssssss
@rayfarrah41307 жыл бұрын
Xidigaha waa National Treasure. noolada oo guulaysta