Hibo nuura way mudan tahay intaas iyo inka badan waa qeyb kamida muraayada fanka somaliyeed❤❤
@Hodanmoh15Ай бұрын
Waan ilmeyey walhi dad iyo daal is jeceel rabiiyow na tuuus daaal bila qabiila waar waad salaman tihiin qarabo gobolka awadal baan iniga so salamay saaylac ku salamy edo hibo nuura ❤
@mahadcabdi-g5y29 күн бұрын
wadaniyad ba thy
@padronedelmare130712 күн бұрын
Aniga xitaa waan ilmeeyay Walaal
@abdirisakmohamoud177220 күн бұрын
Hibo nuura well come your city mogdishu ❤❤❤❤ the capital of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@Zurich52712 күн бұрын
Wey waaleen maamada mar horey Ka tanasusjaye maxaa ugu SOO celineysaan
@abdirisakmohamoud177212 күн бұрын
@Zurich527 😂 hibo wadaad bay noqotay ma sha allh laakiin mar mar wadadda waa in waayo waayo la xusuu siyaa,🤣🤣🤣
@muhammadsheikh676Ай бұрын
Mama hibo caafimad iyo cimri dheer Allaha siiyo aamiin yaa Ilaah xafladan lago maamusey hibo taarikhda fanka gashay
@ifrahfarah6002Ай бұрын
A Heartfelt Thank You to Astaan!! We would like to express our deepest gratitude to Astaan TV for the beautiful and warm welcome you gave to our beloved legend, Hibo Mohamed Nuura. Your kindness and appreciation for her contributions to Somali music have truly touched our hearts. Hibo Mohamed Nuura’s legacy as a pioneering singer continues to inspire generations, and your gesture has made this moment even more special. Thank you for honoring her and celebrating her remarkable journey! ❤ With much appreciation, Ifrah Farah - Minnesota
@HamdiMohamed-x1kАй бұрын
Ma amo Hibanuuo ilaahey janatul Fardowso alah ku geeyo amiin🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@issaabdi556029 күн бұрын
Please take her president Hassan sheikh she is patriotic woman
@NAJAXAhmed-n6oАй бұрын
Sharaftii Dalka hibo nuura ❤
@muruudi496118 күн бұрын
Manshallah... reer Xamar waa dad gob ah oo yaqaan dadka sida loo karaameeyo
@nafisanoor6449Ай бұрын
Maa shaa Allah Tabarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤
@faizam523Ай бұрын
Masha Allah umada Soomaaliyeed waa wada gob, marka aad quluubtooda jaceyl iyo wanaag gashatana caynkan oo kale ayey kuu maamuusaan. Mamo hibo wey u qalantaa in sidan oo kale dadkeedu u maamuuso.❤❤❤❤❤❤❤ intii isku soo dubo ridey iyo inra qeyb qaateyba aad baad u mahadsan tihiin.❤❤❤
Astaan TV mashaa Allaah I’m so glad hawshani Qiimaha leh ee soo Dhaweynta maama Qiimo Badan Qadir Mudan Maama Hibo Nuura.laakiin waxaad Naga ilaalisaan Barnaamijkaani oo Kale inaad ka Ilaalisaan Kuwa Siyaasiin isku Sheega Haday ka soo Qayb Galaan soomaalinimo laakiin inay Masrax ka Hadlaan ka ilaaliya.because Barnaamijka ma Ahan mid Siyaasi .waad mahadsan tihiin Astaan Waqti Waliba hore u Socda.
Other Somali female ICONS who also deserve a similar tribute Maandeeq Magool Saado Ali Faaduma Qaasim Khadra Daahir Maryan Mursal Sahra Axmad Sahra Dawo Baxsan Lul Jeylaani
@sasausman5428Ай бұрын
Fanka isagoo fiicneyn yacni muusikada darteed laakiin hobalada waaberi waxey qaadi jireen heeso Ku dheehan xikmad IYO xishood oo laga faaiidayo yacni qofka jeceshahey ama neceb tahey ama siyaasada waxa lagu sifeyn dhirta dooga xayawaanada lagu faano quruxda badan 🥰🥰🥰🥰🥰 laakiin fanaaniinta hada soo baxey waa ciyaal suuqiin ka tagey dhaqankooda IYO xishoodkoodii miraha ey ku heesayaan waa faasuq IYO fadeexo 💔💔💔🤮🤮🤮🤮💔💔💔
@maanqalbi114official8Ай бұрын
Yaarabi illaahiyow nasoo hanuuni😢😢
@faizam523Ай бұрын
Maseerka yaan lagaa dareemin gabareey😂😂😂😂
@AhmedAbdiNor-gj2oeАй бұрын
We Love Fanaanad Qaran Hiba Nuura ❤ Runtii decomentry.gan aad baan . Thanks astaan🧡
@abwanmoneyman5 күн бұрын
BOQORADA XIDIGTA SHANTA GEES 🎙️🙏🏾
@hamdiwarsame989429 күн бұрын
Masha Allah hibo nuura Waxan u jeda cafimaad ayaa u rajenaya walalkey qaali Abdullahi wiish ❤
@ShamsaMumin-n6hАй бұрын
Maaashaalaa Maaashaalaa ❤❤❤❤❤❤❤hibo
@abrahamojegalitarianism685026 күн бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid jaale
@salmanhassan1644Ай бұрын
Hooyo hibo nuura sharaf iyo karaamo 😊🎉❤
@FadumoSalad-p1kАй бұрын
😢😢😢😢❤❤❤hobo nura wel come❤❤❤
@JimmyWabariАй бұрын
Kabadan bay is taahishaa hibo maxamed hudoon cimridheer iyo caafimaad eebe haku siiyo ❤
@warfaaskar7548Ай бұрын
Mama Hiba Nuura Gudoon cafiimad & cilmi dheer EEbbe ha ku siiyo.
Hobo Nuura waa hooyo Somaliyeed way uqalantaa waxkasta oo wanagsan
@Awaleey26 күн бұрын
maamadan waan jeclahy allaha barakeyo khasatan laalays heesta
@abdiisseahmed4188Ай бұрын
Hibo Maxamed waa fanaanad wadniyad qaali ah.
@shantagees9425Ай бұрын
Waligay HIba Nuura waan jeclaa ilaa an maqlay heesteedii Laaleys.
@AbdulkadirBookh-j3vАй бұрын
Hibo nuura Waa tusaalaha wanaagsan ee fanaaniinta muqdhisho Waa muraauada soomaaliya astaan tv waxaad muujiseen soomaalinimo ayaa na deeqdo waad mahadsan tahay
@shukriomar309Ай бұрын
Hibo nuuro maanshaaalaah xafidulaah
@AhmedHassan-ol8pk24 күн бұрын
Hibo nuura waa Fannaand ku sutan Taariikhda fanka Soomaaliyeed waana fannaanad an la ilaawi Karin. Weliba si gaara ah bay Anniga igu tahay lama ilawaan illaahay Caafimaadka iyo cimrigaba ha u dheereyo. Adduunka CSI iyo sharaf ku noolow Akhiana Jannatu fardowsa acla ku noolow.
@aarcade8634Ай бұрын
Hooyo Hibo waa Super star
@BashiirSiciid-u2oАй бұрын
Maashaa alaah.noolaw.hibonuuro
@ZeinabAhmed-vk2okАй бұрын
Machallah habo
@farahdahir855427 күн бұрын
MASHA ALLAH MAMA HIBO NUURA. MARYAN MURSAL HA LAGU XIJJIYO MAAMUUSKA AAD AYEY U MUDAN TAHAY,
@nimanmaabdillahi28882 күн бұрын
Mashaallah
@Falanqeynta_musalsalada_SomaliАй бұрын
Wa ka toobad keentay ee Xumaatada aad ka daba wadaan ka joojiya maamada Astan meel xun cunta ka raaadshaan
Xishood darro hal kii u danbaysay ayay Somaliyi gaadhay, waar ma waxa ku dayasho mudan gabadh heestay oo shaydaan qaatay oo reer koodii ka baxsatay ayaa maanta hablahayaga tusaalw u ah. سبحان الله
@edbankhalif5872 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mulkimahad861Ай бұрын
انا لله وإنا اليه راجعون Waxaan moodaayey in soomalidu diin gaartay Mama hibo way ka toobad keentay maan moodaayey heesaha Allah ka xishooda naagaha qaaqaawan yaa idiin baneeyey Kuwa raga ee ka dhax muuqda bilcaanta ma sheexayaan miyaa ?
@Abdikarimbuux-xu8cdАй бұрын
Maamadu maamuusid ayay mudantahay
@umnalka7740Ай бұрын
Ayadey eheed iney ka diido oo ay towbadeeda ka run sheegto walaahi aad ayaan ooga naxay marka nin walbo oo ajnabi ka ah uu madaxa ama laba daan ka dhunkanaayey waxey eheed iney dhahdo waad mahadsantihiin oo hoos un qof walbo sharfaayo gurigiisa ku casuumo
@cabdijaamac84892 күн бұрын
WAXAAN SOO XUSUUSTAY MAALMIHII WACNAA EE SOOMALIDU IS JECLAYD SHARFNA KU WADA MOOLAYD. ILAAHOOW SOOMAALI DIB UGU SOO CELI QARANIMADII AY DAYACEEN.
@CharkoMoudАй бұрын
Nolow mama HIBO NUURA
@omerhassan3041Ай бұрын
Heesaha hibo nura waxaan qalbigayga ka suulin heesta la dhaho! Ruuxa gala abaal marbaa loo gudaa!
@sudiyusuf5269Ай бұрын
Goor iyo mafadhiyo habeen galapoo gantaalihii jaceeeeeykahiibaaa iiigaaaareeehee. Inta aanan hoin godka aaanan galineeeey iiisooo gurmoooo iii gargaaaaareeeey.ruuxa gala abaaal marbaa loo gudaaa sida gacal lamaan aaan is garabsaneeee,
@Caliya7Ай бұрын
Gabadhan programka daadihineysa Amran Nakata miyaa dhashay wey u egtahay una hadal egtahay.
@abdihassan43826 күн бұрын
cimridheer iyo caafimad
@Liban1439827 күн бұрын
madama hibo wayahadi fanka laga hadlayo maxa sawir yarantadi iyo mid hada ah uu so qadan waysen iyo asxabti aay isla so shaqeyen oo gosgos ah midas ayad ilowden Astan tv
@aarcade8634Ай бұрын
Ka tashada cadaawahoo isku tiirsanaada waxa lala hadlayaa waa hal qolo oo caalamku u yaqaan hal qolo lakiin yagu isagu yaqaano 300 oo qolo