FINALLY WE HAVE GOT FARHIYA DIAMOND ( hadaanu nahay duriyada xalaasha ah FARXIYA DIAMOND Qof aan ugu yeedhay nagama mid maaha ✍️
@nawalshire71465 жыл бұрын
Kuwii iska hadlaayo Haba iska hadlee walee in Aan aheen ama aan waligeey tagin somaliland waxa Qirayaa in ay gob gob dhashay yahiin wa dad sodhaweeynta iyo dadnimada kufiicaan
Rer somaliland iyaga ah dad hadal adag marka farxiyo kabayare wey is fahmeen maadama ay tahy Naag hadal adag kkkkkk ii raaxeysta Dadkeygow ❤
@maxamedmuuse74975 жыл бұрын
Waa ilahay mahdi inaan ka so jedo duriyada reer sh isxaaq
@hizamhasa91895 жыл бұрын
🌹🌹❤🌹
@aragsanqaybdiid50285 жыл бұрын
❤🌹🌹🌹
@laylacamaar76785 жыл бұрын
haa wa ilahay mahadii
@rashkamoha7765 жыл бұрын
Isaaq qudha showgan ma joogo dusha ha naga saarinwlly
@nuuraabdilahi95945 жыл бұрын
❤❤❤
@bintumohamed51955 жыл бұрын
Rer somaliland Inay Gon yihiin Way Cadahay Cuneuriyadad nagu sheegtaan Meday Somalida Kle Qofkasta waa qofkayagiii wlhi Farhia Sidan iyo si ka qiimo badan bay U qalanta wlhi❤️
Somalida koonfureed ee shanta buqbuqland cadowgu u kala qaybiyey, way og yihiin inay reer Somaliland ay mideeyeen ilaa Saylac ilaa Laasqoray ilaa Laascaanood oo haday midayn somaliyeed rabaan ama ay ka dhabtahay noo taliye ayay odhan lahayeen, one month gudaheed ayuu cadowgu ku quusan lahaa. Meesha Somali xaniinyaha qabatay waa kuwa dawlad Somali wali iyagu si gaar ah ugu shaqaysanaya. Somaliland waxa deggan dadka ugu jecel Somalinimada, ugu waxbarasho badan school ahaan, ugu quruxda badan, ugu aftahansan, ugu dhiig kulul, ugu ixtiraam badan qabiil ahaan etc. Inay faanaan way istaahilaan.
@championlover77945 жыл бұрын
Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan Indr ninkii inuun garasho iyo faham lihi way og-yihiin xaqiiqada iyo runta way jiraan qaar qabyaaladu indha tirtay oo ku jira reer walba hadana way og-yihiin xaqiiqda iyo runta markaa horaa loo yidhi Qodaxi meesheede Somaliland waa dalkayga iyo qarankyga nina igama xigo anaana ingiriis kula dagaalamay xornimadeeda nina kama yeelayo burburinteeda waayo nina ma yeelayo gurigaaga baabi'i siyaasad xumada iyo khilaafka reeruhuna qasab wuu iska dhamaan markaa ogaada social Media--ha iyo xaqiiqda dhulka ka jirtaa way kala duwanyihiin
abdirisak kahen maaha Eee waa iyada waxey is jeclyihiin c rahman odey
@faysalibrahim90455 жыл бұрын
aad iyo aad bay cod xuntahay
@championlover77945 жыл бұрын
abdirisak kahen Waar niyow wxaa sabankan somalida Raggeedii ku dhacay Habaar bal adoo magac Nin sita ayaad u hadlaysaa sidii Dumarka ama aad sidii hablaha ka sheekaynaysaa sheeko Xaawalay waar niyow goormaad u dhaqmaysaan sida Ragga ood u fikiri doontaan sida Labka ileen waydinkan wada noqday Dumar-shaneeye iyo irmaaneeye miidhane !!!!!
Hargiesa waan uxisay meshan ku dhashay love all somaliland my hom
@nastexonalka81025 жыл бұрын
inti ilaa argtay inay farxiya kabayare inay dhibkuhayan dirrca lik isaraa
@farook24985 жыл бұрын
Lama socotitd, Sheekii baa hoosta ka eegayaa.
@aishasaleban30204 жыл бұрын
Farxiya dheeman farxiya boqol nin dhaan farxiya qalbi dhaya farxiya hiiliya farxiya cadaw jebiya farxiya cadaw kanixiya ILLAAHAYOOW balaayada hareer mari aamiin dhaha reer soomaaliland anigu aamiiiiiiiin❤❤farxiya💥❤💥farxiya💥❤farxiya💥❤
@ilovetheboss89875 жыл бұрын
Shukri sindiko waan sugaynaa hadan reer somalilandnahay Fanaanad an jeclaa waa dhimatay Shamsa shuumay muqdisho fananadaasan ka jeclaa
@sagalsomaliankingofficial75545 жыл бұрын
We love somali land🙏🙏🙏
@maxamedwaraabe84095 жыл бұрын
Mancha Allah reer muqdisho Dadkayagii tihiin mahadssntiin from hargaeisa
@aliderive95805 жыл бұрын
All Somalian someone and they're good people viva all go strongly together inshaalaah bidnilaahu
@asmaladan45355 жыл бұрын
Wa heesti barnaamijka u danbyso sidaasa dadwaynaha iyo fanaanada laysugu so daayey Lkn heesihii hore stage cidi ma taagna Dadka leh meshu protocol maleh ban jeeda Fanaanda lafteeduna sidanay mabsuus ku tahy ba
@maxamed-kheyrsh41965 жыл бұрын
Dhambaal ku aadan kabayare. War meeshan waa aduunyo waxaa xaboon oo wanaagsan inaad diinteena aad qaadato waana kudhaqanto haku adkeysan xumaanta aad kujirto iyo foolxumada aad kuriyaaqeyso. والسلام على من اتبع الهدى.
@umuzuheyp13815 жыл бұрын
Aniga re er xamaran ahay adana reer hargesa wan jclhy nasab farxiyo siwacaneey usodhaweyen
@samiranuur70525 жыл бұрын
Wata duriyadi farxiyak abayare naag nol lan dheero banan dagy wlhi my dhiiga farow muqdisho cade ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allh farxiyay wa kusalamey magceeyg wa malayko waxanjoog su udi arbiya tagiran ku ahay hadad noo iman lehed wa iska jacelanlaha noimaw sandka kalee allh ku xifdiyo farxiyaay jiro joog in sha allh
@fawzihadjiahmed89055 жыл бұрын
Farxiya wxy la joogtaa dadkeedii wxy dareentay inay meel laga jecelyey timi hargeisa from 13 dec.2019
@asmaabuukar17055 жыл бұрын
Wlhi way kula kiciyeen habaryar Hargeisa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadirmusa90365 жыл бұрын
Wlh reer hargeyso wa dad wangsan beenta liga shegy caawa Ayn beeni wa dad wada Qalbi nadif ah from neyrbi
@laaleyschannel27115 жыл бұрын
qof cuqdad hayso ayaa kuu sheekeeyey wll
@خلودالهاشمي-ص4ن5 жыл бұрын
احب وطني عاشت صوماليلاند ❤️
@amorevalogs5 жыл бұрын
Farhiya Kapta xaji hore usoco From Awdal Borama
@husseinabdi49895 жыл бұрын
Farxiya Kabayare... Fananada Qarniga. Waad u qalantay in sidan iyo si badanba laguu soo dhaweeyo. Hargeysa cidina kaama leh. Hargeisa Somaliland
@احلاماحمد-ج1ف5 жыл бұрын
Wlh wa showgi qrniga kadhcy ❤️😘
@bumblebear41135 жыл бұрын
Hargeisa waa magaalo irirsamaale
@abdihamid6055 жыл бұрын
Sax farxiya dad keeda iyo magaleda ayey timigd
@abdirahmanfeedhacade5 жыл бұрын
Farxiya Dheeman Ku raxayso hargiesa
@rooblemohamud22925 жыл бұрын
Reer xamar hadey nahay somalalnd waan duminaa ayakana farxadeena ay ka shaqeeyaa war aan u dhaafno cunsuriyooda bk
@laaleyschannel27115 жыл бұрын
xanuunbaa kuhaya waa buktaa wll allaayashfiik
@somalitv93315 жыл бұрын
Nin wayno iska hadly maxad ku hadashy
@ikraammohamudomar93765 жыл бұрын
Ader futada ka hadashy Somalilnd ya neceb
@mahadjeesto26645 жыл бұрын
@Ali Ali Alu duriyada rer shekh isxaq ka ilasho futadada kharmun garac yahaw manad ahayn nin rag ah waa adiga la tirsanayo hablaha sidan filayo inantaba ka caqli wngsan aale iy bile
@abdirahmanomar90915 жыл бұрын
Somaliland inta jecel like isar
@ubeydyarre7575 жыл бұрын
Ar kaba yarre luuqadii deyniile ku.hadlee kwrn 😍😍😍
@studiodollar27635 жыл бұрын
Farhia ✔✔❣
@weyrah20105 жыл бұрын
Farhiya way istaahishaa intaa iyo inkabadan maaha fanaanad oo kaliya ee farhiya waxay taakulaysaa oo ay u gargaartaa qofkasta oo soomaali ah oo tabaalaysan waana qof qalbi fiican abaalkana taqaan waana mid ala ugu deeqay kalsooni iyo aragti dheer oo ay fanaaniita dheertahay somaliland waa hoyga fanka waana meel lagu qiimeeyo haldoorka umada rag iyo dumar hadba kuu yahay guul iyo gobanimo