No video

Farhiya kabayare Heestii Habaryaro Official Video 2021

  Рет қаралды 2,527,744

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Farhiya kabayare Heestii Habaryaro Official Video 2021

Пікірлер: 1 300
@mustafehappyofficial2163
@mustafehappyofficial2163 3 жыл бұрын
wwwww my habo farhiyo
@shamsodaahir5369
@shamsodaahir5369 3 жыл бұрын
Ss0g
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
@@shamsodaahir5369 kkkk
@hussienismail8106
@hussienismail8106 3 жыл бұрын
hhhh9909
@nimoali5354
@nimoali5354 3 жыл бұрын
@@shamsodaahir5369 p
@abdilahimohamed3745
@abdilahimohamed3745 3 жыл бұрын
1pm
@samirasiman38
@samirasiman38 3 жыл бұрын
Naago dhaaf waaye naagti mj 🇸🇱🇸🇱 u yihiin habaryaro is muujiya sida farxiya kabayara ⚘😘👏👏👏
@ninismood123
@ninismood123 3 жыл бұрын
Walahi been mahan anigay ii dhaleen kuna dhex koray cid aan ka jeclahay ma jiraan haben ciil ma arkin alx
@samirasiman38
@samirasiman38 3 жыл бұрын
@@ninismood123 so dhawow haabo indhaheena waaye dhalaankeenu👏😘
@aminaa5552
@aminaa5552 3 жыл бұрын
Yes I agree ❤️👌
@ifka8123
@ifka8123 3 жыл бұрын
My habos. Mj udubkiin ja jiro❤️❤️❤️
@mushtaaqnasir261
@mushtaaqnasir261 3 жыл бұрын
Year anee habaryar iiyiin viva boqortoyo🇸🇱
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 3 жыл бұрын
heestaan 20 jeer kabadan waan dhageestay tan ilaa xalay aad soo galisay mar kasto aan dhageesto ilinta ma ceshan karo waxaan u maleeyaa markii ugu horeesay aan dhageesto inay tahay habar yar yaashayda abaal keey noosoo meeyeen ma gudi karno illaahay qeer hasiiyo ilmahooda baari ha uga dhigo aamiin yaarab
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 3 жыл бұрын
Saaa maqaybtay heesta hadaa 20jeer kuceshataykkkk
@shukriabdirahman2329
@shukriabdirahman2329 3 жыл бұрын
@@abwaaniidlechannel5891 hhhhhhh
@shukriabdirahman2329
@shukriabdirahman2329 3 жыл бұрын
Hoyadey walaladed waligey maba arkin xata ayeeydey iyo awowged wali ma arkin
@feysalcqaadirhasan4395
@feysalcqaadirhasan4395 3 жыл бұрын
Kkkkk waaa hoyo 2 baat
@sumayaadan6236
@sumayaadan6236 3 жыл бұрын
Haaaa walahi abaaayo😭😭❤️ me2
@intifaacchannelone7000
@intifaacchannelone7000 3 жыл бұрын
Farhia Sidan marka ay u labisanta hay in ay qurubadan tahay inta ila aragta ismujiya oo like iskusomujiya 👍👍👍
@hudeyfahhudeyfah252
@hudeyfahhudeyfah252 3 жыл бұрын
Ҩҩҩ
@hanatabdullahi3501
@hanatabdullahi3501 3 жыл бұрын
Anaga surwalka ayaan kuhesana hadey no awodana vest hasoo xirato
@farxaandaacad3489
@farxaandaacad3489 3 жыл бұрын
@@hudeyfahhudeyfah252 💞💞💞💞
@khadarbulaale8124
@khadarbulaale8124 3 жыл бұрын
@@hudeyfahhudeyfah252 o
@suaadhassan4676
@suaadhassan4676 3 жыл бұрын
@@farxaandaacad3489 nñzźźnb vh bvbv nññbb,
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
Reer abtiga walle inay gob gob dhaftay yhn💙🤍💚 Qof reer abti fcn dadka lama sina🇸🇱 Quen *FARHIA* ♥️🥰
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Xaqiiq hunno
@umaayashukri1603
@umaayashukri1603 3 жыл бұрын
Anaa marqaati ka ah iney habaryaraheed wax weyn u qabteen dhamaan reer kabayare
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 3 жыл бұрын
🥺❤xaqiiq
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
@@umaayashukri1603 Lakiin Waa Caasiyad.
@jaamachassanahmed2985
@jaamachassanahmed2985 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi thaat is ture waa doqon cuqdad calosha u fadhido marexan iyo ogaden maxmud saleman nacib wlhy 🙄😂😂🤣
@user-nv5yl9nb4j
@user-nv5yl9nb4j 3 жыл бұрын
هذي الاغنية صارت عشق لا ينتهي ابوي يمني وامي صومالية فحبيت الاغنية كثييير😍😍😍 واهديتها لكل خالاتي
@user-eq9pz2qb7h
@user-eq9pz2qb7h 2 жыл бұрын
واحنا نحبك خالتو ❤️🤣
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
❤❤❤
@baromacaankadiinta4393
@baromacaankadiinta4393 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤things habo
@bahjaabdirahman1782
@bahjaabdirahman1782 3 жыл бұрын
Daroood cidii habo u yihiin ayaa aduunka farxad dream 🥰
@dijasaeed4272
@dijasaeed4272 Жыл бұрын
Darood isma sarno…. Mj walllo😂
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
@@dijasaeed4272 😂😂aad iyo aad
@asiahassan5410
@asiahassan5410 3 ай бұрын
ruuunta mashallah ❤❤❤
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
I love habaryashey macan gobtaa besha sacad saciid viva HG reer abtigay and all hawiye 🥺❤️❤️
@Xalima-zl7fy
@Xalima-zl7fy 2 жыл бұрын
❤❤❤ habo from 🆎
@yyttfairgame8318
@yyttfairgame8318 Жыл бұрын
Habo macaan from Sacad SACIID
@ebrabile2159
@ebrabile2159 3 жыл бұрын
NaaaG majeerten abtyL uyhin reeer bcdyhn ma dhuL dhcya wlhi 🇸🇱🇬🇲❤
@ayaanmohamed958
@ayaanmohamed958 2 жыл бұрын
Haa wlahi gabdhena
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Anigu iska dhal majeerteen ah baan ahay habayarahay iyo reer abtigey aduunka ujaclahay iyagana kuso dhax koray habeen ciil ma arag inta kudhax noolada,cumar maxamuud reer mahad❤ilahow habaryarhey iyo abtiyaashey cadaabta kadhowr💙From bosaso cali jibrahiil 🖐
@ayannour9428
@ayannour9428 3 жыл бұрын
Laandherayaal baa habaryaro ku ah ❤CM ka ilaahay ha barakeeyo
@maryanmaxamed2903
@maryanmaxamed2903 3 жыл бұрын
Habo
@ilhanshire9976
@ilhanshire9976 3 жыл бұрын
Waw rer mahad hadey habaryar kuyihin ana wanku ahay
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@ayannour9428 tnx hbayar💙
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@maryanmaxamed2903 habo farxad kunolow🔥
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
Gabadhan habryarta u ahay Inolow from MJ waliba rer bicdyahan 😍🤩😘❤
@queenoftheworld4616
@queenoftheworld4616 3 жыл бұрын
Habo
@fardowsaibrahim3891
@fardowsaibrahim3891 3 жыл бұрын
Habo ii tahay anigana
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
@@queenoftheworld4616 ❤❤❤
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
@@fardowsaibrahim3891 Welcome habo macan ❤😍
@fadumohassanibrahim9864
@fadumohassanibrahim9864 3 жыл бұрын
Habo mcn ❤💋💋
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 3 жыл бұрын
Habaryartay Mcn Alle Haw Naxariisto Alshabaaba iga Dishay 😭 Wllhi Hooyo Labaad bay ii Ahayd Aad baan ujeclaa ilhay Hakuu Naxariisto Hbo Mcney 😭😭🤲
@kowsarmohamed9937
@kowsarmohamed9937 3 жыл бұрын
Amiin Alle ha unaxariisto
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin alha unaxriito
@chiresaid2580
@chiresaid2580 3 жыл бұрын
Sory mcn
@apakarsaed2322
@apakarsaed2322 3 жыл бұрын
Ilinta ma ceshan karo 5 jeer pa ku 😭 sababtoo ah hapo iyo abti ma.la dhalan hooyaday😰😰😢 lkn hooyaday ayaa intaaspa ii ah abtiyaashay hawiyena wan uducaynaya in alleh dhibka ka dul qaado🤲😰😰♥️
@sagaldhayman8048
@sagaldhayman8048 3 жыл бұрын
Hestan 1 million views ine dhafeysa Inta og week dhexdisa is mujiya Habo Yar wa hooyo mcn kle I love Hooyo Somali dhan 🌹❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴💪
@nacimamuumin7043
@nacimamuumin7043 3 жыл бұрын
M.a HBO mcn alle haku dhowro Eidul afiya ❤❤💋😘😘🤲
@hodandahir6589
@hodandahir6589 3 жыл бұрын
😂😂2week
@suleimanomar8184
@suleimanomar8184 2 жыл бұрын
It take 5month😂😂
@sawdoaxmed2012
@sawdoaxmed2012 2 жыл бұрын
@@nacimamuumin7043 asc
@Abdirisakziito
@Abdirisakziito 3 жыл бұрын
Ereyda Laxanka Farhiya Kabayare Waa Hees Qiiro leh I love you Habaryaal
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
Masha Allah Farxiya Kabayare Dhashii Gobta Murusade wa lagu ogaa garashada & Mahadcelinta Alle haku daayo Haboyaashada ❤👏
@cnaasiryare6921
@cnaasiryare6921 2 жыл бұрын
Masha allh quen
@aminaabdi6245
@aminaabdi6245 3 жыл бұрын
Magaca hooyaday macaan ayaa kujira JAMAAD♥️🥰
@zahramohamet4936
@zahramohamet4936 3 жыл бұрын
Wlhi isku mid nahay magaca hooyadee jamada io keyga sahra
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Hoyada sahra 💋💋💋
@Capzzzz882
@Capzzzz882 3 жыл бұрын
My Ayeyo ❤️name ❤️❤️
@babysharkofficial2693
@babysharkofficial2693 3 жыл бұрын
@@wardahussein7105 anigabo hoyo zahra
@balqiisaahmedcumar2371
@balqiisaahmedcumar2371 3 жыл бұрын
Habaryarahey mcn Hooyadey walaalaheeda Haraatira habo zahra💞 Hirdoog leh habo shariifo 💞 Hagaajiya habo safiyo💞 Hanaan qurux habo khadiijo 💞 Haraatira habo maryan💞 Waxaa la hilmaami kareyn 💞 Aniga iyo inta halmaasha 💞 Hiigsiga nolasheena hagaagsan💞 Hormaarkan manta joogno 💞 Habaryaro idinka isku hoolay 💞 Illahey habaryaryaalow Hoygiina ka yeel janada 💞 Ifkana ku hodmoo jira 💞 Aakhiro janadii harsada 💞
@ahmetqurbo8603
@ahmetqurbo8603 Жыл бұрын
@🥰🥰🥰🥰
@hassanosman6959
@hassanosman6959 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@anzalahmed1070
@anzalahmed1070 3 жыл бұрын
Magaca hooyaday baa ku jira saharo my aduunkaga 🌏💯❤🇸🇱🇸🇴🤲😍 janadii dunida hoooyo mcn saharo❤💯😍🌏
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Ameen
@Mariyazaitt
@Mariyazaitt 2 ай бұрын
same😢❤
@nujummohamed411
@nujummohamed411 3 жыл бұрын
Best hees waan jeclahay reer abtigay mj gaar ahaan ciise maxamuud❤🥰 ifka hibo ku noolaada habaryaro iyo abtiyaal💋
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
Abtiyo mcn❤🥰
@abdirabii
@abdirabii 3 жыл бұрын
Abti 🥰
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
Hbo mcn
@eeikaahsaashaakiee616
@eeikaahsaashaakiee616 3 жыл бұрын
This woman has the strongest Somali female vocals! Love her ❤️
@fowsiyagelle8699
@fowsiyagelle8699 3 жыл бұрын
Habaryar waa Hooyo mcn ❣️❤️
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 3 жыл бұрын
where are you from?
@abdullahimohamed1115
@abdullahimohamed1115 3 жыл бұрын
Yeah you understood
@asifcaska464
@asifcaska464 3 жыл бұрын
Zzz xz@@fowsiyagelle8699
@xamdicabdullahicabdullahi5034
@xamdicabdullahicabdullahi5034 3 жыл бұрын
w@@fowsiyagelle8699 fxsf4uiod8oim x
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
Manshallah Abtii Wabeer Walaguu Fanaah Whlll Isaaqoow Aptiyaal idinmee Liketa Igaa Gijiyaa Idin Jeclahaay From Ogaadeen Badaane Ilahay Haydin Xaafidoo Wan Jidhiidhicody Whlll ❤️❤️❤️🥰😘😘😍😍😍😭😭🥰🥺
@hoodomahamud6939
@hoodomahamud6939 2 жыл бұрын
Habo 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 жыл бұрын
Wallee waxaan marqati ka ahay hooyo iyo habaryaro dahaba in alle kaa beeray amaan waa ka dhanyihiin habo afkaaga malab lagu qabay ❤️💙❤️
@mumtaas3905
@mumtaas3905 3 жыл бұрын
Wllhi qofkuu majerten cad ugu yaal inuusan dhayal ahayn ❤️😘 reer bicidyahan reer ayeeydey mcn ayeeyo uma quuro hoyaday mcn 👸🏻❤️ maxamud saleeban cismaan maxamud rer abtigay kuso dhex koray alle aduunka cafimad ha idinku siiyo akhirana jano 💋🥺❤️ iska dhal mj ✨❤️
@arhezadde
@arhezadde 3 жыл бұрын
kula mid ahay wale ree bicidyahan ree ayeeydey gaar ahaan ree diini qurux
@maxamuudburaale315
@maxamuudburaale315 3 жыл бұрын
Abti baan ku ahay
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Habo mcn
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 жыл бұрын
@@arhezadde kkkkkk
@arhezadde
@arhezadde 3 жыл бұрын
@@aminahussein-hassan522 heee walalo maxa ku qososhay
@Queen-of-the-beauty12
@Queen-of-the-beauty12 2 жыл бұрын
Harratira habo sahraay hagaajiya habaryar faadumooy hirdooglaay habo siraadeey hannan qurux habo samiirooy 👑💋😎 Waxaan la hilmaami karaynin aniyo inta ila halmaasha hiigsiga noloshoodu hagaagay horumarkan maanta joogo habaryaro idinkaa isku hawlay 💋💋❤💘💓
@ayaanbaari211
@ayaanbaari211 3 жыл бұрын
Eedooyinkay waxay ii buuxiyeen booska hooyo, Aabe Abti, adeer iyo habaryarba😥❤Eedooyinkay Aabihay walalihiis wax hees igu soo qaado amaan helaya😥❤❤❤❤❤
@kowsarmohamed9937
@kowsarmohamed9937 3 жыл бұрын
Eedadey waxey i buuxisay bosaas badan Alle hano daayo
@quruxsanmohamed5197
@quruxsanmohamed5197 3 жыл бұрын
Walhi xbbt aniga kugu raacsan ma badsha ayaa i haysa kkk
@quruxsanmohamed5197
@quruxsanmohamed5197 3 жыл бұрын
Edo ma ka dhigtaa
@fiicanabdi1706
@fiicanabdi1706 3 жыл бұрын
Eedoyinkey iyo Adeerady wkuwa heerka an mnta tganahay igarsiyay Inan wxbartana igu garab galay Cimri dheer iyo cfmd Allah isiiyo Aqiranah halkii roonaa aduunka wxn unecby qof Eda xun idhaho mana Aminsane iney xun thy Eedo dhanka Kleneh haparyarahey iyo Aptiyashey Waa dad wngzn Aadana ujeclhy Allah idhaafe wligey Walid xun maba arkin Alx💙
@munobeelocooking3576
@munobeelocooking3576 3 жыл бұрын
waxa la hilmaami lakareynin aniga iyo inta ila hala maasha hiigsiga nolosheyda hormarka manta joogo habayarey intaba adiga isku hoolay ilhow kuu naxariiso habayartey mcn hoyadeey labaad heestan dhan inta ey socote ilintaa celin la ahay qiimaha habayarta leedahy ilhow habayaryashey janada hooy ugu dhig ameen 😢😭😿😂
@ayanfarah7973
@ayanfarah7973 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Aamiiin ya rabi
@bisharosalat5569
@bisharosalat5569 3 жыл бұрын
Amni yarbi 🤲
@hodanfaqi5282
@hodanfaqi5282 3 жыл бұрын
Amen
@bushracwali4154
@bushracwali4154 3 жыл бұрын
Illahoow u naxariisto
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 3 жыл бұрын
😭😭😭amiin
@Qabooje
@Qabooje 3 жыл бұрын
Reer abtigu waa wax kale,ilaahay ha u naxariistee aabbahay ayaa marwalba igula dardaarmi jirey inaan reer abti waligay xumayn oo waanaajiyo xitaa haddii aan xumaan qaar ka mida kala kulmo aan wanaag ugu badalo oo hooyo ku himaamo.Aad buu u jeclaa reer abtigii Dir Surre Saleebaan Cabdalle reer Dabac Anigu laakiin iska dhal Mj baan ahay.
@deggandahir3660
@deggandahir3660 3 жыл бұрын
Love 💕 Farhiyo Kabayare Saasaa Lagaa Rabaa Qofkii Qadariye Waaridkiis Allah Ayaa Qadariya. Wacaal Kaloo Dadwaynaha Usheegin Qofkii MJ Reer Abti Uyihiin ama Reer Adeer Dadka wuu Kaduwanyahay Because waysoosaaran Karti iyo Dadnimo Ayuu Dadka Dheeryahay. Mamaqasheen Wiil kaagu Mar, buu Hiile Kaagabaahanyahey waa markaad Hooyadiis Udooraysid. Say Ma Sha Allah.
@ubaxbilaan799
@ubaxbilaan799 3 жыл бұрын
Aabehey ilaahay janatul fardows haka waraabiyo wuu dhiintay iyo hoyoodey waxaay ahayeen daad isjecladay oo laisku didana sadaas darteed eheelka labada dhinaca saas noguma ficneen lakiin aniga waxaan rabaa eedo iyo habaryar fiican inaan noqdo Insha Allah
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 Жыл бұрын
Hoyadaa ma nooshahay wllo
@xamdiaadan7522
@xamdiaadan7522 Жыл бұрын
Aamiin
@simancali-ei3om
@simancali-ei3om Жыл бұрын
@@nacimohassan2582 haa alx alle ha ideeyoh inteey ka dhimatay Allaha unaxariisto 😌❤❤💔
@nuursiidi8615
@nuursiidi8615 10 ай бұрын
😢😢😢
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 3 жыл бұрын
Habaryarro waa Hooyooyin Calooshooda uun aanad Ka sobixin Aadban ujeclahay Habaryarahay mcn Alle Ha Xafiddo Waxaan odhankaraa Noloshayda oodhan iyagaa iska leh ❤️ Habo Faatimo maxamed Habo aamina maxamed Habo Nadiifo maxamed Habo Saafi maxamed Habo shamso maxamed Habo kiin maxamed Habo sacdiya maxamed Habo sagal maxamed Habo suleekho maxamed ❤️🥰 Hooyaday mcn Boqorad Xaawo maxamed 🥰❤️
@dheemanluula573
@dheemanluula573 Жыл бұрын
L
@dheemanluula573
@dheemanluula573 Жыл бұрын
Ll
@dheemanluula573
@dheemanluula573 Жыл бұрын
Ĺ
@dheemanluula573
@dheemanluula573 Жыл бұрын
Ĺ
@dheemanluula573
@dheemanluula573 Жыл бұрын
Ll
@xarfo
@xarfo 3 жыл бұрын
Qof haboryarihii iyo reer abtigii MJ yihiin waa nasiib badan yahy Hadey abtiyaasha reer MJ yihiin like isaar
@princesshoodo555
@princesshoodo555 3 жыл бұрын
Hbo allah haku daayo dhiigayna thy
@nimakhalid2778
@nimakhalid2778 3 жыл бұрын
Reer abitagay majeerteena cumar maxamuud🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@abubakarugaazofficial462
@abubakarugaazofficial462 3 жыл бұрын
Farhiya KABAYARE WLHI WAA GABADHA KALIYA EE KU HEESTA LAXANKII SAXDA AHAA EE SOMALIDU KU HEESI JIRTAY MASHA ALLH👸🏻🥰❤️
@zuweyzahmed6277
@zuweyzahmed6277 3 жыл бұрын
Sideyda oo kle qofki hormarkisa habaryartis kadanbeysay baa garan qiima ay leedahay rabbi haidin xifdiyo mi hooyooyinkeyga❤️🥰👑
@eedabsannuur6619
@eedabsannuur6619 3 жыл бұрын
Mansha allah reer abti alle habarakeeyo wllhi abaal koda lama gudi karo waxaase dareemi kara sidayda qof ay soo kuriyeen darajo kasta oon gaaro reer abtigay baa ka danbeya alle ha sharfo abtiyaLaday aaamin
@saciidoaxmed2679
@saciidoaxmed2679 3 жыл бұрын
M M.a
@fardawso9064
@fardawso9064 3 жыл бұрын
Reer abti wanaagasan allaah wuu nasiiyay masha alaah waa majeerteen ninki eey reer abti uyahiin dadk wax buu dherayah waa hade hadal run ah ilaahay ha edaayo reer abtigay anaa ku so karay macaankoodun dhamiyay waligey khalo madareemin waxaa dhaafasan lahaan majirato somaali gobtoodi wey waxa lugu faano ilaahay baa kadhigay majecaleen inaan mel hees kashidhanatahay inaan kasheego waayo wey kaqimo badan yahiin majeerteen waa magac aan lakala rebin guul iyo gobanimo
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 3 жыл бұрын
Eid Mubarak all muslim❤🎆🎆🎆inta yuhuda necayb liketa dhac dhac ku siiya💪💪💃
@farxaandaacad3489
@farxaandaacad3489 3 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲💞💞💞💞
@abdirashidbarkhad4015
@abdirashidbarkhad4015 2 жыл бұрын
masnid😁😂🤣😋
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
😂😂😂😂😢
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 3 жыл бұрын
Aniga iyo farxiyo waxaan nahey isku rer abti mj gaar ahaan rer bicidyahan rer gaala'eri waxaan kusoo dhex korey rer abtigey sida farxiya ilaa haddana aan dhex joogo ilaahay hai daayo haboyaro iyo abtiyaal waxaan qirayaa ilmakasta oo rer bicidyahan abtiuyahiin inuu abtiyaashi kalibsheegto waa dadka ugu qalisan oo ree abti laga dhigto aad baan idin jeclahey abtiyaal🥰🥰
@farhiyabilanchannel2232
@farhiyabilanchannel2232 3 жыл бұрын
Sido kle hbo qali illahay ha ku xafido baariyad baad tahaye allaha ku xafido❤️❤️❤️❤️
@hamakeyhama7767
@hamakeyhama7767 3 жыл бұрын
Thnk u hbo🥰🥰
@mustafajamadiriyre8971
@mustafajamadiriyre8971 3 жыл бұрын
Abtiyo ilahay ha ku sharfo💝💝💝💝💝💝💝
@saidoahmed2710
@saidoahmed2710 3 жыл бұрын
Kuulamiida ahay
@rermudugkibray350
@rermudugkibray350 3 жыл бұрын
abti mcn Korgaa Kaarmo ha ahaato Jir oo joog ina ader qali 😍😍😍
@SaidAhmed-bd5bs
@SaidAhmed-bd5bs 3 жыл бұрын
Farhiyo Kabaryare waay sii qurux badnanaysaa m.allah Goobtii darood baa kudhalay dad qiimo leh baa ka dhalatay Best song 💥
@samsamali4206
@samsamali4206 3 жыл бұрын
😂
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Thanks walaalo
@inaboqorali2387
@inaboqorali2387 3 жыл бұрын
Haa quruxda waxay kawdataa reer abtigeed Darood ismaciil🥰
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
@@inaboqorali2387 kkkkk caadi iska dhig naag laandheere murursade iyo al MAJEERTENIA xaqiiq way wada qurxoonyihiin mashaa allaah
@maryanmuuse7336
@maryanmuuse7336 3 жыл бұрын
@@trumpppl2024 anba mj ayan ahey murusadane waa reer abtigey iyo reer ayeeydey wlhi carab ayaa mooda reer abtigey
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 3 ай бұрын
Habaryartey mcn😢Alla mxn ugu abaal gudi doonaa😢ilahow janatul fardws abaalkeda kadhig amiin😢
@yaasiinismail9728
@yaasiinismail9728 2 жыл бұрын
Waxaan ugu heesaaya Habaryahay macan, Haraaad tiraaay Habo Sahra, Hagaajiya Habo Amran. Habo Amina ❤️😍❤️
@fartuunhappy8293
@fartuunhappy8293 3 жыл бұрын
Kabayare heestii ugu qiimaha badneed sanadkaan ayee qaaday duco iyo abaal eena ilaabeen ayee muujisay qofkii maalin ku garab qabto lama hilmamo sharaf ku nolow ❤️❤️❤️🏆🏆🏆
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 3 жыл бұрын
Xaqiiqdii Mirahaan macaan in habayar loogusoo heeso weeyku habooneyd MashaAllah jiroo joog Kabayareey.
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Heestan waxay i xasuusiii habar yartay macaaan caasha, aan aad u jecelahay, tii hooyaday macaan La dhalatay.ilaaahoow markaaleh igu sug habar yartay macaaan yada iyo hargeisa hardh wanaag. Caasimadii Abtiyaashay. JecLiyaa reer abtigay. ❤❤❤
@jamajama2401
@jamajama2401 3 жыл бұрын
FARXIYO HABARYARAHED WAA DAD GOB AH ( MAJEERTEN CALI IBRAAHIM REER BACIID) GEESIYASHA PUNTLAND. FARXIYO MEESHA AY CULCULELKA KA KEYNTAY WA REERKAS..... WAA FANANAD TOP AH
@jamajama2401
@jamajama2401 3 жыл бұрын
Correction, meesha ay kulkulalka iyo geesinimada ka keentay waa reer abtigeed ama habaryarahed ( majeerten cali ibraahim reer biciid yahan).... Great song
@umumohamedaamiin9289
@umumohamedaamiin9289 3 жыл бұрын
Fananadi ugu horeesay o habaryar u so heesto ❤❤❤habaryaraheyga ad ban u jeclahy allaha i desto H.abshiro H.fadumo H.xaliimo H.saciido H.asli H.jamaad❤❤❤❤❤❤❤❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
H waligey maba dhihin mamo or hooyo macaan
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
Habaryaro Murusade Daguuro Dhiiga💉♥️🇸🇴
@ukunyareey2805
@ukunyareey2805 2 жыл бұрын
Farxiyaay walaahi waan qiirooday, Aamiin wllo
@ahmeddictoor4489
@ahmeddictoor4489 3 жыл бұрын
Heesta caadi ma ahan war inta daawatey 2021 like ii saara waxan jooga Dalka Canada Gaar ahaa magalada Edmenton🙏🏾🔥❤
@juweriaparadise4787
@juweriaparadise4787 3 жыл бұрын
Xaadir anapa janis uyeeshyy kk
@ahmeddictoor4489
@ahmeddictoor4489 3 жыл бұрын
Kkkkk mahadsanid🙏❤
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 3 жыл бұрын
Heeskan waxay Koobsatay Amaan,Duco, wax qabad iyo Cod Layaableh oo lagu soo bandhigay... Hannaan qurux habo jamaadeey❤💯 waa habaryartaydii adduunka🤴👏
@iimaanabdi7853
@iimaanabdi7853 3 жыл бұрын
Kolay anigu ma aqaan macnaha habr-yar se inta haysta Alla hawu siyaadiyo. Waxaan raba insha Allah in aan anigu noqdo habr-yar wngsn &edo baa💞
@mulkiali4974
@mulkiali4974 3 жыл бұрын
Habo thnkz kuli habaryaryaal soomaaliyeed waa u shiday love you habaryar macan🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 жыл бұрын
Woow inaba caadi maaha viva farxiya kabayare legend habaryaryaal hees baa ku dhacdey ducada ilaahey ha u aqbalo 👌👌👌🙏🙏🙏❤❤❤
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Ameen
@luciahelenawfreitas1469
@luciahelenawfreitas1469 2 жыл бұрын
She is the best!!! 👏👏👏👏👏 from Brasil 🇧🇷
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 3 жыл бұрын
Habaryarahey waligee ma arag 😭anoo waligey arag ban idinjeclhy allah ikiin daayo hoyayal mcn 😭❤🥰💋
@shushunuura5051
@shushunuura5051 3 жыл бұрын
Habaryar waa raaxo iyo naxariis agtoodu intaa aad nooshahay iyaguna noolyihin u tag hadii rabbi ku garto waan jeclahay habaryarahay aduunkan ugu jeclahay waliba iyago aad u badan caruurta abahay dhalay waxan ka jeclahay ilma habreedkay waxaasna waa naxarista raxmada habaryar aan ka helay gurii aan ka habaryartay ahayn ma tago kumana gam.oh aniga oo laba ilma ader ah I kala dhalen allow habaryarahay ii daah
@Mamusam974
@Mamusam974 3 жыл бұрын
I sent to all my habo's. They cry with joy..thanks needed once in a while.
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Big Respect 🇸🇱 Mj waa gob gob dhashay
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
Thnk you
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
@@iamqueenrayan9119 you welcome byo 😂
@amranmohamed4952
@amranmohamed4952 3 жыл бұрын
I love this lady,s songs she is a beauty , someone tell her she is really beauty in somali dressing .
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 3 жыл бұрын
Totally Agree with you ,she is beautiful in this outfit
@abdifatahabdi2421
@abdifatahabdi2421 2 жыл бұрын
Habaryaro Jamaadey Eebe Hakadhowro.
@sahraali6994
@sahraali6994 3 жыл бұрын
Mashallah waa habaryalow wanagsaan, Sahra, Hale, Meimun iyo jamaad waa habla wanag iyo qimo badaan, Allah ya cizah Farhia habo macaan
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 жыл бұрын
One love to all majerteniyaaah mansha allaaah habo macaaan farhio kaboyare fariiiid... waan wada salamayah inaaderyaal
@aminaaxmad6570
@aminaaxmad6570 3 жыл бұрын
Hbo maryama Hbi safiya Hbo weris Hbo mulki Hbi farxya Hbo siciida Alla ilhow habryrhy idaa adunka ujecelhye💞💞💞💞
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 11 ай бұрын
Adaa Nasiib leh wax Habaryar malihi
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Farxya.kabayare..heestaan Garoowe. Iyo Boosaso. Qarax ayey ka noqotay. Inaba Caadi maaha .wey u hagar baxday..naaskii.ay nugtey. Masha Allaah
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Abtiyaasheed glkcyo ku badan yihiin
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 2 ай бұрын
❤❤Scwscw scw scw scw scw scw mashallh
@jamadmohamed5469
@jamadmohamed5469 3 жыл бұрын
Habo mcn Thanks naag mj ah bicidyahan naag aay dhashay uma xumid ❤️❤️🇸🇱
@ridwancashur8812
@ridwancashur8812 3 жыл бұрын
Duriyadii cali ibraahim love you hbayar farxiya cadey🥰❤
@fathiyahajimohamed5002
@fathiyahajimohamed5002 3 жыл бұрын
Gobaad tihiin RB
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
😎😎😎
@abdinurali5671
@abdinurali5671 3 жыл бұрын
The unique voice and special vocal that never erases this women is the strongest Somali female singers .
@khadroisse428
@khadroisse428 3 жыл бұрын
I am sorry habaryar ma qabo inta haysato allaha u xafido
@ihatebts4866
@ihatebts4866 3 жыл бұрын
Aamiin abayo
@nasrimohamed5563
@nasrimohamed5563 3 жыл бұрын
Ameen
@hoyoamaal8029
@hoyoamaal8029 3 жыл бұрын
ameen
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 3 жыл бұрын
🥺❤aamen
@sacdiyoxiirey6470
@sacdiyoxiirey6470 3 жыл бұрын
Amiin
@WHO2024
@WHO2024 3 жыл бұрын
Allow habaryahey inti nool sii caafimaad, cimri dheer iyo civaado suuban. Inti dhimateyna Allow janat alfirdows alacla ka waraabi. Aamiin.
@suadfamily522
@suadfamily522 3 жыл бұрын
Viva inta jecel habaryarahod 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@ferdoesabdikadir
@ferdoesabdikadir 3 жыл бұрын
viva rer bicidyahan majerten ka ah rer bicidyahan ba ki dhalay amiiin amiiiin
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 3 жыл бұрын
Maasha alaah gabar jecel ehelkeeda waxaa habo kugu jeclahay sidaad habaryartaa amina dhool ugu gurmatey mar markaad carooto iska ilaali reer abtiga
@abdihakiimmohameddhir-qeey245
@abdihakiimmohameddhir-qeey245 3 жыл бұрын
Fankaad hibo uleedee Farxiyaay aduunyada Faraxa nolosha waliga..❤
@sahroshinoburanbur5930
@sahroshinoburanbur5930 3 жыл бұрын
Habaryar yaasheey adbey iijecel yihiin allow idaaa cimridheer iyo caafimaad iisii
@fin5823
@fin5823 2 жыл бұрын
Farxiya waad naga nasiib badan tahay hadaad habaryaro fiican leedahay ilaahay ha kuudaayee anaga haabar qabooyinba nagu soo beegmay
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 2 жыл бұрын
Habar yaro waan leyhy oo badan Lkn naxariis habar yarnimo kama helin allah cimrigooda ha dheereeyo ❤️
@rukiaiddyyahaya9506
@rukiaiddyyahaya9506 2 жыл бұрын
The voice is so sweet 🇹🇿from tanzania
@kingmj5675
@kingmj5675 3 жыл бұрын
MAA SHAA ALLAAH. Ms Kabayare noolow abti, anigu saaid baan u jeclahay habaryarahay ALLAHA ii xifdiyo oo isku darsaday qurux, qiimo iyo qalbi sami viva MJ CM Yoonis Cumar Maxamed Yoonis. Like ha kala bakhaylina!
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 3 жыл бұрын
Qoftii ugu horaysay oo fankeeda ka haqabtirta hoyo habaryar walaal maasha alaah abti cadawgaaga hajabo ishana alaha kaa duwo abti qeer ayaan kuu rajaynayaa
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 жыл бұрын
Habaryaheey mcn hoyadey walalaheyd🥺❤🌎 Best song Farxiyo kabayare ❤✌
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 3 жыл бұрын
Mashaa Allah beautiful song thank you for the amazing lycric ❣❣💘💘 Eid Mubarak all my Muslim 🌎.
@antlion6248
@antlion6248 2 жыл бұрын
Waan jeclhy dhamaan habiryaraheey heestaan markaan dhageesto waan ooyaa wan jeclhy hbryareheey
@barwaaqoaadan3305
@barwaaqoaadan3305 Жыл бұрын
Alle ha dhowro hbr yaraha kooz Aaziya farxiya iyo zucaad hbo aduunka raaxo ku nolaada Akhiran janadii farduuza
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 жыл бұрын
Waaw habaryar saan ujeclahay ilaahay unbaa og ilaahay hakiin daayo habaryar yaashay aamiin
@saynabtushleyabdi307
@saynabtushleyabdi307 3 жыл бұрын
Boqorada habada unahay zharaf ku nolow🇸🇱♥️🇸🇱♥️
@jajabzeyofficial9515
@jajabzeyofficial9515 3 жыл бұрын
queen always queen faraxiya kaba yare salaan sare boqortooyo fure gaadhibaa iga bixisa heestan awgeed 😍😍😍
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Habaryarhey aduunkaan ujeclhy ALhmdulilaah ilhy baa iga dhaliyey oo waalid iiga dhigey rer abtigey mj gaar ahaan rer bicidyahan iyagaan wax ku ahy oo iga dhigey qof jira alle ka sokoow wan ilmeyey wllhy😥😥❤🧕💯
@farhiahassan2109
@farhiahassan2109 3 жыл бұрын
Heestaan siweyn ayee iitabatey thank you haberyerehey iyo abtiyal l love reer abti❤ intii haberyer yeesato illaah haa uu daayoo
@nujummohamed411
@nujummohamed411 3 жыл бұрын
asxan hees i love reer abtigay mj❤ boqortooyo one million iyo ka badan bay gaarysaa heestaan💯❤
@hanixasan5467
@hanixasan5467 Жыл бұрын
😭😢ilahy haydanbi dhafo heesta aad iga ilmaysisa habaryar hoyo ladhalaty maihi naag iga habaryar badan maleh hoyady il.habreded ilmabtiyaded ilmaderaded qarba iso koriyay hboyin wan idinjeclahy habaryar wa hoyo 😢🥰❤❤❤
@nashadalicisse1216
@nashadalicisse1216 3 жыл бұрын
Habo farxiyo dhaman quruxleyda🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿♥️♥️♥️♥️🥰🥰
@qaran_jecelmuse849
@qaran_jecelmuse849 3 жыл бұрын
Reerkay hooyaday kadhalatay wiilal iyo gabdhaba waan jecelahay 👑👑❤😓Habiyarahay macaan Ilmo Maxamuud cade
@nadiacaysi7390
@nadiacaysi7390 3 жыл бұрын
I just love this beutiful woman manshallah because of her i learn my to speak somali manshallah
@hsm6581
@hsm6581 3 жыл бұрын
Hooyo Xaali iyo Hooyo safiyo 😭😩❤️Ma dihi karo habaryaro aduunka ugu jeclahay Aniga jidkeyga
@drmohamedabdilahi578
@drmohamedabdilahi578 3 жыл бұрын
Magaca hooyaday qli xaali iyo habo sahra iyo hinda
@zumayaaragsan7316
@zumayaaragsan7316 3 жыл бұрын
Majeerteen inay ku dhaleen dhabankaaga laga garan hbo mcn noolow🇸🇱❤❤
@mssqurux2962
@mssqurux2962 3 жыл бұрын
eedoyinkey macan abahey walalihiisa🥰🥰 aniga booska habo eedyinba ibuuxiyey adbeyna ijecelyihin walahi inan ujeclankarin sey ijecelyihin lkn waa wada jeclahey qoyskayga dhammantod 🥰🥰❤❤💋❤
@ayaanbaari211
@ayaanbaari211 3 жыл бұрын
Me too wlhi eedooyinkay waxan ka jecelahy ma jiran waa aduunkayga
@Ha_samaato
@Ha_samaato 3 жыл бұрын
Hees Habaryar loo qaado tii ugu macaanayd una qalanta amaan hooyo yar (habar yar) duco iyo amaan 🥰🥰
@hafsaelmi7015
@hafsaelmi7015 2 жыл бұрын
Hpo mcn farhia dheeman dhiiga mj qof uykujiro waa boqor 🇸🇱❤👑💋💋💋
@muunajaamac5331
@muunajaamac5331 3 жыл бұрын
Waxaan aduunka ku leeyahay hal habaryar oo hooyaday la dhalaty adduunkan ugu jeclahay illaahay ha ii daayee nimco qurux😘😘😘😘😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@fadumohassanibrahim9864
@fadumohassanibrahim9864 3 жыл бұрын
Kula mid bn ahy wllhi anoo xanuunsan ee dhabarkeed igu qaaday ee idawesay anoo yar rabbi haii xafido 😥❤❤❤🥰
@Masterka7
@Masterka7 3 жыл бұрын
Kabayare maalinta ad sodohda hees mcn uso qaado bd love iyo like igu leedahay viva sodoh wacn
@sumayaahmed8484
@sumayaahmed8484 3 жыл бұрын
This song is so good her voice is amazing 🤩
@drmohakarama2133
@drmohakarama2133 3 жыл бұрын
Wan ooyay aniga wxa isoo korisay habaryartay hoyaday oo nool ninkii habo macnkeda yaqaana aya fahmi karaka ilove u all mom's special hoyo xawo and hoyo saynab
Farhiya Kabayare Heestii Bahda Ayeeydeen Official Video 2021
7:19
Xogmaal Media
Рет қаралды 908 М.
Yurub Geenyo (HABAR YARAHA) HEES CUSUB Official HD
6:00
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,2 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 581 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 57 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 3,5 МЛН
Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020
4:37
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARXIYO KABAYARE HEES CUSUB| ADIGO XORA HADAL 2020 OFFICIAL VIDEO LYRICS
4:27
FARXIYA KABAYARE NEW SONG HOOYO RUUN FARSAMADII SOMALI TOTAL ENTAERTAINMENT
6:44
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Fadxiya Kabayare DHAKAC DHAKAC 2017 Officail Vedio London Uk
8:52
Fagadhe Show
Рет қаралды 5 МЛН
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
Farhia Kabayare "Heestii Hano Quluubteyda Official Video 2019
5:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,3 МЛН
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Haataf Abdi
Рет қаралды 13 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 581 М.