No video

Tijaabi codkaaga & Kaftan

  Рет қаралды 182,320

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Nala Qosol oo nala farax hana ilaawin subscribe iyo share Thanks

Пікірлер: 1 300
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Reer hargeisa wlhi wlhi waa qosol midhan waan u xiisahy hargeisa 😊😊😊
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
Habon Muhumed inantii Tik Tok ta 😂
@somalibroadcastingnetwork
@somalibroadcastingnetwork 4 жыл бұрын
Habboon inaan kula Soo xidhiidho ayaan doonayaaye isoo qabo walal. bisharhassan1996@gmail.com
@ayaandheeman2224
@ayaandheeman2224 4 жыл бұрын
Oo awl ma reer hargysa ayaad ahaayd
@mohamedilkacasemohamedilka3881
@mohamedilkacasemohamedilka3881 4 жыл бұрын
adiGaaH ka xaraaBoH BadaN
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 4 жыл бұрын
Noo kalay wllo Habon quruxeey Wankuso dhaway doonayee
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 4 жыл бұрын
Hadad ka heshay quruxda casimada ee bilowga vedioga👍♥️
@hamdahiilhableed3698
@hamdahiilhableed3698 4 жыл бұрын
Inta caydaruus codkiisa ka heshay like ii saara😂👏
@zamirajama7707
@zamirajama7707 4 жыл бұрын
Caydaruus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iltirehchannel6002
@iltirehchannel6002 3 жыл бұрын
AniGa Ka cod waYn aniGo IsaGa YasaYn plaz wad ii arkiba
@ahmettyouzuph2458
@ahmettyouzuph2458 3 жыл бұрын
wllky aydruus and cabdle
@siciidfarah8147
@siciidfarah8147 2 жыл бұрын
Ma noocasaa tahay
@ugbaadibrahim1316
@ugbaadibrahim1316 2 жыл бұрын
M.a caydurus mashalah wllkay
@samieraahmed1380
@samieraahmed1380 4 жыл бұрын
Fadlan aydaruus prank halagu sameeyo Inta igu raacsan👍🏼
@mohamedbulshaawi4861
@mohamedbulshaawi4861 4 жыл бұрын
mansha allah waxaaan kula wadaagi lahaa quraankaad kagasii codmacaantay @mahadsanis
@abubakarnuur8813
@abubakarnuur8813 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel (NNKH) isara like ta🖐😁
@ubahozkeyse3527
@ubahozkeyse3527 4 жыл бұрын
Nebiga haku tuuugsan
@suhurahasaank3774
@suhurahasaank3774 4 жыл бұрын
😆
@lovelynaima143
@lovelynaima143 4 жыл бұрын
Abubakar Nuur Scw❤️war illahay Ka cabso nabiga Scw, haku tuugsan please 🙏🙏
@hodanxaaji9921
@hodanxaaji9921 4 жыл бұрын
@aynanhassan6399
@aynanhassan6399 4 жыл бұрын
Scw
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 4 жыл бұрын
Omg lahjada reer waqooyiga walhi waka hela waad iga qosliseen salaama from gobolka mudug galkaio 🇸🇱
@basradacwi3838
@basradacwi3838 4 жыл бұрын
Caydaruus inta taGero u aH Like dhac iiGu ziH
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
Caydaruus 🔥
@zackmustapheinamuse9536
@zackmustapheinamuse9536 4 жыл бұрын
Cayto azonto and abdalla Jamal Rag culuz hore u zocda abtiyaaL💯 Like hayla dhafin waa walalkaH🙏
@ilovesharifnuura4656
@ilovesharifnuura4656 4 жыл бұрын
Asc wll pls waxad iga cawisa cabdale jamal mel ankala xidhidho
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Masha Allaha waaaaaw war inay inamadan majajilan kubartaye inay codbay la goayan sodhawada tolw ma biyaha Hargaysa dhuunta safeya waayo kuli waxay u badanyihin dhuun wacane Ilaahay codka haydin barakeyo
@apdihakemomer2084
@apdihakemomer2084 4 жыл бұрын
We are proud ❤ Hargeisa people bilaash hoyga fanka nalooguma bixin, Kuwayaga heesaha isku maaweeliya ayaa ka cod fiican kuwa reer Muqdisho fanaaniinta u ah.
@fahadfilmsvlogs1243
@fahadfilmsvlogs1243 4 жыл бұрын
apdihakem omer WlHi wn kugu raacsanahay😂
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 4 жыл бұрын
Thnkz bro
@aytoz4232
@aytoz4232 4 жыл бұрын
apdihakem omer ku soco wn ku wataaye
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 4 жыл бұрын
Beeen maad sheegin wlhi 😂😂🥰🥰👏
@noonecares6018
@noonecares6018 4 жыл бұрын
Been maad sheegin waan u qiray
@xaawomaxamed3891
@xaawomaxamed3891 4 жыл бұрын
Fanka somalida waa qarsoonyahy walhi sabab baan u idhi dadkii fanka loogu tala galay maslaxyda ma joogaan dad aan lòogu talagalin baa na ba'asaday amazing sounds😘😘😘😘
@nouraibraahim7153
@nouraibraahim7153 4 жыл бұрын
Walhi abdifatax mukhtaar waa isku mid codkoodu imisaa igu raacay
@faaizaisse5944
@faaizaisse5944 3 жыл бұрын
Xirsi codkisa kuheta wllo xage niilkahela talow waaba fanin qarsoon hesta sida saglka robka jeclhy viva wllahey tema abdalla jaml one love in muqdisho
@fahadfilmsvlogs1243
@fahadfilmsvlogs1243 4 жыл бұрын
Xirsi WlHi waa cod maacanyahay😍😍 yaa igU raacsan like👍
@cabdiraxmaanjirde7332
@cabdiraxmaanjirde7332 4 жыл бұрын
🖕🏿
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 жыл бұрын
✅✅✅✅✅✅
@barkhadka6341
@barkhadka6341 4 жыл бұрын
Hirsi Nin adag baad tay wllaahi iskama jiidhe WaaR ninka iGu salaam Cabdalle jamalow
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Kkkkkkk sxp lkn sibuu ubaqyaa
@shukrifayzal2770
@shukrifayzal2770 4 жыл бұрын
waan u xiisay hargaisa😢❤ nabad allaha haygu geeyo
@hamdaabdirashidomar6616
@hamdaabdirashidomar6616 4 жыл бұрын
Caydaruus ax yaa cod nio so badi heesaha c/ftax bila musica apdlla thnkz sidad nola wadagty 👊👊👍ankala ankala
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Hargaysa cadey mxn uxiisay 😭😭wlhi from Turkey
@nimao_ayaan
@nimao_ayaan 4 жыл бұрын
Nookaalay⚘😂
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
IlaHay haku zO napad celiyO😊
@najmudinqurayshi2267
@najmudinqurayshi2267 4 жыл бұрын
Amba wan u xiisay wllhi hargeisa from Turkey Istanbul
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 4 жыл бұрын
Caydaruus iyo Cabdalle waan salaamayaa naftan kale sidii nin weyn uma dhaqmaayo isa soo sax dheh dad baa ku daawan doonee sidii nin u dhaqan gabadh ma tihide.
@queenadni6906
@queenadni6906 4 жыл бұрын
Caydaruus codkisa ad ayan ujecelahay i like
@samiyanor3470
@samiyanor3470 4 жыл бұрын
Wooow codka m.a 👌👌👌👌wiilks A/fitax heestisa qaadaya
@bisharomohamed4441
@bisharomohamed4441 4 жыл бұрын
Hhhhh anu reer hergiesa hadalkodanba kuhaystaa 😂 keep going wll 😂💯
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Dhib maleh nugu soo dhawoow walaalo se igu soo biir adoo dee rasliya
@hamseabdilahi3538
@hamseabdilahi3538 4 жыл бұрын
Hmm siday yar uu u tiri reer hargeisa codkoda ka helaa ayaa ban ana ku haystaa 😋🖒😄
@sakisinpa9238
@sakisinpa9238 4 жыл бұрын
Wa si ficn......✅
@hanadlp9305
@hanadlp9305 4 жыл бұрын
Kan shatiga wato. Baaa sa id u cod macaaan from muqdisho.😍😍😍😍
@hodanrashid2791
@hodanrashid2791 4 жыл бұрын
Caydarus mohmed abdllhi warsme indr wllhi waan iska garaty marku abdle idhi heestii mursal 🤟☝️☝️☝️waanu kuwadaanaa👍👍👍
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 4 жыл бұрын
Abadale jamal xirsi iyo ayto asanto 😂 Beer casad tihiin biLahi😅❤ 👏 Tageerom From Borama
@khadradhool1947
@khadradhool1947 4 жыл бұрын
Heesta mursal muuse wlhi inan an la sheekaysan jiray ban ku xasuusta hada jarmani ayuu jooga alle ha ku shrfo ayan leyey wiilka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@nazalmohamed373
@nazalmohamed373 4 жыл бұрын
Jawiga nolashad saxda wa hesta kliya an mursal ka jclhy nice song wlh
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 4 жыл бұрын
Hesta caydarus ee cabdifatax qado love bn ku ahaay Wilka dhexda aad bu ucood macanyay lkn wayar qalqalii😂 faninta dadka kala ka cod macan hhhh
@sagaljamal4999
@sagaljamal4999 4 жыл бұрын
8:00 heestaasi waa prank-gii #khadra lagu sameeyay😢😂😂
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@mammalile1492
@mammalile1492 4 жыл бұрын
Borone
@guuleedmahad9721
@guuleedmahad9721 4 жыл бұрын
Hhhh wx cdiya matihid wlhi wa marki igu horeysay e an hees prankiya maqlo sxb cdi matihid wlhi
@riyaaqismail6201
@riyaaqismail6201 4 жыл бұрын
Mnta wn murugsanhay wllhay isoo duceee plz 😥😥🙏
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 4 жыл бұрын
Alle hakaa.dul qaado wllo
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
Alle hakaa dul qaaado wllo 🤲
@riyaaqismail6201
@riyaaqismail6201 4 жыл бұрын
@@ridwanahmed7891 amiin wll mhdsnid ❤🙏😥
@riyaaqismail6201
@riyaaqismail6201 4 жыл бұрын
@@mohamedismail8560 wll amiin mhdsanid😥❤🙏
@nagadsaleban
@nagadsaleban 4 жыл бұрын
Alle farxad hakugu bedelo wll 😓😓😓😓
@aymancde1213
@aymancde1213 4 жыл бұрын
Ninkaa cusub hala nagu Soo badiYo
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
Abadala Jamal mid aan Ka codsane walalkaa Mohamed Jamal na hor keen instegram Ka ayn Ka aragnaa isagoo heesaya Wu cod mcn yhy
@amiira1438
@amiira1438 4 жыл бұрын
Haa no keen mahamed jamal
@xamdasulayman5889
@xamdasulayman5889 4 жыл бұрын
Waaaaaaawo inta caydarus cudkiis ka heshay farta taag keep going my brothers
@hamzejunior8515
@hamzejunior8515 4 жыл бұрын
Wah waah😱 Ozontoo in the building Ankala anka hore u soco masuul😂👋🔥
@hanaawil3531
@hanaawil3531 4 жыл бұрын
Aanckala Aanckala niyaw ninaan la dhacaad tehe ilaahay haku sharfo keep going pro 🎻💞🎶🌺👑♥️💋♥️♥️💋💋
@ruwaydaaadan2928
@ruwaydaaadan2928 4 жыл бұрын
Caydaruus Codkiisa Aad baan Uga helay Allaha Udaayeee♥️♥️
@amaalmaxamed7682
@amaalmaxamed7682 4 жыл бұрын
Caydaru ilhey codka haku barkeyo Lkn codsi abdle ohesaya wa inan maqalnaa
@hiboshaqalle6820
@hiboshaqalle6820 4 жыл бұрын
Wax nool wllhy markaa dawday inaa hargysa jogtaan nilima modo keep going big love💚❤
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Oo hargaysa ma qaxoonti baad mooday. Qaar ka qurux iyo xarago fiican baa joogee 😷😷😷
@ayandhaladosman7664
@ayandhaladosman7664 4 жыл бұрын
Ax codkina bilaa biyan liqnay niyow rer hargeysa qof cod xun mala ma jiro illaahay haydin daaye
@nimcomacalincusmaan5626
@nimcomacalincusmaan5626 4 жыл бұрын
Reer hargeisa wlhi waad iga qosolsiisen waan idin jeclhy hore usocda
@muwahipnimcan8923
@muwahipnimcan8923 4 жыл бұрын
Caydruus 💋 Best voice walhi🌸Keep going Prother
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 4 жыл бұрын
Wllhi caadi maha catyo codkiizu waaaaaaaaaa ankala anka
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 4 жыл бұрын
Abdalla jmal nin ka kaliya ee sland ka tageero hore usoco wll mcn 🥰🥰🥰
@sahraaxmed8688
@sahraaxmed8688 4 жыл бұрын
Caydrus voice 🙏❤️💯 even speaking 💌
@abdirahmanabdullahi134
@abdirahmanabdullahi134 4 жыл бұрын
Ninka hirsi funny weeye hala so martiqado mar labad iyo mar sadexadba waa iga codsi☝️
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Mash allaah horumar fiican insha Allah rag qaaliya cisi iyo shaf iigu nolda intay lololi jirto www msh allaah caydaruus wllhi cod halaasiya iga dheh
@nasraabdirahmaan1298
@nasraabdirahmaan1298 4 жыл бұрын
Caydruus bn wataa 😘😘😘😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰ilhy codka ha kuuu barakeeyo huno
@imm4177
@imm4177 4 жыл бұрын
Caydaruus wax kale weeye inader alaha codka kuu barakeeyo
@awomo6196
@awomo6196 4 жыл бұрын
Xirsi isalaji isku cod yihiin yaa igu racsan farta tag ☝🏻🥰
@zhaaficialta2108
@zhaaficialta2108 4 жыл бұрын
Muna fayisaL meeshah keen zhp 🤙
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 4 жыл бұрын
Xirsi qurux iyo cod❤💋😢uu isku darsaday masha Allaah
@xamdaxasan7754
@xamdaxasan7754 4 жыл бұрын
Woooow hore ucoda makala dhacdan wiilasha reer hargysa
@Haynosh
@Haynosh 4 жыл бұрын
Msha allah wiilka wlhi taf waye kkkkk kaftankisa ka helayba aydarus ankala aanka cidla loga tagay manta keep going dhamantinba wll
@saaritaobsiiye
@saaritaobsiiye 4 жыл бұрын
Omg wad iga qosliseen ankala anka wan idin salaamay walalayaaal
@ismahanmagan816
@ismahanmagan816 4 жыл бұрын
xirsiyow wllhi codbaa kugu dhamaaday hno mashallah 😍
@berdilaczhe24hi37
@berdilaczhe24hi37 4 жыл бұрын
Cabdale sxb waa CAYTO iladheel waan kudaawadaa zxb hore usoco
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah wilashayadii Quruxda badna ❤️allow nokiindaa qurux iyo codbu illahy idinku manaystay , dhigin ugu sharaf badnaa ❤️❤️❤️
@C-0C0
@C-0C0 4 жыл бұрын
Ankala ankala masha allah codkiisa alla yacisak codkiisa alla yacasik codkar nimadiisa alla yafidak wllo adiga iyo abdlle jamaalba horay usocda
@asmaabdirahman4620
@asmaabdirahman4620 4 жыл бұрын
MashaAllah they hve osm voice allah haydin xifdiyo🥰❤
@fathiamaraykanle5722
@fathiamaraykanle5722 4 жыл бұрын
Ninkan xirsigu wuu iga qosliyay wlhi☺️☺️
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
Ragaan laguma caajisaayo wlhi hore socda ❤️ from muqdishu
@ubahabdi3509
@ubahabdi3509 4 жыл бұрын
cadaruus baan ku hayistaa top coda😙
@tiivabaana7484
@tiivabaana7484 4 жыл бұрын
Hmmm 😂😂😂 MncHo allH inamaDa JaMUriYaDa BaRakaYzan voice waCanaa
@amiinyarechannel
@amiinyarechannel 4 жыл бұрын
Nin aad u cod wanaagsan maanshala
@abdikareemmohamed94
@abdikareemmohamed94 4 жыл бұрын
Ninka cusub waa qaldanyahay qamar suugaani is the best fanan go forward zxpayal wan idin tagera
@haldoor0007
@haldoor0007 4 жыл бұрын
Mnsha allh aad bu u cod mcn yahy wiilka
@hibaqabdi5898
@hibaqabdi5898 4 жыл бұрын
Wow love the song mursal muse mashallah u have voice azto
@user-mb7pw2xf3i
@user-mb7pw2xf3i 4 жыл бұрын
Inamadydu wlhi wa gob gobi dhazhay😍horey uscda
@MOEV7
@MOEV7 4 жыл бұрын
Am A big Fan for Hirsi 😂😂🙏
@jacaylkoriyeofficial3712
@jacaylkoriyeofficial3712 4 жыл бұрын
Woooooow cayto maxamed wargame ku wataa mursal mahaysid se abdifataax mukhtaar waad keentay hore u soco inder by Abwaan Suldaan Murtiile
@fahadmohamed3315
@fahadmohamed3315 4 жыл бұрын
Kkkk 😂😂😂walahi qosal ayaanan la dawaan karayn barmaamujyadiina CABDAL🙏🙏QAADIRO🙏🙏iyo waliba XIRSI ((AANKALA AANKAA)) kor u socda saxibayaal
@sahraahmed1449
@sahraahmed1449 4 жыл бұрын
Mashlh mashlh tabaraka Allah wllo ilhy hydin xfdyo ankala anka iyo abdke jml and xrdi
@aswiirah-mohmoud4109
@aswiirah-mohmoud4109 4 жыл бұрын
Raag xadarad leeh iyo xisoleeh In taa tageerta lake dhac iguu sii♥️♥️
@aswiirah-mohmoud4109
@aswiirah-mohmoud4109 4 жыл бұрын
Cabdale xageed kala xidhii dhikara wll
@alphachanel4120
@alphachanel4120 4 жыл бұрын
Waaw inaba cadi ma aha alaha niwada dhoro from nairobi
@hodanapdi8622
@hodanapdi8622 4 жыл бұрын
Caydaruus mash allah alle haka ilaaliyo isha hore u soco
@caziimapdirahman6964
@caziimapdirahman6964 4 жыл бұрын
walhi cayto codkagu cadi mah ilhy codka ha ku barkeeyo mnsha allh abdlleh wan ku salmy adna wllo
@abdimajiidducale484
@abdimajiidducale484 4 жыл бұрын
AYduruz az0nTo wlHi besT voice KeeP GoiN pr0Ther💫😘
@nazhatmohmetahmet2689
@nazhatmohmetahmet2689 4 жыл бұрын
Top xiirzi wllo aydruuz lajAan 💓🥰🙋‍♀️🥰🙋‍♀️
@muhipomohamed4341
@muhipomohamed4341 4 жыл бұрын
Abdalle jamaal keep going every thing you need will come to you at aperfect time go forward wllo ❤👑
@hamzegallan2947
@hamzegallan2947 4 жыл бұрын
Caydruus cdkaa masha allan bro
@hamzegallan2947
@hamzegallan2947 4 жыл бұрын
Aan kala aan ka
@akramofficial4161
@akramofficial4161 4 жыл бұрын
asc azxpt Inta nabiga jecel (NNkh)isara like 😂
@xamdakayse9779
@xamdakayse9779 4 жыл бұрын
Masha aallllh dad qiimo leh hore uzucod
@nasrahani174
@nasrahani174 4 жыл бұрын
Keep going hnoayal slm from Djboutiii 🇩🇯🇩🇯👊
@adiljama5162
@adiljama5162 4 жыл бұрын
Catoo catoo cod bad hysa zhp iga dheh 👍👍👍
@NNnnn751
@NNnnn751 4 жыл бұрын
talent miidhan bad tihiin cododkina masha allah waa naga qosliseen ninkan cusub waliba🤣🤣🤣🤣
@dhabeeluguba237
@dhabeeluguba237 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹🥰cabdifataax mukhtar boqorka codka
@nimcancusman2256
@nimcancusman2256 4 жыл бұрын
Mash allah reer Somaliland waa wada fanaan
@ayanlezhiiba9604
@ayanlezhiiba9604 4 жыл бұрын
Kan dhexda fadhiya wa madhaxle akh inta ila aragta 👍
@esthrahmed166
@esthrahmed166 4 жыл бұрын
Aydaruus he's voice incredibble wlhi 💞😥
@hamuda3904
@hamuda3904 4 жыл бұрын
xbbb galbi kafu wlah caydaruus rag aan tageero bad tihin 🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️
@cabdifataxkhadar5985
@cabdifataxkhadar5985 4 жыл бұрын
Intii ApdaLeH taagerTaH fartaH taaG👍❣
@Konju-ney
@Konju-ney 4 жыл бұрын
Wooow literally coool caydrus🥰🥰🥰🥰
@samiaabdi7575
@samiaabdi7575 4 жыл бұрын
Wlhi waa run cabdifatax mukhtar isku cod yihin ozonto😗❤❤
@zanka4740
@zanka4740 4 жыл бұрын
Keep going my Brothers 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maskedchallenges4257
@maskedchallenges4257 4 жыл бұрын
Mnshlh xirsi cod macaanaa
@guledneero4014
@guledneero4014 4 жыл бұрын
0zonto & AJ hore usocda Like like
@hibosiciid1425
@hibosiciid1425 4 жыл бұрын
Wooow wax baaa ka dhacey hora u soco asxaabt
@zahratarante9156
@zahratarante9156 4 жыл бұрын
Keep going my brothers ❤️❤️✌️
@mouzzajamac6419
@mouzzajamac6419 4 жыл бұрын
Cabdifatax yare xasuustay inaanka waa top
KAFTAN & XUJO | Tijaabi Codkaaga |
20:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 239 М.
KAFTAN IYO COD CAJIIB AH
17:21
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 304 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
CHALLENGE / XUJO ADAG BIXI LACAGTA 100$
10:59
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 181 М.
VLOG ISHA GOBKA | kaftan iyo Jawi |
5:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 115 М.
HEES OO HEL LACAG ABDIKARIIN ALI , MADAR IYO MAAME
12:52
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 368 М.
QAMAR SUGAANI COD BILAA MUSIC AH IYO KAFTAN
20:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 304 М.
Public prank iyo gabilay
9:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 214 М.
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.
ISMAACIL AARKA IYO KAFTANKA FANKA
21:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 488 М.
SAY WLHI IYO AYTO MAXAA KALA QABSADAY
10:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 272 М.
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
FIRST CHALLENGE IYO XUJO PART 1
14:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 246 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН