“Tiktokerisku gadhkayga ayay ka dhamaan la’yihiin” Gudoomiye Daa'uud

  Рет қаралды 17,958

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Allah cimriga iyo caafimaad ka hakuu barakeeyo guulayso aduun iyo aakhiraba gudoomiye Daauud
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Gadhku waa sunnihii nabigeena Muhamad Scw
@hodanmustafe3620
@hodanmustafe3620 2 жыл бұрын
الحمدلله ثم الحمدلله
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 жыл бұрын
Mahadsanid gudoomiye
@adangudhane336
@adangudhane336 2 жыл бұрын
Good information
@roodabade5086
@roodabade5086 2 жыл бұрын
Daa'uud ilaahay haku daayo Lkn waad nala googo'day
@saciid2024
@saciid2024 2 жыл бұрын
Cadaalad iyo sinaan baa horumar lagu gaadhaa
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 2 жыл бұрын
Mobilada inoo xaraasha gudomiye😍
@hurt3094
@hurt3094 2 жыл бұрын
Alhamdullilah yesterday was the biggest day in my life❤️
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Wasaradu website Ma laha miya laso galiyo information Waa maxay qudbadani
@ilwaadmhmud9546
@ilwaadmhmud9546 2 жыл бұрын
♥️
@swordie6703
@swordie6703 2 жыл бұрын
Xisho walal . Dumarna waatahaye
@ilwaadmhmud9546
@ilwaadmhmud9546 2 жыл бұрын
@@swordie6703 hye wllo thanks
@HadiyaHappy-k8k
@HadiyaHappy-k8k Жыл бұрын
Aad io aad
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 жыл бұрын
Inoo xaraash abti telephonka
@roodayaasiin8961
@roodayaasiin8961 2 жыл бұрын
Waabay dhacday gudoomiyee in mid subax kasta soo kalahayey uu dhacay ama natiijo hoose keenay mid aan soo xadirina uu B ama A ku baxay sannadkasta waxbanu ka qaba ayaa tidhaahdana waxna kama qabataan alle ka baqa oo cadalada hoos uu eega ardayda yaryar ee soo dadashay ee haddana laga nixinayo
@Burcawi24
@Burcawi24 2 жыл бұрын
Sida imtixaanka loo qaado wax weyn baa ka khaldan 1- mobile ka ardada debeda kaga reebay ila inta imtixaanku socdo 2-Ardada baadha intaanay so gelin goobta lagu gelayo imtixaanka 3-gudi dhex socota fasalka dhexdisa marka imtixaanka lagu jiro samaya Intaas ka dib natiijo wanagsan baa so baxaysa
@fadumoahmed8796
@fadumoahmed8796 2 жыл бұрын
Also Afsomaali kuhadla
@fadumoahmed8796
@fadumoahmed8796 2 жыл бұрын
Afsomaali kuhadla
@mohamedaamiin2683
@mohamedaamiin2683 2 жыл бұрын
JILKIII WALBA KANA MIYUU KA NIXNAYAAA ANAGUU NAFTA NAGA HAYAY 2016 KII IYO 2020
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
*qaabka imtixaanada loo yeedhiyo waxbadan baa ka khaldan, TOP-10 TOOS USHEEGA HANA KALA SAARINA DAWLI IYO PRIVATE SCHOOL*
@mariyamalapzan4943
@mariyamalapzan4943 2 жыл бұрын
Da uud waa runtii
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Hhhh ciidanka jiida hala siiiyo
@shortclips4602
@shortclips4602 2 жыл бұрын
Waxay qaadkan lasheegayaa gudoomiye nadaa haday jirto
@maxamedbuuni3753
@maxamedbuuni3753 2 жыл бұрын
Daaud,geesi weeks qaran,alow,kuudaa caafimaadka
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa Ardayda dhacda waa in loo sameeyo re exam. Sababtu waxay tahay somaliland arday iyo ardayad qudha midna kama maaranto. Haddaba daauud waxa garanaysaa aniga oo ku salaamaya inay dawladdii mohamed Siyaad Barre inay u samayn jirtey ardayda dhacda imtixasn kale oo loo yaqaanno re-exam. Sababtuna waxay xukuunaddaasi taargetkeedu waxa uu ahaa hal arday amaba ardayad inayna ka maarmin, loona baahanyahay inay daljooda ka shaqeeyaan. Haddaba waxan maqlayey gabadh yar oo 2 jeer dhacday oo isdishay. Haddaba waxyaabaha noocaasi ah yaa laga foojignaa. Waxa qasab ah inaad u samaysaan intixaam rogasl celis ah.qofna lagama maarmo hal qof oo somaliland ah. Waxuun buu qaban karaa dalkiisa iyo dadkiisa. Ogaada qofna lagama maarmo. Hey howkaa, hey howkaa toorno iyo dauud loo sheegay gabagabadii iyo gunnaanadkii hadalja.
@kamalaadanyusuf2991
@kamalaadanyusuf2991 2 жыл бұрын
Maxayaa Qaadkaa dharaagena Murqaana
@subeersatoru5737
@subeersatoru5737 2 жыл бұрын
Waa nasiib daro ina qof balwadle laga dhigo gudoomiya imtaxanka waa wax aad looga xumado
@ayaancumar3108
@ayaancumar3108 2 жыл бұрын
Daa uud beenale fourka liya kulahaaah
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Bila akhlaq bad tahay qof waalidka leegbad beenale kuledahay miyanad guri akhlaq leh kuso korin wxy dhaqan xumada ka muuqata
@maxamedbuuni3753
@maxamedbuuni3753 2 жыл бұрын
Ilma,xaaranyohow, hacawryin daauud waa ninqaali,kuah qaranke doqonyay
@apdiwaasacjamac2888
@apdiwaasacjamac2888 2 жыл бұрын
Wa wasir imtixanad ilkihisiina qaad baa cuney maekaas buu cid kle dhaleeecaynayaa
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Waa muqayil
@Halahala-md2ps
@Halahala-md2ps 2 жыл бұрын
Qaad Ka adigu Kama bixiside afkaga hayso
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Qof qaad cuna in xil loo dhiibo Waa xaaraan
@apdiwaasacjamac2888
@apdiwaasacjamac2888 2 жыл бұрын
Garaadkaaga lugaha laguu gashey ee wx aan ka bixinayaayi wax fcn ma yhy
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Yay naan is.caayin anigu fikir kayga Ayuun baan cabiray
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.
15:30
MM Somali TV
Рет қаралды 2 М.
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
DAA'UUD  OO HOY LA'AAN DARTEEDNA DIBADDA SEEXDA
45:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 76 М.
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 3,7 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.