Timaha Laso Beeray Saliidee U isticmaala || Maxay Se Kukala Duban Yihiin Dabiiciga & Beerashada..!!!

  Рет қаралды 9,960

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Ай бұрын

INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
Snapchat: kamal.abdul
Instagram: kamal_abdull
Facebook: kamaal abdul
Tiktok: kamal.abdul
THANK YOU FOR 400K
CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

Пікірлер: 47
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 Ай бұрын
Maasha allaah ❤❤❤❤❤
@soomaaliyasuper5856
@soomaaliyasuper5856 Ай бұрын
Sxb in aan timaha soo berto ayaan rabaa ee ma,iga caawin kartaa brother
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Ай бұрын
Mashallah ❤kamaal horey usoco
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 Ай бұрын
Masha Allah
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Ай бұрын
Saliidaas ayaan u baahanay zhp kamaal
@alibashi9804
@alibashi9804 Ай бұрын
Legnd kamal abdul
@soomaaliyasuper5856
@soomaaliyasuper5856 Ай бұрын
See wax yeeshay kamaal 😅
@KamalAbdulkadir-vh5gy
@KamalAbdulkadir-vh5gy Ай бұрын
Sami plz hakaniyad jabin hada adiga kajifatey lakin i.a wey kukala kaceysa i.a ❤
@user-ku8yc7kj9d
@user-ku8yc7kj9d Ай бұрын
kamaalo wllo 2xabo nugu soo caawi
@farhiyadahir1366
@farhiyadahir1366 Ай бұрын
Wow kamal mashaaah can i get here in canada this tropic
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Ай бұрын
😂😂😂😂 whts kind of eng is this 😂😂 canada mardhow ma tagtay kkk
@dagan113
@dagan113 Ай бұрын
@@abdiseed3363😂
@InspireVibes-um7ue
@InspireVibes-um7ue Ай бұрын
@@abdiseed3363😂😂 you’re making fun on someone’s English while yours is worse than he’s.
@KhadarMK12
@KhadarMK12 Ай бұрын
Wcs, bro Kamal dhibka jiro waxaa waaye tinta gadaal aa u shaleenee adaaba bidaar is sii gelinooysid sxbka tintiisa cml Haa waa caadi lkn adi tintaada hore lee inaa u shaleeyso aa ku fiican hadii kalle salxaha bee been lee u sii sikanaayaan sidii hore cml 😊
@Cadnaan4
@Cadnaan4 Ай бұрын
aniga somali maba kumoodi jirin
@kabobeofficial2476
@kabobeofficial2476 Ай бұрын
Come back brother❤🎉
@hanad6666
@hanad6666 Ай бұрын
Pro adress ka nososheg mesha ad kuso beeratay sxp adku soberatay❤❤❤
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Ай бұрын
Saliidaas xageen ka helaynaa pro
@ibrahimabdi5327
@ibrahimabdi5327 Ай бұрын
Kamaal abdul❤sxb MHD wadani in tuu jiira
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 21 күн бұрын
Qaabkee loo isticmaalaa Malaga dhaqaa mise
@Brightone1
@Brightone1 Ай бұрын
Minoxidil ma isticmaashaa?
@caliisaak5130
@caliisaak5130 5 күн бұрын
Irbada PRP ma qaadatay ugaas kamaal
@pogbapubgm8143
@pogbapubgm8143 Ай бұрын
Fast ahay lovta saar kamalow❤
@MohamedAhmed-hv8it
@MohamedAhmed-hv8it Ай бұрын
Asma ka waran
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Ninkam 2waside ma labo qofb a
@Maxkamadda-runta
@Maxkamadda-runta Ай бұрын
Minoxidil Uk Maka hela
@noordinhamdi1747
@noordinhamdi1747 Ай бұрын
Daawa kanini maisticmasha
@muxudiincabdiqadir
@muxudiincabdiqadir Ай бұрын
calamda qoor xiirka camal goormee kaa baa be eeee
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Haa laba 😂 qof
@hassancr7839
@hassancr7839 Ай бұрын
Tinta berista qimahiisa noo sheg kama 😂
@mahamedaskey6128
@mahamedaskey6128 Ай бұрын
Zxp kamaal wxaan u baahanhay salidda iyo shampoo wxaan joogaa hargaisa hadda ayaan timha beerta alaaptaa ma ii dalbi kartaa zxp
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Ай бұрын
Ma beeratay zhp
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Ай бұрын
Ila soo socdsii zhp hadaa meel aad ka dalbatid heshid
@hodanmaxamud6978
@hodanmaxamud6978 Ай бұрын
Ma beertay wll qiimaha iisoo sheeg adoo mahadsan
@user-sw3no4br4x
@user-sw3no4br4x Ай бұрын
❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@hanaddhicisow6541
@hanaddhicisow6541 Ай бұрын
Sxb tinta markasta madhaqda Mise weeek gi hal mar ama 3 mar dhaqda Plz jawab 🙏
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Zxp tinta 1 week 2 mar dhaq waliba si fican tusale malinta isniinta iyo jimacaha hadaad mar kasta dhaqdo way daadanaya oo salid dabiciya ayaa ku jirta tinta markaa ha iska qala jin
@user-qy2rg2xi9y
@user-qy2rg2xi9y Ай бұрын
Sxp saliida iyo shamabada lagu qoro markaaa timaha beernyso ma muhimba
@user-qy2rg2xi9y
@user-qy2rg2xi9y Ай бұрын
Hadaanse anan isticmaalin maxa dhacaya
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x Ай бұрын
Wiilku muxuu dhahay minoxidil ka hadaa joojiso tinta way kaa daadanaysaaa miyaaa plz jawaaab
@ibrahimzanto008.
@ibrahimzanto008. Ай бұрын
Haaa walal
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x Ай бұрын
@@ibrahimzanto008. adi ma isticmaashaa wll inaa hada raadiyo bilaabo rabaa
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x Ай бұрын
@@ibrahimzanto008. xagee ka helaa wll hargaysa joogtaa mise mugdisho
@Axmednani123
@Axmednani123 Ай бұрын
Nio qiimaha ad ku beraty ino sheeg tinta
@najuucadey4062
@najuucadey4062 Ай бұрын
Caster kaligeed lama marsdo maalinkastana lma marsdo
@user-qj2kv5fr5d
@user-qj2kv5fr5d Ай бұрын
Bashka muxu u suuro suurodaa sida gawar oo kale🙄🙄🙄🙄
@mohamedmohamood147
@mohamedmohamood147 Ай бұрын
@maxamed
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН
WAATAN CREAMKA AAN MARSADO
9:44
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 160 М.
GABADHAN DANCE NUUCISA AAN GARAN WAAYEY AYEY TIKTOK KU JOOGTA🙈
9:57
UGU DAMBEYN WAAN BEERTAY TIMAHA MADAXA ALHAMDULILLAH…❤️
12:51
Kamaal Abdul
Рет қаралды 200 М.
Yurub wuxu ku tagay maxamed 20 dollar  - Qaybta 2aad Talyaaniga
45:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 125 М.
Marka Kaliya Si Qalbiyan U Farxaayo Waa Markaan Ookale..!!!
10:06
MAKEUP PRANK ADNA KUSAMEEYI QOSOLKA ADUUNKA😂 || amira qurux ||
17:23
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН