Tixmaal - Taariikhda daraawiishta

  Рет қаралды 195,998

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@abdirahmanh4189
@abdirahmanh4189 6 жыл бұрын
wallaahi waa taariikh aan aad u jecelahay Alloow u naxariiso raggii Somaliyeed ee noo sameeyey taariikhdani, iyo nimanka noo soo gudbinaya
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 5 жыл бұрын
The best History I like is from Darwiish and It's leaders
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 2 ай бұрын
Ahmed farah ali Idaajaa murti iyo taarikh waa madxaf Qaran oo qof ah alaha ku xafido
@moealichanel4215
@moealichanel4215 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto sayidkeeni muxammad cabdulle xassan
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Taariikh dahabi ah. A golden history❤ DARAWIISH🐎💯 Guutadii darwiishkaa guudka calanka🇸🇴noo sudhay💯🩸🐎
@abdihafidahmed3244
@abdihafidahmed3244 5 жыл бұрын
Allah haa uunaharesto sayidkaa heybaad gooni ayaa allah kumaaneeystee
@farahjamaismail7028
@farahjamaismail7028 6 жыл бұрын
Waaa ku raaxaystaa taariikhda daraawiishta
@miletarijacayl2157
@miletarijacayl2157 9 жыл бұрын
Sayidku tarikhdisa jeclahay ilove oll darwiish 💟taleeex💟
@xffwagabayxigmaadeeed2515
@xffwagabayxigmaadeeed2515 7 жыл бұрын
maasha a allaah
@abdiawed3540
@abdiawed3540 4 жыл бұрын
Aw jaamac cumar ciise illaahay nacariistii jano haka waraabiyo runtii daraawiiish hadaanu intaas ka qorin maanta cidi isma waydiiseen.
@abdirahmanindhayare2615
@abdirahmanindhayare2615 2 жыл бұрын
Aamiin Eebbe naxariis waarta hasii dhamaan darawishiiti gumaysi diidka ahaa si gaara abwaan awjamac oo qayb weyn ka ahaa in ay taariikhdan na soo gaarto
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Masha Allah , Ely hooyaday ayaa kudhalatey, masha Allah, waan booqan doonaa insha Allah
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
DARAWISH WAA ISAAQ 🦁🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥🦁🦁🦁🦁🦁
@hooyomacaan7144
@hooyomacaan7144 2 жыл бұрын
Masha Allah Tariikhdo isma doogto guleysta dadka darwished
@khadarhassan1250
@khadarhassan1250 4 жыл бұрын
Daraawiish
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
Soomaali geesi waa leedahay laakiin ayagaa lugta gooya geesigooda sayid Maxamed Cabdule Xasan janada usareysa kunaso 💙🇸🇴 💙🇸🇴💙 🇸🇴 💙🇸🇴 💙 🇸🇴💙🇸🇴💙 🇸🇴 💙🇸🇴 💙 🇸🇴💙 🇸🇴 💙🇸🇴 💙 🇸🇴💙 🇸🇴 💙🇸🇴 💙 🇸🇴💙 🇸🇴 💙
@abdidaqbotan4134
@abdidaqbotan4134 6 жыл бұрын
Abdidanq F Snermhat wet njvcoiufqlakgyz
@rashiidomar6037
@rashiidomar6037 Жыл бұрын
Taarikhda darawish waxey ka bilaamatey buhodle waxeyna ku dhamaatey taleex oo ingriiskii duqeenen 💪👋
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Alla gabaygaan maxaan sida faataxada cml uga baxay waagi aan dugsiga dhexe Dhigan Jiray xusuuus 🥰
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 Жыл бұрын
Tvga jabuu iyo shaqaalihiiaa aad ayey umahadsan yihiin .
@ar15somali3
@ar15somali3 8 жыл бұрын
great story thanks
@axmedshaqalechannel1222
@axmedshaqalechannel1222 8 жыл бұрын
Manshalah
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Жыл бұрын
Taariikh malagayn carar iyo baqo Iyo fulaynimo
@christianbrotherstar2836
@christianbrotherstar2836 4 жыл бұрын
Maxaa u guu haadaali laadaahay Taariikhda faaraax Yemeni Taarikhdiisaa waad asaataay
@fuaadxasancaaqilsanyuura9299
@fuaadxasancaaqilsanyuura9299 7 жыл бұрын
allah ha u naxariistee waaxa uu ahaa halyey diiday in uu cadawgii somalida nockastooy ahaayeen ba dhuuni qaate nimo waana taariikh soomaaliyeed e ma aha taariikh qabiil
@alidamey2276
@alidamey2276 2 жыл бұрын
Watiin iyo Werdiga,inaan Wadaa Weeye.Ayey Ku Fiicneyd
@anabhassan3813
@anabhassan3813 Жыл бұрын
MashaAllah 🦁🦁🦁🦁💪💪🥰🥰
@amalalia
@amalalia 3 жыл бұрын
VIVA abshir dhoore leader of darwish
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
Hhhhhhh leader of the derwish was the sayid himself.
@sacadwaqas5253
@sacadwaqas5253 5 жыл бұрын
ismail mire waxa uu ahaaa geesi geesi dhaley Waxaaan. taladiisu waxay kutalaaa qabridahare, qorexey.
@farahjamaismail7028
@farahjamaismail7028 6 жыл бұрын
Iyo taban dayrtii rimooy taani lagu qooqshay Iyo taan eryoon jirey markay tubantahoo joogtu
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Bal waxa la dhafaysanyo eega, 3 nin oo isku reer ah oo soo waraystay 22 oday oo isku reer yihiin ma taariikh baa? Mise taariikhda daraawiish ma daarood uun baa haya? Waxani taariikh maaha waa reer hebel xataysiiya
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Keyse inaadeer ragan halkan la waraysanayaa daarood keliya maaha tan labaad inaadeer taariikhda daraawiishta daarood ma lahayn reerna ma lahayn ee soomaalibaa lahayd waayo daraawiishta reer aan soomaali ku jirin ma jirin hadeer ninka awjaamac sheegayo oo uu yidhi ninka daraawiish ugu geesisab ugu fuulaan badiya ayuu ahaa waa nin xawaadle ah indhaceel raage daamay shiikh bashiir yuusuf xaruntuu ku dhashay markii daraawiishi kacdayna waa ninkii ingiriiska ku sameeyey ku dhufoo ka dhaqaaq markaa kaysaw qof kastoo soomaaliya daraawiishtii waa inuu ku faano cid kaa xigtaa ma jirto ugu faan amxaarada iyo kiinyaatiga inaad tahay dadkii iyo dalkii qaarada afrika ugu halganka dheeraa
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 Жыл бұрын
Esxal iyo boosa kurus,ayaa iska dhalay fardaha sayid maxamed raximahullah.
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 жыл бұрын
Xiin finiin markaad tidhaa kaa xanuunsaday xadhigiisa qabo adaami kale kuma xurmeeyeene
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Tolow riiraash ma noolyahay.
@miletarijacayl2157
@miletarijacayl2157 9 жыл бұрын
Das gut
@christianbrotherstar2836
@christianbrotherstar2836 4 жыл бұрын
War Tarikh sayidka kaa hoor maxaa u guu haadaali laadaahay sayidka waaqti dhoow weeye Taarikh kaa hooreesa baa jiiraa
@amineroyal7118
@amineroyal7118 3 жыл бұрын
Tarrikhda taa ka horreysey waa doorkii halyeynimo ee somalidu ku diffaaceen kuna faafiyeen diinteena macaa. Waa fituhal habasha oo somalidu addunyada kaga yaabisay markay jabiyeen reer galbeed iyo xabashi gashaanbuuraysan. Tani kalena halgankiii iyo jihaadkii gumeysi diidka ahaa bay daba socotaa
@ahmednur6246
@ahmednur6246 7 жыл бұрын
taariikh. daraawiishtu. waxay..kabi. laa. batay...buuhoodle.. waxayna. ku. dhamaatay. taleex..oo. diyaaradi...hii..ingriisku...ku..rusheeyeen..ooy..ku. baba..een. geeshash. kii...daraawiished...
@abdiwaliomar4444
@abdiwaliomar4444 9 жыл бұрын
halyey somaliyed waaye sayidka
@abdirahamnmohamed7477
@abdirahamnmohamed7477 8 жыл бұрын
Bbc
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Tariikhda waa qalad suldanka la siyey xinfiniin waa suldan maxamuud cali shire warsangeli suldankale majirin dhulbahante garad bay lahayen majerten boqor bay lahayeen Gabadha sayidku guursaday waa sudanka walaashi ina cali shire oo dhashay xaawo sayid oo dhashay afhayeenka odayada dhaqnka puntlan abdilahi cali ciid
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 5 жыл бұрын
Xiinfiniin suldan maxamed cali shire lama siine nin kle ba la siiyey oo seyidka sedigii aha seyidkuna bulo cali shire wa qabay lkn naago badan bu guursaday seyidku marka sidaas weeye masuul
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 5 жыл бұрын
so voa ka fiirsada
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 5 жыл бұрын
ASC. Waxaan salaamaya idaajaa,Waxaan ku leeyahay dad badan ayaa la dagaalamay gumaysytayaashii,waxaa jira nin somaliyeed oo u dagaalamay somalia,Idaaja maxaad u ilowday sh.xasan barsane.
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 Жыл бұрын
Dhagayso sh xsaan barsame wuu ka warramaye.
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 5 ай бұрын
​@@abdiazizdahirloxos4553 Idaajaa miyaa ka sheekeeyay sheekh xasan barsane ii soo dir linkiga
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 5 жыл бұрын
Idajaa ma ka shaqeeyo ruuxkasta oo somali ah lakiin wuxuu u shaqeeyaa jiffo gaar ah ee ka soo jeeda qabiilka oo uu kadhashay.
@omarsalaad7453
@omarsalaad7453 4 жыл бұрын
zxp idajaa cidkastoo tariikhleh wuu kasekeyaa lkn ciqdiga iyo xumanta jooji haday qabilkagu tariikh lahan wayeen waa nasiibkaa
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Maad noo sheegtid Taariikh kale oo Soomaaliyeed waan soo dhaweeynayaaye.
@osmanii.7738
@osmanii.7738 8 жыл бұрын
gabayadiiis cadiifad kuma jiraaan inta badan waa run an ka gabsho lahayn hayeeshee somali runta ma ugla oo mid kastab waaa qabiilkii wadaaad ha ahaaad mise barafasoor ee
@mohamedqalpih8848
@mohamedqalpih8848 Жыл бұрын
Waxn mesha kush kush layaal isku yimi af qabiil ayay ku hdlayan iyo tarikhda macmalka ah ee darood
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 6 жыл бұрын
Heebad alaah kusiyay iyo habeen dhalad leskama qaado hebade islamka horumarkisi kabilaaba baarlamanka kuwa balada iyagoo arag ka ooyo riiqabe intuusan qaaylin raaxa qabe qaaliyaa idanko ukashanayo cualmada iyo odayada dhaqanka ismadiidan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Walee Ninkasta Ha Jeegto Ssc Darwiish Waxaase Kuwa Sheeganaya Citiaaf alla Doqonsanaa Doqonee Dabkaa Be
@BUUHOODLE
@BUUHOODLE 8 жыл бұрын
Taariikhda in lasheego maxuma laakiin in gabayada reeraha caayaya in social media ha laga sheego MA fiicantahay mise wayxuntahay?
@christianbrotherstar2836
@christianbrotherstar2836 4 жыл бұрын
Maxaad ugu sheegi weedaay Tarikhdii kaa hooreesaay booqortoyada iyo axmed Gurey kaa maahdaashiid maxaay ku dhaacaaday cuulumada dadki diintaa baariijiraay iyo sayidka dadki u laaye iyo amiir nuur iyo awoogaay cise imaan cise Taajiir Taarikhda cise warwajeceel booqooqotoyadaas kaa maa haadiushid waad duugtaay Tarikhda habarcise iyo rer gaaraad ina nuur itobiya iyo waaQooyi kaa maah daashiid Tarikhda cise warwajecel kaahadal iyo awoogaay waacees
@maxamedhagar2052
@maxamedhagar2052 3 жыл бұрын
Wr aamu aamu wxba kuhadli mayside
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 5 ай бұрын
Oo adigu qoloma yaa tahay?????
@absjones2916
@absjones2916 2 жыл бұрын
Their are a lot of lies in this because one has to understand that at the time of general mohamed siad Barrie’s Somali Revolutionary Socialist Party which ruled, (The Somali Democratic Republic) the Darood generals and politicians try to establish a false identity of national history of the wider Somali people by proclaiming that darood notability was the force which fort European colonialism in Somali soil. The later years of the Somali Revolutionary Socialist Party rule of Somalia the Party had a policy of Somali nationalism was a only of only clandestine darood clans. The Dervish movements history was rewritten by the military government of general Barrie. This video is a true testament to the illusion of former presidents ill ideology false engineered of national identity and the history of Somali people. General Barrie and his darood Fascism will Never forcible suppress the real history of the Somali peoples fight against European colonialism. Its a shame that the darood community stills believe this nonsense. The result of General Barrie and his party is still destroying the Somali Nation and its international respect. Shame on these old fools.
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
You must be iidoor with nothing to be proud of you were in British human zoos for display among other bantu Africans just like animals people used to come and see you was inside enclosures the British colonials themselves wrote who fought them and who was their slaves its in their museums its not you fault I know but your ancestors
@shafijabiiqe7385
@shafijabiiqe7385 7 жыл бұрын
sh
@christianbrotherstar2836
@christianbrotherstar2836 4 жыл бұрын
Sayiidkaa soomali wuu baadiiye awooyashay asaaga diilaay dadki diintaa faafinaaye xiitaa wuu diilaay
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 5 ай бұрын
Oo waa qoloma awoowgaa???? ??
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 жыл бұрын
Talow inu soomali badan xasuuqay saydiku maxa loga shekayn wayey
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Waa ta la yaabanyahay.
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 4 жыл бұрын
Ma duqayney reer bari wuxu doonayuu helaye zayidku wuxuu leenayey wixii gaal ah iyo gaal kalkaal ah buu leen jiray aduu ama idoor tahay ama majeerteen ama warzan gali
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
@@jaamaccadde4809 wax caqliga gala aynu isugu sheekayno nio diinta kuu banaynaysa in aad qof muslin ah Oo aan kula dagaalamayn inaad layso xoolihiisana dhacdo waa tee, Neef Neef dhalay waa adigoo kale
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 4 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 zxb qof gaal ah markiizii hore dhiigiizu banaana haduu dhulkaagi kuzoo duulo miyaa daawan qofkaa gaalka ah qofkii kuu zoo raaca iyo ka gaal ka ah ba waad dili
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
@@jaamaccadde4809 indr gacaliye qoodhaa iyo xeradaa adoon is yeelyeelayn qof aan gaal kugu Soo duulay la socon Oo aan adiga kula dagaalamayn ma saxbaa dilkiisu mase sameeyay sayidku arintaas Oo kale
@hcpressstudio7436
@hcpressstudio7436 6 жыл бұрын
Waxaa nasiib daro ah in aanan ka faa'ideysanin taariikhdaan dahabka ah
@TheTruther101
@TheTruther101 6 жыл бұрын
been beey sheegayaan sayidku qabiilo ma caayin ee iyagaa sameeyay caayda qabiilada si ay u dhaleeceeyaan sayidka taariikhdiisiina wax aan run aheeyn beey ka sheegeen si ay u madoobeeyaan laakiin beeni raad ma leh beenaloow uunbaa run mooda wbt
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 6 жыл бұрын
waryaa odi miyaad ilowday sh.xasan barsame
@inaahmed2349
@inaahmed2349 3 жыл бұрын
Adigu ka Sheeke bal . HaduN AqooN Mad Ku QasBi 😅
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 5 жыл бұрын
Idaaja wuxuu ku shaqeeya magaca darood
@use_996
@use_996 5 жыл бұрын
Cuqdad iyo man gaabni miyay ka dahay mise jaahil nimo
@abdurrahmanelmi5472
@abdurrahmanelmi5472 5 жыл бұрын
Cuqdad baa kugu jirtee Alle Haku caafiyo
@galmudug1044
@galmudug1044 4 жыл бұрын
Sax, sayidka waxaa wax baray nin abgaal ah magaciisa ahaa xaaji axmad fiqi oo waliba ahaa ninkii sameeyay doowladii daraawiishata
@jamaaliahmed4205
@jamaaliahmed4205 3 жыл бұрын
@@galmudug1044 hawiye xiliga dad mahayn
@christianbrotherstar2836
@christianbrotherstar2836 4 жыл бұрын
Yaab soomali Tarikhada ingirsk bees miyaa soomali waxaa jiraa Tarikhaa kaa hooreeye baa jiiraa
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 366 М.
Taariikhdii  Sayid Maxamed Cabdile Xasan ( Bbcsomali 2000 )
33:46
Sollas Media
Рет қаралды 147 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Tixmaal- Idaajaa
46:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 143 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 950 М.
The Parching Winds of Somalia " A Must see for every Somali"
26:55
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН