Waayojoog: "Geelii u horeeyay ee Daraawiishi qaadday waxaa lahaa Ciidagale" Abawaan Qorane, Taxanaha

  Рет қаралды 12,974

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: "Geelii u horeeyay ee Daraawiishi qaadday waxaa lahaa Ciidagale"
Abawaan Qorane, Taxanaha Taariikhda Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan .Q-6aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 36
@user-tf5uv9fm5h
@user-tf5uv9fm5h 9 ай бұрын
Saydku geesi tol waa yay buu ahaa
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 8 ай бұрын
Dhulbahante ba uhiishay. Lkn laftirkooda wayku rag iyo rug ba waayeen.
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 9 ай бұрын
Waxaan ku raacsanahay siduu ka qabo sayidka Abwaanku. Waxaan ka aaminsahay nin Mujaahida oo samaan iyo xumaanba lahaa Sayidka.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 ай бұрын
Waa sheeko-Daarood , taariikh kale ninkani ma hayo, waa manibulated
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu 8 ай бұрын
Abwaan Qorane waa cabqari taariikhda umadda si fcn u darsay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 ай бұрын
Ma waxaasaad taariikh u taqaanaa. Boowe taariikh-la'aan baa ku haysa
@Gamourjr
@Gamourjr 9 ай бұрын
Abwanku xogbadan Ayuu Hayaa mnsha Allah
@user-xh7of8zb9t
@user-xh7of8zb9t 9 ай бұрын
Markaa sheegitaanka taariikhdaasi waatu dadka isku diraysa,e denbigeeda adaa qaadi imika iyo aakhiraba .
@oamaer
@oamaer 8 ай бұрын
In this clip explains that the Isaaq tribe had the history of planning to assassin, the other Somali leaders, singers and scholars including Sayd Mohamed Hassan, and successful assassinated Saido Cali warsame, Hodan Nayleye the famous KZbinr, Cali Khalif, and many more in Xamar!
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 8 ай бұрын
Qurun cuqdad ku dishey ilmo darood waa mid Iidoori
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Ma Ina Qorane Aabeheedba???
@maxamedbaashe-hu6zd
@maxamedbaashe-hu6zd 8 ай бұрын
Salama Calaykum qorane wxuu soo Akhriyay buugii siyad bare qoray muu Samayn darasadkale wadadku marku berbre yimid ma ganacsaduu ahaa maxalaga Cashurayay tankale kinisad may ahayn ee caruur ba waxlagu barayay wana looyara hoosgaliyay barashada kiristanka markii ba waa laogaday wana lajoojiyay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 ай бұрын
Xaqiiqdu waa sidaa. Manhajkii Siyaad Barre ayuu ninkaa weyni meesha la soo fadhiistay
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 8 ай бұрын
😮😮😮 odeygu taariikhada bilowgedii barbera kama bilaabin wuu kategey odeygu 😮😮😮
@suluxosuluxo9202
@suluxosuluxo9202 8 ай бұрын
Anigu waxaan u arkaa sida aad tiri nin mujaahida laakiin khaladaad galay sayidka
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 8 ай бұрын
.
@barkhatismail7466
@barkhatismail7466 8 ай бұрын
Qeybihiisi kale meeye tv gan muuxu isku dhex wadaa???
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 9 ай бұрын
illahey na cadaabi maayo odeygan abaanak a ah markii inaantiisa Framajo noqtey isna noqdey nin koonfure kursi ka doortey aniag waxuu ii yahey qof aan damiir isaaq ku jirin uu ka dhashey lakin hunkur ku jiro nin hunkri qaadey waa nin seef qaadey somalialdn bu joogi ahduu nin masakax fican yahey nin isaaq dawlad ku sheeg gaalo wadato wadankisa kama doorteen
@june6206
@june6206 9 ай бұрын
Wad kuis u wa soomali ya qabiil jiida isaqa labad ba iskaga kaa qaldan walidkagana la weydinaya akhiro in ilma haga been iyo khurafad lagu koriyo farmajo wa uu aha madaxweyne wuuna tagey lkn soomali ya wey jirey da ka waran dadkan isaq ahayn ee isaqland ka tirsan isagaba. Wax umada wada leedahay ka mid ahee ka waran wax qabiil leeyahay samaroon iyo intii ka mid ah kuwa da dhuuni qadey
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 9 ай бұрын
Ka ka weyn ee Cabdi Xaashi la yidhaa maad sheegtid yibiryahow inan gumeedka ah ee qabyaaladdu futada ka gashay. Imisa isaaq ah oo kale ayaa jooga ma reer kursigoodu banaan yahay baa jira nuxuus yahay. Waxa aas ku maagayso waanu fahmaynaa waa cuqdadi Garxejis idinka haysay ee aydun sida Kansarka la nooshihiin. Waataa maantaba futadiina ciyaalka Kismaayo joogaa ku qoslayaan. Ku bakhtiya nacabybka Soomaalina dhexdeeda tuke baal cad baydun ka noqon cid kala go'aysaana ma jirto. Alla maxaydun godob dhitaysateen baha iidooroow
@CarroEdeg
@CarroEdeg 8 ай бұрын
Somaliland iyo Somalia maxay kala yihiin? Kula yaabi maayoo dadka lagu shubay Somaliland isaaqbaa leh Somaliana faqashbaaleh, Abwaanku waa Ciidagale waa Saldanadii Isaaq waa Saldanadii Adal empire ee Dawladii Othman empire, waa Qosy soomaliyeed oo wax badan oo aad ku soo samata baxday taariikhda ku galay, Isaaqa aan Garxajis Ahayn ee 1991 ka hor wax ahaa sheeg, Hanyaranta Habar awal hanoola iman, waa kuwaa waxay jeclaayeen ee Somaliland Ethiopia ayaa la walaal ah dalkoodii ku qaadan rabta, Somalina waa kuwaa wali dagaalka kula jira, kuwee baa soomali islaam ah,
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 8 ай бұрын
Wuu xujoobay macnaha wuu gaaloobay ayey ka wadeen.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 8 ай бұрын
Kuwan isaaq oo cay iyo cuqdad waxaan ahayn masoo qorayaan. War ama somali noqda ama kadhexbaxa. Dhan uun ubaydha amxaaro ama somali wuxuun doorta.
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 8 ай бұрын
Meelo uu ku qalday ba jira sida dilkii garaadka oo aan maamulqusayn ee lkn boqorka lasaftay sidaana sayidku ku helay warqadii garaadka ee boqorka uqoray halkaana ayku kala dhinteen. Lkn waxay ahaydba seyidku wuu saxsanaa. Anako dhulbahante ah waa ku rag beelay waana ku dalbeelay lkn iyadoo sidaas ah hadana seyidku nin wanagsan buu ahaa.
@dowlad123
@dowlad123 8 ай бұрын
Taariikhdii dagaalkii ethopia iyo somalia kasheejeeya iyo wax dadka waxtara dadwaa hore dhintay ayey dabajoogaan war waxasu taariikh m.aha
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 9 ай бұрын
Gaalada hada joogta iyo nikii la socdo waa isku xakunu
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 9 ай бұрын
Aw Gaaska uu sheegay ninkani ee ogaaday Sayidka inuu dadka kaduwan yahay ee Yidhi ninkan hadaan berbera laga saarin wax wayn soo wadaa wxuu ahaa Nin Reer Axmed /Sacad Muuse
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 9 ай бұрын
Labadiina ma ma mudnidiin inaad iska wareesataan oo aad soo qaadan maxay yeelay sawiradiinii baa la soo helay idinkii oo gumeeystaha madaxa ku qaadayo
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 9 ай бұрын
Ma sidiinaad moodaysaa in xitaa Zinzibaari nalagu dhex daray oo wax walba nalaga fushaday. Adeer halkan kii cad ee is waala hadh cad maa la dili jiray sidii Giib. Gaalo jacayl iyo diin ka bax waa la yaqaan cidda ku caanka ah
@gjama9511
@gjama9511 8 ай бұрын
NINKANWEUNI BEENBADANAA!! DARAAWIISHTU WAXAY KA AASAASANTAY SOOL MARKII DANBENA WAXAY U GUDUBTAY CIISEMAXAMUUD. AAKHIRKIINA BEØEDWEYNE ILAA MAYMAY .DHUL ISAAQ IYO GALBEEDTOONA MAYGAADHIN
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 ай бұрын
Waar ma reer koonfurka uu u tagay ayuu u sheekaynayaa caqliga inantiisa ku jirta ayuu la midyahay formaajo ayay khadimiin u ahaayeen miskiin kanoo kale isaaq waxba kama dhagaysto
@june6206
@june6206 9 ай бұрын
Beenay ku nacay
@abdigah5364
@abdigah5364 8 ай бұрын
Ina Cabdille Xasan dhowrka arrimood uu caanka ku ahaa : 1- Dhaca iyo dilka uu ku sameeyey reer miyiga Somaalida 2- Gabayada afxumada iyo cayda ah ee u qabiilooyinka ku aflagaadeeyey 3- Qaxii uu u geystey dadka uu dhex-degey ee gobolka immika la yidha Sool , dadkaas oo habqankoodu u soo qaxay jahada galbeed ilaa Burco iyo Hargeisa . Sidaa darteed dadkuna waa nacay oo waa iska difaacay dawladdii Ingriisna waa eryatey ilaa uu gaadhay miyiga fog ee Iimay oo kaneeco ku dishay , taas oo ahayd wixii uu galabsaday وبالله التوفيق
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 9 ай бұрын
Saydku tuug buu ahaa qabil kasta somali ah oo marti galya awaa layn jirey markaa diinta u fasxey no sheeg abwaanku sheeg
@mahamedtiibo3167
@mahamedtiibo3167 9 ай бұрын
Ina godanihii shabaabka iyo sayidkii anigu isku key mid laba dhagar qabe oo diinta ka been shegay ayan u arkaa
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН