TOOGO | MAXAMED YUUSUF | MAANDEEQ | BIDDE | ILBIR | LYRICS

  Рет қаралды 37,035

Qaraamyahan

Qaraamyahan

11 ай бұрын

Mahad-naq gooniya: Idiris Aw-Ismaaciil (Hardi).

Пікірлер: 39
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 ай бұрын
Aniga shaqo ka soo baxay ina sugaayo jaad garaawo ah oo guriga ii yaalo iyo hees ann mudo raadinaayo oo wada kulmay yaa allah intii dhimatay alle haunaxariisto amin amin amin maandeeq iyo maxamad yuusuf aun codkoodu
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 8 ай бұрын
Eeshcalaa waa markii iigu horaysay maxamed iyo maandeeq oo heesihii ala aamin ma shiisho wada qaadaaya
@gureymohamed679
@gureymohamed679 7 ай бұрын
TOOGO waa heesaha aan laga xiiso goynin. Maxamed yuusuf iyo Maandeeqna runtii si wacan bay iskula hayaan AHUN.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Allaah afkiin mago o maandeeq waxay kamid tahay dhawr ka hablood een codkooda kunnasto oo kala ah mandeeq magool sado ali .xaga raga tubeec gacanlow maxamed mooge allow idiin naxariiso.
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 6 ай бұрын
Maxamed saleebaan iyo maandeeq riwaayada alle aamin ma iisho cadan oo jaaliyad wayni joogtay ayey ka dhigeen. Dalka gudihiisana waxa ka dhigaayey maxamed yuusuf iyo baxsan . Aun
@user-tf1ze2nt9x
@user-tf1ze2nt9x 6 ай бұрын
Eesh calaa faadumo iyo rabi naxariisto marxuumka maxamad yuusuf
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 11 ай бұрын
Wow fooridii raw AHUN maxamed yuusuf. mandeeqna cimri dheer iyo caafimaad
@qaraamyahan
@qaraamyahan 11 ай бұрын
Aamiin.
@araleabdi56
@araleabdi56 9 ай бұрын
Flute is a musical instrument not foori
@bareomar4050
@bareomar4050 11 ай бұрын
Haku taamil xumaato ma ahan Ee waa haku taamin xumaato
@qaraamyahan
@qaraamyahan 11 ай бұрын
Mahadsanid walaalo. Waxii qaldan waa in la saxo. Dedaal naguma yara balse haddana qalad la waayi maayo.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
​@@qaraamyahan xushmaad baad mudantahay bro
@ohsaragfii137
@ohsaragfii137 13 күн бұрын
sax
@user-rl9tp7qo7g
@user-rl9tp7qo7g 8 ай бұрын
Waa.riwaayadii.alle.aamin.ma.iisho.markaa.saynab.x.baxsan.ayaala.qaadaysay.m.yuusuf
@erew6420
@erew6420 10 ай бұрын
waa heesaha aan marna duugoobi waayo waayo
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 11 ай бұрын
Waayo waayo ❤️
@alisaid2008
@alisaid2008 9 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii m.cige ilbir codka m.yuusuf iyo maandeeq
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
17 ilaa 25 Daqiiqo kabanka sii daran baa logaa yeedhiyeey woow
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Fooridha wax kale,,😱
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
In la iitalin waayo maandeeq Iyo maxamed yuusuf ax hees beey kubanaantahey
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 4 ай бұрын
By Alcantara waan kuhu racer.
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 3 ай бұрын
Waxa.ku.horeeyey.maxamad.saleebaan
@hassanomer2863
@hassanomer2863 11 ай бұрын
Vivoooo walaalaha hargeisa
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 11 ай бұрын
Mahadsanid, Qaraamyahan. Toogo waa hees cajiib ah oo weligeed liici doonin.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Thanks brother
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Too good sigaar ah ayeeyba xasuus iigu they
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 3 ай бұрын
Waxaan.galay.ruwaayada.alla.aamin.mardanbe.1977.tiyaatarka.hargeeysa.wakhti.waayo.waayihii.wacnaa
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Made in somaliland ❤❤❤❤
@abdulkadirjama5629
@abdulkadirjama5629 3 ай бұрын
Ninkaan iyo Tubeec waxaa fa seexsan fannaankaan, laakiin waxaa cod macaan oo xarakaysan ku laraya Tubeec
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Qaraamyahayn Barakoow Walal horay usoco
@qaraamyahan
@qaraamyahan 11 ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Okay go for what.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
​@@qaraamyahanthanks .
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Dhec Alcantara hore usoco.
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 6 ай бұрын
Heestan tubeecna waa la qaaday mandeeq markaa isaga iyo maxamed cabdi iyama ku horeyay heestan?
@qaraamyahan
@qaraamyahan 6 ай бұрын
Maxamed Yuusuf baa ku horreeyay wll.
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 11 ай бұрын
Armuu yahay Xuseen Bajuuni Qofkaas
@qaraamyahan
@qaraamyahan 11 ай бұрын
Waynu soo hubsan doonaa walaal.
@MuxumedCabdi-ik4lt
@MuxumedCabdi-ik4lt 4 ай бұрын
ciro
maxamed yuusuf cabdi iyo hibo maxamed hibo nuura heesti
11:53
Wacana Media 24
Рет қаралды 104 М.
MAANDEEQ IYO GUJIS | HEESTA LAAFYAHA LUL LADANOOW  |QAACISHOW
9:09
BALIGUBADLE TV
Рет қаралды 23 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
MAXAMAD S TUBEEC IYO MAANDEEQ HEESTA TOOGGA
8:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 90 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maandeeq oo 10sano kadib wacdaro ka dhigtay London
41:46
Curubo Films HD
Рет қаралды 61 М.
aamina feyr
7:07
Cawayska
Рет қаралды 41 М.
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,4 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Faadumo Cabdullahi Maandeeq - Sidaad ii gashaa wali lyrics
11:45
Heesta Toogo Maxamed  Yuusuf Cabdi iyo Saynab Baxsan /Orignal
6:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 21 М.