Toos: Beesha Saleebaan oo gabar siiye Shiiqaal kana digay Toogashada Sayid Cali..

  Рет қаралды 64,879

Daauus Media

Daauus Media

27 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 419
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 25 күн бұрын
Sayid cali waa latooganaa ee wax kale ma heeysaan gabar buu gubay buuqa naga yareeya
@ahmedwardheere2366
@ahmedwardheere2366 25 күн бұрын
Beena Loow
@ahmedwardheere2366
@ahmedwardheere2366 25 күн бұрын
Maxalt sameekart
@luuladan9882
@luuladan9882 25 күн бұрын
KKK gabadha shiiqaal ma la gubaa tan saleebaana ma loo aroosaa
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 25 күн бұрын
@@ahmedwardheere2366 hadaa toogan gacan ku dhiigle sayid cali wiil abgaal ma ihi oo walaahi hg waxaa sameey kartaan aan aragno falaq falaq diina wee badatay nacalaa idinku taal
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 25 күн бұрын
@@ahmedwardheere2366 waa arki doontaa tiirka markaa ku xer xero waxaa kuu furan inaa ooysaan hada oohinta sii keedsada
@Mudaneey
@Mudaneey 25 күн бұрын
Habar gidir habaaranaa intey habrooshinka u wataan kkkkkkk Waa maqlijiray Gabar Quraan ruug ah 114 dhamaysay baad naga disheen Gabar qori wadata miyaa nasiinee
@casalasal6466
@casalasal6466 25 күн бұрын
MUKULAAL MADOW GABADHODA MOORYANTA XAARAANTA LAGU KORIYEY DADQALATADA AH YEY KU SIRAAYAAN
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 25 күн бұрын
Hhhhhh ma ila aragtay maxamed siyad bare ayaa ceelasha kubii c jiray😂😂 waxbuu naga hayay
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 25 күн бұрын
Mooryaan marabno hhh
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 25 күн бұрын
ANIGOO U JEEDO GABAR DHAL CULIMO ( SHIIQAAL) MIYAAN QAADANAA MID DOOFAAR AH ACUUDU BILLAAH MINA SHEYDAANI RAJIIM.
@Bintihaji432
@Bintihaji432 25 күн бұрын
Anagaba wan dhameenay oo quranka 3mar dhamen tafsiir iyo xafid qoriga na wa wadana
@abdirisagabdigder7300
@abdirisagabdigder7300 25 күн бұрын
hadlkiina marka hore saxa oo qodob kahadla. gabar ayaan idin siina iyo. waan dagaalameyna oo hanjabaad ah meel islama gasho caafimaad majiraaa
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 25 күн бұрын
Naagtaan saas qoriga urideyso yaa isku aaminaaya?
@jdjsjdjdj2244
@jdjsjdjdj2244 24 күн бұрын
Kkk naftaada ubaqdey miyaa gabdhaha HG qoriga yaraanta lugu baraa
@AshaaweysAsha
@AshaaweysAsha 25 күн бұрын
Dilaa waa ladilaa ee ha isdaalinina
@somaligirl8743
@somaligirl8743 25 күн бұрын
Mooryaan dhiigyacab yahano waa qabiil dhan mooryaan ilahay masiibo idinku rid oo umada idiinka soo dhex saar gun dhiigyacab ah oo umad xasuuqday ilahay inkaar idinku rid
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 25 күн бұрын
Walashey ayaa caawe saas cml u habartay
@casalasal6466
@casalasal6466 25 күн бұрын
MUKULAAL MADOW CAQLIGII MUKULAASHA AYEY MEESHA KU HAYAAN NACALAD IDINKU DHACDAY DOQONSANAA NAAG MOORYAN AH OO XAARAAN CUN AH OO QORI WADATA YEY KU SIRAAYAN OO ISKU AAMINAAYO DADQALATADA ODEYGAAN SAWIRKA AH OO DIINLAWAHA AH MAASHA ALLAAH NIN LEH MAA ALKOLISTE AH WAAD DHAARANEYSAAN SAMIRNA WAAD LEEDAHAY CIDAAD KA XOOG BADAN TIHIIN WAAN ARKEYNAA MUJRIMKA WAA LA DILAYAA
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 25 күн бұрын
Waxaan rabaa su,aal umada soomaaliyeed inaan wayediiyo reerkaan Habar gidir layiraado masaan bey ahaan jireen wallaahi Laangaab gun ah weeye cida mawaan halnin ii caqli iyo waxgarad ah kujiran bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi Alxamdullillaah Rabigii aan wax soomaalinimo ahayen iigu darin
@abdirisagabdigder7300
@abdirisagabdigder7300 25 күн бұрын
mujrimiin isisoo baheeysatay kaalaya muqdisho imaada car ee sidaas u hadla wajiyadiina waa la arkaa ee meel day dayda
@asiabillow2996
@asiabillow2996 24 күн бұрын
Dad diin leh iska digayaaan aduun iyo aakhiro Allah cadaaabo hg
@Adbi6789-oc6oe
@Adbi6789-oc6oe 25 күн бұрын
Gabadhii la bixinayey ayaaba qori sidaya
@AshaaweysAsha
@AshaaweysAsha 25 күн бұрын
Yaab meshii kuyabaa fadhiyan cidan alle ma yaqanan
@HassanOsman144
@HassanOsman144 25 күн бұрын
saaxib walaashaada waa cabsi cabsi 😂😂😂😂😂
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 25 күн бұрын
😮😮😮😮
@husseingudcad4563
@husseingudcad4563 25 күн бұрын
hhhhh
@fadumafarey
@fadumafarey 25 күн бұрын
Ka sheekee
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 25 күн бұрын
War xaqa ilaah haidin fahan siiyo oo ninki ruux dili diinta ayaa qabto in labasaaso iska dhaafa waxuush nimada
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 25 күн бұрын
Waa mooryaan yaa raba naag qori wadata qofka guursanay ma habar yahay adeer adigo cimrigaan jooga hada qori qaatay afiga dhib qaba ma ku quusan weyday 1991 waxii ka dhacay dalka soomaaliya
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 25 күн бұрын
Tuugaatihiin
@diishitaar9235
@diishitaar9235 25 күн бұрын
Qof an wax dillin diyo mallaga baxshaa ?
@deeqajama6313
@deeqajama6313 25 күн бұрын
Mujrimiin yahay aan xishoonayn umada ka fariista nacalad baa ku taal beentiina iyo dulmiga kala fariista wuxuush yahay aan diinta laheen
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 25 күн бұрын
adigu miyaadan dhimanayin subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@diishitaar9235
@diishitaar9235 25 күн бұрын
Naagahaan iyo all guruubkaan al shabaab aye udhaqan eg yihiin ileyn ceeb looma dhinto
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 25 күн бұрын
Subxaana LLaah war Quraanka iyo Diinta haku cayaarin allah kabaq Mooryaan yahow from Somaliland
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 25 күн бұрын
Adiga Goojacade dharbaaxadii iyo jabkii kaa soo gaaray uun ka soo kabso arintaan adiga kuuma taalo Soomaali dhaxdiisa Oromo Lafti nagaa loogama baahno
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw 25 күн бұрын
Kula haa wawaasoo bilxaqqi watawaasoo bisqabri caamisanaa Oo talaxumaa intee uwadaan hablaha iyo caruurta oo marista ah
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 25 күн бұрын
Taas anaga hanoo sheegin ee allah hortiisa ka sheeg
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 25 күн бұрын
Sheekh abdul Aziz ladheera waaye ama oya ama iskadaaya shariga baadiidantihin .siid cali cadalad buuhelay .
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 25 күн бұрын
Hada meesha ay joogaan dadkan nidaam ayaa ka jir waan shicib waan hubaysan yahiin aaway qoor qoor waa qabiil hubaysan ninmankood iyo naaghood
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 25 күн бұрын
ALLAAH . QURAANKA BEEN HA KA SHEEGIN . Bal aan aragno meesha aad LAANDHEERA NIMO KU GAARTAAN. HADII ILLAAHAY AGTIISA LAAN DHEERA NIMO KA SHAQAYSO WAAD GUULAYSANAYSAAN. HADAAD BAADHIL KU SOCOTAANA HADE NIN KASTA OO XOOG SHEEGTA ALLAAH AYAA KA XOOG BADAN [[[((( ILLAAHO ADAA XAQ LA JIRE AH XAQANA U HIILIN DOONA ))))]]]. SHACAB KA SOOMAALIYEEDNA TAAS AYUU KU KALSOON YAHAY. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 .
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 25 күн бұрын
Waa qabiil wada mooryaan ah. Iyagaba u baahan in la dhaqan celiyo
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 25 күн бұрын
war wax aad tili kartaan maleh ee ilaah ayaa dile ee bootada dhaafa Sheekhaalne kkama xoog badnadiin ee do what ever you can do 😊
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 25 күн бұрын
Gabadhiina waaye hubka intee naagaha ugu dhiibeysaa subxanallaah war illaah ka cabso cid aan hub qabin lahee waa la is baranaa wadanka waa isla joognaa saleebanoow. Mudugne waa la isla dagnaa meel walbo waa isla joognaa ha biloowato insha allaah
@umradwan4080
@umradwan4080 25 күн бұрын
waad edbdarntihiin shiiqaal afkiina uraayo hakutaawanina mooryaanyohow shiiqaal waadadnasbah culmah diinta kudhashteen mahan mooryaan adookale
@Mudaneey
@Mudaneey 25 күн бұрын
Shabaabkiini baa soo dhiibay oo yiri waa ku dilaynaa u tag in ay diyo kaa qaataan ayaa macquul ah
@stepone1693
@stepone1693 24 күн бұрын
Soomaliya inay dhow dahay baan moodayay waleee meeel dhow ma soo jirto 😁😁. Rajo malaha wlhi bas weeye
@AshaJamac
@AshaJamac 25 күн бұрын
Lkiiin hadalka waala qurxiyaa wasmo dabada xishoood
@naima5863
@naima5863 25 күн бұрын
Markii hore maxaad u samey weyseen alle ka cabso isku xishooda jidka hadalkaa idinka qaldoomey subxaana laah
@diishitaar9235
@diishitaar9235 25 күн бұрын
Kuligood waa ahlu naar
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 25 күн бұрын
War allaha kabaq
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 24 күн бұрын
Habrahan washay ceshada o iskuxishoda cabaadka DAYA guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 25 күн бұрын
Habraha naasaha haragaa leh Meeshaa naga hor leexiya ninkaas daalimkaa wow idindaayeeee
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 25 күн бұрын
War gabar lasiiyey dhibato iyo qalbiga uma daweynaye idinka xadiiska waan sheegeysan hadana kuma dhaqmayaan Habargidir wadanka wuxuu kadagi layahay waa ayaga Habargidir ayaga ma ku dhaaran karaan in wiilkooda in uusan gabadhaas dilin war cidaan.haladhaho idinka kudhaarta in wiilkiina wax dilin
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 25 күн бұрын
Waad ceebowdeen ilaahay Ka baqa umada soomaaliyeedna Ka xishooda dumarkiinana akhlaaqda bara Sidan dhaqan islam ma aha
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 24 күн бұрын
Wlle sayid caliyow dadkaan aakhiro waxba kuu qaban maayaayaan ee dhiiga iska mayr subxanalaah
@Qaabtur
@Qaabtur 25 күн бұрын
Ader walasha wey folxuntahay folxumadana waxa udheer cabsi cabsi marabno waanalo dilaa siid cali
@ahmedroble219
@ahmedroble219 25 күн бұрын
Gabar qorey sidata yaa guursan kara Dadka waa kala dhaqan
@yaraani2526
@yaraani2526 25 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@AdoonAdoon-ei3dd
@AdoonAdoon-ei3dd 25 күн бұрын
Mooryaan isutagtay,allahna aqoon War umada kaxisjooda ,allahna kabaqa Reer caruuralaaye Dhagarqabaha waaladilayaa Isba nafbuudilay
@user-kp1cb3zj6v
@user-kp1cb3zj6v 25 күн бұрын
Reer tolkey hg wan ogahay in lasiyaasadeyay arinka walalkeyn sayid wana mida hg kadhiidhisay balse walalaheyow sayid Cali dabkii uu shiday ayee kugubatay Kuna baxday sidaasi darteed tolkeyow Alle aan kabaqno qasaasta sayid Cali naftiisa ayee maslaxa u tahay Allana aan kabaqno kuwa siyasadeyana waa kuwo xanuusan cuqdad reerkani qabo Rabi in uu caafiyo moyee marna raali kama noqonayan
@seed3966
@seed3966 25 күн бұрын
الله اكبر. الله اكبر الله اكبر
@salmaanyarrepro3924
@salmaanyarrepro3924 25 күн бұрын
War waxu cawaaan sanaa oo hadane caqli xumaaa ileeen waaa isma dhaanto iyo dhasheeed hg … kaaale marka leedihiin sharacade u keene meesha cilaan in loo marsho kadibne mid loo guuriyo miyaa maxkamada ka sugeesaan Wlh Waa yaab….. lkn mid Ogade Arintaan Somali ween oo dhan ayaa ka marqatiye gacan ku dhiiglahane tiirka ayaa la geenaya waa sidii cadalada sheegte bal kaalaya ka hor istaage hadii aad wax isku heesaan maatayahee cawaanta 😅😂 war wuxu xishoodka iyo damiirka intoo ka aade nacalada oohinta uf😅
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 25 күн бұрын
Waad edeb daren tihiin jahilnimada hadadada joojiya siid cali hadii abihi luul alaha u naxariiste uu diido cafin diyo Waa loo togan ilahey ka cabsada qabyalada dhaqan xumo da joojiya from hgidir
@Faaadhi114
@Faaadhi114 25 күн бұрын
Cidiii cid dishaaa isganaa waa la dili uun cidii ka hortimaada meelahaas ha ka qayliso sbbto ah ayuba bilaa micnuu u dhawaaqaa dhawaaqiisuna wxba ma badalo
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 25 күн бұрын
Anagaa wax aragnay yaab badana ninkii aduun joogow maxaa aragti kuu laaban anigu waxaan layaabanaha reerkan balse waxay ku danbeeso bal aan aragno Maxkamadu sootay tiri marqaati wax kumaana xukmin ee qiraal iyo qareeno baa ku xukunay 10,000 qof hadaa dishaan ayagana intii dishay waa la xukumaa taasna marqaati badan lama doonayo vediogaan baa daliila
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 25 күн бұрын
Alla illaahow kuwan dhulka la goooooy
@416citypolitics9
@416citypolitics9 23 күн бұрын
Subhanallah violence is never the solution. Request a meeting between people and come to a solution. Don’t embarrass us wllyl
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 23 күн бұрын
👍🏻 TIIRKA HALA GEEYO
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 24 күн бұрын
Isma geyno mooryaantaan allow ha noo guurin bal daf ka noocaan ah ilmaha ay dhalaan ka warama Shiikhaal iyo HG walaalo mahan Isky dhaqan mahan is ku aqli maha Anaga iyo idinka alla noo dhaxeeyo
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 25 күн бұрын
JAHILNIMO DHIIBKIISA BADAN
@fadumafarey
@fadumafarey 25 күн бұрын
Alle dila dhinto ee walahi billah waa mida aad ku rabi lavenden rabi dulmi iyo kibir waa xarimay xaqa waa xaq waana guuleysana xaqa mar walbo waa la dila waxad heysan soo daya
@mohamedxamari6908
@mohamedxamari6908 25 күн бұрын
Yaahuu dadkani okale aya somaliya kadagi la' adahay
@HassanOsman144
@HassanOsman144 25 күн бұрын
kuwaan waxaay u egyihiin Al shabaab.
@MunaHirsi-nr7mb
@MunaHirsi-nr7mb 24 күн бұрын
Subhanallah hg wey cebeyen dadkan ani hg ahay Allahmdulilah Wlhi dulmigan rali kama ahee ilaheyo qabiil naga madobe 😢
@wabcoeastleigh9347
@wabcoeastleigh9347 25 күн бұрын
Caqli xumo aan biyo is marin Hadiba Xukun maxkamadeed uu dhacay waa in aad uu hogansantaan. Ma waxaad halkan u tagantihiin daboolista Xaqa gabar idinka oo kale ah.
@user-vb1kv7xn6i
@user-vb1kv7xn6i 25 күн бұрын
Adiguna nabad ku noolaan maysid taa ogow ninkaad kaga xiniin9 badan thy
@aliyamohamed1112
@aliyamohamed1112 25 күн бұрын
Dadkan waxey ka xuun yahin in willkoda gabar loo dilo ati gabadhaan qata dila ama gubo hadaa rabteen illah ba dhahaay qofki qof dila wil ama gabar wa in la dilaa dinta haku gabanine habar gidiraay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
WAR KAN HADDII LASIIDAAYO XITAA ADDUUNKA KUMA NOOLAANKARO , MAXAAYEELAY QOFKASTA OO SOOMAALI AH OO KASOO HOR BAXA LACNAD AYUU KU TUURAYAA MARKAASUU MURUGO UDHIMANAYAA , TOOGASHADA AYAA LOOQAATAA
@abdulkadirmaalim875
@abdulkadirmaalim875 25 күн бұрын
Tanoo kale waa cay iyo ijaafo shiiqaal loo geeysa naayo cida ma xishooto miyaa ma saanaa aduunyo dad lalagula joogi doonaa waa yaab
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 25 күн бұрын
ilaahay ayaa so qabtay
@FreemanV99
@FreemanV99 25 күн бұрын
Maxaa qaldan? Subxana'Allah. Waxani waxa hore loo arkay maaha.
@user-vl8nj1on7r
@user-vl8nj1on7r 25 күн бұрын
Sayd cali waa dabiile dhiiyacab ah allaha kabaqa bari ayay idinku imaan kartaye
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 25 күн бұрын
Taarug salaad tuug ah yaad u hajabaysaa nacalaaa afkaaga uraayo kutaaalo ee ka leexo diinta io magaca nnn mohamed scw ❤ tuug tuugiisaa
@Bintihaji432
@Bintihaji432 25 күн бұрын
Umada yan la isku dirin somali alla umaqan from saleban
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 25 күн бұрын
Waxkaaraba gabar tuugaa majirtaa
@user-zu5xy2uq6t
@user-zu5xy2uq6t 25 күн бұрын
Tafsiir qaldan
@nggengd736
@nggengd736 25 күн бұрын
Naagahaan waa munaafaqiin Oo aan illaah aqoon naa naga Fariista illah ha idin gubo
@dali8587
@dali8587 24 күн бұрын
Laa xawla wala quwata illaa billaah. Somalia ma dhowa wallee. Waa dad korka ka islaama hoostana gaalo ka ah. Dulmi ayeey isku raaceen dadkaan. Ta kale naagtu leeyahay waan baxshay, sowta qoriga wadata oo dhaaraneysa, ma taas ayaa sheekhaal naag unoqon karta. Waaba mooryaane yaa mooryaan aroosi kara.
@NasirMo-fh3ff
@NasirMo-fh3ff 25 күн бұрын
Kuwan hanjabaad iyo dulmi iyo faan ayey wadaan ilaahay ha idin hanuuniyo
@hassanabcone9708
@hassanabcone9708 25 күн бұрын
Hawargidir diin malaha miyaaa haaaa diin hadey leeyihiin dadka madheceen
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 25 күн бұрын
Adiga indhaha miyaad la. dahsy mise dhagaha maxaa Habargidir oo dhan meesha u keeni reer Xaaji Saleemaal iuo Sheeqaal aa is haaya oo wax iska guursaday dhibna dhex maray
@henamohamed9823
@henamohamed9823 24 күн бұрын
​@@sucdisiad3316 Abaayo qabiil iyo reer makhuseeso, waxay khusaysaa Marxuumada Luul Allaah unaxariisto waalidkeed iyo Sayid ama ninkeeda iyo Maxkamada qaranka only.??? System ayaa looraacaa waxwalba...hadiikale waxay noqonee duurduur ama forest oo bahal dadka noqdaan!
@henamohamed9823
@henamohamed9823 24 күн бұрын
@hassan Walaalow adiga nah umada dhan ha'iskuqaadin waa danbi weyn! Qofka wax dila ama dhaca asagay utaal musiibada uu sameeyo reerkiisa maxaa reerkiisa saaray dulmigiisa?? Dulmiga waa cadaab.
@user-fp2gj5qh5r
@user-fp2gj5qh5r 25 күн бұрын
Gabar kaliya looma baahna cid gebigoodba alshabab ah oo xaqa diidan 500,000 $ oo dollar iyo gabar aan guur gelin weli 18jir ah hala keeno
@seed3966
@seed3966 25 күн бұрын
Yaaa fitnada toosinaya 🫵🫵🫵🫵🫵
@amirahamud3478
@amirahamud3478 25 күн бұрын
Manta waa xoog badantahay lakiin biri dulmi adigoo gashay Alle hortiisa hategin
@CaliXaaji-rd6dg
@CaliXaaji-rd6dg 25 күн бұрын
Hanjabad wxmatarto waladogan mahewalatogan dadkalenjirteen xagelaguaasijiray
@fadumafarey
@fadumafarey 25 күн бұрын
Waxaan aan is aqli dhaamin maxeey ahayeen
@momnasrojamac6285
@momnasrojamac6285 25 күн бұрын
Kadaab alle kacabso qof weeyn ayaa tahay work ayaad ku faaneeysaan xaqa iska ilaaliya gabadhaas asgaa gubay wuuna wirtay alle ka cabsada
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 25 күн бұрын
War Saleban dad yable ayad tihin nin nagtisa ubay aad mudaharadeysin war Ilaey ka cabsada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 25 күн бұрын
Qabiilkii ma halkaasuu inala marayaa Subxaan
@qamardagan8175
@qamardagan8175 25 күн бұрын
Yaa gubay gabadha yaa shiday dabka ay ku gubatey yaa guriga kula noolaa oon isaga ahayn
@saxarla8948
@saxarla8948 22 күн бұрын
Gabadh walaalkeed dad nool gubaayo hooyadeedna qori wadato ma rabno wiil aad gubtaan a ma hayno
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 25 күн бұрын
Habar gidir doqonimada iyo jaahilnimada bal dhageesta
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 25 күн бұрын
Qori ayey wadataa subxaannallaah
@hodaismail-zw6kg
@hodaismail-zw6kg 23 күн бұрын
Kitaabkii ILLAHAY uun baa laidinku xukumay lkn ummad ILLAHAY yaqaana matihin hadii ahaan lahyn somaliya nabad noqon lahayn
@Abokaramin
@Abokaramin 25 күн бұрын
Shiiqal marabaan naago dad jarjarayo dhiiya cab ah waa dad mushayiqiinah oo diin ku dhaqma ilaah ka baqa naagahoodana asturan ayeey heestaan shiqal uba banna warabo dadoow
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 25 күн бұрын
Habar gidar odhan maayo Waayo waxaa ku jira dad fiican waar kuwan xun xun ee mooryaanta ah wax u sheega Caadifada iska daaya ‎قوله: {وَلَكُمْ فِي ٱلْقِصَاصِ حَيَوٰةٌ } أي: لكم في هذا الحكم الذي شرعه الله لكم حياة؛ لأن الرجل إذا علم أنه يقتل قصاصاً إذا قتل آخر كَفَّ عن القتل، وانزجر عن التسرع إليه، والوقوع فيه، فيكون ذلك بمنزلة الحياة للنفوس ‎الإنسانية،
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 25 күн бұрын
لا حولا ولا قوة الا بالله العلي العظيم War illahey ka cabsada isaga afkisa ku sheegay war alle ka cabsada muxu la cararey لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمين
@abdifatahabdifatah9812
@abdifatahabdifatah9812 25 күн бұрын
war kuwani waa shabbat waa kooxdii cali. Dheere ee dsdka qalanjiray
@qamardagan8175
@qamardagan8175 25 күн бұрын
Saleebaanow waa waalateen ee ninkii gabadhiisa la gubay ay dhacdhacday oo sakaraadku dhibay hadaad saas leedihiin waa aduunyo maanta xooga lagu faanaa allaah ayuu gacantiisa ku jiraa
@zamzamzaleban998
@zamzamzaleban998 25 күн бұрын
Dadkan caqligii xaguu kaqabtay waxan ay ku hadlayaan iyo ficiladan ay samaynayaan isma laha
@user-nm8pr8vy7f
@user-nm8pr8vy7f 25 күн бұрын
Moryaan raag iyo dumaar sayid cali wala qisasi sida sharcika
@halimaabdullahi980
@halimaabdullahi980 25 күн бұрын
Waa ladilayaa ee maxad kabedikadhan waxad ledihin waxan ku dhaq maynaa sharecad waana kaso hor jedaan war waxad kabadi weydaan sameya yad ka aba wen tihin boqol qofbaa dhaaraneysa kulahaa war waligiinba mad wada dharatan waa la dilayaa daalimin yahay
@MaxanednuurSanbuur
@MaxanednuurSanbuur 11 күн бұрын
Raalikamanihintoogashaawaana aarsandoonaataas anahalabedelo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ayan-ru2zp
@Ayan-ru2zp 25 күн бұрын
Adeer waxaa doomtaan sameeya bal cidaa ka Awood badan tihiin aan Aragno wlhi sheekaa heesaan sharcina mataqaaniin Allena mataqaaniin diina werkeeda daa
@faaraxcismaan6339
@faaraxcismaan6339 25 күн бұрын
Waxa kaga daran jees jeeska xaaraan quta yaasha ku bahaloobay dhiig muslim ma xishoodayaasha laan gaabku waa kuwan
@user-xb3lz4gu1e
@user-xb3lz4gu1e 25 күн бұрын
iLaahy madtaqanaa wxhadad garnysan craadaniga garirte ncala inka iyowixini maqlba🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😭😭😭😭😭😭😭
@user-tb7nx7gy1b
@user-tb7nx7gy1b 25 күн бұрын
Shiiqaal gabdho diin barty ayeey heystaaan
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 24 күн бұрын
Gun kibirtay iyo gob caroitay m8dna maaro looma helo ayey soomalidu ku maahmaahdaa bal dafkaan intay gabar muslim ah oo walaashood ah oo ay waliba qabeen gubay oo hadana hanjabaad sii wada maxaa lagu tilmaami karaa dadkaan waa in xabsi lagu aruuriyo
@N.abdiahmed
@N.abdiahmed 25 күн бұрын
Ninka dhagihiisa iyo afkiisa isma maqlayaan subxaanallaah. Ilaahay kabaqa tan ookale lama arag. Sharcigu waa kan ilaahay. Waxaan taageersanaha xukunka maxkamada wixiidana halaxumo ayagan
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 18 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 775 М.
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
WIILKII WABIGU QAADAY JARMALKA || XOGTII U DANBAYSAY.
8:26
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 2,4 М.
Which one is the best? #katebrush #shorts
00:12
Kate Brush
Рет қаралды 18 МЛН