Ilaahay Gurigaad ku jirtaan ee Ummad lagu khiyaamayo uma shaqaysaan dad soo daalay oo kumayaal dad ah ku waayay dagaaladii shaydaanadanina ka soo bexeen Yaa Allaah Baarlamaanka beenaalayaalka ah Guriga ku dumi oo Ilaahay dhaafi ummada Aamiin.
@nasiromar78173 сағат бұрын
Aqalkaan baarlamaanku hagaagi maayo ilaa laga saaro meeshaan, Xildhibaanada qaska iyo wareerka io buuqa io jaha'wareerka io niceebka somaalinimo ee ku jirto ee ka soojeeda gobolada waqooyi, Dadgaas halaga saaro meeshaan, Oo xujo hala duldhigo oo ah inay goboladii waqooyi sooceshaan ama aqli hagu sooceshaan ama xoog ama-meesha isaga baxa halagu-dhaho. Oo mooshin halaga geeno sidda ugu dhaqsa badan Wblhi Towfiiq
@abdikadirhaji6852Сағат бұрын
@nasiromar Sxb Dadka Reer Waqooyi Xumaan ay wadaan laguma haayo iyagaaba Dhiban oo waqooyi aadi karin ee Dhibka waxa wado oo in laga qabto ku haboon Gud Aadan Madoobe iyo MD Hassan Sheikh labadaa Ruux ayaa God Madow Ku Riday Dalkii somaliyed