Allow ni xifdi wllhi gabdho alle yaqana tihin alle hau naxristo wilasha somaliyed e dhintay gob gob dhashay o alle jecel
@2Mohamed-e3tАй бұрын
Wa kuba damiirka iyo aqlaaqda ka Dhisan ❤
@shukrizakaria9160Ай бұрын
Ilaahow somali kala qabooji meel walbay joogaan aamiin
@GiZaNi-ts5ddАй бұрын
ManshAllah Allah haidin barakeyo hoyoyinka somaliyeed❤
@caseerdiiriye8519Ай бұрын
Mashallah allaha idin barakeyo Waa dumar wanagsan runtii
@shukri114mohammed2Ай бұрын
(RABBI) hakala qaboojiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
@ubahjimale8666Ай бұрын
Masha Allah Allah barakeeyo Dumarka Somaliyeed runtii way ku daaleen Colaadaha maalin kaste lagu gumaadayo wiilshoodii ayku soo tiir iyo tacab beeleen😭😭😭
@kaaliyare22Ай бұрын
Allaha idin barakeeyo dad diin leh ayaan tihiin allaha idin xafido insha allah
@adamjumale4871Ай бұрын
Guriceel women 🎉🎉💙🎉🎉
@ahmedibrahim3070Ай бұрын
MASHALAAH HAWEENKA GURICEEL ALLA HA IDIN XAFIDO ADUUUUN IYO AAQIRABA
@Yasin-s8iАй бұрын
WALLAAHI, BILLAAHI in aan Nabad helimayn, inta aad shareecada ilaahay la dirirsan tihiin.
@bisharo8936Ай бұрын
Jezakallahu kheir...weer cad xirta nabada waa cadaan..ilaahey ha Idin xifdiyo
War ilaah ka cabso mwne dalxoreeye isma dirin ee sheeydaan baa isku diray adiguna mwne dalxoreeye waxaad ku mucaarad san tahay qayaalad maalin tii nin cidaada mwne noqdo gar &gardaro waa tageesan tay maalintii cid kale ti maadan waad caaytameeysaa wartaas waaleedin ku bartaye shaqo yeelo doowlad dalxoreeye maamulo wee dhaqaaqday ee tareen ka adoo sadulaa gadaal ka soo qabso ama waa lagu dul marinayaa😭🤣
@berdilacashe283Ай бұрын
@@boradamuqdizhaawi7613balo kudalxoreyse ..kaas maalinku yimid bu cadaab kubilowde somaali ..wa imtixaani rabaani ah o umadan loosodirey ..war wax qabyaalad lugu diidayo majire aamu sheikh shariif xita manta hadu joogi hassan ali kheire sidan ma ahaaten ..waxaan dal iyo dad maamuli karin ba dalki loodhibey ..ciidanki bu burburiye siyaasad fadhido majirto ....colaado ahli ah bu bilaabey marku qabaailadi iskuhubeeye macawisley inti ladhahay ..war kan ilahay umada hakaqabto koley wa cadaab laismarinaye
@mohamudabdulahi2517Ай бұрын
@sultanlife waa xanunsan tahay ilaah haku cafiyo
@peaceprosperity3951Ай бұрын
😂 qofki sharaf leh ayaa loo hadlaa oo la difaaca. Qofki Xassan Dal duleeeye, Xassan iimaanlaawe, qabuuro qote qofki u hadlaa 2 waa mid nin sandareero ku qabo iyo nin xanuunka qabyaaaladu indhaha tirtey oo waxba u jeedin. Dal dhan baa looga tegey muxuu hayaa maanta? Nin Maalin kasta dayaarad saaranyahay waxba ogeyn.
@sultanlife5385Ай бұрын
@ waa runta xasan xaraash qaran
@farduusmohmud975Ай бұрын
Ilaahy haydin karaameyo
@cabdinuuromar5088Ай бұрын
Gabdhahani waxey ka hadheen dadkii soomaaliyeed ee fiicnaa qalbiga wanaagsanaa guuleysta wll
Mansha allah waxa tihiin hooyoyin sharaf leh ale ayaa ajer inaga siinaya nabada aad soo gudbiseen
@abdirashidismail6631Ай бұрын
Sharaf korkiina ha ahaato, gabdhood soomaaliyeed oo xalaala. Guuleysta.
@sacdiyoxaaji1271Ай бұрын
Alxam dulillah hadiiba ay soo bexeen dumar ka xun isleeyn ta walaalaha aanu duceeyno walaalaha heena is leeynaya masha allah waa muqaal lagu far xo kan balse kuwa dagaal ka sii huri naya waa cadaw dab can iya gaa dlay will shaas mexeey ugu far xayaan in ku wo kale la dilo wiilasha dad koo da in eey qiiroodan xaq beey uleeyi hin allow u qalbi qabooji aamiin sabra allaha u naxariisto wiilasha qaran keey ka dhin teen ku wo kale yaan nalaga baa bi in walaalayaaloow is dayaa allow ku wadab ka shidaya ee umada is ku diraya allo soo qalbo aamiin waa fidiyow gii ugu horeeyay ee aan ka helay masha Allah waa hadal sax ah kuli soo hadla shiiq madax weeyne xildhibaan run bala idin shehee reer hur daayoow waajiifaan dalkaan dumar baa an facayee hala siiyo xilka masha allaha eeg sida eey u fikireen dab naag shido madame dheh deenee maanta hanaga harto hooyo dab ma shidee weey damisaa allow idin ka abaal mari wanaagaad soo gud bi seen gabdhoow ❤❤❤❤❤❤❤dumar ka wagob is ceshada ragoow adin kana raga kala celiya reer kalmudug waa gob gobi dhashay dumar kooda
Xaqiiqaddeey arkeen. Weey Dabar go’een oo daalleen 😂
@sacdiyajamaismail6407Ай бұрын
Ascww Ka kaca soomaaliyeed Gabdho, culumo, wax garad Dadkii dhamaa Dhalinyaradii doomaaliyeed Dhamaatay fadhiga ha lagakaco
@AlmuftaaxАй бұрын
Gob gob dhashay
@MaryamAli-z1sАй бұрын
Ilaahoow nabadnasii ooqabyaalada nagasaar
@xaawo1Ай бұрын
Ayeeyooyin hassan umada halaga qabto iyo mooryaantiisa u ku heshiisay ineey dhalinyarada laayaan lacago dolarne ku badashaan iska dhiciya hassan xukunka ka tuura
@saidosman9860Ай бұрын
Waad ku mahadsantihiin dadàalka aad muujiseen lkn xasan sheekh usheega in uu hurinta colaada joojiyo
@essamusa7060Ай бұрын
Waa yaabi intaas madaxweyne Xasan iyo dowladda gobolada ma garanwaayeen.
@Mjfarah11428 күн бұрын
Gabdhaheena somaliyeed waa inaan taageerno baaqooda Iyo rabitaankooda Iyo dhibka Mar walba ku dhacaya will hadii la dilo ayaga ayuu taabanayaa Mar waa u hooyo marna waa u xaas marna waa u walal asayduna waa u dheer tahay dhayida Iyo daweyntana ayaga ayay u taal isku soo duub dhibku Iyaga ayay ku dhacayaa dhan walba
@bashiirsugulleАй бұрын
Masha Allah gabdhi xawadle hanooladen
@fatumaali1924Ай бұрын
Hooyooyinka somaliya dad safar ah oo waayeel iyo caruur leh oo u socdo cabudwaaq ayeey ku qabsadeen hiiraan Maxey galabsadeen waxaa la heystaa 6 bilood xaq miyaa.