#TOOS

  Рет қаралды 27,275

ARDAA TV

ARDAA TV

3 жыл бұрын

TV-ga ARDAA waa ishaada wararka ugu dambeeya, ganacsiga iyo madadaalada, waxaanu ku siineynaa wararkii ugu dambeeyay iyo fiidiyowyada tooska ah ee dhamaan gobolada soomaalida iyo aduunkaba.
#ARDAA WARARKA IYO FILIMADA.

Пікірлер: 12
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj Жыл бұрын
xamarji mujaahid ma moodayn lkn waa legend Mk ah. Adeer mujaahid mahdi xaaji nuur mohamed lixle Ayaa waraysiga ku jira, ilaahay Cimriga haw dheereeyo.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 күн бұрын
Geesi
@impireminimatches3745
@impireminimatches3745 3 жыл бұрын
Ubax cusuboo noso baxay ardaatv allow dhowr
@maxameddaacad1258
@maxameddaacad1258 3 жыл бұрын
Maansha allaah adeerkay alle cimriga iyo caafimaad haku siyaadiyo
@xarbixarbi5476
@xarbixarbi5476 2 жыл бұрын
Waryaa.ilaahay.kacabsada.mujaahid.waakuma.
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 2 жыл бұрын
Xamarji bariiskii aad ka xaday masaakiinta ka sheekee mujaahid ma noolee ma adaa inaad dagaalantay sheegan karo yaa miskiin
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
Dagaalkaasi Facebook Ma lahyn waayo waxban ba la.duubi lahaa, badhya culusta ssc kkk
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 жыл бұрын
Adeer lixle sabab kasta ha u dhinto waa hawl isaga u taala laakiin wuxuu ka dhashay habaryoonis oo ah beel neceb xoriyada iyo jiritaanka jamhuuriyada somaliland markaa maanta caqabada ugu weyn ee somaliland hortaagani waa beesha habaryoonis marka ay cadowga somaliland la joogaan jilicsanaa marka ay reer somaliland dhex joogaan xaniinyo weynaa oo dhiiranaa maanta waxaa dhamaan umada xalaasha ah ee reer somaliland u taala hawl culus waana heynaa go,aankeeda waa balan hadaba Adeer lixle danihiisa ayuu u dhintay habaryoonis waxaa inoo balan ah maalinka doorashada madaxtooyada somaliland inshalaahu we go back to 1994 inshalaahu ilaahey idankii ilaahayow noo rumee adiga awooda iska leh futo dhiig leh
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
SOMALILANDER MAAHA NINKANI, WUXUU U QORAYAA ARIMAHAN ISKU DIR. KA FEEJIGNAADA. BEENAALE.
@impireminimatches3745
@impireminimatches3745 2 жыл бұрын
Somaliland wa mid lixlena wuxu inoo yahay boqorki halganka AUN iyo muj snm
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
@madadaalada malin laha ah kala soco qof walba looma jawaabo. Maaha nin Isaaqa, lalama qasto kuwaas. Walaal.
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Kuwiii futadada xoreeyeyey weyeh h.y adoo dhedig S.m ah ayaad halgan sheegaysaa adeer nooo h.j aha ayaa qiray astaantii halganka inay ahaaayeen
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 178 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 46 МЛН
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM Qaybtii Afraad
41:13
SAAB TV
Рет қаралды 76 М.
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 96 М.
Barn Diinta iyo Nolosha Maxamed Cabdi Daa uud Mawduci Labad part 2
39:30