''Ka Bixidii Buuralayda Sheekh Iyo Maalmihii Adkaa Ay Wajaheen''Prof Cabdisalaan Yaasiin Q:9-aaD

  Рет қаралды 20,221

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 17
@muhamedguleid4708
@muhamedguleid4708 Жыл бұрын
Prof. Cabdisalaan Yaasiin, Alle cimriga iyo caqligaba ha u daayo, isagoo prof./aqoon yahan ah oo shaqo wanaagsan haysta ayuu ka doortey in uu dadkiisa dhibta la qeybsado oo uu ka xoreeyo rajiimkii keli taliska ahaa, abaal waan kuu haynaa prof.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Allah Cimriga ha u dheereeyo
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 6 ай бұрын
halgankii xalasha ahaa SNM ❤️❤️
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
odaygan maskaxdiisa amaahiyey Habar Awal maxaad ka waraysataan waa diktoor faaruq isaga Gaboose’ba
@mahmoudismail-wp6se
@mahmoudismail-wp6se Жыл бұрын
Intuu Dalkiisa iyo dadkiisa taray ma lagu ixtiraami waayey qablaayad ba ina washay ka xishooda madaxdiina qof aan malin waxba tarin Dalkisa aya ka daba qayliya halgamayasha
@togdheerburco1032
@togdheerburco1032 Жыл бұрын
Ka xisbigiisii iyo xoolihiisii ba siiyey reer kale yaa ka liita?!!!! Adna aad taageersantay kolay
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Waxaan umalaynayaa in ay kudhashay jajabantii faqashtu fuuli jirtay. Nacdalbaa adi iyo hooyadaa kuyaal. Qaniis futo weyn. Fule. Haddii maanta dhacdo ka ugu horeeya ee naagaha laqaxa ayaa noqondoontaa
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
@@AbdiPianoChannel futo hadaydaan soo hadal qaadin meel baa idin cuncunta reer Abaaroow bal meelahaa ka raadso Anderson Cooper kale
@dekodhako604
@dekodhako604 Жыл бұрын
Cabdisalan yasiin mid buu ku xun yahay masheego dadka wa la xuusa dadka kula socdo
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
40 sano in kudhaw ayaa kasoo wareegtay. Magac xasuusku dhib maleh. Geesiga SNM qalbiga ayuu nagaga yaalaa. Canaanta kadaa mujaahidka
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Abaalkiina magudi karno mujaahid. Noolow geesiga xaq udirirka ah.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Жыл бұрын
Waxaan kayaabay iodiyaashan dadoodii ku dhameeynayo in Taariikh cunfi ku jira umada ugu sheekeeynsyo war Allah ka baqa.
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Niman taariikh lahayn baa ciishoida wixii shalay lasoo maray in la ogaada oo laxasusiyo ubadka yaryar way wacantahay sxb. Sii an mardanbe u dhiiciin wixi shalay dhacau
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Жыл бұрын
@@abdirahmanaidid1289 maxuma in aad Taarikh naceeb kujuro aad marwalba ku celcelisid oo hadana Taarikhdii umadaba aad ku soo koobtid Jahdiin SNM oo umad badan dhulmisay.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 siilkii aad kasoo baxdey yaa kaa aqli badan. Yaa kaa waraysanaya dareenkaaga mugdiga ah. Odayaashani waa kuwii aabaha iyo hooyada gubay. Ciil kuwaar ciilanow.
@mohass2721
@mohass2721 Жыл бұрын
Taariikhdu iyadaa is qortee waayo arag wax waydii Duhur laysla wada jiro hadaan guusha laydayn 😅😅😅
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
@@mohamedomat4028 walalo. Aniigu kuma soo koobiin taariikh badan ba la quray ssdf walaga quraay USB dhaman walalo. Goobaladuna way kala duwan yiihiin. Waxa miihiima. In. An sii xun loo turjimin way dhamatay wana. La isasamaxay lakin taariikhda in la dayaaco ma ahaa
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Xabsigii labaatan jirow iyo Maxamed Baaruud.
45:56
Galaydh Media
Рет қаралды 51 М.
BARNAMIJKA GOOB JOOG  Mujaahid  C/laahi Cabdi Faarax
46:51
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,3 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 106 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 2,2 МЛН