Deegaanada kale eed ka sheekaynaysan joojiya deegaankiina u tashada PL horumarka iyo guusha ay gaartay Alle ha u siyadiyo idikana Nabad Allah ha idin siiyo naxliga iyo nacaybka iska saara D5 gaar ahan PL aad meel walba ka qaylinaysan
@aliadam1802 күн бұрын
Tolkeeyoow balan baad ilaahay lagasheen waliba kudhaarateen inaad sharciga ilaahay ku dhaqmeeysaan Hadaad balantaas kabaxdaan ama kagaabisaan ilaahay waa idinka badal qaadanayaa قوله تعالي وهو أصدق القائلين وان تتولوا يستبدل قوما غيركم ثم لا يكونوا أمثالكم
@caanoos2 күн бұрын
Asc Madaxweynaha iyo xawaadle ayaa ka shaqeeyey in mooryaan hub la siiyo ee la yiraa dhul ayey xoreynayaan, iyagaa ka taliyey talo xumo. Halgankii xaggee maray, hadda iyo kow ma xawaadle ayaa lagu yareynayaa….
@daljireali47832 күн бұрын
Nin gurigiisii isbaaro looga taag layahay ayaa raba in uu Jubaland oo waligeed mobile lagu qaadan uu fowdo iyo meel maamul lahayn ka dhigo!
@SakariyaShigow-o5eКүн бұрын
Sanbaloolshe waa madax weeynaha mustaqbalka Hawiyoo dhana iyo dirba Weey ucodeeynayaan munaafaq maaha waa shaqsiga kaliya Ee siwada jir aha Looga taa geero Gaalkaco ilaa kismaayo inta udhexeeysa Dir iyo Hawiye ba eey kasooni Siinayaan waa geesi aan runta ka ganban❤❤❤🇰🇿🇰🇿🇰🇿
Kanwaa nin liita😂laakiin ehaladiisa waa dad fiican
@MaxamudCagalule2 күн бұрын
Is baarada ilaa afgooye ilaa dhuusamareeb taal wax cidi wax ka qaban karto maaha dadka koonfurta Somalia 🇸🇴 jooga ma ogol in nabadi halka ka hana qaado waayo waxa so wajihi doona caqabado badan marka waxay door bideen Iney ilaali yaan 20ka kun oo amisomta ah
@hi-gn6myКүн бұрын
Dayuus weliba xoolaa baad tahay, wax ku qabsadaa weysan tahay.
@samirr5462 күн бұрын
Waar miyuu waashay ,xawaadke miyaanu ahayn kii shalay la haa Kitaabka Allah baanu isku xukumi!!! Sanbalooshe bal sug .
@kylehorn9933Күн бұрын
Xawaadle uu rabaa inuu sarifto
@Saydika101Күн бұрын
SHANBALOOSHE FARTAAG I BALCAD FAARAX A/ QAADIR FAHAD YAASIIN IYO KUWO KALE WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA ETHIOPIA
@ahmedkulowabdi821Күн бұрын
Jokers😂😂
@jeimoha3286Күн бұрын
Daaroodow in aad dadka ceydaan mooyee wanaag kama shaqeysaan miyaa