Toos Sida Maanta Udhacday Xukunka Iyo Maxkamadaynta Sayid Cali Qodobada La Cuskaday

  Рет қаралды 76,359

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@irshadnor4840
@irshadnor4840 2 ай бұрын
Qiyaamaha Ayuu kajawaabi doonaa dhakhaatirtii Ayuu Eedaynayaa wuxu difaacayaa ninki xaaskisa gubay Good for you, you will answer the day of judgement.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Inshallah tiirka tiirka tiirka diilaga togasho tirka diilaga tiirka tiirka
@XaimaAada
@XaimaAada 2 ай бұрын
2:07 2:15 2:197 2:20 2:20 2:23 2:25 2:23
@abdirahmanhassan8441
@abdirahmanhassan8441 2 ай бұрын
Idinku Aakhiradiina ilaa shada danbi halisa Ayaa dhacay cidii kas u samaysayna Ilahay Ayaan waxba ka qarsoonayn waxaa la leeyahay markhaati lama hayo isna wuu dafirey Markaas Ilahay ha u naxariisto gabadhaas lkn yaan la siyaasadayn yaan la qabiilayn Qof walowba Adigu danbi ha galin
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 2 ай бұрын
Abukate cali xalane Qabrigiisa yaqodaa mabaqodmayee
@AbdulkadirMohamed-on3gr
@AbdulkadirMohamed-on3gr 2 ай бұрын
Abukato Ali Yusuf xalane ilahay kabaq
@GargaarFashionx77-vw2hl
@GargaarFashionx77-vw2hl Ай бұрын
Walashei mcn cadalad wey heli❤😢
@ReserveAreabank-l5v
@ReserveAreabank-l5v 2 ай бұрын
Sayid Ali Waa Halbeega Lagu Cabirayo Cadaalada Nidaamka Dawladnimo Ee Kajira Muqdisho/Ama Koonfurta Somalia From Ibrahim Mohamed Osman Togwajaale
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 2 ай бұрын
Xalane Cirro baaqatay ilaahay hakaa qabto ummada Soomaaliyeed IA
@Muqaatalibnuxayaan
@Muqaatalibnuxayaan 2 ай бұрын
Ninkaan ilaahey ummada haka qabto malcuunkaan ilaaheyna qarax haku sallido
@nuurahmed1507
@nuurahmed1507 2 ай бұрын
Axadkaan Alle iyo rasuul ma yaqaano waa shahaado suur silac udhimo
@AminaAbdalla-p1j
@AminaAbdalla-p1j 2 ай бұрын
Ninkaan waa dilaa shakii kuma jiiro
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 2 ай бұрын
Xalane indho adagaa
@Dalmar66
@Dalmar66 2 ай бұрын
Jiis. Xalane allah haku cadaabo adi iyo midkaan bidaarta weyn luul cadalad Bey rabtaaa
@saidahmedgaabgaab1920
@saidahmedgaabgaab1920 2 ай бұрын
M R XALANE. GARNAQSIGAADA WAA RAFASHA
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 2 ай бұрын
Ilaahow sheQal garb istag
@Muqaatalibnuxayaan
@Muqaatalibnuxayaan 2 ай бұрын
Tuug waaye wasaqaankaan oo mujrimka ah
@hassanrobleh2972
@hassanrobleh2972 2 ай бұрын
Ila merayso gudomiyeh ninka udhame
@XaydarGuray
@XaydarGuray 2 ай бұрын
اما تخاف الله اذا اردت ان تسد حدا من حدودالله يا أيها المحامي
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 2 ай бұрын
Illaaheey Dulqaadkisa Weeynaa Huu kuwaan Dhulka Lagoynin
@ayubalimohamud2614
@ayubalimohamud2614 2 ай бұрын
Xaqa Allaha tuso
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 2 ай бұрын
Xunka maxkamda Al.aniyadna Ma Ahan Diin Islaamana Ma Ahan In Qodam Aadana Sameeyay Ilasoo Qaato Diina Lagu Dabaqo Nacalada Illaaheey Ayaa idiinku dhacday
@CabdiYangi
@CabdiYangi Ай бұрын
Waxana hada maxkamad noo ah
@AdancumarMuxumed
@AdancumarMuxumed 2 ай бұрын
illahow luul cbdicasii cadalad sii xala sna cudir ku halag
@YAQUBYUSSUF-hr3ff
@YAQUBYUSSUF-hr3ff 2 ай бұрын
First comment
@Muniracabdi9536
@Muniracabdi9536 2 ай бұрын
Hg wa moryaaan
@hassanalihashi2105
@hassanalihashi2105 2 ай бұрын
Khatar hadeysan kusugneyn hamiinimo isbitaal lamadhigeen
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 2 ай бұрын
Alaabtiisa ayuu rabay in uu gubo qiil manoqonayso alaabtiisa intu dibada dhigo mu banaanka ku gubo war qareenkan say xabaashiisu uqodmi iimaanka lagaqaad,
@XaydarGuray
@XaydarGuray 2 ай бұрын
فشهد شا هد من أهلها محامي سيد علي شهد احرق زوجته لانه شهد ما قال علي في مكان الحرق حينما يقول :التشاجر ويقول احرق ووقع الحريق
@AminaAbdalla-p1j
@AminaAbdalla-p1j 2 ай бұрын
War allaah ka cabso
@XaydarGuray
@XaydarGuray 2 ай бұрын
لا تعرف العربية كيف تجرء الكلام من الشريعة
@hassanalihashi2105
@hassanalihashi2105 2 ай бұрын
Dambiilaha waxow helay fursad ow wax kumarìn habaaabikaro siid Ali hadii owsan gabadha gubin maba carareen fakashadaas ow Fakaday ayaaa marqaati u ah in ow gabdhagubay ee Alle halagabaqo 3 arimood aa meeshataal kow gabadha nafteeda 2 guriga Sadex Alaabta ow gubey Hadii ow kakarkiisuyahay allabta bes guriga kuma dhaxgubeen waayo guriga waa hanti aad uqaaliya lkn markii owrabo in nafgubo guriga qeymihiisa mesha wow kabaxaa waayo qasaare kaweyn ow kudhiiraday
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 ай бұрын
GUDOOMIYE SAAD WAX AAD USHEEGTEY BAABA KHALDAN WUXUU YIRI EEDEYSANAHA OO KU EEDEYSAN GUTII UU DEGENAA OO GUBTEY XAASKIISANA KU GUBATEY MAAHA UU GUBEY XAASKIISA KAN WAXAA LA SIIYEY
@IsmacilcabdiIsmaciil
@IsmacilcabdiIsmaciil 2 ай бұрын
xalane nin qaad kasoodhrgay camal ayu iskafardibaxay
@JaamacHussen-r6b
@JaamacHussen-r6b 2 ай бұрын
Yaab badanaa dabkaba umay dhiman ma guban ee waa in dhihiina
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 2 ай бұрын
Second comment
@saidahmedgaabgaab1920
@saidahmedgaabgaab1920 2 ай бұрын
SUPREME COURT
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 2 ай бұрын
Nacdali kugu dhacday qareena kani maahee waa Cirro baaqatay ufiuuf,gabadhahaaga ayaad nafsigaas usoo jiiday ee bal waa loo joogaa wxd ka dheefto
@NAYBA7NAYBA
@NAYBA7NAYBA 2 ай бұрын
M BG JXQ MEXEY EHED NINBA INAN IYO CUNUG YAR WAD HOLCIYE
@nelmi7496
@nelmi7496 2 ай бұрын
Naf dhiigeedu banaan yahay majirto haday tahay aadane ama maqluuqa kale ayada oo an loomarin sife sharci islaam ah xattaa xoolo in laqasho ma banaana ayada oo an la ogolaan alaah casa wajala jiritaankiisa iyo adecidda alaah ayada oo aysan jirin oo lagu dhawaaqin alaah magaciisa sidookale qof lama dili karo muslim iyo gaalo midkuu rabo hanoqdo asaga oo an qofkaas lagu cadayn faldanbiyeedka loohaysto. Faldanbi qof lagu eedeeyey oo an lahayn dad indhaha kuhayey dhacdada oo gaaraya 2 ilaa 4 qof oo maragtooda lagu kalsoonaan karo kuwaas oo ehludiin ah matakar ah maskaxdoodana lasoo baaray ayada oo an dadkaas lahelin qofka danbiga lagu eeseynayana uusan qiran waxaa xaaraam noqoneysa in eedeysanaha dhiigisa ladaadiyo balse waxaa marag madoonta ah in reerka luul xaq uyeesheen diyo maadaama dab uu shiday Siyid cali ay kugubatay luul.
@CeeblacabdiCeeblacabdi
@CeeblacabdiCeeblacabdi 2 ай бұрын
This. Man. Is. Not saying. Ture
@saynababdi6226
@saynababdi6226 2 ай бұрын
Hadaad magtaba la diyaar tihiin saw dilkuba idinkuma cada shidh
@mustafaa4483
@mustafaa4483 2 ай бұрын
Odhayga madax diran ya u ogoladay in abukato in noqdo waba yabnahye wax paba barane hadana uma hadlayo si abukato kale😂😂😂
@Prettygirl._.4lifee
@Prettygirl._.4lifee Ай бұрын
SubxanAllah 😢😢😢
@manidamandeq6995
@manidamandeq6995 2 ай бұрын
Gmbr micnaheeda😂😂😂
@abdirashidmohamed1358
@abdirashidmohamed1358 2 ай бұрын
War meshan sheikh oo kitaabki dad kuxukumayo majoogo miyaaa,taastuur in aad naqa deysan
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah 2 ай бұрын
Hhhhhhhh hhhhhhhh kan maxa timaha kadhameyay
@HamzaSaadii
@HamzaSaadii 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@suldaanaxmed9124
@suldaanaxmed9124 2 ай бұрын
Yaaab walahi dacwadan sida loo xaliyo ayaa u noqon doona dalkan xaga uu ku sucdo iyo xaga u socdo
@XaydarGuray
@XaydarGuray 2 ай бұрын
Muuna marag uugu falayn luul wax uu soo jeediyay abu kaataha koowaad marka uu ka marag kacayo inay erayo kayeedhay goobta gabadha uu kugubay xaaskiisa dhahayna waan kugubayaa kadibna dabkii kadhacay goobtii gabdhiina uu gubay isna uu baxsaday waxaa jiray waqtigii rasuulka niman kaxaaysta geel dhalay oo rasuulku lahaa(NNDH) dileena raacigii geela lajoogay kadib markii laga daba gurmaday waa la laayay,gacmaha iyo lugaha iswaydaar yaa loo jaray waaxaan lagu qabtay fal danbiyeedkii iyagoo gacanta kula jira ninkan gabadha markuu gubitaan kuhubsaday wuu baxsaday haduu bad baadin hayay muxuu ubaxsaday.
@martine7191
@martine7191 2 ай бұрын
Qariino maxaa la dhaha. Xaqii ayaa lacag yar lagu bedelanayaa iyadoo diin lagu dhuumanayo. Ninkan maxaa loo dili waayey waa yaabanay, maxkamada ma dhamaato miyaa? Dadka kale waa la boobsiiyaa dilkooda
@AminaAbdalla-p1j
@AminaAbdalla-p1j 2 ай бұрын
Siid cali waa laku dilaa
@hindahasan9997
@hindahasan9997 2 ай бұрын
للل
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 2 ай бұрын
Shinbiryohow xeesa Shidaalka yaa soogaday imasa kilomeytar ayuu sowaday xadafkiisa muxuu Ahaa uu Asaga Afkiisa Kaqitay Inuu gubo guriga Ayeey Kunool yihiin caruur iyo xoyadood wuxuu yiri calaabteyda ayaan gubanayay Calaabti debada mentally hunka Almaniga haduu dabkas derika gaaro ama dad wax kunodo masculiyada asaga ayaalex sharci gaal iyo muslin madba maxeysan isaka dabanoqoshan waa diinlacan iyo munaafaq nimo
@ElmiGouled
@ElmiGouled 2 ай бұрын
Somalia Xanuun qabiil.aya jaJira Laandheero nimo kudhisen Jaahilnimo Aya kaJirta Avocata Ali Xalaneh HIV (Aids Qolo nimo kuqabriseegaya weyaan Waxa usheegayo 100%100 WA been.iyo eexasho Hala Habaaro WA Cancer Cadaadlada kaiilanaye Rabigiisa&Nabigiisaba Wu.kagaaloobey
@AdanCabdilaahi-ft3qd
@AdanCabdilaahi-ft3qd 2 ай бұрын
Wuxuu.qirtay.inuu.guriga.gubay.iyadana.waxaa.sababay.dhimashadeeda.dabkaas. camdiga.ahna.uu.isagu.sabab.u.ahaa.xataa.hadii.uu.ku.dacwiyayo.anigu.iyada.maan.gubayn.waxaa.hortaala.hadii.aanad.camdi.u.gubin.maxaad.adigu.u.badbaadin.weyday.ee.ay.boqolkiiba.boqol.gubatay
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 2 ай бұрын
Sxp inyar hadaan ku saxo xaga qoraaal kaaga waxa ku badan dhibicda faraha badan ee hadalkaaga ku dhex jira ka saar meel walba dhibicda joogsiga lamadhigo kaliya waxaa la dhigaaa Marka hadal is raacsan aad qorto ayaa la hor dhigaaa bes . Waayo looma baahana tunsaaale Umada somaliyeed wa dad muslimiin. Fiiri Halka aan dhigay joogsiga ugu danbeeya Halkaa ka tusaalo qaaado bes .... wabilllhi tawfiiq
Nederland in? Eerst je paspoort laten zien
2:42
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 37 М.
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 3,4 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 222 М.
ፓርላማ ላይ የቀረበው ጥያቄ እና የጠ/ሚሩ ምላሽ | PM Abiy Ahmed
29:30
Hulp Gaza wordt nog moeilijker, Israël verbiedt hulporganisatie
2:59
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 7 М.
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 12 МЛН