mansha alaah Xasanow xasuus qaliya u reebtay wiilkaga yar, oo uu wax badan nolashisa ka sheekayn dono insha alaah. waxtahay abo fiican runti tusalena u noqon kara abayasha somaliyed, ee kaliya kan ugu fiican u bariska ilmaha kaliya ka fikiro oo anu waxti iyo xuusu qaliya ilmihisa laqadan. abonimadu mahan in aad baris kaliya ilamahga u so shaqayso oo calosha u buxiso waxa ka si fiican ado kalgacayl iyo jacayl ku beera ilamhaga oo abrta isaguna ku barto intas ay aya walidka somaliga kamaqan gar ahan abayaasha.
@HassanSunniАй бұрын
Jazaa ka allah khayranwalaal
@ayaanibrahim8735Ай бұрын
MAANSHAALLAH THANKS WALLO WE ALREADY BOOK IT NICE ONE JAZAAKU MU LAAHU KHAIR
@ResonatingRealmsАй бұрын
Maasha Allah. Jazaka Allah Khayr. Waa episode aad u qiima badan.
@anisamohamed-2764Ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah noo soo duceeya Anigana inuu illaahay inabad keeno inshaa Allah ❤
@mohamedhassan5617Ай бұрын
Maaa shaaalaah walaal Hassan kheyr allaha ku siiyo walaahi aad ayaan ugu raaxeystaa warbixinta aad soo gudbiso weliba qaabka faahfaahsan ee aad inoo tusisay.. qer badan allaha ku siiyo barnaamijyo badan oo aad horay duubtayna waan daawaday.. baaraakalaah.. appka ticketka train ka laga goosto inoo soo geli shukran
رَبِّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي فَاغْفِرْ لِي) سورة القصص (RABBIYOW II DANBI DHAAF NAFTAY DAAN DULMIYEY E )Surat Al-Qasas Ku ducayso marwalba ood danbi faraha la gasho Ama ku hadal khalad ah kaasoo yeedho ADEER XUSEEN
@mohamedismail7753Ай бұрын
Asc walaal Appka tareenka laga goodya ino so qor
@AbdirahmanOmar-gn3chАй бұрын
Power-ka wax laga jaajargaresto ayaan jeclaan lahaa in macluumaad iga siiso
@ayaanibrahim8735Ай бұрын
Assalamu Calaykum brother ma lagan xiran kara masjid ka NABI hadi ad rabto in ad macca tag TID by train 13:30pm ban book garay sa from madinah train ka???
@ayaanibrahim8735Ай бұрын
Please BROTHER what is the best time to book a madinah to makkah train