Vedigan oo ad fahamtid waa forex oo ad fahantay runtii 6 times ayan dawaday Thanks millons times moalimuu❤
@IBNUTAYM Жыл бұрын
6:49 sida uu macalimow uu taxliiliyo yuu ka soo qaaty 7:38 meesha anu ka ka fakarayno mesha higher high iyo lowr low noqoneyso mesha anu xoga sarayno 8:19 exampl 10:25 suq uptrend wuxuu dhamaadaa 14:08 ka jawabid suaalo😊 14:15 16:43 maxaa pulbak noqdo 23:30 kuwa la midabaka ah bulback 27:46 marka la bilaabayo tirinta trend cusub Malaga bilabi karaa trend hore ee jabay lower Lowe jabay 34:35 maxa farqi u dhaxeeyo potential higher high and potential higher low 41:45 tusaalayal
@AliAbdullahi-q5f Жыл бұрын
Moalimuu waa leader wanaagsan aan wanaagiisa qoraal iyo hadal lagu soo koobi karin kaliya waxaa fahmi kara qofka uu leader u noqday allaah ku barakeeyo ustaad ❤❤
@abdulkadir_100 Жыл бұрын
Qodobo badan oo muhiim ah ayn ka faiday ☑Dow Theory ☑Macnaha dhabta ah ee low iyo high ☑Inaan meel High ka saraysa an low la dhigi karin, Mel low ka hosaysana high la dhihi karin ☑and more backtsting lesson 🙏 Thanks ustaaad 💯💯💯 its amazing video❤
@sammohamed92475 ай бұрын
I can't imagine how all this lessons are fully free to be honesty this teacher can be millionaire just selling this beautiful lessons but preferred to show support and give hands to his community may Allah give him hassanat and highest position of the heaven thanks to my amazing teacher moulimo inch Allah long life bro
@abdiasishamud3319 Жыл бұрын
mad-madaw gii trend-ga igaga jiray waad iga saartay ustaad,qodobo aanan ku baraarugsanayna waan ka famay,runtii waa video aad ii anfacay million dollar aan u quudhi lahaa,thank you ustaad million times.
@GSNMEDIA. Жыл бұрын
Macalin Hagardaamo ruuxaan aqoon Baa tihiyo walaal hantaa tureyntiisa Had iyo jeer hormar aan go'ayn Baad nagu Hagtaa waalid sidiisiiye Hanti iyo adigaa nagu xirin marnaba Iyo Heybta aa nahaye The Goal Team
@issackali5727 Жыл бұрын
You put your heart into all you did as a teacher. I am grateful for you being my teacher and guide. You are much appreciated for helping me understand and enjoy a complicated subject they once dreaded. Thank you for lighting The Road for me and giving me the desire to make something positive of myself Hadey jiri lahayd wax aan "waad mahadsantahay iyo duco ahayn oo aan kuu awoodo Wlhi kaama Hagradeen". THANK YOU MY MENTOR.❤ Love you
@ashkar1460 Жыл бұрын
Team moalimuu DOODII TREND waynaga dhamatey 😊 Thanks ustad
@worldgamer308111 ай бұрын
haa
@bayloodkacashaqa7350 Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin 100% wixii aan isweydiin jiray ayaad iiga shaafisay muuqaalkan Allaha ku sharfo Macalin.
@ahmedabdirahman92596 ай бұрын
Yeah moalimoo waa maclin xogta uu hayo sida ay tahy kuu fahan siin kara qof walbana uu liqi karo waa haybad alle haku xifdiyo ustadi
@ahmedrashiid9993 Жыл бұрын
Jazakallah ustaad, wax badan oo mugdi iiga jiray, ayaad video-gaan aan ka bartay, sida saxda ah ee loo isticmalaalo trend-ga. mahadsanid
@mohamedabukar3892 Жыл бұрын
waa wareey 100% waa diyaarsanaa hadey noqoto market mapping iyo liquidity manipulation iyo counter trend break iyo supply & demand hadana waxa iga maqan oo aan trade yada uqaaadanayay faaidada shaqeyay lika ceshanaayay akoomada demo da ah ugubaayay trend ga ika qaldhanaa hadane saase tahay ma rajo dhigeynin maalin waa guuleysanesaa dulqaado is dhahaayay runtii macalin sida kugu mahad celiyo magaranaayo lkn ilahey haka abaal mariyo waalidintadane ilahey ha udenbi dhaafo 🤲
@alqafuur Жыл бұрын
Muqaalkan waa muqalkii aan aad ugu farxay wan diyarsana kliya trendiga ayaa layga haystay hada alx wan fahmay, inan ku ceshceshto xita kama daalaayi. Thanks Moalimuu 🎉❤
@DuranAhmedAdan Жыл бұрын
Meelo badan o mugdi iiga jiray ayaa hada si wadax ah u fahmay wad ku mahagsantahay macalin garab istaag quruxda badan oo aad noo mujisay alle haku sharfo 💯
@daudshiine9757 Жыл бұрын
amazing mansha allah ustaad aad baa u mahadsan tahay sida fasiixa ah ee qofka damiinka ah xitaa ku fahmi karo aad inoogu sharaxday. aad baa ugu mahadsan tahay sida aad garab iyo hiilo aad mar walba inoogu taagan tahay dhalinta somaliyeed shumacooda ayaa tahay alllah ku barakeeyo kuna xafido ❤
@MubarekDahirOsman Жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantahy ustaad mad madowga yar ee igaga jiray trendga waad noo bayaamisay Allaha ku sharfo 🙌🙏
@AliAbdullahiAli-y5y Жыл бұрын
Moalimuu waa leader wanaagsan aan wanaagiisa qoraal iyo hadal lagu soo koobi karin kaliya waxaa fahmi kara qofka uu leader u noqday allaah ku barakeeyo ustaad ❤❤ 🦋🚶🏻 Hiigsi baan yagleelnoo 🏃🏻♀️ 💦 *** ***📝 🌻 Hanki wuu dhabooboo ✍🏻 🔥 *** *** 🎯 💰Haleelnay himiladeenii 👏🏻 🪂 *** ***🤝 **#Mahadsanid** Moalimuu Best Mentor ❤️ *** ***🌼# TEAM HAN IYO HIIGSI***🕊️
@Adnanabdulahi-f2g Жыл бұрын
it can't be guessed how you're dedicating your knowledge to youth
@zakariehaji Жыл бұрын
this is so valuable people don't realise how good your content is
@mohanhero296 Жыл бұрын
One of the best teacher ever I see ❤🫡 I am very happy to hear and see you teacher Keep going my hero teacher
@alqafuur Жыл бұрын
Muqaalkan waa muqalkii aan aad ugu farxay wan diyarsana kliya trendiga ayaa layga haystay hada alx wan fahmay, inan ku ceshceshto xita kama daalaayi. Thanks Moalimuu 🎉❤
@abdikanimustava4118 Жыл бұрын
Ilahay hakaa abaal mariyo ustaad waxad nosoo gudbisay shay wax tar leh ma aqaan sida aan ugu sheego dadka waxad everyday aad ka hadlayso free ay yhiin ayana u badali karaan nolosha dad dhana guul insha Allaha ❤🎉😊
@abdulahiodowaa8382 Жыл бұрын
Waxaa wali qalbigayga ka guuxaya oo aan dhadhansanayaa walina aan ku celceshanayaa muqalkii kan ka horeeyay ee Orderflow ga oo ahaa muqalkii oogu mug iyo miisaanka cuslaa ee forex intaan ku guda jiray aan daawaday kana insha allah markaan daawado ayaan feedback ka soo bixin doonaa insha allaH. Ustaad Allah haku sharfo🙏
@abaazismael6340 Жыл бұрын
Video Gan waa ka keliya ee iga maqnaa exactly %100 we're waiting another video thanks teacher 👏👏❤❤
@rahmachennal4085 Жыл бұрын
Thank you ustaad waxyalo badan Ayn kafahmey o ay kamid tahy 1:nidamka trendiga udhismo Halka uu kayimid o awal man ogeyn 2:hh Mel kasareysa an lh ladhigan Karin Sido kle ll 3:bulbackta xisabsnyo imany lamidab noqon imbulsif o candlda xiga laxisabsanyo 4: dhaqaq dhaqaq kle ujawabya hada aragtid ina fahntid Inu farin kusido Inu trandiga lkala warejin rbo. 5:hh ama ll ina jabin uxisabsan kartid hadu ka kor maro mise u kahosmaro body candle o an lamidab ahen imbulsifka. Wax badan oo badan bn ka faa,idey anigo islha xga ticnicalka waxba Kuma harin aad baa umahadsantahy ustaad%100❤abaalkaga illaahy janada hakayeelo.
@ayanqurux36711 ай бұрын
Shugran wllhi aad ayuu ii an facay video gan waxan ku warer sanaa dhan ayuu iskugu key dabo riday ustaad janada ilahey ha kugu bishareyo sida dacada wax no fahansineysid ilahey ha kaa abal mariyo ❤❤
@haamitmedia Жыл бұрын
Masha allah Ustaad video si waadaxa ayada ukala dhigdhigtay wax walbana waad cadaysay mahadsanid ustaad . guulayso
@AbdiRahmanOsman-5747Ай бұрын
😊
@hassanhashim-zb1sw Жыл бұрын
Cimri dheer, cafimaad iyo camal wanaagsan Alle haku gu irzaqo moalimu. Thanks a lot.
@abdibasidosman2017 Жыл бұрын
am soo happy to see this video ustaad,thank you soo much my mentor
@Xaaji-lacag4x Жыл бұрын
my mentor macalin mhad calintaada hdal bes kuma so kooobi kari wlhi thanks macalin 1million jeer sida noogu hakar baxday
@HalimaRashid-v8j Жыл бұрын
Thanks Indeed Ajar iyo Xasanaad Allaha ku Siiyo Macalin
@abdirahman1630 Жыл бұрын
mhadsanid ustaad allaha ku sharfo runtii muuqalkan cilmi badan buu igu kordhiyay iyo qodobo iga hoos baxsana million jeer mhadsanid ustaad🙌
@guuleystayaasha9756 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad runtii wax badan ayaad inoo faaiideysay abaalkaagana ma gudikarnee allaha ku janeeyo jannogale💌
@farhaanbaxarooz4182 Жыл бұрын
Ustaad aad baa u mahad santahay waa qeebta kaliya Shuruudaha trendiga ku liitay oo si faah faah faahsan u fahansaneenin Alle ha ku xafido our teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedyusuf3241 Жыл бұрын
masha allah 100% trending ka iyo asalinyan ba wan fahmay jazakallah ustaad qery alle hakuku badalo
@sadaamhassan39888 ай бұрын
Thanks ustaad wlhi anigoo rulleska intiisa kale garanaya baaba trendiga gab ka ahaa lkn hada waan fahmay Alx adigana cimri dheer caafimaad iyo camal wngsn baan kuu rajaynayaa ustaad 🎉
@AbasAlii-r3b Жыл бұрын
Maamus qof loo dhigo mahad badan loo huro Aduunyada mugeeda qofna lala miiseen karin Mo ogtahay ardayey inuu moalimuu yahay ❤❤ My mentor 🐐🐐
@somalientertainment8965Ай бұрын
Well done ustad sidaa aqoon taada noogu haqab tirtey ma qiyaasi karo sidaa noo caawisey aniga iyo boqolal dhalinyaro oon kamida ahay barakoow aduun iyo aaqiraba 🙏💯
@shu.ali00 Жыл бұрын
Mashallah, suaalo badan oo aan qabay ayuu iga anfacay ustaad mahadsanid ❤️❤️
@zakihassan4396 Жыл бұрын
Alle ha ku sharfo ustaad had iyo jeer sidaad inoo garab taagan tahy, jazakallahu kheyr ku leeyahy 🙏 runtii waa video aad u muhiim ah oo qeyb weynna ka ah Strategyadena《 The trend is your friend 》marna haka hor imaan
Jazakallah ustad, Waa cashir qaacido guud oo muhiim ah ay ku jirto🎉
@amulahabdi3537 Жыл бұрын
THANK YOU SO MUCH macalin cabdiwali,jazakallah kahyr.
@MohamedAli-km3xx Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waxbadan baan ka faaiday , eebe hakaa abaalmariyo dadaalka hagar làaanta aad umada somaliyeed u hayso inshallah.
@toosow8050 Жыл бұрын
Shukran jannagale wax weynb buu ina taray, xaqiiqatan anigoo isleh trend waxba kaaga ma harin ee iska daawo ayaan ka helay muuqaalka in badan oo aan qaldayay Insha Allah mararkale ayaan ku celin doonaa
@mohamedhassanmohamuudjurus6696 Жыл бұрын
Qodob muhiim ii ahaa ayaa ka hdashay ustaad fahamkaga iyo maskaxdada Allha kuu daafo shukran Allha ku barakeeyo
@Karamoo12 Жыл бұрын
majirin muuqaal iga wanaagsana ee aan dawado oo ka hadlaayo trend rule thank u ustaad 👍#macalimuu
@ahmedbeder10 Жыл бұрын
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
Jazakallah mentor ilaahay haka abaal mariyo duleel’igu furna ayu muqalkan iga xaliyay mar kle mahadsanid macalin🙏
@lightsource120 Жыл бұрын
ustaad waa mahad san tahay time frame ka na waan kaa su gaynaa wax badan oo iga qarsanaa ama si qaldan aan u fahmay ayaa iga saxday allaah haku barakeeyo
@AbdiwahidGulled6 ай бұрын
Aad ayuu ii an facay ustaad waad ku mahadsan tahay dadaalka aad nagu bixisay shugran usdaat❤❤❤🎉🎉
@a-hafidabdi3587 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Moalimuu, Allah hakaa abaalmariyo juhdiga iyo dadaalka tiro beelka àh, ee aad nagu bixinaysid si aan u noqono ku ayagu gaariga isku wada. Mhdsanis ustaad
@mohamedmohamud30985 ай бұрын
runtii video gaan shan jeer kabadan ayaan daawaday waxaana kahelay faaido xad dhaaf ah mahadsanid ustaad eebe haku barakeeyo
Ustaad Macalimu, aad ayaan kaaga mahad celinaya sida sahlan ee casharkaan aad ii fahamsiisay, waa meesha kalia ee iga dhinneed fahamka suuqa forex. ❤ Sida aad casharka u dhigtay. Ardaydii maskax leh meeshaas ayay ku Soo xirayaan Jah wareerkii ka heystay suuqaan.
@kaahaaynan5136 Жыл бұрын
ilaahay cimri dheer,caafimad taam ah, & cibado suuban hakugu Deeqo. Geesi bad tahay walalo horumar dadkisa la jecel. Thank you so much ❤
@amien_haji Жыл бұрын
jazaakallah ustaad ilaahay haka abaal mariyo 🙏👏
@cabdinaasiraxmed9280 Жыл бұрын
m a moulimu allaah haka abaal ,mariyo saan meel walba nooga dhisayso hadii la noolaado oo la is arko abaal kaaga waaan gudi i.a 💯
@amiinomer1237 Жыл бұрын
Waa video igu soo kordhiyey khalkhal igaga jirey trend ga mansha allah waa fahmey intiina . Illahey ha ku brakeeyo ustaad
@MohamedAmiin-i8t11 ай бұрын
mahadsanid mi mentor mugdigi igaga jiray trendiga waa iga baxay runti alle hku barakeyo janogale
@abdikanimohamed3885 Жыл бұрын
Mnsha allh janagale Alle haku shrfo wax bdn baa Iga baxay Alle haku barakeeyo legend bad tahy runtii 🙏🙏
@khalidabdiali9028 Жыл бұрын
masha llh ilhy hkuu siyaadsho cilmigaaga moalimuu anoo ah advanced baa hal iyo labo iyo sadsex ka bdn daawady runtii cilmi aan tabaayy oo iga mqnaa ayaad isiiisy jasaakalllh
@hodaney.getsmart Жыл бұрын
Maashaa Allah rabi ha ku xifdiyo ustad adiga iyo intad jeceshahaba waan daawan doonaa in badan inshaa Allah
@caashoclrixmaan8024 Жыл бұрын
Masha allh ustaad alle haku barakeeyo waxaba nagamaadan hakran wa xaan dhihi karaa waad noo hagar baxday 100/% mahad sanid
@mustafaapraham977 Жыл бұрын
Macalin aad iyo aad ayad u mahadsantahay abalkaga janatul fardowsa allah ka dhigo
@abdiwajib Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Moalimu walhi Waa noo Hagar baxday Allah ku barakeeyo Madaxaa noo saaran tahay
@maxamedcabdiwahab-qq9bn3 ай бұрын
Mahadsanid sii fiican oo waafi ah ayaad noogu sharaxdey intaan ka daawadey youtube- ka cashirada forex wali ma arag qof sidaad wax usoo bandhiga macna aqoon durugsan iyo balaaqadeeda inaad leedahey ayaan ka dha dhamiyay dhowr video oon kaa daawadey .
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
Ustaad qaabka aad u sharaxeyso ayaana wax loo dhigo jirin si faahfaahsan oo qof walibo fahmi karo waaye waana sababta aad u tahay best teacher ee suqaan loo dabo fadhiisto.
@MaxamedNuur-vr9wj7 ай бұрын
Waad mhadsntahy my teacher ❤❤❤
@Qooje_Pandz Жыл бұрын
thank you so much mentor abaalkaaga ma gudi karno ilaahay badalkiisa janada xisaab la’aan ku gal🙏🏼❤️❤️❤️
@haidar873 Жыл бұрын
Thankz ustaad, aniga waxaan kujirey moalimuu community 11 Month, maalin weliba oo video cusub soo dhigto faaido ayuu ileyahay khasatan the last two videos. ustaadii kheer Allah kusiiyo
@Adenissack-h5y Жыл бұрын
Waxaan ka mid ahaa ardadii inta badan so gudbin jiray in la hello trend full ah oo gaar kiisa looga hadlahayo macalin Mahadsanid Allaha ku barakeeyo Jazaka Allahu khayr 🎉🎉 Farxad ayay iitahay manta ❤❤❤
@Geediguuleed1453 Жыл бұрын
Mashallah ustaad moalimuu alle hku xifdyo Abaalka aad noo gashay illahy hka ajarsiiyo Janatul firdows alle hku bishaareyo
@SaadqXaaji Жыл бұрын
Mashallah usdaad sida aad inooku fududeysay barshada forex training ❤❤ Allah kaa abaal mariyo usdaad
@mohamedomar9765 ай бұрын
Jazakallah kheyran , Waxaan Bilooyin Fahmi Waayay Ayaan Saacad iyo Bar Ku Fahmay Ilahey Hakaa Abaalmariyo Janagale
@Queen.fx-1 Жыл бұрын
Ustad cashirka hadlaya mindset ka noo soo diyaari tan iyo bilawgii 2020 markii aan bilabay fx ilaa mnta oo la marayo 2023 oo dhamada ustad analysis wn ka adkaday lacag wn samaynayay lkn hal mid oo i haystay ayaa garan la,aa mudo 3 sano ah Waxan ogaday in mindset tahay wxanan dareemayaa fudayd badan hada caqabadaasi arday badan bay haysataa tradka oo kaliyaba maha ee nolosha dhan baa mindset ka jiraa somalida waxa haystaba inay mindset tahay ayaa arkaa . Us tradrs aad baynu ugu bahanahay . Mindset ka waxa u haystay dadaal cashiro la baranayo lagu celcelinayo lkn hadii la igu odhan lahaa mindset saa maha ee waa isla hadalka gudahaaga ka socda wana laba shakhsiyadood oo midi waa maskaxda saxdaa midna waa hawo hawadu waxay ku faraysaa wx kasta oo god kugu ridaya waa inaad apposite ku ahaataa . Intaa hdii dad badani fahman wxa ogahay inay lacag iyo horu mar baladhan samaynayaan Ustaad adna waad nala dadashay alle ha kaa abaal mariyo ee noo soo badi cashirada mindset ah si aan horu mar balaadhan u gaadhno mindset is the most asset of trading. 👏👏👏
@halahassan-vd6rw2 ай бұрын
this video is better than the most paid courses, thanks alot,
@ABDIFITAHADAM-e9h Жыл бұрын
masnha allah ustaad cilmiga allaha kuu barakeeyo wax badan ayaan ka faaide video gaan insha allah marar badane waku ceshan doonaa thank you so much my mentor
alf shukran dunida waqtiga ugu qalisan wana kaga mahad celinaynaa sida quruxda badan ee aad inoogu bixisay iyo sida aad u jecashay dhalinyaro badan oo fahansan suuqa in aad soo sarto jazakallah
@awoowemacan Жыл бұрын
Masha alh yazakal llh qer macalim zaid aya kugu xeranahy wax badan aya ka fah mey allh haka awal mariyo lachen aya thy
@naymagaadh3726 Жыл бұрын
thnks ustaad jazakallahu khayrul jazaa daawashada video gan kadip waxaan ogaadey inay ahyd qayb wayn oo kadhiman waxbarashadayda waxbadan oo madmadow iigaga jirey ayuuna iikala cadeeyay ustaad waxanan hubaa inuu lafdhabarwayn unoqdo training dheer oo aan isugu diyaarinayey inan noqdo real trader kun&kowjeer mhdsnid ustaad 🙏
@josophIzze4 ай бұрын
Our tEcher👑🔥🦁
@maxameddahir7073 Жыл бұрын
walh waxaanba islaha inta kaa dhiman vedio gaan ayeyba ku dhamaayeen aad iyo aad ayaad u mahadsanatay ustaad moalimuu vedioga is dhax galinta time frame ka asna waa ka sugeynaa jazakaalahu kheyr
@DALJOOG1 Жыл бұрын
Hdan dhamestay vedio ga runtii waa cashar qimo badan ilahy haku sharfo Ustaad ❤
@Caliyare-nk4ks Жыл бұрын
MASHA ALLAAH USTAAD ALLE HAKU SHARFO BEST MENTOR AND TEACHER #MOALIMUU.❤
@malitfx321 Жыл бұрын
Ilaahay Cimriga iyo caafimaadka ha kuu siyaadsho my dear teacher youre my Role model teacher
@ibrawobra Жыл бұрын
Mahadsanid Bare sare,dhirigaliyaha dhalinta soomaliyed ❤guuleyso ustaad
@Hasanferrari2021 Жыл бұрын
Thanks waxyaabo badan ayan kafaa idnay alle haku Sharfo ustadi
@TheRealmotivationhub1 Жыл бұрын
iam very proud of you in aad mentro ii tahay ustaad waxa aan ka fahmay aniga arinta idea da trend ee kala ah dow theory iyo Eliot way vis iyo rijad waycofmahadsanid
@Xaliima-iq7zh Жыл бұрын
MASHA ALLAAH USTAAD ALLE HAKU SHARFO BEST MENTOR AND TEACHER #MOALIMUU.