Live Zoom Webinar 09-Oct-2023
1:56:51
Live Zoom Webinar 19-Sep-2023
2:01:09
Live Zoom Webinar 12-Sep-2023
1:28:28
Live Zoom Webinar 21-Aug-2023
1:56:14
Live Zoom Webinar 24-July-2023
1:44:15
Live Zoom Webinar 16-July-2023
1:16:21
Live Zoom Webinar 26-June-2023
1:51:54
Live Zoom Webinar 20-June-2023
1:43:56
Пікірлер
@abdirahmanismail4777
@abdirahmanismail4777 13 сағат бұрын
13/September/2024 iO Safar Cusup......... After 1 year i will comeback to this comment
@SaacidMaxamuud-j8e
@SaacidMaxamuud-j8e 14 сағат бұрын
Wllhi Diyr waxa u ahy real Accont ina furto lkn Ustaadow Dhibka jiro wxa eh ints ba mhysto xita dhalasho😢
@mohamoudgarad8860
@mohamoudgarad8860 19 сағат бұрын
Thanks Moalimuu legend of the legends. Waxa kaliya ee iga wareersanaa waxuu ahaay iswaafajinta Time frame ka wax badan ayaana ka fahmay allaha kaa abamariyo macalim.
@xalkeene550
@xalkeene550 19 сағат бұрын
Asxaabey waxaa iga caawisaan link discord ka moallimo
@AbdiqaniAli-is2fk
@AbdiqaniAli-is2fk 23 сағат бұрын
Waxaan ahay ardaY maanTa Oo Jimcaa BilaaBay TaariikhDuna TaHay 13/9/2024 Allaw Guusha iGu Hag🤲 commenTigaa Maalin Aan MaanTa ahayn u iman🙏
@MUNIRMUKHTAR-z9g
@MUNIRMUKHTAR-z9g Күн бұрын
2024 Bishii 9 xasuus 😢
@farahmohamedgure706
@farahmohamedgure706 Күн бұрын
Macalin ado raali ah wan ognahay dhamanteen inad wax bdn ad forex iyo qabka lacag looga sameeyo wax bdn naga barty lkn hal ayaan weli sifcn u keni laahay midas oo ah qabka financial news iyo technical analysis lesku waafajiyo. Hal muqaal nogaso diyari mise xte zoomamka ga nogu shaaraac please.
@maxamedmaxamuud3640
@maxamedmaxamuud3640 Күн бұрын
Waxan fahmiwayy qadkan lacagta laga samenayo
@relaxingmusicandnaturechan9628
@relaxingmusicandnaturechan9628 Күн бұрын
mahad sanid macalin muuqaalkan barigad soo dhigtay ayan bilaw is idhi lkn wakhtigan ii saamixin imika ayan sifiican wakhti ugu helay insha allah 2 sano ee soo socota waxan rajaynaya inan wax badan ka qabsan doono
@mohamedamiin6573
@mohamedamiin6573 Күн бұрын
Thanks ustadii ❤❤
@user-vc1xp7jw1c
@user-vc1xp7jw1c Күн бұрын
2024 9 12 inzha Allah sanad kadib xaga ku soo laapan doona
@abdirahmansheikhhassan681
@abdirahmansheikhhassan681 Күн бұрын
Thanks ustaad
@GaniGuur
@GaniGuur Күн бұрын
I will back may comment i will do🕳
@الاخباراةالعالم
@الاخباراةالعالم Күн бұрын
I am 18 year old I'm profitable trader
@abdirahmansheikhhassan681
@abdirahmansheikhhassan681 Күн бұрын
Maanta ayaan iigu horeysa wax badana waan ka faaidey maashaalaah
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 күн бұрын
22:35 Thats very very intresting Candle koobaad haba le ekaado last move
@CaaqilKuluc
@CaaqilKuluc 2 күн бұрын
l start forex 12 September 2024 I.n I will return to this comment after two year insha allah
@BossCillaahi
@BossCillaahi 2 күн бұрын
Sep 11 bilabay insha Allah malinka kaso guul garo uso labana comment tigan ❤
@abdirahmansheikhhassan681
@abdirahmansheikhhassan681 2 күн бұрын
masha allah alle haku barakeeyo ustaad
@publicrelax1894
@publicrelax1894 2 күн бұрын
09/11/2024
@user-td8uf2vo7f
@user-td8uf2vo7f 2 күн бұрын
Wacaleykum Alsalaam
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade 2 күн бұрын
Ustaade moalimuu aad ayaad u mahadsan tahay
@moumin-fx
@moumin-fx 2 күн бұрын
Ustaadi mahadsanid 🎉
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 2 күн бұрын
Waxaan Hayaankeyga barashada Forex si rasmi ah ubilaabay maanta oo ay taariikhdu Tahay 12-09-2024 Maalin khamiis ah. Waxaan dib commentigeyga usoo Daalacan doonaa 1 sano kadib anigoo guul ka gaaray Inshallah. Alle Riyooyinkeena hanoo Rumeeyo dhalinyaro 🤲 HERE WE GO ✌🤞💪🧡
@SaadaqAxmed-n4x
@SaadaqAxmed-n4x 2 күн бұрын
Nin Rag qowl buu Leee yhay qowlkaas uu yahay balan uu asiga iska qaaday maanta ay thy Taarikhdu 11 september 2024 waxaan Goan saday in aan barto frX in sha.allah 2 Years After Rajeynaa🎉❤
@KhadiijaSaladothman
@KhadiijaSaladothman Күн бұрын
Insha Allah ilahey garabkena ha galo aniga xita bilawa ahay manta ayan go’aan garay Allah no rumeyo riyadena
@user-bl1qo6gk4t
@user-bl1qo6gk4t 2 күн бұрын
VIVA LAW AND ORDER WINNING BEST STRATEGY ALLAH KU SHARFO USTAADKEEYGA QAALIGA
@FARXAANCAYDIID
@FARXAANCAYDIID 2 күн бұрын
Waxaan bilaabay barashada FX may 12 maalin isniin ah waxaan raadiyay cashiraan waxaana helay moalimuu cashiraan uu duubay 4 sano iyo kuwa kasii horeeyay iyo run ahaantii suumam badan nasiib xumo xiligaas waan hurday 4 mouths ayaan ku dhax jiraa wax badana waan hayaa hada alx Moalimuu you're the best teacher i ever met aftern 8 mounths welcom back dear teacher
@user-lb4ye3wq4l
@user-lb4ye3wq4l 2 күн бұрын
Run ahaantii Uma Qalmo Chanel kaan 100k 1M kabadan ayuu Uqalmaa Sababtoo Ah Meeqo Qof ayuu Noloshooda Badalay Mahadsanid Ustaad
@user-lb4ye3wq4l
@user-lb4ye3wq4l 2 күн бұрын
Masha Allah Abaalweyn Ayaa Lagaaga hayaa ustaad ❤❤
@qayzibnumohamett1945
@qayzibnumohamett1945 2 күн бұрын
I started fox trading on 11 /September/2024 I will come baCk when I win 📉📈
@johannydepp7897
@johannydepp7897 2 күн бұрын
11/9/2024 my teacher moalimo alle hKu sharfoh❤
@Adams-l2c
@Adams-l2c 2 күн бұрын
I will came back teacher in Good time
@YaasinCarab
@YaasinCarab 2 күн бұрын
Jazakallah our moalimuu❤
@ConfusedRhino-mr1gg
@ConfusedRhino-mr1gg 2 күн бұрын
Com back my teacher
@enahhazan7272
@enahhazan7272 3 күн бұрын
I started forex trading on 6 September and I will come back after two years inshlh with more profit if Allah allowed.
@hopemaker2988
@hopemaker2988 3 күн бұрын
asc ustaad jazaakallhu marka hore maraka xiga sual ayaan mudo is waydinyy jwab aanku qancona wan wayay wxayna thay Trend , Zones , Liquidity ma kahasb baa inan hal timeframe ku qiimeyo mse midwalba time frame ka an ka helo ayan ku qimayn casharka xiga suashaas inad ka jwbto ayan rajayn Jazaakalahu kula khayr
@danjiretradingview
@danjiretradingview 3 күн бұрын
i started learning forex strategy on 10/9/2024 and this will be my memory comment after learning
@mohamedhassanmohamuudjurus6696
@mohamedhassanmohamuudjurus6696 3 күн бұрын
Shukran ustad wlh indhaha si wacan ayaad noogu furty
@AhmedAli-ch2ox
@AhmedAli-ch2ox 3 күн бұрын
10 sep 2024 Baan bilaabay Insha'allah Waxaan Rajaynayaa Inaad Guul weyn ka gaadhi Doonu Insha'allah.
@PaariFoormiig
@PaariFoormiig 3 күн бұрын
wax badan buu ii ifiyay muqaalkaan moalimuu ustaad waa tankis
@AbdalasaciidYuusuf
@AbdalasaciidYuusuf 3 күн бұрын
maanta bishu tahay 10\9\2024 waxaan bilaabay forex waxaan rajaynayaa sanad kabacdii inaan halkaan kusoo labto anigoo meel fiican gaaray in sha allah
@johanliebert2525
@johanliebert2525 3 күн бұрын
moalimu marka rabo ina isticamalo meta trader 4 ilama ahan version isticmalishid ina isticmalo hdne maclmow discord chat manogu furi karta sida aqonka ardaykagu isku darsadan fadlan mahadsnid.
@liibaanliiloveofficial7645
@liibaanliiloveofficial7645 3 күн бұрын
waxan bilaway 10/9/2024 insha allah hormar badan rajena wana idin rajenaa i.a
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@AbshirkaDuula
@AbshirkaDuula 3 күн бұрын
Macalin hanaga tagin youtube ka 😢😢 my teacher
@a-alfatixi.3017
@a-alfatixi.3017 3 күн бұрын
Dhawaan Baan bilaabay Barashada Forex. Waxaaana Rajeynayaa Ilaahay Idamkii in uu ii fududaado guulna Aan ka gaadho. Sanadka dambe Baan Soo laabanayaa Comment Gan.. Thanks Ustad For you Information❤
@milangamer7144
@milangamer7144 3 күн бұрын
9 September 2024
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 күн бұрын
Allaha Ku barakeeyo Ustaad Wax badan bad u qabatay Dhallinta soomaaliyeed Abaalkaaga Ma iloobi Doono Innshallaah
@dhaameel
@dhaameel 4 күн бұрын
10sep 2024 03:09 AM Two steps ahead and i will come back after ________ insha ALLAH