😅😅😅😅 ilaah baa walalo noo haya ee rabow naga reeb qadaad weyn marqudha😅😅
@Nuura-bb4ob6 күн бұрын
Subxaanalaah markay arkeen in Somalia hawiye iyo daarood isku eryanayaan nabadna u diideen xaq bay u leedahay somaliland aqoonsi caalami ah guul iyo gobanimo somaliland
@FosiyaSheekh4 күн бұрын
Israa iil ma rabno
@clraxmanmire64555 күн бұрын
Somalilnd wataa la aqoonsanayo awalbana iyadaa is aqoonsanayd o ka ilbaxsanayd somalida kale
@AbiibColaad6 күн бұрын
Wlee Trump waa kaga dhabaynaya
@najaxahmed8676 күн бұрын
aniga rayigayga waxaan odhan lahaa ciro hakugaabsado usa maraykanku wax walba haduu aqoonsado somaliland waliba in layidhaahdo noo dedejiya citiraafka intaanay iman waayo aduunku waa give and take in aadyar uu yimaado waxa aynu kuxidhaynaa cititraaf iyo in uu inaga kiraystolabada haduu kasoo baxayo wellcome usa hadii kale dee maxaa uu inooqabanyaa ciidankaan iidn taba barayaa wax a inooga wanaagsan iyo lacagb citiraafka wayo africa ayaa ku aqoonsanasa iyo united nations deed na hasamaato waaba intaa donald trump na somaliland buu uso jeedaa inshalahu inuu citiraafo let us see it
@clraxmanmire64555 күн бұрын
Somalilnd waxay somalida kle dheer tahay inaan la khaldi karin o ay na madaxda somalilnd ahayn kuwa u habranaya gaalada
@ifrahismailhoggren55506 күн бұрын
laahayow israil naga qabo oo wax ha noogu darin
@FosiyaSheekh4 күн бұрын
Maba yeelano muslinkeena iney faraha inala soo gasho
@HaboonDucale-k2d6 күн бұрын
Dadku been badanaa ma dhimanayaan miyaa wali trump maba lagu wareejin madaxweeno nimo
@abdiismaciil39106 күн бұрын
Reer gaalo jecel ma intaasi ayaad nafis moodeen waar aduunku Somali ayuu yaqaanaa