TRUMP WUU SOO NOQDAY 2025 MAXAA XİGGA? SOMALİLAND/ DARBİ-KABOOD

  Рет қаралды 30,937

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 284
2 күн бұрын
Dadka soo qoraayo, Cuqdad ama ciil ayaa ku jiro; ''Muuqaalkani kama duwano qaabkii aan muuqaladii hore u diyaarin jiray, Laakiin mararka qaar xaqiiqo qaraar way iska imaan kartaa, Aniga xitaa wax aan ka qaban karo majirto ilaa in aan soo gudbiyo mooyee''. Haddii loo baahdo Nidaamka İctiraafka loo raadiyo iyo dhammaan lacagaha ictiraaf raadinta ku baxdo inta ay la egyihiin muuqaal waan ka sameyn karaaa cadeymo dheeraad ah haddii loo baahdo. Muuqaalkanina Xigashooyin ayuu leeyahay.
@MowlidIbraahimmaxamuud
@MowlidIbraahimmaxamuud 2 күн бұрын
Cuqdada xaasidnimada iyo cadaawada idinka buuxda LA dhinta Calankyga tawxiidka aya. Ku qoran
@Islaam-24
@Islaam-24 2 күн бұрын
Soo sameee runta kadaba geey dadkaan xanuunsan ee somaliland isaaqland ku waashtay qabiil dowlad caalamka waligiis kama noqon riyo iyo hurdo been ah ayaa kujirtiin
@shorts-Amazing573
@shorts-Amazing573 2 күн бұрын
Ustaad xigasho iyo cadayn noo keen utus iyo itaabsii ah
@shorttube507
@shorttube507 2 күн бұрын
Sxp cadaymaha waan kaa sugaynaa soo dhakhso
@aamiinkaise3564
@aamiinkaise3564 2 күн бұрын
Xaasid waligii ma guulaysto somaliland iyaadaa is aqoonsatay 32 sano ka hor ustaad
@AbdallaMohamed-q1j
@AbdallaMohamed-q1j 2 күн бұрын
Wuxuu rabi noo sheegay ee lagu soo dajiye nabi muxamad scw ayaa rumaysanahay ustaad ❤
@amaadin12
@amaadin12 2 күн бұрын
scw scw scw
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no 2 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ♥️ ❤️ 😍
@SayidAliAbdirahman-v5w
@SayidAliAbdirahman-v5w 2 күн бұрын
Somaliand Ilahey hal Mar ictiraad Deg Deg ah ha siiyo from somaliya Mogadishu
@wardaabdi2536
@wardaabdi2536 Күн бұрын
@@SayidAliAbdirahman-v5w Aamin inshallah
@FeysalNice
@FeysalNice Күн бұрын
Siil ka hooyada ayaa ictiraaf la siinaya oromo
@adenhassen9119
@adenhassen9119 2 күн бұрын
Best sooamli KZbin i have seen I was lessing him more than 7 yrs I started following while I was 12 grade ,currently the comiing month I will graduate, To be come GP (Dr) insha allah i and my allah protectect him❤
@najmahussein3502
@najmahussein3502 2 күн бұрын
Somaliland waala aqoonsanaya I.n ❤guul iyo gobanimo dadkaygi
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 күн бұрын
Riyo waxaa ka horeysa hurdo😂
@Islaam-24
@Islaam-24 2 күн бұрын
@@Mujaahid11😂😂😂
@ABDIRISAKAK188
@ABDIRISAKAK188 2 күн бұрын
​@@Mujaahid11adigu seexo adeer futada amison ha ku ilaaliso hadan yab ku ilaaliyan😂
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 күн бұрын
Riyo aan hurdo lahayn yaab kkk
@Mujaahid11
@Mujaahid11 Күн бұрын
@@ABDIRISAKAK188 ani amison waaba xasuuqa iyo qadaad weynta la socota Ee maxaa jira😂
@Selfsweet
@Selfsweet 2 күн бұрын
سورة البقرة، آية 120 وَ لَنْ تَرْضى‏ عَنْكَ الْيَهُودُ وَ لا النَّصارى‏ حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدى‏ وَ لَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْواءَهُمْ بَعْدَ الَّذِي جاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ما لَكَ مِنَ اللَّهِ مِنْ وَلِيٍّ وَ لا نَصِيرٍ .
@subeerilkacase8184
@subeerilkacase8184 2 күн бұрын
Somaliland recognized coming soon inshllh
@shorttube507
@shorttube507 2 күн бұрын
Qof soo jeeda oo riyoonaya 😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@amaadin12
@amaadin12 2 күн бұрын
scw scw scw
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no 2 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@Shaaficimaxamed2024
@Shaaficimaxamed2024 2 күн бұрын
Allow jabi yuhuuda iyo kuwa taabacsan Annagana jidka toosan nagu hanuuni Amiin aamiin❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@amaadin12
@amaadin12 2 күн бұрын
aamiin yaarabi
@ruunmaxamud6724
@ruunmaxamud6724 Күн бұрын
Wallee runtu waa qaraar. Thank you ustaad.
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials Күн бұрын
Legend
@AlDawaaCilmi
@AlDawaaCilmi Күн бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله Somaliland Our Country ❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Күн бұрын
Guul soomaliLand ❤️🤍💚
@Moh_media45
@Moh_media45 2 күн бұрын
Thank you, teacher. ❤
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 2 күн бұрын
💪 Annaga 💪 production 💪 keep 💪 going 💪 thanks 💪 my 💪 sir 🙏
@feysalnuur4463
@feysalnuur4463 2 күн бұрын
Mahadsanid annaga production marwalba waan kugu xiranahy guuleyso sir💯🙏🙏👊
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 күн бұрын
Asc Wll Abdi Rashiid Aniga oo Reer sheekh isxaaq ka soo jeeda oo hargeisa ku dhashay Aragtidaada Siyaasada iyo waayo aragnimo Waan kugu raacsanahay sababto In somali kala go ado iyo raacdo wax muhiim ah maaha laakin Waxa muhiim in Dariiqa Xaqa Aan raacno Islamka mahadsanid
@Maxamed-pr1wi
@Maxamed-pr1wi 2 күн бұрын
nin rageed ana gedobuursi ayaan ahay waxaan kayaabay garaadka yidhaahda aan itoobiya dhulsiino aanan aqoonsi helno
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x 2 күн бұрын
Muhiimadu maahan kala go, iyo midow balse waxaa muhiim ah diinta iyo somaalinimada naga dhaxeeysa
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 күн бұрын
@@Maxamed-pr1wiWaa runta wll Qadiyada Aan laheen Quwad lagu dafaaco waa badil Somaliland dadka leh Aan siino qayb iga mid wxa ay tusisa in dadkaasi aanay laheen Arin masiiri ah oo ay tahay Qadiyad ku badel qadiyad taasina Waxa ay tusisa in aanay marka horeba aanay laheen wax ay u nool yihiin
@IstarGaaciye-w6x
@IstarGaaciye-w6x 21 сағат бұрын
Masha Allah walal wan kutagera wadna mahadsantay horay usoco
@ugbaadmohamad189
@ugbaadmohamad189 2 күн бұрын
Mahadsanid macalin ilaheey hakusharfo
@ringedHotspurS
@ringedHotspurS 2 күн бұрын
USTAAD mahdsanid ❤❤ marwalibo daqiiqdaha inoogu dadall si an ugu raxaysano Videoga ❤ Nederland kasoo salamaya
@aamiinkaise3564
@aamiinkaise3564 2 күн бұрын
Ustaad bal dib u dhagayso qodobkan soomaliland Waxaa kaa muuqata cuqdad fog Somaliland guul❤
@Mohamed_Abukar
@Mohamed_Abukar 2 күн бұрын
Thanks Ustaad
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 2 күн бұрын
Mahadsanid in badan Ustaad
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 2 күн бұрын
Wa fikirkaaga gaaban ustaad, dunida sharci kama jiro waxa ka jirta vtopower.
@XamdaAadan-c5v
@XamdaAadan-c5v 2 күн бұрын
Wad mahad san tahay wllo waxayabo badan ban ka faiday annaga production
@nassermohamed9525
@nassermohamed9525 2 күн бұрын
Waad iskuxartay
@40Durkiya
@40Durkiya 2 күн бұрын
Libaax Allaha ku xifdiyo
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Күн бұрын
Hoyadii wasahan Carabka wayin Leh somaliland indhahago Shana ictiraf wayi heli muqalkagana wa mid lagugu karbashi dono mxd samayin I.a wayi heli xasidaw 🎉
@Baazicadde
@Baazicadde 2 күн бұрын
Ustaad
@hamdiibrahim1947
@hamdiibrahim1947 2 күн бұрын
Thank you
@Mo.labaqolle
@Mo.labaqolle 2 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad
@Shamso697
@Shamso697 2 күн бұрын
Thank you mapka runta ah ee Somaliland ayaa soo dhigtey ✌️
@liibancartan8591
@liibancartan8591 2 күн бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وبارك على صحبه اجمعين أمين أمين
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 2 күн бұрын
Madaxweynaha Maraykanka ayaa bugiisa barnamij siyasadedkisa kusoo daray aqoonsiga somaliland. Sorry intii aad taqaney way dhaaftay masul
@CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf
@CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf 2 күн бұрын
Hal qabiil aqonsi maheli karya suashas adiga is weydii kuwa kula dagane muu ogashahay in eey madax weyna kanoqdan 😂
@Inahaashi
@Inahaashi Күн бұрын
Miskiin Kan Yar miyaad Iska daysid Ustaad Wxa Uu Siyaasadda Arimaha Dibadda Ka Garanayaa Majiree Dadka dduunkaba Ka dhacsan Khiyaaligaa ha ugu Waramee Kkkkk
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Күн бұрын
Don't worry people of somaliland inshaallah they will know ruuntaa my sister and brothers ❤️ 💯 🎉
@iidxasan5453
@iidxasan5453 2 күн бұрын
Insha Allah khayr
@FoosiyaAxmed-m3j
@FoosiyaAxmed-m3j 2 күн бұрын
Somaliland. Guuul. iyo. Goodnimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KadarCaamir-w3t
@KadarCaamir-w3t 2 күн бұрын
Maxaa lacag la,nooga cunay waan idin aqoonsanaynaa😭😭😭😭😭😭
@azadmohamed711
@azadmohamed711 2 күн бұрын
Wllo waxay ciilanka ku hayaa Alle haku sahlo 😂
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 күн бұрын
Waxa soo baadha walal adiguba
@Softrealax
@Softrealax 2 күн бұрын
Sxp adigaa ookiyaalo cagaara xiran ninka ciil mahayo waa nin rer waqooyi ah
@bashir871
@bashir871 2 күн бұрын
Ana Somaliland ah wanan rumaysanahay arinkan macalinkayga anaga production ' Somaliland anigu ah dadka deganka u ah hargeisa hadana ma aaminsani in la aqoonsanayo Somaliland wligeed ''dowlad soomali wayne ayaa la dhisaya cidi dudasaa hadudo
@dhhol77
@dhhol77 2 күн бұрын
Wax baro wll
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 2 күн бұрын
​@@UmuRaxmaInabashiirwhat has he searched this KZbinr just he argues to persuade his personal bias without any reference, just point me one reference inside his poorly prepared video kkkkk.
@diinkaab
@diinkaab 2 күн бұрын
Wuu ciil hadlay maanta😂😂😂😂
@kingchalataawi6895
@kingchalataawi6895 Сағат бұрын
Haa wlhi😂
@farhanhussein8267
@farhanhussein8267 2 күн бұрын
CABDI RASHIID SXB ANOO SOMALILANDER AH AYAA HADNA KU MAHAD CELINYAA THANKS. MACALIN AAN KU XIDHANHAY AYAAD TAHAY
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 2 күн бұрын
Azc wllky abdirashid sthy xalkaaga alx hal sual xisbiga balaarnaa ee albacthi ee dhaman wadama carabta qaarkood kajiray bal nooga jawb Insha ah mahadsanid
@ibraahimnasiib5232
@ibraahimnasiib5232 2 күн бұрын
ilaahey haku barakeyo wall aqoonyahan runta bayamiyo cid garana anan kuraligalin bahintisa barakeysan batahay wall
@CABDIRAXMAANYAASIINGADIID
@CABDIRAXMAANYAASIINGADIID 2 күн бұрын
Cudur SOMALILND nacaybaa idin haya, hormarkaayaga ayaad ka xuntihiin,maad ka hadashid shirkadaha somalia lacaga waalida ku bixinaysa si aan loo aqoonsan SOMALILND ayadoo dadkiisu bakhtiyayaan, SOMLILND I.A waa la aqoonsanayaa
@MUHAMMADBASHIIIR114
@MUHAMMADBASHIIIR114 2 күн бұрын
Xaqiiqada aya sidaas ku leh
@mustafecabdi-bv5bv
@mustafecabdi-bv5bv 2 күн бұрын
Hadalku midhkaa weeye
@AbdalleFuaadAbdi
@AbdalleFuaadAbdi 2 күн бұрын
kama hadli karo so waa munaafaq kulaha somaliland lama aqoonsanayo waxa xasan sheekh hrojoogahisa u gaysay nigerian lobbyist ee twitter ama X dadka ku xiijiyey baa milloins uga cunay republican ka hor istaagaya aqoonsiga somaliland, sidoo kale kulahaa trrump iyo ellon musk ma jecla democrats hhhh wuxuu trump ku soo baxay ma inqliaab ayuu ahaa militry mise one vote one person hhhhhhh boring weeji cuqdadii somaliland ku soo maaxday misdkastoo iyaga ahna sidii oo shacabka somaliland dhul iyi dad ka haystaan ka laayeen wada yihiin inaany wanaag jeclayn dadkan
@yasinismail2733
@yasinismail2733 2 күн бұрын
Xaasid maaya aflax qofkaagan carabka la way dhaaftay intii aad taqaanay merda
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 2 күн бұрын
Carabloow caawa wuu shubmayaa
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 күн бұрын
Ustaad hore uu soco anigu waan jaclahay in lo.aqoonsado somaliland dawlad ay noqoto aqoonsi ah hasho Lakiin gaalada dhakartoodu waa ay badantahay ilahay subxanahu watacala hano keeno aqoonsiga hadii uu khayr noo yahay isaga oga hadii uu sharyahayna naga qabto amiin amiin amiin yaa Allah
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 2 күн бұрын
Somali waa Somali inshaallah thanks so much 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxamedCabdi-s5j
@MaxamedCabdi-s5j 2 күн бұрын
Somali iyo soomaaliland kala garo🤣🤣
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Күн бұрын
@MaxamedCabdi-s5j cafimaad ma jiiraa????
@waasugeguuremedia8115
@waasugeguuremedia8115 2 күн бұрын
Waad mahadsantahay aqii waxbadan ayan Ka faa.idnay xayakallah
@APdrahman-tg3pt
@APdrahman-tg3pt 14 сағат бұрын
Somaliand Insha Allah ictraaf
@abdiqanikhader8219
@abdiqanikhader8219 2 күн бұрын
Haddaa la aqoonsado somaliland mxa ka sharada
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 күн бұрын
Mareykanka isagoo xoog ku imaan kara muxuu uga baahan yahay aqoonsiga Soomaaliland
@ahmedabdulahi422
@ahmedabdulahi422 2 күн бұрын
Ethiopa iyado xoog somalia ku qabsan karta maxay ugala hadadha waxay rabto
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 күн бұрын
​@@ahmedabdulahi422 Hhhh Ethiopia xoog kuma qabsan karto somalia. Lkn siyaasiyiintan calooshod ushaqeestayaasha ah ayaa lagayaaba inay hoosaasiyaan umada somaliyeed una duleeyaan xabashida si kumeel gaar ah oo somalida intaysan kicin ah 😂😂😂
@mgeelhoor602
@mgeelhoor602 2 күн бұрын
@@ahmedabdulahi422 Shp xoog kuma qbsn karto ethopia somalida waa ogthy lkn wxy rbta iny si nbda danteeda ku grto
@sundus9850
@sundus9850 2 күн бұрын
Mareykan muxuu ka faaidaya aqoonsiga somaliland horta? Mareykan dan kama leh wadamada faqriga marka Taiwan iyo somaliland inuu aqoon sado faaido nooce buu kuhelaya?
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 2 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 iyado xoog dhulkaga ku haysta oo xoog ku joogta 2025 anad ka saari karin maxay uuga bahan tahay inay barido qadadwaynta
@Ninweyn-
@Ninweyn- 2 күн бұрын
Reer dhulka somalida Maxay u kululaaden macalinku Moowduuca si caadi ah buu u soodiyaariyaye 📺
@moali9143
@moali9143 2 күн бұрын
Naftaadaa jeclaatay sidaa sxb
@reallyg9264
@reallyg9264 2 күн бұрын
full respect aqontadaallah kuu baeakeeyo
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j 2 күн бұрын
Dhugran ustaad cabdi rashiid saxiib qaali ah oonunkuxidhanay macalin aan lacag naga qaadan ayaatay runtii alle haku guuleeyo aakhiro iyo aduunba walal❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mudo ayaan kugu xidhanay ilaa intaad aas aastay shabakadan anaga opradation
@abakanaana9824
@abakanaana9824 2 күн бұрын
Ustaad abduqadir runta aya ka hadashay wlh
@tiktokgames1007
@tiktokgames1007 2 күн бұрын
Shp cuqdada yaaan laga dareemin Somaliland way tagtaye
@QuuenNimco
@QuuenNimco 2 күн бұрын
Dad jahiliina tihiin meel wlba wxdla tagantihiin cay iyo cuqdad
@Tooni4321
@Tooni4321 2 күн бұрын
Wax ka galey male hanagu xoqon ku manaqane 😂😂😂​@@QuuenNimco
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 күн бұрын
Macalin maanta waa soo qarxisee ictiraafkii 😂😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 2 күн бұрын
Walsha Aya 2025 rag Africa dabsara looso Uru Rina langabow Trump waki ku yidhi no government no policy 😂
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 күн бұрын
@SuhaybCabdi-ku3re adeer labadiinaba wax isma dhaantan labo xukuumadood oo prank iyo gaalnimo democracy ku dhisan baa tihiin 😂
@boroodo2
@boroodo2 2 күн бұрын
keep going
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha Күн бұрын
Xaqiiqda aya ah in dowladaha danahooda Raacdo dal ama dowlad wiji aay kaleeyihiin malahan dalkooda ayee dano kaleeyihiin dadkoodana dano ayee kaleeyihin marka cunaqabateen iyo mareekan shekadiisi waalida eheed waay dhamaadeen si hoose ama waay dhamaan rabtaa wali mudo aad iyo aad u gaaban sababtoo ah dalkasto waxoo qiimo yeelanaa siyasadana qiimo yeelaneysa iyo mashquul markii dalkasto muhiimad yeeshto sida kaliya e muhiimada lagu yeelankaro waa sida macquulka ah e laga soo guuriyay sida aay nolasha kusocoto sida shirkadaha nidaamkooda o kale o marna wax laga reebo marn wax lagu daro magacyada laga badalo ileen wax soo dhacay o macquul ah ayaa dhici kara e qiyaali madhicikaraan qofka rabi inuu wax badalo waxoo ku badali karaa waxsoo dhacay ilaa hadana dhaco ama wax soo jiray ama jiro o wax laga badalayo ama wax lagu darayo magacyadana laga badalaayo. Sidaa darteed aduunka waxoo ujeeda nidaamki Caadiga ahaa in siyasada gudaheeda si ween lookeeno waxaan dan iigu jirin marabo aya socoto dalkeenana mayaalayo waana wax sax ah marka hadii xaalka caalami lawada leeyahay noqdo dhamaan wadamada muhiim ayee noqonayaan ileen awoodi hal dal qaatay ayaa laga gudbayaa sidaa darteed dalka hadoo yaryahay xitaa waxoo qiimo uleeyahay dalalka waaween e sareenta ama kaalinta sare rabo waa waxa tahay culees inaa yartahay waxbo ma ahan markaa nasoo dhexgasho ayaa wax noqoneysa anagana culees nagu so kordhaa aduunka waxoo arkaa Barwaaqo lawada gaarayo waana meel laysku baahanyahay siyasada ugu mashquulka badan ugu qaangarsan e aduunka hadii lagaaro dunida digalada awalba halista eheen waay dhamaanayan sababtoo ah kumanaan iyo malayiin ayaa aduunka shilal iyo dilkas ah ka dhaco marka meelaha digaalka inta kudhimato waay ka badantahay marka halis digaal majiridoonto sababtoo ah digaalka dhimashada ka dhalato waxa ka badan dhimashada caadiga iyo kaska e dhaco qiyaas Tusaale ahaan hadii suudaan burbur ama digaalo ka dhici leheen badalkeeda horumar sameenleheed o diyaradaha iyo baburta tareenada dalka leeyahay dhihi lahaa sanadkasto 30 boqolkiiba ayaa dalxiis dalka gudahiisa iyo dibadiisa loo wadaa shilalka ka dhici lahaa ayaa ka badnaan lahaa dhimashada sababtoo ah 30 boqolkiiba qeeb aad iyo aad u ween ayee kayihiin shilalka dalkaa kadhacayo ama waxaa siyaadi lahaa shilalka kuwa safro sababtoo ah waxa batay dadkii safraayay e dalxiiska aadayay marka hadane waxa dhinto tiro aan udhaween ama gaari karin inta dhimanleheed hadii suudaan Dalxiiska iyo safarada badinleheed marka hada miyee dhimasho badantahay mise hadii suudaan halis gali leheen o dalxiiska horumari lahaa iyo dadka safraayo marka digaal qiimo malahan mana siijiridoono xitaa dhinacyada digaalayo aad iyo aad ayee ukala awood badanyihiin siiba hawada sare ilaa waliba dhulka adoo moodo bahal yar ku ag duulayo waxoo noqonkaraa Diyaarado yaryar o casri ah o basaasnimo iyo dilsameenkaro marka hadii waxan digaal ladhihi karin digaal dhahno waxaa noqoneynaa dad waalan o kale Sababtoo ah hadii aad jilayso waali xitaa run ahaan u waalneen dadka waay kaa cabsanayaan kaa cararayaan marka hadii waxan dhici karin wadid waxa xaqiiq ah inaad noqoneyso waali wax kale laguuma haayo xitaa waxaa lama dhihi karo waa xeelad sababtoo ah xeelad qaawan waxay jibisay xeerkii xeeladaha mana ladhihi karo xeelad waxa ladhihi karaa waali iyo doqon caqli inuu leeyahay umaleeyo. Ani waxan aaminsanahay hadii safarada bataan horumarada bataan dadka mashquul noqdaan waxa ku badanaayo dhibka sababto ah shilalka waxay ka dhashaan dhaqdhaqaaqyada inta mashquulkaada bato o magaalo mashquul badan kamidtahay waxaa kordhaayo halista shilalka sababtoo ah intaaso dad waay wada socdaan qaar xun qaar wanagsan iyo qaar si aan kas eheen usameynayo qaladaad ayaa badanayo ileen dadkii ayaa hal magaalo iskugu imaaday ama magaalo ayaa suuqyo waaween loosameeyay suuqaq aduunka lasocdo waxa xaqiiq ah in mashquulka badanayo hada fiiri bakaaraha sidee mashquul utahay hadii xaalka amni xumada Beenta ah laga baxi waxaa badanaayo dadka iyo mashquulka iyo suuqyada mashquulka Taas oo kadhigantahay danbiyada oo Badankaro. Dhimashada ugu badan digaalada ma sababaan soo layaab ma ahan. Meelaha digaalada kasocdaan ma ahan melaha ugu dhimashada badan aduunka waxaa layaab leh kuwa xoogan o dowlado ah iyo kooxo duurka iyo saxaraha kujiro ayaa isdigalayo sanado waxa xaqiiq ah inta waxaas wado in aay 2 iskugu jiraan 1. Dad dano ka leh digaaladaas balse aan ogeen in Beenteeda loojeedo. 2. Kuwa ku dayanaayo kuwa waxaas wado o caqligooda ku filneen ama arsaaqda ka gashay o xaaraam cunayaal ah Balse kuwa ugu xariifsan waa kuwa xeeladeesto o meel wanagsan kudhagan. QALAD YARAAN MALAHAN HADII WAXA SAMEYNEYSO QALAD NOQDAAN CAADI KUULA MUUQDAAN ADIGANA WAXA TAHAY QOF LOOGU SHAKISANYAHAY XAALADO CAAFIMAAD O MASKAXDA AH. SABABTOO AH SHAQADA WAXA KALA WADO MASKAXDA HADII MASKAXDAADA KALA SAARIWEYSO SAX IYO QALAD CAADI MA' AHAN BALSE WAA INAA XOG KA HEEYSAA ADUUNKA BAARTAA WAXA JIRO AADNA ISKA HUBISAA WAXAN MA DHICIKARAAN MISE WAA WAXAN DHICI KARIN ? ILEEN HADII LAGU DHAHO ILMO YAR O 2 SANO JIRO AYAA QORI AK47 AMA AAKE DAD KUDILAY MARKALE ASOO QOF KALE LIIFKA KUHAAYO AYA LAGA QABTAY LIIFKA KUHAAYO MA ILMO YAR AYAA QORIGAA QAADI KARO INTA AAN LAYSWEYDIININ MAXOO U DILAY ? KAWARAN DADKA HADII AAY ISWEYDIIYAAN MAXOO UDILAY KADIBNA AAY KU RAACIYAAN CUNUGAAS ASOO 2 SANO JIRO HADOO WAX DILAY ASOO WAX INUU DILO RABANA LAQABTAY WALEE KAAS MESHUU KUWEYNAADO WAXOO DILAYAA QOFKAAS KAWARAN XAALKIISA RUNA AAY KATAHAY HADALKISA? ...
@awsharre3296
@awsharre3296 Күн бұрын
Qalbigaaga iyo sidaad jecleyd baad noosoo gudbisey.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 күн бұрын
Dad waxaa ku niyadjabaya manihin ee hadalku yaanu kaadhamaan xataa Citiraaf la aan baan isbixinaynaa waxa aanuleenahay oo illaahay nasiiyay dhul bad iyo bari iyo beero iyo macdanle iyo dad fahmay waxay haystaan iyo istaraatajiyada ilaahay dhigay iyo waxay kadhaxleen xoriyadoodii ay sida fudud god xaarka ugu tuureen 1960kii maaha dad waxaa lagu beer laxowsado waxa aanu noqondoonaa teywonta afrika allah uunbaan ubaahanay ee cidkale uma baahnin SLand guul
@MukhtarMohamed-h6h
@MukhtarMohamed-h6h 2 күн бұрын
Ilhyba na dilaaye somaliland wa waddan isku filaan cadwana cid ku ahayn , lkn iyaada cadaw lagu yahay somaliland haday donayso inaay ictiraaf iyo horumar Laxadle inay gaadho wq inaay CONCEAL GARAYSA wadda hadalada Somalia lacala haday so noqda wa inaay meesha ka sarta wadda hadalada Somalia, AMA ay badaal ku samaysa waddamadi hoore ee dheexdheexadka ah , MARKArun laysku sheegaayo somaliland wa waddan xaaq iyo xuxuuq u leeh inaay gooni u baaxdo ama WADDAN waddmada africka ka mida noqoto
@qataarqato1367
@qataarqato1367 23 сағат бұрын
Maraykanka ayaa dan ku qaba aqoonsiga Somaliland,
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 2 күн бұрын
Tahanks🎉🎉🎉❤❤❤
@CusmaanCabuudcali
@CusmaanCabuudcali 2 күн бұрын
Saxibo and bankuguxisey wlh kasohadal dabka los Anjalis Mahad sanid ilahey hakuxifdiyo
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 күн бұрын
Jeclaan lahaayaa wakhtiga ay qadaadweyn maangaab kubixinayso xaasadka Jamhuuriyada Somaliland inay kubixiso sidii dalkooda halaagu kasocdo ay nabad uuga dhigilahaayeen!.
@SUHUUUR.QURUX1
@SUHUUUR.QURUX1 2 күн бұрын
Somaliland maalin uun waa laqoonsan ishaa allah, sheeg sheega iyo buun buunbuninta waa guul wada wayn lagu gaadhi doono
@azuuzmohamed4725
@azuuzmohamed4725 Күн бұрын
Mida kale s.liland awood uma leh dhaqale intas leeg inay ku bixiso warbahinada calamaka ee qada dhigaya dhaqdhaqaqa aqonsiga Io even xita haday shirkad kireysto awood dhaqale uma samaxayso dad kedana lagama arko Ee dhulka ilahay nagu beeray ayaa ah meel xasasiya kaala tashana mayno sidii aan uga faidaysan lahayn wdmada caalamka inaan xidhiidh isfahan io iskashi caalami ah io mid ictrif ba kaga helno si aan caalamka ula jaan qaadno Kaliya ka tali koonfur siday u kala badbaadi lahayd.
@CabdicasiisBa-vq8gi
@CabdicasiisBa-vq8gi Күн бұрын
Siyaasada markeykanku somalia iyo somaliland toona wax uma qabaneyse danta shacabkooda ayey wataan Waa Takale siyaasada markeykanku Madax Wayne Kaliya wax ma ansixiye qawaanin qoran ayu raacaa qawaaniintasina kuma jiraan wax aan danta markeykanka hayn Madax Wayna kasta oo Maryknka yimada waa qof Awoodisu xaddidantey
@crisaaq3877
@crisaaq3877 2 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
@Aboudi600
@Aboudi600 2 күн бұрын
Adoo Vediogan ka saaray yaan la arkin 😂
@Inahaashi
@Inahaashi Күн бұрын
Inanad Wax Aqoon ah ulahayn waxan aad soo tebinaysid waxa noo cadaynaya Project 2025 Aqoonsiga Somaliland Waa lagu Daray Balse Maaha Qorshaha Maraykanka ee Waa Aragtidda HERITAGE FOUNDATION Ka Shaqyasa Danaha Qaranka Maraykanka. Insha Allah Jamhuuriyadda Somaliland Waala Aqoonsaya Wixi ka naxayow ka nax
@iamzack9252
@iamzack9252 2 күн бұрын
Qof walba fikirkiisa wuu ka hadli karaa adna kaaga uunbad ka hadashay
@elmidahirbulaale2992
@elmidahirbulaale2992 2 күн бұрын
WAXAN MOODAYAY QOFKAN MID CAADI AH LAAKIIN HADA AYAAN FAHMAY
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 2 күн бұрын
Sheekh
@abdifitax12345
@abdifitax12345 2 күн бұрын
Ustaad dagaalka buntland iyo dacish iyo dagaalka dacish iyo alshabaab kadhaxeya iyo dagaal dowlada hada rabto in ay kuqaado Alshabab kasoo hadal intaas isku xir xirin
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 күн бұрын
Shabb dalka ayagaa qabsan sida Trump wax uwado hadii la fiiriyo
@MukhtarMohamed-c6n
@MukhtarMohamed-c6n 2 күн бұрын
Somaliland wa waddan ay dhinacayda haystan labada waddan EE djbuti iyo Somalia LKN Somaliland ✅ Uma oga wuxu u hayta wadamo la jara Somaliland WA RIPliek AMA wadan ka so ifbaxay geeska africa , LKN Somalia iyo JABUUTI ayaa faraqa AMA cagaha haaya wallow u jeecelayahay walaldada daafaha ka xiga EE Somalia iyo djbuti 🏍️ ogow, Somaliland ✅✅ WA waddanka u samray walalnimo iyo jaar Somaliland ✅🤍♥️ , 90/💯 waxa Somaliland ay so dhawayza AMA gacamo furan KU so dhawanyza waddan kalsta oo adunka ka mida Qarada u doono ha KU yaale
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 11 сағат бұрын
SIXID Maraykanku ma sii wax lacag ah Somaliland. Balse waa Somalia ta uu Lacago uu siiyaa. Cabdirashiid, doorashooyinka Somaliland oo beesha caalamku ka taageerijirtay Somaliland na labadii doorasho ee ugu danbeeyey, 2021 dii iyo tii dhawayd, waxaa lacagtii doorashada laga bixiyye qasnada qaranka ee Somaliland
@maroodijeex
@maroodijeex 2 күн бұрын
Wax cadayn ah nalamaad wadaagin aan ka hayn sidaad jaclayd iyo waxaa qalbigaaga ku jira 😂
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Anagaa ku tussi isagoo Aqoonsaday Tramp Somaliland
@mohoali1393
@mohoali1393 2 күн бұрын
2000 sano ha qadadto waan sugaysan somaliya inanu la midawno waa sacada qiyaame ayaa ka dhaw
@MaxamedaliHaybe
@MaxamedaliHaybe 2 күн бұрын
Somaliland inshallah yaa rabi
@simlodonfmc1666
@simlodonfmc1666 2 күн бұрын
[Qoom ilahy ka duleeyo ilaa iyagu dhexdooda ay is dulmiyaan ]siyasiyinta somaliyed waxan odhan lahaa hordada kaca runtii riyado way inala dheraty waxa loo Bahan yahay urur u dhaqdhaqa arankan 🎉
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 2 күн бұрын
Shirkad ayaad ka helayaaa waar aqoonsiga aqalka baarlamaanka ayaa laga doodayaa wuu fogaaday wll ee Adigu Somalia ayaa taageersantahay oo ah magac been ah oo burburtay 1991 lkn waxaad diidantahay umad dowladnimo samaystay oo shacabkoodu codeeyaan oo hanaan wacan samaystay,
@Islaam-24
@Islaam-24 2 күн бұрын
Adiga maa burburiyay waayaasaa habeen iyo maalin muqdisho usoo kala fakaneesiin wax niila xasuuqo markale ayaa is taahishiin oo tiihore caano nii noqoto
@MowliidCabdi-t6g
@MowliidCabdi-t6g 2 күн бұрын
Niyaw macalinka Macalimada warkiisa aya i qanciya😂
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 2 күн бұрын
اللهم اللهمَّ صل💛🌹 وسلم🌹💛 وبارگ🌹💛 علي سيدنا❤️ 💐وحبيبنا❤️💐 محمد عدد ما ذكره الذاكرون🌹💛 وغفل عن ذكره الغافلون🌹💛 عدد ما كان🌹 💛وعدد ما يكون 🌹💛وعدد الحركات والسكون انت الاحسن 💐💛لا مثيل لك اللهمَّ صل💛🌹 وسلم🌹💐 وبارگ🌹💛 علي سيدنا❤️💐 وحبيبنا❤️💐 محمد عدد ما ذكره💐💛 الذاكرون💛🌹 وغفل عن ذكره الغافلون🌹 عدد ما كان🌹 وعدد ما يكون 💛🌹وعدد الحركات💛 والسكون💛💐💛🌿آلَلَهّمً صّلَ وٌسِلَمً وٌبًآرکْ عٌلَﮯ سِيَدٍنِآ مًحًمًدٍ🌿صّلَآةّ تٌأتٌيَنِا مًنِ آلَلَهّ بًرزٍقُٱ وٌعٌآفُيَةّ وٌفُرجّ🌿 وٌتٌرفُعٌ عٌنِا آلَضيَقُ🌿وٌآلَمًقُتٌ وٌآلَحًرجّ🌿بًحًقُ مًنِ صّلَ أمًآمًآ بًأنِبًيَآئکْ ثًمً عٌرجّ🌿صّلَآةّ مًآ صّلَآهّآ مًهّمًوٌمًآ وٌلَآ مًکْروٌبًآ آلَأ أنِفُرجّ🌿اللهم صل وسلم وبارك على سيدناﷺ🌿ونبيناﷺ🌿وحبيبنا ﷺ🌿وقائدنا ﷺ🌷وشفيعنا🌿عدد خلقكﷺورضانفسكﷺ🌿وزنة عرشكﷺ🌿ومداد كلماتكﷺ 🌷كلما ذكرك الذاكرونﷺ🌷وغفل عن ذكرك الغافلون ﷺ🌿اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين 🌿عليه أفضل الصلاة ﷺ استغفر الله العظيم واتوب اليه عدده خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ﷺ سيدناםבםב رسول ٱɑɺɺ ﷺ يا حبيبى يا رسول اللهلا اله الا الله عدد ما كان ولا اله الا الله عدد ما يكون ولا اله الا الله عدد الحركات و السكوناللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعل آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا مباركاً فيه ملء السموات وملء الأرض وملء مابينهما وملء ماشأت من شيئ بعد. اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد صل الله عليه وسلم...
@shorts-Amazing573
@shorts-Amazing573 2 күн бұрын
Jasaka allah
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 2 күн бұрын
Somaliland waala aqoonsanayaaa shantii somalida ka ligeed baa laga hayaaa
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 2 күн бұрын
Ustaad somaliland waa la Aqoon sanaya haday kun sano qaadanayso somalia waxa ladhaho ee jacaylka somaliland ladhahano iska daaya sidaa u dhantihiin reer koonfurow gaadhigiina isku wada haday noqoto midnimo wllhi waxaanu la midoobay aa dawalada somaliyeed ee djabuti somaliyana weligeed mawada hadli doono ileeen muhiim uma aragno Argagixiso 😂😢
@XuseenjamaOday
@XuseenjamaOday 2 күн бұрын
Been able is hubso yaan xiqdigu kaa badin
@xamdixasan7745
@xamdixasan7745 2 күн бұрын
Xanuunka kugu jira ayuun baad noo sheegtay sheekhaw
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 2 күн бұрын
Somaliland waa u dhacaya ictirafka somaliland guul trump
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 2 күн бұрын
Mapka aad isticmashey waa khalad mudug cid ku murunsan ayaanan jidhin
@Tooni4321
@Tooni4321 2 күн бұрын
Waar bax soxar bena layo cuqdadesani ish follow kala noqda reer somalilaanow qofkan carab kale 😂😂😂😂
@Warsameamir8
@Warsameamir8 2 күн бұрын
Ustaad laakin galaada Somalia 🇸🇴 miida ma raban iyo in laakala jarana maraban annagana yacni Somalida inaay is fahaan marabaan 😅 so yaab ma ahaan dalkaan alshabab innu laawareego shaaku kuma jiro😅😅😅
@caaqilkadhalinyarada9623
@caaqilkadhalinyarada9623 2 күн бұрын
Nio carablowow xogtan maaha dhexdhexaad Somaliland dad ayaa iska leh iyagaana jaangoonaaya masiirkeeda sxp...kor uga bax. Reer Somaliand subscription ayey kaala noqonayaan hadaad arimahan ku socoto.
@Alaabtaydaiiuruursha
@Alaabtaydaiiuruursha Күн бұрын
Daarood nacay baaku haya Xataa puntland qaybta puntland meel laysku haytaad kadhigtay iyo khaatumo laakin waad riyootay
@KaalayAanxayaadnee
@KaalayAanxayaadnee Күн бұрын
Waxaanad aqoon u lahayn markaad ka hadasho waa iska sidan 😂😂
@arka3676
@arka3676 2 күн бұрын
Waxan oo kale ka caraab la’aow
@kornalycaano
@kornalycaano 2 күн бұрын
Trmrma soomaliyed mumal gbladka ah mareykan maxakagag xiran
Lowyer Soomaaliyeed oo hal hal u sharxay sharciyada Trump uu saxiisay
23:59
Kaftanka Siyaasada 568 oo aad u xiisa badan
39:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 19 М.
AWOODA AAMUSKA HA FUDUDEYSAN, SİDDA QOF LA İSAGA CELİYO-1AAD
18:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 56 М.