TUFAAX DARAJO | MAXEY KA AAMINSANEED HAWIYE MARKEY YAREYD | MAXEYNA HADA ARAGTAY? WAAYA ARAG PODCAST

  Рет қаралды 41,797

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 133
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 ай бұрын
Waa gabar kaftan yaqaan ah mashallah. Qabiilkana waxba ceeb maaha.
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 3 ай бұрын
Dad kan lagama kaftami karo xitaa gabadhu qabiil na caayin ee waxay aamin sanayd uun bay sheegtay oo ay aragtay wax ka gadisan caadi iska dhiga dad kiinan isk xiijinaya waana inan fariida waan ka helay qaab waray sigeeda iyada iyo wariyaha ba guulays ta ayaan idin leeyahay🎉🎉🎉
@popular7493
@popular7493 3 ай бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️
@hamdiegal889
@hamdiegal889 3 ай бұрын
Masha Allah waa fanaanad qaali ahwaxay ka hadashay nolasheeda hawiye waxfiican bay kasheegtay gabadha hacaynua Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mos1954
@mos1954 3 ай бұрын
Aduunka innaga Tagye, Qabiilna Meelkunagaareenee, Somali Qalbigooda Allaha Isku soodhaweeyo.
@Caliya7
@Caliya7 3 ай бұрын
Aamiin
@suadoabdirizackmayow4113
@suadoabdirizackmayow4113 2 ай бұрын
@@mos1954 Amiin
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 3 ай бұрын
Waaw Mss tufaax waan ku salaamay hambalyo ayaan ku leeyahay hawiye wa garabkaada horay u soco
@faclon.
@faclon. 3 ай бұрын
🥰🥰Haka shakiyin naag reer burco waa nin caadiyaba from awlaadul caasimah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Masha alllah tufaaax darajo nolow fanaaanad qaaaliya❤❤❤❤❤
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂tufaax waa funny wlahi anuu ano wlaigay qof rer waqoyiya lahadlin hadana ma aminsani inan is fahmi wayneno somaliga lahjad kaste wan fahmaya from mudug ❤😂😂😊
@Shar-shaari
@Shar-shaari 3 ай бұрын
Waa fabaanad fani ah oo qalbi furan
@abdilaahihaaruunibrahim697
@abdilaahihaaruunibrahim697 2 ай бұрын
Asc sharmarke walaalkey waa ku salaamay mida xigta tufaax darajo tufaax Cali Dubai 2007 deris ku aheen ethopia wali gabadh ee saxiib ahaayen malyuun markaa neh jecleen fanka 🙏Iguu salaan saxiib Finland baan idin la joogaa
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 ай бұрын
reerka habar gidir inaanu hawiyeha kale ka jecelnay fahan intay tirisayba waa hg ❤😂hada wanu is baranay inaanu wax isku nahay o hawiye gob yahay qadaadweyina waa reer koonfur o dhan maha hawiye jareertaba qadadweyin 😂we love hawiyeow❤walaalayal❤
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 2 ай бұрын
@@UmaAhmedMacan 🤣🤣🤣
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 ай бұрын
Cidaan la qayishaan waxee idiinkaga sheets ayaad Dhab moodaan reer marqaanland
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂habar gidir amxaaro kalkaalnimo Ku heshinen xabadoda ka badbaaden hde idinku dhacdo midnimo Somalia 🇸🇴 qasab Ku qaadanesan SSC camal ha modina somalinimada sandula kuso laabanesan
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 ай бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 qadaadweeyiney wllo waxad qoraysoba wan fahmi wayay 🤣🤣🤣
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 ай бұрын
@@qalbiabdullahi8335 masaayir isn’t easy dhexdaydu idinma deeqdo ragas dhiig ba naga dhexeya 🩸❤️🙏🏽
@sadio949
@sadio949 3 ай бұрын
Like calashaan saruur from 🇺🇸
@yaxyecade275
@yaxyecade275 3 ай бұрын
Isaaqa waa dad qabyalada saa id u isticmaala
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 ай бұрын
Waxaase cajaaiba markey Hawiye foolxumo ku sheegtay eyaduba waa xabasho iscadeysay meyada qurxan ale amarkiis
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 3 ай бұрын
Walaal hawiye maanay caayin ee faham kuwa aana hawiye aheyn ee baydhaba ka yimaada ayaa jooga burco hawiy ayaan nahay yidhaahda
@suadoabdirizackmayow4113
@suadoabdirizackmayow4113 2 ай бұрын
Reer baydhaba ma ceeb bay leeyihiin mise habashi ayey idinla yihiin Alla maxaa cuqdad u dhiman doontiin baydhaba kulahaa hodhodho​@@AbdirizakHasan-g3y
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Mashallah sis ku so dhowow cida shidalka Habargidir e Galmudug viva dalka Somaliland❤
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 2 ай бұрын
Gabadhada maxad oo gu magacdartay hesa subhanallah, macnaheda waxey utahay role model waa
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Tufaaxey qofkasto somaliyihi magacyadas alaabta wayaqaan lahjadiisa iyo lahjada degamadakaleba hadaddhah afmay garanmayo wasax balse somali intedakale waamid
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 3 ай бұрын
Codsi walalyaal canada dibada aad xayeysinaysan kajojiya fadlan waayo xolaha loda somaliga aa kafican aniga carurteyda ku tijabiyay qurbaha eyna ku dhashen cafimaadna ey ka qaden kuwa dibadana wey iga jiraden please carurta hala siyo lodeyna hanaheda waa iga dardaran
@FatimacabdiisakFatush
@FatimacabdiisakFatush 3 ай бұрын
walaal caruurta maa nan isku mid aheeyn ma aqaano lakiin kuweyga caanaha lo'da wey iga xanuunsadaan 😢 lo'na waanba shaqana oo reer tuula uhay oo meel ogama doona balse waan ku daaley kadib cana gasaca ubilaabey ❤😢
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 3 ай бұрын
Walal 3 malin kahor canada liin dhanan sii
@abduqadirabdi4333
@abduqadirabdi4333 3 ай бұрын
@FatimacabdiisakFatush walal 3 malin liin dhanan sii xanaha loda kahor
@FatimacabdiisakFatush
@FatimacabdiisakFatush 3 ай бұрын
@@abduqadirabdi4333 hada wll wey ka weynaaden xiligi caanaga kaliye shaaha ooga badiya sidaasne kuma dhibaan oo weyla qabsadeen insha allaah hoyooyinka dariska oo marxaladaan kujira lawadaagi taladaas mahad sanid wll adna
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
Dadkaas aala leeyahay soomaali aan isku nahay, anigu qofkaan ma maqlin hada ka hor inay heestana ma ogayn laakiin maantay qof walboo makarafoon qabta waa heesaa arintu intaas wayka adkaan jirtay.
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 ай бұрын
Laakin dadka reer beydhabo maaha dad foolxun waxaanse layaabey qofqurxan ohawiyaa inujiro mamodeyn ninwalba qumanihiisaa qorta ugujira
@NasraADow-jg9gl
@NasraADow-jg9gl 3 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobonomo vivo hawiyr
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 ай бұрын
Caano booro waa sun ayu yiri sheikh mustafe marka xayeysiinta kadhaafa
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 3 ай бұрын
😂😂😂😂 True
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 3 ай бұрын
wa run sun waye canaha xolaha freshka ah caba
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 ай бұрын
Masha Allah saxibtinimadu waa qaali❤🎉
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 hawiye wa na la dhici rabaa isaaq Insha badan Ku haaya inu qaato habar gidir ya laidin xadin ogaaden hda nagu hesto midnimo hawiye wa muqadas
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican. Somalia waa wada walaal.
@KvikkLunsj-t1g
@KvikkLunsj-t1g 2 ай бұрын
Waa ka xumahey adigoo somali ah hido iyo dhaqan u leh xooladhaqato ah inaad xayeysiso caano boodhe
@fatmamohammed7530
@fatmamohammed7530 2 ай бұрын
Ilahay amarkii turaax waa iska jeclahay
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 ай бұрын
Qabiil qaran ma noqdee bal jooji riwaayada huuno 😮😮😮
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
Qofka markuu dad wax ka sheegaayo, marka hore waa inuu muraayad isku fiiriyo asaga, hada qofkaan aad Amuur(bulac ama ilwayn) daba go'an u qabto, inay hawiye wax ka sheegto ayadoo isaaq ah oo ay xamar jaadka iyo broodada, maqaayadaha laga soo reebreebo isku cuni jiray, waa arin la yaableh, laakiin waxaa la yiri "doqontii ciirtaada dhantaa aa caaydaada taqaan".
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 ай бұрын
waxay sheegayso waa sax, waxa jirta wax aan aaminsana dad badana aaminsana in hawiyuhu yahay dad madow, sanwayn oo timo adag.madaama aan la is aqoon, lkn waa lays bartay hadda oo dadku waa isku mid.
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
@kalilrage8873 Horra sawirkaaga aan arkay, kow dheh, oo dadkaad sheegayso adaaba u eg, marka waxaan ayada ka sheegaayey adaaba saynaaya ee saan hore u iri muraaya isku day horta, markaad dad kale wax ka sheegayso Sawirkaygana dhag sii saad kayga u aragto, macluumaad badana oo idinku saabsan waad ka helaysaa, laakiin dad madow ood sheeyo oo Afrikaan la yiraahdo aa dhulka iska leh ee uga baxa oo dhulka reer bini haashim aad sheegateen aada, ileen waxaa la yiri "dudun inla dugsado iyo in la dareen sado laysku helimaayee.
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 ай бұрын
@ waxaan filaya afsomaliga ayaad mar dambe baratay, anigu sida aan u eekahay wax problem ah kuma qabo, lakiin dadku intaanay isbaran wixii la kala aaminsana uun baan kuu sheegay.
@Waloos
@Waloos 3 ай бұрын
@kalilrage8873 baldaya qofka hadlaaya, af soomaali ma' taqaanid ku lahaa, anug saan kuu sheegay waxaan ahay soomaali Dhab ah, laakiin adinka waxaa tihiin Carab, afkiinana 100% 80 waa carabi, sida xabxab, xamaam, i.w.m. tan aqoon la'aanta dadka koofureed, waa idinkii lafalafaysan jiray ee ma' hadaad isyeelyeel keenteen.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waa udhameeysay gabafha ee bes ka dhe please.
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 3 ай бұрын
Kollay aniga maantaa iigu kiin horayso
@renpa6733
@renpa6733 3 ай бұрын
hal mid inaa fahmo aan rabi lahaa xayisiinta goormee hormar lagu sameen doonaa alaabtan ilaa qaxii ka hor socote maa la badalo
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Somalidi intay balayo dhan so mareen qabiil iyo dil iyo is Nacayb qurun iyo Qashin wax walba O xun dhexdooda ka dhacay bay Hadana keeneen reer hebal baa fool Xun iyo isku luuqad manihin.kulu Somalidii waxay noqdeen dad waal Waalan ilaahay hawada caafiyo qaarkoodna Waxa ku dhacay cudur layiraahodo Shisheeye jacayl iyo Amxaaro jacayl
@umuusama3449
@umuusama3449 3 ай бұрын
Walhi horta qofka lagumacayo abuurista alle lkn tan ha iska deyso mek abka Markas cida ay uegtahay aydoo Isogaani
@SahraMizan
@SahraMizan 3 ай бұрын
Waa runteed hawiyaha waxaan u naqaanay dadka soomali baantuuda layidhaa ama jareerwayne hadan kala baranay qabiilada koonfurta
@ayaanyusuf1995
@ayaanyusuf1995 2 ай бұрын
iidhiib aan dhamee waaaaw
@sahra4091
@sahra4091 3 ай бұрын
Doqon feera weyn iyo doqon codwen.
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 ай бұрын
Odeygii hawiye waxa logu bixiyay qurux darteed 😂😂😂
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 3 ай бұрын
Ilaahow adaa xaal og😂😂😂
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 3 ай бұрын
kkkk hawiye waa dad fool xun oo xun
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
@@abdirahmanabdinur8178warya adaa fool xun qabilada somalia hawiyeh ugu qurux badan oo somalia xukuma
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 3 ай бұрын
@@abdirahmanabdinur8178 allow yaa wajigaada soo fiiriyo😏🤫
@MarshalMetformin
@MarshalMetformin 3 ай бұрын
jaahilaadan waxan fahmi waayay gusha ay sheegto mise youtub laga hadlo bay guul u taqaana yaabka adunka
@Dagan721
@Dagan721 3 ай бұрын
Qoftan Hawiye so qadaneysa usuma jeedo
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 3 ай бұрын
Idoor dhan baa saas ah ayga isma arkaan ka da😂😂
@faclon.
@faclon. 3 ай бұрын
@@aboodmoh7330 kkkkk iidoor maa qurux ku gaadhi xoolayhhow
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Alaah iidoorku muxuu ciil kudilay dadkan kaleh aydinku taagnaaato😂😂😂
@anabmuhammed523
@anabmuhammed523 2 ай бұрын
@@Dagan721 way kaftamaysaa gabadhu bal is dejiya waaba gabadh kaftanlay ah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 ай бұрын
Mashallah
@liibaan123
@liibaan123 3 ай бұрын
Naag buuran qeeyr maleh aqli maleh
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Burnanta cunta locanaye e cun ad naxdide kkkkk
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
Sharmarke. Ninyahow Shiine ma laguugu yeeri jirey markaad yaaqshiid degan ?
@HindaCali-u8e
@HindaCali-u8e 2 ай бұрын
Guled so qabo
@edebsanabdi7674
@edebsanabdi7674 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂Tufaax darajo umadena maaha
@shaaciyeFilms614
@shaaciyeFilms614 3 ай бұрын
Zxpkey soo badi dadka ado mahadsan plz8
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 3 ай бұрын
asc maasha allaah fanaanada
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
Heeseheedan Aadujeclahay
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 ай бұрын
DURIYADU WALAAHI WAA ILBAX #FG. HAWIYE WAY AMAANTEE CIDA NAASAHA LADHACAYSA COMMENTS WAA #DAAROOD KA CADHAYSAN IYO KUWII HAWIYHA SHEEGAN JIRAY MARKAY SOMALILAND AADAAN
@gigachad9879
@gigachad9879 3 ай бұрын
Wasaq baad tahay jaahilnimo ku darsaday
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 ай бұрын
@gigachad9879 waa iyagii waakuwii aan idiin sheegayay 🤣😁😅🤣😂 haka xumaan Hawiye iyo Isaaq waa dad wada dhashtay
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 3 ай бұрын
Sheekadii jikadooda ayey internet ka keeneen laaxawla
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
@@Allsportshighlights1600 labadan miyey isqabaan
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
TUUFAX ADIGABA QABILKAAGA ISAAQ MA NAQAANO DAD BADAN BAAN AQOON MARKA REER GOBOL TUULO KA YIMID TUFAX BAA TAHAYEH REER MIYINA WAA TAHAYEH TUFAX MIYI TO EROUBE TAHAYEH KULAMA YABEN
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 ай бұрын
@@Maria28832 wada iska cuqdad hadaahee isaaq ila caalmka yacan hargeisa ma tuulo ah nacayiib ba ka buxe wax baro horta mel somali leedo hargeisa ka ilbax iyo aqoon ma jirto wa malagadiii xoriyada e calan laga tago xornimo hawiye wanu jecelnay wanay ogyiin ee adu reer aha yaryar e cuqdadaysan bad tahay
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 2 ай бұрын
Shiq kenyati ama Shiq Kenyawi waaa🤣😎
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
WAXA LA YIRI NIN WALBA QUMANIHIISA QOORTA UGU JIRE HADE TUFAAX FEERO WEYNEH FOOLXUMO BADANEEY CALOOL WEEYNEEY SANGAABOOY MA HAWIYEH HODANKA HEYBTE DHEER OO SOMALIA XUKUMA OO U SAREEYEH SOMALIA DHINAC KASTA ALLAAH BOQRAY QURUX MAAL MAGAC ADIGOO TUFAAX REER MIYI SABOL AH HORTA IS FIIRI NACASYAHAY TUFAX UREYSOY
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Naaya jidhxun gabadhu cid may caaayin af somalilga ma taqaaniid tufaax qurux fariid hore u soco
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 3 ай бұрын
@@Maria28832 war gabadha maxaad u ceyday waaba fariid Hawiye weyba amaantaye xageed kala qaaday Tufaax xaal baan kaa siiyey gafkaa laguu gefay anigoo hawiye ah abgaal waceysle cali gaaf
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 3 ай бұрын
Sacad❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
War Tufaax Gacanbaanu Taagey😂
@CabdirisaaqMahamed-ff6re
@CabdirisaaqMahamed-ff6re 3 ай бұрын
Hhhhhhhh tufaax darajo waa xaraabo caadi ah
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 3 ай бұрын
Caanahaa waxa baboon in aan la isticmaalin
@AbdullahiAliMaalim-z6l
@AbdullahiAliMaalim-z6l 2 ай бұрын
Maxaa idinku xaqsaday sacuudigii idinsooraafay caanihiisa inaad xayeesiisaan ??????
@abdigah5364
@abdigah5364 3 ай бұрын
Qadaad-weyn waxa looga jeeda yacnii waa dadka Afrikada madow oo tunka ammaba qoorta xagga dambe ka naaxay
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 3 ай бұрын
Who is she??😂
@FartunAwes
@FartunAwes 3 ай бұрын
Waa ina adeertay
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks 3 ай бұрын
Dhalxash na maxu ahaa qowdhano mana waalosiin
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Idoor luuqadey bedelan raban
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ascad34
@ascad34 3 ай бұрын
6:40 kinyaawi dheh
@nasriinamustafe-p4m
@nasriinamustafe-p4m 3 ай бұрын
Qadaad Wayne hada maxad ku haysataa tufaax
@umuusama3449
@umuusama3449 3 ай бұрын
Kuwaana hawiyo caydiisa ayey shaqo ka dhigteen isaaq somali oo dhan wuxuu ka adagyahay hawiye Waxn aad ugu faraxsanahay in qaxootigodi soo dhowyahay ay xamar usoo qaxi lahaayen wlhi 2week ka hor midbey wlashey la adeegeysey hargeysa ka soo carartey maxaa kugu dhacay waxey tiri wlaalo waala iscuni rabaa hargeysoinsha allaah waxn sugnaa waa isaaq oo iscuna
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 3 ай бұрын
@@umuusama3449 qumayo habaarka hareerahaaga ka fiirso
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Yaaahuu wad bugtaaa ilaaahay ha ku caaafiyo isaaaaaq raba jecel haku daalin eeedo😂😂😂
@MarshalMetformin
@MarshalMetformin 3 ай бұрын
ninkan sida dumarka bu u suurooda yaabka adunka tolow miya laga marsaada wa surtagaal
@qadarjaamacqadarjaamac8435
@qadarjaamacqadarjaamac8435 2 ай бұрын
buuhoodle togdheer aaa aar nadhiga Hana so galinaha
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 3 ай бұрын
Qof xunoo cuqdad hawiye ku hayso waxas dadka hortiisa lasoo fadhiisanaysaa
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
Cuqdad maahee wxay aaminsanayd iyo dadki ay arki jirtayay sheegtaye haka xumaanin waa caadiye, waa soo dhawaynayaa
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Ha idoor wa wada noocaas
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
Ii door hade somalia ayaga u liite dhinac kasta
@faclon.
@faclon. 3 ай бұрын
@@Maria28832 kkkk xoolayahow cida somali dhan ciishay waa iidoor somali sakadoodna cid ilaahay wax udhiibey waa iyaga jaqaaqa yaa idinkaga siiyey badeeni hawadeeni iidoor baa sababay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Na iidoor gaaadhimaysid ee haku qafiifin😂😂😂😂😂
@KingAmir-k7p
@KingAmir-k7p 2 ай бұрын
Hbvv
@Shankaroongessod
@Shankaroongessod 2 ай бұрын
Wareysigi cowke uekkaa
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 3 ай бұрын
Tuufax adiga xiita waxad isku aktahin kokayo
@Kingmoha001
@Kingmoha001 3 ай бұрын
Hawiye ma massai bay ahaayeen markii hore 😂😂😂
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
Hawiyeh waa kuwa tuugsatan ee somalia xukuma
@cabdisalaanmuuse9392
@cabdisalaanmuuse9392 2 ай бұрын
Samda
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkk Idoor foolxumo dad ku cayni wa adunyo gadooon. Idoor waxa bedely guurka daroodka ay gursaden ee wa dadka ugu foolxun somali qofwalbo idoor ah hoyadii ayeydii wa idoor ama xaskisa walibo gabdhaha ugu quruxsan beyvka gursadan .
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 ай бұрын
yaa ka qoray wxas isaaq wa la yaqaan ee idoor waxa logu bixiyay ma taqan horta
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 ай бұрын
@UmaAhmedMacan Idoori inanta weeye
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 3 ай бұрын
@UmaAhmedMacan Qofkan idin aqoonin u sheeg aniga ii shegi meyside foolxumo abbahed iyo asalkedba tihin.
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 ай бұрын
@@MaleykaGabaneway ka muuqata kuwan ciilay inad tahaye idoorna wabanu ku faana ee cayii ha moodin kuwad sheegayasa iyago qawan anu dhar u xidhi jirna guurkana odayasha duqobay ka nacaska ka walan banu gandhada xaafadaha khadamada ka ah u dhisi jirnay 😂badhna timir banu ku badalanaynay ✅wlhi lkn somali reer guurkoda la jecelyoo lagu ducaystaa waa isaaq o wlhi somalina way ogte adiga ama aabaha bay dilen ama xeryaha qoxoontigay ku geeyen 😂sidasad😂u necebtee keep going 🐖🐖🐖
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 3 ай бұрын
Waaa dadka ila hadaa dadka dilayaa bila sabab marka aragtona iyga baa waxay iska dhigayan sheekh hawiye dhulka kale waa nabad lkn iygu waxay raban lama maqan dhimasho un bay diyar uu yihin maydkii ban ku fadhisatay waa bahalo 😅😅😅
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 3 ай бұрын
Abayo ilkaha iska cadaye
@casanova11ize
@casanova11ize 3 ай бұрын
Waar hadaan isaaq nahey, hawiye xoolo beey agtayada ka yihiin
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Lolz. Qolka Farxiya Cabsiiye ha la imaan sheekadaan please.
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 ай бұрын
😂
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,4 МЛН
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
AJ & MUNA WAREYSI
16:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 45 М.
Tufaax Darajo - RAJAN KA QABAA WAKHTIGA
8:56
Haataf Abdi
Рет қаралды 360 М.
ANWAR FOWSIYA NASTEXO WAREYSI
24:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 47 М.
WAREYSI BALDOOS CUMAR KORONTO
16:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 54 М.
胖东来和东北人联手就可以救中国
21:16
崔永元
Рет қаралды 383 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН