Tukaan kaygii waa la dhacay😳😳😳

  Рет қаралды 25,164

Moohaan Official

Moohaan Official

4 ай бұрын

Пікірлер: 106
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Ninkani Dukaan maba lahan waa KZbinr 😍 ROOTI Raadinaya iska jira hadaawanina somaliyey wax kajira majirto FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 4 ай бұрын
This shows that maadan xersi xeran walaal adkarta badsada walaayal
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 4 ай бұрын
Sheekadaan ma aaminin, anaguu rabaa inaan kays kiisa inuu dambaajiyo. Habo Ramadan keena hirig-hirig hanaga gali
@CafiifoXagaafe-qx4lk
@CafiifoXagaafe-qx4lk 4 ай бұрын
Bismilhi wllle waaa khatar xaaaladas ilaaahey hakuusobiiciyo xoolha asag alah sooqabto bwe
@hanihani8612
@hanihani8612 4 ай бұрын
Manshallaha waad hamadsantahay saad dadka ugu digtay, ajar alaha kaa siiyo
@hoodohussein55
@hoodohussein55 4 ай бұрын
Ilaahay hasoo qabto wllo hadii kalena Aakhira kaaga khayr badan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
ADEER GACAN QAADKA WAA LAYSKU SIXRAA AMA FALAA E QOF DANBE HA GACAN QAADIN WELIBA AADAN GARANAYN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Alxamduilah hadeyna dhibku geysan weysadana dhawro qof aanad garaneyna hasalaamin xaga allah lagataaagi isagana insha allah
@pureekayzaciid8473
@pureekayzaciid8473 4 ай бұрын
Ha ilaawin inay ramadaan tahay naga daa
@user-hu5sy5kc9j
@user-hu5sy5kc9j 4 ай бұрын
Subxanlah whi mohnow wll wa xalad qadar ah Allah ku amnsado albtdtda Allah ku sunwd celiyo xalaly madonto
@Faiso360
@Faiso360 4 ай бұрын
Huno hdi ey run ka tahy wilki barfunka kagate radi inu jawigisa arkay 😊
@nathra7351
@nathra7351 4 ай бұрын
Caqli xumidaaa Barafuun muxuu kufalayaa wax ka qaalisan buu qaatee
@Faiso360
@Faiso360 4 ай бұрын
@nathra7351 Haa ninka kale aya kuwadha inu wajigisa arkay cml ee si wngsan u aqruso
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 ай бұрын
​@@nathra7351tuug barafuun iyo tiishba ma u daahaayo
@kingvideopro2385
@kingvideopro2385 4 ай бұрын
Anaa garnya zxp nacala ku yaalka ilaso xirir
@hibokhadra
@hibokhadra 4 ай бұрын
Alaxm dhe hadan dhib kale ku garin wakutagy ala hatagee wabil ramadane ala hatago ka ku tagayo ku dhacy bela dhacda ala hatuso habarkuna maficne ala haso qabto py🤲
@mohamednur3320
@mohamednur3320 4 ай бұрын
Walalayal allaha idin ilaliye xirsi xidha o adkaarta subaxa iyo galabtiba aqrista weyso qab ku jooga insha allah
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 4 ай бұрын
Wlhi waa qatar waysalada hala ilaashado
@Somaliland-First
@Somaliland-First 4 ай бұрын
Qofka marka la sixro ma dhaq-dhaqaaqa ayuu joojiyaa?
@jamilanor653
@jamilanor653 4 ай бұрын
Subxana Allah ma sixiraa wax kalan ku shego ma ogiye. Naag sas lagu sameyey la kufsadey maqley in la badbadinayo u malynayey s.a.😢
@xamdabintucabdale9105
@xamdabintucabdale9105 4 ай бұрын
maalin aan maanta ahay ayuu kuu keeeni iyogoo intaa ka culus lkn wall aduu ku dadaal waysa qabka iyo adkaarta galabtii iyo ta subixiii
@fa12176
@fa12176 4 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Amal_UK
@Amal_UK 4 ай бұрын
SubhanaAllah sorry Mohan🫢😯
@zhugrizhacni1652
@zhugrizhacni1652 4 ай бұрын
Wan maqli jiray dad sida lagu sameeyo ale ha na badbaadiyo
@canabcudon8460
@canabcudon8460 4 ай бұрын
😂😂😂😂 beentii oo lugo leh
@rnuura334
@rnuura334 4 ай бұрын
BiSmiLaah Raxmaani Raxiim Allaahu AkbaR Kabiiraah ☝️
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 4 ай бұрын
War walaali miyaadan wajigiisa aadan garaneyn?
@user-hb3kk9mw4x
@user-hb3kk9mw4x 4 ай бұрын
Cabsi cabsi waaye😂
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs 4 ай бұрын
Sxb ninka hdi u tuuk yahay laptop 💻 ka waa u isku dabolilahay ee se wax uwada wll qofkas dug uma eka qabka u wax uqadyo see cml mse waa nashqat cusub
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Cidna ha salaamin
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Subhan allaah alloow sooqabo aaaaaamiiin yaaa allaah yaaa rabbbi 🤲🤲🤲🤲
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 4 ай бұрын
Subxanalaa wanicmal wakiil
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 2 ай бұрын
Waaa lagu taaagay
@user-so6mz8gm9s
@user-so6mz8gm9s 4 ай бұрын
Waxaasi run miyaa
@HibaadHibaadhabane
@HibaadHibaadhabane 4 ай бұрын
Alx wllo hadii aanu dhib kale kuu gaysan
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 4 ай бұрын
Allah swt kabaq 🤔🔐 waxaad tiraah daa!? Laaxawla walaa quwata ilaabillah !? Iyo saliga nabi
@Babnz
@Babnz 4 ай бұрын
Anaga macnaha caruur miya no mooda 😂
@aminabdi94
@aminabdi94 4 ай бұрын
Oo inta uu wax qaadanayay adigu wax dhaqaaqa xataa maad lahayn miyaa Ii soo jawaab
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 ай бұрын
Wll Ilahey hakagaso celiyo, balaaya qabaha dhib tiisa Allah kaa badbaadiyo, dadka leh views uu raadsanaa idinka ilaa idinku dhacdo ma aamineysiine qofka ha beeninina idinkoon ku helin xaqiiq
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 4 ай бұрын
Musika jooji fadlan waa xaraam lama daawan karo
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 4 ай бұрын
hhhh benta nagada
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Ninkaas waa saxiibkiis waayo KZbinR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA Dukaan kulahaa waligii dukaan maba yeelan
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 4 ай бұрын
Sxb gun ba ku heshay caafiya e qof dambe salaan gacan iska ilaali. Talefanka iPhone ka hadi la track garen karana hala isku dayo.
@mohaabdi9230
@mohaabdi9230 4 ай бұрын
Imisa saac ayaa miir dabolneyd bro
@ibrahimmohamed3433
@ibrahimmohamed3433 4 ай бұрын
Anigey igu dacde kenya
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 4 ай бұрын
Subxanlllh waxbaa kuhelay wllhi😢
@user-sg3sz9et4k
@user-sg3sz9et4k 4 ай бұрын
Isntii Benta igu racsan iso raca😂😂😂😂😂😂😂😊
@kaahacadeey1943
@kaahacadeey1943 4 ай бұрын
Walaal weysada ayaa mar walba la ilaaliyaa.. Hala is xijaabo markasta
@yoonisqalbi
@yoonisqalbi 4 ай бұрын
Hhhh sheeko noo dhistay cudii aan ku fahmeen usheeg
@muxamadbiriye4287
@muxamadbiriye4287 4 ай бұрын
TALADAAN QAADO SI aad u hesho ICLOUD Web ka tag kadib Apple ID ga Iphone la gali waxa u ku shega Location waliba fallaraha ayad furaneysa halka lagu hayo ayu dul geryna marka aad tagto isla Web ka aya leh Alarm iphoneki wa u dhawaqaya markas
@zakdahir7295
@zakdahir7295 4 ай бұрын
Waa xage meshan
@KhadroMohamuud
@KhadroMohamuud 4 ай бұрын
Garawe
@habibamursal3942
@habibamursal3942 4 ай бұрын
Waaba càdahay ee
@khalifjama3925
@khalifjama3925 4 ай бұрын
Waa helaysa ni kinkas adigu raadi
@user-bp8jq7ez8p
@user-bp8jq7ez8p 4 ай бұрын
Warda. Maxadkusamaysy my 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 4 ай бұрын
ethopianka aad golgosha gashanaysaan yaa idinka shaqaysanaaya
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Waa Bil Ramadaan beenta meesha kala tag KZbinR ROOTI LOOGA RAADSADO irsaaqda meel xun kaa gashey
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay 4 ай бұрын
Waxasi waa khatar wlhy war bal is ilaali niyohow
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 4 ай бұрын
Waa lay taagay hees aan maqli jirnee ayadoo toos ah aan aragnay🤣
@yoonisqalbi
@yoonisqalbi 4 ай бұрын
Waad rumeysaty jaaa hhhhh
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 4 ай бұрын
Hee tugaankeyga hala argooy maka tahay micnaha ninka macaamil la an maku dhacday🤣
@fa12176
@fa12176 4 ай бұрын
Hi farhia
@guube15
@guube15 4 ай бұрын
Sheekadan yaa huba inay runtahay...
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 4 ай бұрын
Illhy ha kaga so ceesho allabtada. Bisinka.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 ай бұрын
Ninkaan filimka isagaa ka danbeeya. Been buu sheegaayaa.😂😂😂😂😂
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 4 ай бұрын
Waar waxaas wax kabadan ayaa dhacda
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 4 ай бұрын
Soonka xadaa lama cabsanayo soomali diinda ku yar
@Yasser-2
@Yasser-2 4 ай бұрын
It looks staged bro but take care anyways.
@AsmoAxmed-mh9mx
@AsmoAxmed-mh9mx 27 күн бұрын
Dadba Ben unalay dona hada wa run dadka Nocan way so bate hada🤔
@nuur___ozil
@nuur___ozil 4 ай бұрын
Waryaa ninku suu kuyeelay
@NasteexoCismaan-ni7ny
@NasteexoCismaan-ni7ny 4 ай бұрын
sorry wllo
@claahi4095
@claahi4095 4 ай бұрын
Beenlooow😂😂
@nathra7351
@nathra7351 4 ай бұрын
Waa tuugtii daaroodka ee sixirka taaqay
@niyaaladem
@niyaaladem 4 ай бұрын
Aakhiro halkeed gali? Waana bil Ramadan.
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 4 ай бұрын
Sawdigan sheegayba
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 ай бұрын
Miyaad rumaysateen?
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 4 ай бұрын
Haa; qofkii rumeya isna makuxigaa khad kabixida?😂😂😊
@mohamedabdiaziz-tg1ii
@mohamedabdiaziz-tg1ii 4 ай бұрын
Walhy waa runtà ani ethipia joòga lacagaha kala badala waa iska illaaliyaa in lay taabto intii wax laguu dhiibo paaa waxaa hysid oo farta kasaari maalin wLba dadka waa ladhacaa waxas way jiraaan
@AMIIROQURUX6767
@AMIIROQURUX6767 4 ай бұрын
Team 27 haday meshan soglan maha 300🎉 garsino taem 27
@MusamilApdirshiit-mg8bs
@MusamilApdirshiit-mg8bs 4 ай бұрын
Team 27 Adi ku Dawarsada 😅
@AMIIROQURUX6767
@AMIIROQURUX6767 4 ай бұрын
@@MusamilApdirshiit-mg8bs taem 27 wad kamid noqon wayday maseera kuhayo isdaji taem 27 kaptoda ku ma gashe wax ha ka sheegin ufff
@QalanjadaReerdalal-py7mu
@QalanjadaReerdalal-py7mu 4 ай бұрын
Sorry wllo
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Soonka beenta waa xaaraan
@khada917
@khada917 4 ай бұрын
Anigay igu dhacday 2 sano ka hor nin qoslaya ayaa isalaamay waxaa iigu wardamaysay anigoo isleh ku dheh ma qof ayaad igu khaladay maadaama uu sidii qof igaranaya iila hadlayay waxaan miyirsaday taleefankaygi oo iga maqan, Garowe ayay ahayd ilaa hada cid aanan garanayn ma salaamo.
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 ай бұрын
Saas lagaa rabaa is ilaali
@xooshyare4201
@xooshyare4201 4 ай бұрын
LIKE ISKA SARA KUWI MANTA SOMANA😂😂😂
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂BEENTII. UGU WEYNEED. AAN MAQLO. WYE 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
Miyuu ku sixray wall adkaaeta iyo quraanka akhriska laazim
@samatarqiiqeey1358
@samatarqiiqeey1358 4 ай бұрын
Hda wesoqabi lahed lugum dhacen
@mohamedmohamoud4653
@mohamedmohamoud4653 4 ай бұрын
Waa beenta
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 4 ай бұрын
Caadibuu kuu taagay boowe Alle ha soo qabto dalimka
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 ай бұрын
Qofka hadadan aqon waxad u salantabo so qalad maxan in kasto ma qaldane wa alah
@hodoadam7781
@hodoadam7781 4 ай бұрын
Diinta walaal aqoon maaha qofka walalkaa ah waa lasalaamaa Lkin hada sas baaba lakala qaada xaalku masahlana allah noo dhibyareyo
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty 4 ай бұрын
subxaana Allah waxan waa sixir oo aad looga yaqaano qurbaha bismilaah, ma somaliyay yimaadeen ??/// ar is ilaaliya oo labo labo iyo sedex sedex u jooga dukaamada,,,, bisink bisinka waxan dadka barta waa dad ilaah ka goay oo diin iyo damiir lahayn. im sorry bro waa naxdin aad u wayn walaahi ilaah baa ka aari doona
@abdiadam3808
@abdiadam3808 4 ай бұрын
soomali iyo been maxaa laga siiyaa ,views si kale ku raadso
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 4 ай бұрын
Sorry walaalkiisa umada Allah kaqabto waxaan duligaa Subaxaanallaah
@BrainyKidsPrep
@BrainyKidsPrep 4 ай бұрын
LOLZ MARKAAN DUKANKADA MAKU DEEQI WAYAY UGAAS VIEWS MA INTA KAA GALAY
@serchlearn
@serchlearn 4 ай бұрын
Duco ankubara Dageyso اعوذ بكلمات الله التامة من شر ما خلق sidax Gor aqri بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الارض ولا في السماء وهو السميع العليم sithi okolo 3 aqri
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 4 ай бұрын
Waar waa oromada iskasaara bilaa caleyk
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 4 ай бұрын
Ma run ba mise wa been
@theruler411
@theruler411 4 ай бұрын
Been waaye . Only Allah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZbinR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA DIBJIRKANI
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 4 ай бұрын
Oo goorma ayaad caadi noqotey ma markuu tagay tan kale walal inaad dhahdo ma aheyn laamaha amaanku waxay dheheen wajigiisa wuu qariyey inaad dhahdo bay aheyd waa lagu raad joogaa in la soo qabto bayna u badan tahay mida labada maxkamada ilaahay buuna ka baxsan doonin waan arkey itobiya meelaha waliba laga adeegto dad somali ah oo badan oo leh talefankii iyo lacagtii aan qaateyba qoor la iga dhacay ma aqaan anoon wadan baan is arkey Talo walalayaal adkaarta ku baxa subax iyo habeynba weysadana ilaashada si walba oo la idiin taabto waxaad haysataan xijaab adag markaad adkaarta ku baxdo
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 ай бұрын
Wiilka tuuga aad kushegaysa sidi qof tuuga uma socdo tuugu degdeg bu ku qata wax wanu ordaaa Lkn asagu qunyar bu iska socda kama fakaraayo any minute in laso gali karo Miyaa
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 ай бұрын
Tuuga markuu qalin jabiyo yaan lagaa dareemin uu is dhahaa
@hussaintahirabdow7535
@hussaintahirabdow7535 4 ай бұрын
Ethiopia kulaha sxb idinka caan ku eh somalidina jinni Ethiopia aya idinku dhacay
MOOHAAN  XAAS  MA  LEEDAHAY  ?    ||  JACAYL  KASE  MAXAAD KA AAMIN SANTAHY ||
8:51
PRANK WARDA SAFAR😳way iga xanaqday😭
8:56
Moohaan Official
Рет қаралды 116 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
Warda gaariga dhaq 😳 Xujoyinki ugu adkaa😳
10:17
Moohaan Official
Рет қаралды 53 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Short film / Qowdhan Maraan 2023/
13:56
Muna Faysal
Рет қаралды 55 М.
Prank Haboon nuura😳
8:31
Moohaan Official
Рет қаралды 100 М.
Yaa kaa horeeyay bu guursaday moohaan?
10:01
Moohaan Official
Рет қаралды 88 М.
Murugo loma dhinto ?
9:33
Moohaan Official
Рет қаралды 322 М.
😳Shil baabuur😳 Prank 😭Warda waa iga aarsatay wlha😭
12:14
Moohaan Official
Рет қаралды 149 М.
CEYDA MEEQO SANO JIR ... GABADHA U GUURSANAYO WAX YAABO BADAN OO…!!!😢
10:22
Ninkaaga kaso saar || moohaan ||
8:05
Moohaan Official
Рет қаралды 155 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН