PLEASE LIKE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS FOLLOW US: INSTGRAM:@HASSANSOYA FACEBOOK: HASSAN SOYA WHATSSAPP NO: +252617160331
Пікірлер: 281
@abdifitahahmedshador6284 жыл бұрын
Yarka atooraha jilaayo ee wata jakada jalaha banankisa ayu ku dhacay runtii m.a cod fican lee yahay intii ila argtay like Ta saar
@peasurayyahsuuralayda83664 жыл бұрын
I am the first one inta ila qososhay like dhac iigu sii
@arwamahamed96403 жыл бұрын
Wlhi team soya wan idinku xidhaNhy from hargeysa😘😘😘
@munoahmed85044 жыл бұрын
Waw xasan soya codkada and kaftankada ad baan u jeclahay wana ku taagera kal iyo laab
@ayannuh43714 жыл бұрын
Alaa berkaa 😂😂😂m.a wan idin salami damantin team soyà❤️❤️
@faisohot4 жыл бұрын
😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆 it's so funny really I like this team keep going my brother's and sisters
@faisohot4 жыл бұрын
Love u too guys 💗💕💞💗💕💞
@abdirashiidmohamedibrahim78594 жыл бұрын
Walaley maad wax ku so qortid afka Somaliga ( waa wax qaraxo/qosol leh dhabtii waan ka hela koxdan horey usocdo walalayal ) waa intas inta aad af qalad kuso qoree, ayaga waxa eey ku hadlayan af Somali adigana sido kle dadka falada aqrisanayana waa somali marka maba talo sabab lo isticmalo luqad qalad. -Waa iga talo uun iyo inad luqadada hooyo Sharafto.
@faisohot4 жыл бұрын
Waad mahadsanthy my walal qaali ah manta kadib lagama yaabo insha allaha
Runtii gacmo wadajir Ba wx lagu gooya noolada dhamaantiin from Bayern Münich 🙏🙇🏽♂️
@aaminamucalimsiidaadam45274 жыл бұрын
Xsan sooya nin wayn wanku salamay 🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
@amalbintamiir19824 жыл бұрын
Anugana waxa nahy sido kale team soya keep going wllheyga qalia
@sayidmaxamad4 жыл бұрын
Xasan soya iyo walalkiis inay isku cod yihiin inta igu raacsan like saar
@halimoabdi84644 жыл бұрын
Maasha alaah tiim SOYA hori usocda maariya salaan qaas ah iga gudoon xasan adigana wiligaa dhalinyaradan garabkooda ahay❤️
@halimoabdi84644 жыл бұрын
Waxan ka waday garabkooda ahaw
@princessfatuush94684 жыл бұрын
Mansha allh wan kaheley runti aniga waxan jclhy markan you tupe ka an sogalayo ugu horen Inan arko team soya mansha allh wan idinka heley hore usocda waxan idin leyahay codowgina hoos💖💖💖💖💖💖