TURKEY SHALAY İYO MAANTA 100-SANO (Q.1AAD).

  Рет қаралды 43,627

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 43
22 сағат бұрын
Qaybta labaad ee muuqaalka: kzbin.info/www/bejne/fqXKhKhjlLSCb68
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Жыл бұрын
Yahuu, Ataturkigu ma wuxu ahaa qof sida aqasunas u ah Allah ku qabay waa ba ku qabte.
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Heshiiskii 100ka sano Bisha 8aad ayuu Ku eegyhy waana guulaha waawen ee ERDOGAN gaarsiiyy turkey waqtigiisa hdii markle loo doortona wx kabdan ayaa lasi filyaa sda In shidaal aylaso bxaan inzha Allah waana guuleesan doonaa 😊
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
Wxii maqan alle xgiisa ka ahaayay qofka alle la doono ayaa kursiga fdhisanaya lkin aragtidayda gaaban iyo saadalintayda isma lihi waa soo laabanayaa.
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
Wxii maqan alle xgiisa ka ahaayay qofka alle la doono ayaa kursiga fdhisanaya lkin aragtidayda gaaban iyo saadalintayda isma lihi waa soo laabanayaa.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
​@@cabdiwahaabnadaara7945 cawridee illaahayban u baryaynaa insha allaah😂
@ahlam13123
@ahlam13123 Жыл бұрын
History-ga mustafa kemal atatürk, wxaan ku qaadanayaa semester two, dhowr maalin kahor aan galay Examka history-giisa, hadana waxaa daawaday iyadoo luuqadayda hooyo looga sheekenayo😂, thanks wll
@xashicali9633
@xashicali9633 Жыл бұрын
Cusmaaniyiin💗💗💗💗
@Gantling
@Gantling 6 ай бұрын
جزاه الله ما استحق
@mahadmaxamed174
@mahadmaxamed174 Жыл бұрын
Ninkii Ugu horeeyo ee daawada Eena Like saaray
@Cadceed72
@Cadceed72 Жыл бұрын
Awooda cusmaaniyiinta waxaa laga garanayaa taxanaha KURULUS OSMAN oo hadda socda ❤❤
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын
Waxaas waa filim xaqiiqdana kama hadlayaan yaaney taariikhda laydın doorsiin
@faarax1965
@faarax1965 Жыл бұрын
Hadaanu film aaminayno ARDAY ayaanu aamini lahayn
@Herohand-me48
@Herohand-me48 Жыл бұрын
First viewer and liker.
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 Жыл бұрын
Qowmiyadaha kunol Qowqaas ilaa usbakistan halmar Barnaamij nooga soo diyaari ustaad mahadsanid
@albaanicade7900
@albaanicade7900 Жыл бұрын
Dr abdirashiid barnamijyadada aada ogu xiran hbnki xita kuseexda wlhi guuleyso sxb sare
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
Hal yeey 💖 💓
@magacahooyadey3052
@magacahooyadey3052 Жыл бұрын
zho pakistan noga so waran ado mahadsn
@nimcomuxumed3106
@nimcomuxumed3106 Жыл бұрын
Ilahay naarta haku fogeeyo Ataturk munafaq buu ahaa isqarinayey dawladii islaamkana bur buriyey
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
Maxay sidaa uga qdiryaan hdaba wllo?
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
​@@cabdiwahaabnadaara7945 dadkan somalidu waa ay iska waalan yihiin mustafa kamaal ataturkery waa wada jecel yihiin Turkey xataa Erdogan xafiiska sawirka ataturkey ba ku dhagsan Erdogan waa ninka uu sayaasada kaga daydo kuman film bay ka mataleen waana aabaha Turkey ataturkery
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
@@hamseibrahim7840 waaba calmaani meshu uu uwaday turkey 🇹🇷 waa loo jeeday ilaa hda waan fajacsanahy yaa waduud.
@Dramaeditings
@Dramaeditings Жыл бұрын
Isaga muuna burburinin, taariiq da baro. Isaga general ayaga ka mid ah buuba ahaa. Carabtan aad u heysato shuyuukh iyo culumo baa Ingriiska usoo raacay Cusmaaniyiinta.
@Dramaeditings
@Dramaeditings Жыл бұрын
@@cabdiwahaabnadaara7945 de haduu isagu ahan laheyn, wax turkey la yiraahdo ma jiri laheyn, Oo greece iyo armenian baa kala qeybsan laha iyo Syrian. Marka isagu wadanka aabe u yahay Bey u qadariyan.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Attaaturki janama alaha ku fogeeyo Idamka alaah
@Dramaeditings
@Dramaeditings Жыл бұрын
Dalkiisa buu cadowga ka dhiciyey. Maxaa u habaaree 😂
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 Жыл бұрын
👍👍👍💜
@Usaame999
@Usaame999 Жыл бұрын
@mankeeyinamohamed9611
@mankeeyinamohamed9611 Жыл бұрын
M.a jazaaakallah
@sharifynabdi8397
@sharifynabdi8397 Жыл бұрын
Waxan ahay qofka uguhoreye
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 Жыл бұрын
Qaybaha kale ku soo dhakhso
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Жыл бұрын
Saaxiib kusoodar (q 2aad) mahadsanid
@mankeeyinamohamed9611
@mankeeyinamohamed9611 Жыл бұрын
Lasoodhaqso wll qeybta 2
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei Жыл бұрын
War qaburaha waa la siyaran jiray waxana oo aadi jiray in loo duceeyo wax wanaag ah oo ataaturki sameeyay ma jirin igatag
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Жыл бұрын
Yuhuudi ayuu ahaa mustafe kamaal ataaturki
@user-pq8rw1uz7m
@user-pq8rw1uz7m Жыл бұрын
Waxa badalaya destoorkiisa erdugaan haduu soo laabto inshaa allah
@Dramaeditings
@Dramaeditings Жыл бұрын
Waxas Yaa kuu sheegay. Erdugan kuma dhaco xitaa inuu Isku dayo inuu badalo. 10sano iyo ka badanuu joogaa haduu Waxas sameyn karo 😂
@ragoowcumar9363
@ragoowcumar9363 Жыл бұрын
Suaasha kale Lotteryigu mid lagu faaida miyaa mise waa qasaare Lottery haduu ii soo baxo inan tago America lacag miyaa iiga baxee mise waa dowlada lottery ga ayaa bixinee hadii uu lacala iisoo baxo lottery maxaa igula talin lahayd dhankaaga Waxaan ahay wiil da yar ah oo jra 16 sano classka aan maraana waab1o aad 😢😢😢thanks ustaad❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ragoowcumar9363
@ragoowcumar9363 Жыл бұрын
Ustaad cabdirashiidoow magaceygu waa cawaale ibraahim waxaan ahay qof la socda casharadaa muhiim ka waana kaaga mahadceliyaa waxyaalo badano waad iga jaahil bixisay waana kaaga mahadceli waxaan rabaa inaa kuweydiyo suaal nafta ii keentay oo ah Waa maxay lottery?
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad Жыл бұрын
Ata turki geesi ayuu aha u hilayay afkisa dhaqankisaba
@abdifatahirgin7210
@abdifatahirgin7210 Жыл бұрын
🥹
@babasahal1021
@babasahal1021 Жыл бұрын
Asalkiisa wuxuu ahaa yahuudi dagaalka xuriyadana wuxuu ahaa caan bixin iyo maamuus asiga loo sameynaayey dhab ahaantiina midaa wey u hirgashey reer galbeedka iyo yahuudooda
TURKEY SHALAY İYO MAANTA 100-SANO (Q.2AAD).
30:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 46 М.
SİDDEE SHİİCADA U QABSATAY BERİGA DHEXE?
30:04
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 20 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 7 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 67 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?
13:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 61 М.
How Atatürk attacked and tried to extinguish Islam | Part 1
10:49
Forgotten Perspective
Рет қаралды 248 М.
Kor-ukicii iyo Burburkii Midowgii Soofiyeetka
32:29
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 38 М.
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
SİYAASADİİ SABABTAY BURBURKA SOOMAALİYA FULL MUUQAAL
44:20
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 25 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН