Masha Allah tabaraka allah umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@shiremoahmedaapl1604Ай бұрын
Viva Somalia
@fiidowmrkАй бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@DrsayidcaliАй бұрын
Scw scw scw scw
@abdirizakhassan3234Ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@nimoislawo2143Ай бұрын
Scw scw scw ❤
@husseinshire6288Ай бұрын
Soomalia ❤Masha Allah way tagtay
@SaidAhmed-t5cАй бұрын
Turkigu wuxuu arkay gardarada itoobiya that is why uu soomaaliya udhinac-istaagayo mida kale daba-dhilifyo yar mooyaane soomaali ineey hiil leedahay Turkigu wuu ogyahay sabatoo ah carabtii falastiin hortooda lagu leeynayey waxaa uga damqasho badan dadka soomaaliyeed sidaas si la'eg turki soomaalidu weey ku garab istaagi doonaan maalintii eey uga baahdaan
Ustaad aan kasaxo ninkan diayradaha Ma sameyn ee waaxa sameeyey bayraktar tb2-3 akinchi ,kzilelma walalkiisa ka yar ee qaba gabadha madaxweynaha türkiga
Wahwah haduuba bayraktar Somalia soo gaadhey arin yar uma iman türkiga taarikh dheer ayaa inaga dhaxaysa somalida caqli hadey leeyihiin weey ka faideysanayan türkiga
@NadiifMowliidАй бұрын
🎉
@CabdinurАй бұрын
Ninkan dhakhtarka ah ee la xaysiin hayo muxuu ahaa
@yousefHassan-qm5rnАй бұрын
Barrow warkaaga cusba malaha
@saaqsakaaro3982Ай бұрын
Barrow warbaxinta iyo Shu, ashada Keena badan
@YuusufdahirmaxamedАй бұрын
Diyaaradaha,ayow naga gadayaa beeyraktaar,iyo dhabcan hadaf yada kale ee turkiga sida saldhiga laga rido gataalada iyo in hadaf yaasha turkiga kafulaan doolada soomaaliya waana soodhowey,neynaa heshiisyada turgiga hadow dana,heeyna fuliyo.
@ardonoorwardhere8913Ай бұрын
Ilaahay ha noga qabto dakyagaxawga dandaansiga badan barigs dhaxana ha ka qabto kuwa bahaloobat ee an waxaba reebeyn8n
@gare12Ай бұрын
WAAN KU SIXI WARIYE Haluk Bayraktar WAA GUDOOMIYAHA SHIRKADA BAYRAKTAR LAAKIIN DIYAARADAHA AAN LA WADIN WAXAA HINDISAY WALAAKIIS KA YAR Selçuk Bayraktar QABANA Sümeyye Erdoğan OO AH GABADHA MADAXWEYNE ORDOGAN
@HusseinAliyow-u3hАй бұрын
Taliye barow iga daba gey caruta qabyalad ka shekeyso ma dageysto barow show ayan dageysta nolow sxb
@GeeleJire-m7wАй бұрын
Maaha ninka sameeyey .. Ninkaas Sajuk baraktar Ayaa la yiraadaa.. laakiin ninkaa meesga ka muuqdo waa aabihiis baan u malayn...
@BulshodhamaanteedАй бұрын
Oromada iyo daba dhilifkeeda 2bada maamul ee waqooyiga somaliya somali waa tilaab satay yahuudane waxba nagama qaadi doonaan 😂😂
@BaasheAxmed-c8pАй бұрын
Asc barrow aniga waxay ila tahay ninkan khabiirka ah booqashadiisa inay itoobiya u dhamaatay iyo damacii abiye oo ah nin badheedhaya
@soraya.a7956Ай бұрын
Marka hore shirkadiisa CEO kaliya ma imaan Engineereda waa ay kala duwanayeen waxaa ka mid ahaa shirkada sameysa gantaalada lkn kuli waxay hoos tagaan dowlada, gaar ahaan wasaarada Gaashaan dhiga Turkey, mana aha siyaasiyiin arinka Somalia iyo Ethiopia shaqa kuma laha cadeyn teedana W/Gaashan dhiga Somalia ayey la kulmeen waxayna tageen xirada tababarada ciidamadeena ee TurkSom waxay u imaadeen in ciidamadeena si fiican loogu qalabeeyo Technology cusub si deg deg ah waliba, Arintaan maaha kaliya hada lkn waa in Isirka Soomaali qariirada ay degan yihiin labad baadiyo Ethiopia kaliya maaha ee qaar kale oo daaha gadaashiisa ku jira in Soomaali oo dhan laqayb sado xaqiiqada waa taas
W.G waxaa fiicnan laheyd nin reer KFG ah oo qabiir milatery ah in eey noogu dhiiban xilka si uu u hormariyo una casriyeyo ciidamada iyo agbyadooda mx yeelay ninka markuu aqoon dheer u leyahay arimaha milateriga ah waxba laguma gaadi karo
@LovemesomedrippppАй бұрын
No sarju barkder
@MusaMunyivaАй бұрын
War Turkey nama difaacayo ee yaan been naloo sheegin moda kale intaas oo heshiis ayaan la saxiixanay shidaalki ayaan qeynsiinay ilaa hada kama hayno inay ku dhawaaqan inay Somalia difaacayan
@XasanMaxamed-ei9leАй бұрын
Kuwa.itobiy.qaarkawanagsan
@IB_AdamАй бұрын
Ciyaal sambuuska yaa u dirtey afaarahaas? Yaab!
@khalidmahamud1756Ай бұрын
Faanka jooji adr wiigan ayaa lagu dhawaaqayaa aqoonsiga somaliland ee wax is celiya hadaad wax Isla haysaan adigu Kenyaati baatahy ee somalia maxaa galay ama kaa quseeya😂😂😂😂 somalia way burburtay mana sooolaban doonto Kenya ayaanu raacinaynaa anaguna ithopia ayaanu raacnay somali hadal iyo faan u daa walhii
somaliya dowladnimo way kahabaarantahay waxbadan ayaan usoojoognay
@abdulkadirmohamed8285Ай бұрын
NIYAD XUMADA MAA ISKA DHAAFTID OO KHEYRKA IYO WANAAGA NIYEYSATID ILAAHNA BARIDID SI AAN U HELNO DOWLAD XOOGAN
@truthhurts2085Ай бұрын
Oromo afsomali bartay ayaad tahay
@abdulkadirmohamed8285Ай бұрын
@@truthhurts2085 SXBOOW HAA AYAAMAHAAN WAXAA NAGU SOO BATAY OROMA QORAALKA FAR SOMALIGA BARTAY OO MAR WALBA SOO QORA HADALO XUNXUN OO LIDI KU AH HORUMARKA SOMALIYA
@WarsheekhАй бұрын
Oromo Somali baratay aya tahay cid kaagama baahna somalia e iskaga laabo mesha katimid