Aduunyadan ilaahay ayaa iska leh amarkiisa mid aanan aheena kasoconmaayo lkn anaa kaa xoog weyn ayaa ka socoto ee ilaahay muslimiinta ha badbaadiyo
@IdrissGuirrehsougeuh15 күн бұрын
Asc🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@abdirahinabdiwahid700715 күн бұрын
Mahadsanid mowliid
@mohamedguleid533015 күн бұрын
Maraykan madax xumaa waa dad wada waalan biden ayaan aragnay kan kii maboobaa dhagar qabihii bush ee ciraaq iyo afganistan weerarka ku qaaday
@marksideas-jf3dr15 күн бұрын
Waxaa tiraahdaa ninkii Google baa xabagta goosta
@SakiHashi15 күн бұрын
Midaan waa mid American ku in ay sii hatstaan Syria ula jedaan kooxahaana waxa Tabara yahuuda iyo American ka waana qabada turkey larabo in looga dhigo hormarka dhaqaalaha iyo abniga
Anagu hadaan Somali Nahay waxaa noo Dan in Canada 🇨🇦 eey ku biirto USA 🇺🇸 Sabab Lacagta aan Somalia u dirno waa US Dollar 💵, Suu trump u soo laabtay Waxaa hoos u dhacay Canadian Dollar kii $100 US waa $150 Canadian Hada, Haduu trump ka dhabeeyo Canshuur kordhinta Waxaa Xaqiiq ah Somalida Canada eey iska ilaawi Doonaan taageeradiì eey siin jireen Ehelada Wadanka ku nool
@Hajidulmidiid15 күн бұрын
Waa cajiib waa maxay Jabhad haysata dad maxaabiis ah oo aan sharciga lahorkeenin oo caddaaladda loo eeginm
@AbdulkadirAhmed-y3q15 күн бұрын
Dufaan iyo dhulgariir Allaha ku rido. Gumeeysiga
@SuhaybMoha-d2k15 күн бұрын
Wariye Mawliid Xaajiyow Wark Aad Ledahy ::__ Turkiga oo Duulanku ah Siiriya Ma dhuci karto wayo Asaga Sbb u Ahaa Tuuridii Bishaar Asad Side ku dhoci karta iney hadana Duulan ku thy Dowlada cusub Xaqiiqda Nala wadaag Wariye.
@Updirisak_Caano15 күн бұрын
Kurdida ayuu dulan ku yahay mahan suuriya turkey kurdida waxa uu aqoon san yahay argagaxiso
@najmahassan810715 күн бұрын
Muslimka ayuu trump ka cabsiinayaa
@GarabDhacshe15 күн бұрын
Halafi waa dhimanaa mar dhoow i.a
@KhadarSigadMahamed15 күн бұрын
Allah ha ugargaaro palestin
@marksideas-jf3dr15 күн бұрын
Waa ninkii xoogleh baa xabagta goosta
@aaladiini827015 күн бұрын
Asc hbn guuleesta
@Hajidulmidiid15 күн бұрын
Sraiil waxaa gacanta kudhigey koox manaxayaal ah oo aan dadka reer Isra,iil aan u naxayn sidee meel aan ogahay oo ilmahaygii iyo Hooyaday joogaan oo waliba maxaabiis ah u dukhaynkaraa waa maxaabiista Gaza ayaan sheegayaa.
@abdulrahmanbaarebaare590215 күн бұрын
Volcanihii miya
@abdullahigedi187015 күн бұрын
Trump wuxuu samayn lahaa Biden ayaa hore u seeyay waxba uma.harin