Princess Xaawo Kiin | GuYaal | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 244,812

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@Ahmed-kg5yk
@Ahmed-kg5yk 5 жыл бұрын
allow hesaha naga madow weeey wixii kheyr ah nagu aadi oo najecelsiii aamin yarabi
@harunciise1704
@harunciise1704 5 жыл бұрын
Amiiiiiin yarabi
@quendumar7968
@quendumar7968 5 жыл бұрын
Aameen
@anabilmi8275
@anabilmi8275 5 жыл бұрын
Aamiin
@gabadhaisjecel5930
@gabadhaisjecel5930 5 жыл бұрын
Aamiin
@abdinasirsheikhismail7555
@abdinasirsheikhismail7555 5 жыл бұрын
Aamiin
@abdirashidahmed5939
@abdirashidahmed5939 5 жыл бұрын
xaawo kiin waxay kamidtahay fanaaniinta aan codkooda jeclahay allaha noodaayo dumarkeena soomaaliyeed 😍😍😍😍😍🤗🤗 big respect👏👌💞
@NajiibAli
@NajiibAli 5 жыл бұрын
?aaway gabdhihii gobta ahaa ee somaliyed waa nigu fanaa 😍😘
@nasraladan5080
@nasraladan5080 5 жыл бұрын
sidoo kale walaal
@caishahussencaisha822
@caishahussencaisha822 5 жыл бұрын
Najiib Arji waa nakanaa abwe sidokale wankufanaa wiilasheena sharafta badan allaha nokiin xifdiyo 😘😘❤❤❤
@dheradjimale1262
@dheradjimale1262 5 жыл бұрын
We love back and forth
@hanadi3745
@hanadi3745 5 жыл бұрын
Woow inaba caadi mahan heestan Ereyada codka boqorada codka hawo kiin fanaan buuxdo100%👌🏽👏🏽❤😘❤
@nasteexonasta5162
@nasteexonasta5162 4 жыл бұрын
Laxanka hestan nuur carale ama asad faqdid aya leh wow hore u soco washey xaawo amiiin amiiin gulle garabkaga ha qabto❤❤👈
@mohamoudyusufxiddig1063
@mohamoudyusufxiddig1063 5 жыл бұрын
I miss this old songs style wallahay Caruur xanfar ah baa na wareershay kkk
@xasanmoha5648
@xasanmoha5648 5 жыл бұрын
Wooooow muuqal cajiiba like isaar hadaad tusmo films taageere lanbar one ah tahy
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Shaqo wacan Tusmo group
@zirmohamedmounir7446
@zirmohamedmounir7446 5 жыл бұрын
xawa kiin fanaanad aan si weyn utageero intii ila jecel like isaar
@liibaanxaaji3121
@liibaanxaaji3121 5 жыл бұрын
Abaayo xaawooy fanaaniinta Masaarida kuwa dhintay qabuurahooda mucjizaa lagu Arkay eee toopa dheh abyo Janaan kula jeclahay abayo Igu raac waanada qaaliga ah
@farijany4594
@farijany4594 4 жыл бұрын
Xaawo kiin maansha Allah walalo codkaga raaxo daraded waan oya ♥️♥️
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Xaawo kiin Fanadad Aan tagero Cod mcn Ereyo mcn iyo laxan mcn intaba Waad la Timi xbbti Hore Uu Soco 😍🥰🥰👏👏👏
@susumohamed7293
@susumohamed7293 5 жыл бұрын
princess kiin masha Allah beautiful 💜💜😍😍💓💖💟💜❣❣❣🇸🇴🇸🇴💜💜😍😍😍
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 5 жыл бұрын
Beautiful song queen hawo kiin 💜💜💙 ilove it
@kafally741
@kafally741 5 жыл бұрын
Xaawo kiin best somali artist. LOOOVE you❤❤❤❤❤😊
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 5 жыл бұрын
wooow axzan hees hawokiin boporadda fanka like ta saar intina ku haystaa 👍
@marfadsamir2402
@marfadsamir2402 5 жыл бұрын
Xawo kiin fanad buuxdo inolow mcnto❤️💋🇸🇴😘
@mahamedsale7710
@mahamedsale7710 5 жыл бұрын
Heestu aamiin ayay ku dhamaathy Ee aamiinta raaciya ❤️❤️❤️😍✊
@mahdihussein9356
@mahdihussein9356 5 жыл бұрын
Mahamed Sale Amiin
@Cudoon1
@Cudoon1 5 жыл бұрын
My queen qali welcm back heer sare wye🌹🌹😘 iney guushu soo dhawdahay guulow garabkeyga qabo✍😘
@Queen-Alii
@Queen-Alii 5 жыл бұрын
Wawa eshcla hes xawo kiin boqorada fanka 😍😍😍😍
@hodanomer9402
@hodanomer9402 5 жыл бұрын
Wow😘 laxanku caadi maaha . Keep going sis💋
@abdishakourdahir9280
@abdishakourdahir9280 5 жыл бұрын
Xaawo kiin sanado ban jeclaa weli maanan helin ciil badana😭
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Xawo Kiin is back 😍💯👆•• *in ay Guushu soo dhowdahey *guulow garabkayga Qabo’ Amen Amen 🙏🏽Allow Qof wlpa wixi qlpigiisa ku jira Uu rumee’
@loveisakiller7711
@loveisakiller7711 5 жыл бұрын
Woof xaawo kiin my dream girl
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 5 жыл бұрын
Princess Haawa KiiN Fananad Jirta keep GoinG sis😍😍😍
@mohamedafgooye9951
@mohamedafgooye9951 5 жыл бұрын
Heestan indii sugeysay farta tag Muuqal diyaar San Hees diyaar San Cod diyaar San Edit qurxuun u ku dag #TUSMO #FILMS WAA WALALKIINA MOHAMED AFGOOYE HABEN WANG SAN
@ayaanosman4002
@ayaanosman4002 5 жыл бұрын
Waaaw hees mcn weye waku tagera xaawo kiin 😍
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 5 жыл бұрын
XawA sO RoGaL CiLisaY wAn ku FaNi donA 😍
@colonelzacharia8936
@colonelzacharia8936 5 жыл бұрын
Qofki ugu horeyay bn Ahay wlle like igu salaama my people ❤️
@naima1.5.75
@naima1.5.75 5 жыл бұрын
Welcome back xaawo kiin Thnkz wll tusmo films
@guulujooga4729
@guulujooga4729 5 жыл бұрын
Waa tagaa rayaa
@zamzamiitamohmoud8138
@zamzamiitamohmoud8138 5 жыл бұрын
Hawa kiin qurxdiii fanka iyo heestiiii qarniga erayda iyo lxankuba waa top iga gadan heetan
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Xaawo kiin is coming back
@ayeeyosheekojecel9838
@ayeeyosheekojecel9838 5 жыл бұрын
hees iyo bar wxanba aad oga helay sakada madow way iga gadantahay nabee👐👐
@bosska___12
@bosska___12 5 жыл бұрын
Ani hdan ahaan laHaa 😂xildiPaanka fanaaniinTa BoQorada codka waxaan udooran laHaa 🤴🏻Xaawo kiin 🥰Cod daHaBi wlshY AllaH ku dhowro🙏
@fathaabdillahi1135
@fathaabdillahi1135 5 жыл бұрын
Yaan lay dhihin ana uso horeeyo waan nacay ereygaas😂😂👆👆 ya ila mida
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan
@ilyaasmahamed6629
@ilyaasmahamed6629 5 жыл бұрын
HAAWO GUULE haku sahlo jacayl ku galay iyo ducada ilaahey haku aqbalo😄😄😎
@fartuunpubal8257
@fartuunpubal8257 5 жыл бұрын
Wwww xawo kiin shib iska dheh waye hees 👏👏👏👏
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 5 жыл бұрын
Ruug Cadaagii Soo Rogaal Celi Xaawo Kiin 🙋‍♂️
@SarOosh7
@SarOosh7 5 жыл бұрын
NICE SONG HABIBTIII
@naasirsiciid223
@naasirsiciid223 5 жыл бұрын
kula hayaa xaawa kiin allah yacisak
@mohmudmuhammed334
@mohmudmuhammed334 5 жыл бұрын
Coming back queen xawo kiin
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 5 жыл бұрын
Caleek miro laxaan iyo quruxdi fanka the one and only my sister princes xawo kiin
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 5 жыл бұрын
Wlcome backa xaawo kiin nin wax garada uunbaa xasuusan karaa heesaheedii 2009 ilaa 2012
@jamalbanks1751
@jamalbanks1751 5 жыл бұрын
Xawa wllo nolow
@aminam1535
@aminam1535 5 жыл бұрын
Ax axsan hees ✅💐
@drsadaamhusseinmohamed601
@drsadaamhusseinmohamed601 5 жыл бұрын
hala hala princess xaawo kiin iyo c/qani tusmo best youtuber in Somalia like ii saara azxpta
@kimkum5479
@kimkum5479 3 жыл бұрын
Waa xaaqii
@hudaqali5301
@hudaqali5301 5 жыл бұрын
Waaw xaawo kiin naagta tolkeyga fanka ujoogto 😂😍
@amxed2221
@amxed2221 5 жыл бұрын
Huda Qali Ooo qolomaa isla tihiin xaawo doqon walba mayska sheegataa
@aminadhere8875
@aminadhere8875 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nacala qabil ku dalo
@b_z_b.7
@b_z_b.7 5 жыл бұрын
Walee arooska isbadal Buu Kuu keenay xaawo
@kingduceyzduceyz5115
@kingduceyzduceyz5115 5 жыл бұрын
Wlhi love aaan ku ahay qoftaan dheer mac mac
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 5 жыл бұрын
Ok this my new song 👌 back to back hees Somali haran Maha yes Allah is number one in my life if you don't pray and fast all you listen to hees then that xaram I pray I fast I read Quran my free time I I listened to my favorite musician they s nothing Haram about Somali song stop treating your ppl bad and stop coursing your own ppl stop gossiping about others stop being jealous thats camo shaitan
@fuaadfarxaan2022
@fuaadfarxaan2022 5 жыл бұрын
Kiin waa duqoowdee may iska dayso heesaha inta igu raacsan like ha la dhaafina👍
@ifkabeauty2754
@ifkabeauty2754 5 жыл бұрын
Ma adaa hooyadeed ka dhaliyay
@huudafarah8275
@huudafarah8275 5 жыл бұрын
@@ifkabeauty2754 hadu dono isaaga kawayn
@hanadali7857
@hanadali7857 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waaaku sugtay jawab fiican
@fuaadfarxaan2022
@fuaadfarxaan2022 5 жыл бұрын
Duq inay tahay hada ma la darifsanyahy
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
😍😍
@rajofcn8071
@rajofcn8071 5 жыл бұрын
Inta heesaha aan aad u dhagaysan balse marmar ku tuurata like ta 🤪
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 5 жыл бұрын
Jecliyaa xawakiin team xawkin💋
@najaxcabdilahimire7004
@najaxcabdilahimire7004 5 жыл бұрын
mnsha aalal hore uzoco xaawa kiin
@khadarozil4374
@khadarozil4374 5 жыл бұрын
Best song keep going on
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 5 жыл бұрын
Iyaa qurux iyo cod ayey isku darsatay qoftan
@mowliidshireofficiall8487
@mowliidshireofficiall8487 5 жыл бұрын
Waa jecel gaamuuraay
@lanegamer9973
@lanegamer9973 5 жыл бұрын
Aan goobi jiray from Germany 🇩🇪
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 3 жыл бұрын
Kujecliyaaa
@maryanc.raxmaan6667
@maryanc.raxmaan6667 5 жыл бұрын
Waaw masha allh codaa kudhamaday
@hodanabdi8673
@hodanabdi8673 5 жыл бұрын
Heeskan anigaa aadbu itabty xawo kiin nolow
@spoton5469
@spoton5469 5 жыл бұрын
Classic✊✊✊✊
@shaficinasiib7171
@shaficinasiib7171 5 жыл бұрын
Hees ig dheh oo jecel ah
@shukrishabeel4158
@shukrishabeel4158 5 жыл бұрын
Jaceel hawo eh baaba igalay kwrn😭😆❤️
@aamiridiris7977
@aamiridiris7977 5 жыл бұрын
Keep goin tusmo films
@bintzahra3692
@bintzahra3692 5 жыл бұрын
subxanaallah Allah kuso hanuniyo
@queenofthemoney4020
@queenofthemoney4020 5 жыл бұрын
Axsan Styl kiin Noloow Quen
@ilyaasmahamed7248
@ilyaasmahamed7248 5 жыл бұрын
Xaawa kiin jecelahy wlhy
@hamz3apdirhman975
@hamz3apdirhman975 5 жыл бұрын
Horta Heesta Kama Helin MuqaLka Uma BoGin Lkn Codka XanbaRsaN Midho -100-40 AyaaN KayaR HelaY HestaN Xaqiiq 😇😇😇😇
@qaranimomedia5826
@qaranimomedia5826 5 жыл бұрын
Hala igu cawiyo
@janagale5117
@janagale5117 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi 5 жыл бұрын
hees iyo badh boqorada fanka xawo kiin
@maryanismail8169
@maryanismail8169 5 жыл бұрын
Waaaw cwa wa hees laqadan kro
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Ramadanki heesahan wanba karaysanay wlahi
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Wada princess iyo queen la wada baa jaahiliin waxaad fan ka of tihiin baa iska yar
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
Allow allah sa make laskaga dhigay la yaaby laskaga so buuxiyan
@drhafsahashi3635
@drhafsahashi3635 4 жыл бұрын
2:43
@mahadfaysal9600
@mahadfaysal9600 5 жыл бұрын
Marka heesaheeda laga tago niyow gabdhan xaawo kiin jinkaygaba ka hela😁😁
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 5 жыл бұрын
Gobolada konfureed gabadha fanaanada ah ee aan ka tageero NOOLOW BOQORADA
@Y3a1
@Y3a1 5 жыл бұрын
Heeso waa kuwi hore dadna waa kuwa hada kkk😂😂
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 жыл бұрын
Masha Allah sis hees iyo nus ❤️ ka bax waxaasaa hees la dhahaa ku jecliyaa Xaawo kiinw
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Kkk🤣🎊🍂
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Hunune🥰
@Cabdallecurad
@Cabdallecurad 5 жыл бұрын
Weeeeeeeweee
@nuuneprodection8425
@nuuneprodection8425 5 жыл бұрын
nice sugaan
@Kobcis
@Kobcis 5 жыл бұрын
Asxaabta Gacan qaleeylka iska daaye dee oo SUBSCRIBE ii saara
@lailaabdullahi6632
@lailaabdullahi6632 5 жыл бұрын
guulaw garabkayga qabo caadi maaha heestan
@mowliidshireofficiall8487
@mowliidshireofficiall8487 5 жыл бұрын
Fanaanadeyda weyn
@najiibalfaofficialchannel3603
@najiibalfaofficialchannel3603 5 жыл бұрын
*Xaawo Kiin* Welcome Fanka walashay❤ *Subscribe Iisaar Janelkayga walla* ✋
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Nice
@cabdiraxmanganno8134
@cabdiraxmanganno8134 5 жыл бұрын
A/qanni_tusmo💥💥💥💥
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Naf Ku jecel Haka Roorin Hesti ahayd wax dhaama kama hayo KiiNeY. .........✌️
@inacigaal7543
@inacigaal7543 5 жыл бұрын
Hees muuqaal iyo cod qurxoon
@engahmedfaarax6495
@engahmedfaarax6495 5 жыл бұрын
Boqorada codku waa magoole lkn boqorad ku xigeenka ama boqorada labaad ee codka
@amxed2221
@amxed2221 5 жыл бұрын
Hees IGA dheh intey kusocoto like ta hayla dhaafin
@mowliidshireofficiall8487
@mowliidshireofficiall8487 5 жыл бұрын
Wawawawa
@normalperson841
@normalperson841 5 жыл бұрын
Wlee wa yaaab dadkan caqligi xgu ka ady waxd dawnyza wa heez zad itidhahda nbiga KU zliya Wxzi waa danbiya izka ilaliya zomliyey Like waxy KU tryzo mjirtee 😏
@jannoomer5738
@jannoomer5738 5 жыл бұрын
56minutes and 65 comments
XAAWO KIIN | DHOOF JACEYL | OFFICIAL VIDEO
7:06
SomaliSwiss
Рет қаралды 33 М.
Hees cusub Jawi by Xaawo Kiin 2018
7:12
Tusmo Films
Рет қаралды 164 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,6 МЛН
NIMCO DAREEN - New Hit - ARLI - Official Video 4K
7:33
Abdirahman Somali
Рет қаралды 613 М.
Princess Xaawo Kiin heesti Xiiso Burur
8:07
Goobe Video Production
Рет қаралды 152 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
Xaawo Kiin Hees Cusub 2018  RTN TV
7:50
RTN Somali TV
Рет қаралды 122 М.
XAAWO KIIN TABCO 2014 HD
5:43
caamir Studio
Рет қаралды 125 М.
Princess Xaawo kiin Faarah Murtiile hees xabiibi xayaati
7:19
SN muqdisho
Рет қаралды 1,7 МЛН
NIMCO DAREEN  - New Song XIISAHA HA GAAGIXIN
5:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 140 М.
Qasdi
5:38
Xaawo Kiin
Рет қаралды 2,5 М.