😂😂Marka Arkay Muql ind soo Dhigtay sidaan U Farkay Ani lee Og Thnks
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
Dadka farxada la ooya ayaa tahay miyaa😂😂
@ILEYSS Жыл бұрын
Thanks wll qali
@anfacmaxmuud Жыл бұрын
@@calibaxdo8239😂😂Ani ma Dhihin waan Ooye lkn Sheekoynka sdn Ah adn U Jeclhy
@anfacmaxmuud Жыл бұрын
@@ILEYSS❤❤😊
@CllahicabdibareMaxamdayare Жыл бұрын
Zhp ilahay garabkaga ha galoo❤
@hanadahmed3780 Жыл бұрын
Maskax ayaa meesha ku dhamaatay 😂😂😂 qufka marka ugu dambeyso quslo ayaa guuleystay.
@dariqmahamed7535 Жыл бұрын
Thnks Pro sida wanaagsna ay fahanku ku jiro ee aad sheekooyinka nagu raaxayso hadaanan khaldanayn Codkaagu wuxu u soo shabaha ama u. Eegyahay wariya caanka ah ee television ka qaranka somaliyed ee cabdi qaadir ciise macalin
@abumoalim Жыл бұрын
Runtii si heersare ah ayaa barnaamijka usoo diyaarisaa, walaal waxaan kuu rajeynaa GUUL.
@Iammohammed45 Жыл бұрын
Badanka faallooyinka la iguma yaqaano, si gaar ah faallooyinka barta KZbin-ga ah balse caawa run ahaantii waxaan in muddo ah sheekooyinkaaga dhageysto, waxaan qirayaa in ay midaani tahay mid kamidaa kuwii abid aan dhageystay sidoo kale waana qisooyinkii aad soo gelin jirtay “Tooddii” ugu muga iyo miisaanka ah. Mahadsanid jaalle!
@SabnaaSabnnaaaamin8 ай бұрын
H
@saamclaahi8054 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay sida marwalba waqtigaga noogu hureyso, soo gudbinta Mow duucyo kala duwan, waxa aan ad u xiseeya Dhaca bankiyada ama wax xadowga, Dilka iyo Danbi barista said uma xiseeyo sas ay tahayna muqaal ima dhaafo, Waxa aan dawadaa muqalada marka aan sii sexanayo waxa ugu danbeyo ee dhagaheyga maqlan waa codkaga, Taagero weyn aya kuu ahay, Horay usoco 😊❤
@ILEYSS Жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@sundusmohammed80305 ай бұрын
Mahadsanid waa kahelay qisadan
@Aminaseben-vu6jg Жыл бұрын
Allah Allah bless you ❤❤❤❤❤❤❤
@Sadam_Philipine Жыл бұрын
Soo badi sxb
@MuscabCali-n3p Жыл бұрын
Ilaa hada manool yahay❤
@hamze-mahamud2002 Жыл бұрын
Shukran brother wiilkan 1 milyan aan.gaadhsiino
@Mannypurt Жыл бұрын
Sxp energy gan intee kakeenta 😂😂😂 bismillah😅 3 qiso iyo 2 maalmood😢
@ILEYSS Жыл бұрын
Masha allah dheh 🤣🤣🤣
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Masha Allah dheh wiilka ilhyba cilmi iyo energy ba siiye❤
@az.o.4694 Жыл бұрын
Maashhaa Allaah dheh, maashhaa Allaah
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Okay janan sadkan kumanan baran
@Amiirashrif58 Жыл бұрын
Qorshahan wa I anfacay dad bdn gawaridooda inaan xada raba 😂😂😂😂
الحمدلله على نعمة الإسلام وكفا بها نعمة Waxaa Ayaandarra ah in Qisaska markay dhegeystaan dadka Qaar ayba uheystaan in loo fududeynaayo dhinaca Xun ee Salbiga ama Negativeka ah. Runtii maadaama dad Muslimiina aan nahay waxaa Hubaal ah in Qisadda ay naga Khuseyso inta Wanaagsan oo aynu kudayaneyno inta Xunna aynu kafogaaneyno.