Labadaan tuug ee saaxiibada ah waxay FBI-da u dhigeen cashar lama iloobaan ah || Qiso cajiib ah

  Рет қаралды 83,259

ILEYS

ILEYS

11 ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 155
@caruusyareofficial414
@caruusyareofficial414 10 ай бұрын
Kaftanka cadiwaye zxp✌️👍
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 11 ай бұрын
Legend horay u soco. Qisooyinka aad soo bandhgtaa runtii waa kuwo cajiiba. Guul iyo Gobanimo
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 11 ай бұрын
Like tu kaftan magasho 😂😂😂😂
@xamdaaxmed-uc4jr
@xamdaaxmed-uc4jr 8 ай бұрын
Intan yaabay ban usaray 😂
@Alabhas98
@Alabhas98 4 ай бұрын
Hambalyo waxa like ku saarey Ileys Channel.😂😂😂
@AmuulaSiman
@AmuulaSiman 11 ай бұрын
Caawa anaa uhoreeyey 🎉 thanks wllkay
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 6 күн бұрын
Waad ku mahadsantahay Saad noola wadaagtay xogtaan ❤
@HamdaFarhan-tt3vo
@HamdaFarhan-tt3vo 11 ай бұрын
Alle ha ku daayo
@zesi23
@zesi23 11 ай бұрын
60k coming soon❤
@user-cx1ve1cc3r
@user-cx1ve1cc3r 6 ай бұрын
Qisoyinka Crabta aha so gali nh😢❤
@HamzeMahamoud
@HamzeMahamoud 10 ай бұрын
Zhp waxad u qalantaa 1milion waayo qisooyinkaagu hakad maba laha😊
@hanad187
@hanad187 2 ай бұрын
Thankz bro 😎 ❤
@Saadaq19
@Saadaq19 11 ай бұрын
Sxb Maalmhn qisooyinka carabta Waaka gaabisay Kuwa carabta waa amazing Keep going bro
@MankaPoi-om8qr
@MankaPoi-om8qr 10 ай бұрын
Mahsanid Aida aadnoolawadaagtay mar kalemah sanidsoobadii walaalkeey❤❤❤❤❤
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 11 ай бұрын
Mahadsanid wll waad noo dadaashaa nooso badi qisooyinka dilka ah ku waa baan ka helaa so dad badan oo igu raacsana wey jiraa dabcan 🙂
@XamseDhibaneM26
@XamseDhibaneM26 11 ай бұрын
Kow aniga ka ah dadka ku raacsan ina adeer
@Shamso697
@Shamso697 11 ай бұрын
Thank you 😊
@falis.fiska1
@falis.fiska1 11 ай бұрын
Allah is one ❤🎉❤🎉❤🎉❤
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 9 ай бұрын
Allah is one
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 11 ай бұрын
Waa ruunta wllo qiso kasta reer galbadku film bayka sameyaan waxyaalaha dhacay soo madan dawan xata 11 september sarahi Amerika film bayka sameyaan ❤❤❤
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 11 ай бұрын
mahadsanid Kuwano kale soo badi Habeyn wanaagsan 😊
@sacdiyodaqarre7522
@sacdiyodaqarre7522 11 ай бұрын
Ifiye show kusoolaabo waalaal😢
@abdirahmandallab8957
@abdirahmandallab8957 10 ай бұрын
❤love from Deutschland 🇩🇪 nrw
@HamdaFarhan-tt3vo
@HamdaFarhan-tt3vo 11 ай бұрын
Wll channelkagu ma raago mashlh mana rabno inaad inaad naga tagto wll oo nagala raagtomashlh boqorka ileys❤🙏👑👍✌💖
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 10 ай бұрын
Waxaan cabayaa shaah cadas ah thank you
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 10 ай бұрын
Qisadaan filimka lagasameeeyay waxaa ladhahaa HELL OR HIGH WATER. 💪💪💪
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 5 ай бұрын
Good job 👏 iifiye brother
@user-rw4dp4ng1r
@user-rw4dp4ng1r 2 ай бұрын
Asc sxb hanbalyo waxfìcanbaad soodaysaa thanjs
@lilmaajid5257
@lilmaajid5257 11 ай бұрын
Mahadsanid legend shekoyinkaga waa heersare Guleyso bradey 😊🤛🏻
@umumalak1947
@umumalak1947 10 ай бұрын
Like ta anooba dhagaysan muqalka ayaanba hore kasaraa
@_Khaalid
@_Khaalid 11 ай бұрын
That's true brother waad dadaaleysaa thank you.
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 7 ай бұрын
Very good
@AhmedDeco
@AhmedDeco 11 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 11 ай бұрын
Bro haka walwalin like lemahino shaki la an ayaan ku saraa 😂😂😂😂😂 deetada kale aniga hoosha guriga ayaan kugu qabsadaa shekoyinkada. Thank you 👍👍👍👍👍👍
@ibraboy3822
@ibraboy3822 11 ай бұрын
Mahadsanid masuul❤❤
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 11 ай бұрын
Waa duhur shaax cabi kari maayo walaaloow wad sheekada
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 11 ай бұрын
Ku sugayay zxp Allah haku sharfo❤
@mohamednoor6889
@mohamednoor6889 9 ай бұрын
Iwaran zxp ileys 😅😊
@mohamedyuusuf1568
@mohamedyuusuf1568 11 ай бұрын
Mahadsanid aaway cabsida sxb
@habibaukash4179
@habibaukash4179 11 ай бұрын
Maansha-Allah, qisooy inkaga waa Caribbean, lacking anigu maba Cabo, shaaha Cadeyska ah.
@GARISSA..production_
@GARISSA..production_ 11 ай бұрын
WLLKEY DADALKAGA HORE USII WAD QISOOYIN QURUX BADAN SO DEESA AAD IYO AAD UJECLAHAY XILIGA DAMBE INA DAWADO VIDEO YADADA SXB
@HamseSaed-hr2sv
@HamseSaed-hr2sv 8 ай бұрын
Taliye nooso badi😂😂 legen
@Yaab-anaa-arakay
@Yaab-anaa-arakay 10 ай бұрын
Thank you wll ❤
@Gashanle02
@Gashanle02 9 ай бұрын
Thanks
@zulufarahfarah4175
@zulufarahfarah4175 11 ай бұрын
Like Iyo nuus leedahay adna saas laka raba waqtiga aad nagu bixisay thanks 🙏 we all love you ❤
@abdaletajir2583
@abdaletajir2583 10 ай бұрын
BariiisbaN ku dawanaYaa😂😂😂
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-yh3pq7rm2l
@user-yh3pq7rm2l 11 ай бұрын
Qulki hore awina ifiyey show ku qurnedi
@Zack-cd4tx
@Zack-cd4tx 8 ай бұрын
Cadeees maficno inaa dhihi jirtay lee umaleen jiray oo cafimaadka udaranyahay kkkkk
@yasacnuh3382
@yasacnuh3382 10 ай бұрын
Ok pro
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 11 ай бұрын
Xassid nimo somali LIKE maxy idin yeeshaa? U saara lkn waxa bilashka ah iska jecelhy sow maaha 😂 codsiga u tix geliya wiilka wax an waxba idin yeelin isna wax u ah weeye hiil somali wa ku yaryahy wlhy
@najiibhassan8719
@najiibhassan8719 10 ай бұрын
Filinka magaciisa qofki hayo hanala wadaago thanks
@saacissaacid338
@saacissaacid338 11 ай бұрын
i aamin wll baris cunoyaa mala ogol yahy❤😂
@ILAYS11
@ILAYS11 11 ай бұрын
In wax la ruugo leyskuma ogeyn😀
@diyeeshefunnyboy9403
@diyeeshefunnyboy9403 11 ай бұрын
Sxb ayantan shaqo tag aa thy ahaanyan sas aa ka rapa ku soco
@ansarimohamoud666
@ansarimohamoud666 9 ай бұрын
Coffee baan soo qaatee soo daa zxp
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 11 ай бұрын
Lika sara wilku wakhti bu galiye ilen wad dawanaysae subxanallah
@user-ne5ob6wu3c
@user-ne5ob6wu3c 7 ай бұрын
👏💕
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 11 ай бұрын
Waaba qiso mcn
@AHLAAM-AHMED-OFFICIAL
@AHLAAM-AHMED-OFFICIAL 11 ай бұрын
Masha allah wllkis horay u soco qisooyinkaga ima dhafaan shaax bigeesana Waa cabayaa ku xumees 😅
@abdullahibulla
@abdullahibulla 10 ай бұрын
madax adeeg😂😂😂
@AHLAAM-AHMED-OFFICIAL
@AHLAAM-AHMED-OFFICIAL 10 ай бұрын
@@abdullahibulla Somhn
@queenaasiyo6745
@queenaasiyo6745 10 ай бұрын
Bigeys cabyey beee walhi
@MuxyadiinMaxamed-rw6sj
@MuxyadiinMaxamed-rw6sj Ай бұрын
Tugsi bfana😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 4 ай бұрын
Like hala saro sxb
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 10 ай бұрын
Aqii wlhi ma jecli cades ok wana dawada ok by
@mohamedosman6853
@mohamedosman6853 11 ай бұрын
Waa iga heysaa 👍🏻legend
@abdimohamed1783
@abdimohamed1783 4 ай бұрын
KA WARAN HADAANAN SHAAHA CABIN
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 11 ай бұрын
Aad baad umahadsantay wllo
@user-cq6um2jp3b
@user-cq6um2jp3b 11 ай бұрын
Waa mahadsantahay
@hanefa283
@hanefa283 11 ай бұрын
Ifiye nuur ❤❤❤❤ noosoo badi filmba ha ahaadeeee😢
@macalincabdulaahimacalinma7354
@macalincabdulaahimacalinma7354 9 ай бұрын
Noo so badi lph
@globechannel3939
@globechannel3939 11 ай бұрын
Wlhi sinayadle ayaad iga qoslisay sxp Waad aragateen baryahan Saan u dadaalayo ee liketa like tu kaftan malee 😂😂😂😂😂😂
@mahadhussein283
@mahadhussein283 9 ай бұрын
Qisadan film aa laga sameyay caadi maha film kaaas
@Everythingmunish
@Everythingmunish 11 ай бұрын
Wwwww❤ wnka helay qisadan , subax wlbo ano qurac karinaa aan dawadaa
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 8 ай бұрын
Shaah cades ah macaba sxb bigeska igu qaata mxkamada ha,ogato hadan cades cabo in aan modin inan shaaah cabin😂😂
@abdihakimismail986
@abdihakimismail986 10 ай бұрын
Shekoyinkaaa tugathaa sobadii niyow
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt 11 ай бұрын
Ka waran shaah dhan ma cabo😂😂😂 soo dambi kle ma ahan😅😅
@huseenhuseenhasan3826
@huseenhuseenhasan3826 11 ай бұрын
Guleyso zxp
@farduuscabdi1934
@farduuscabdi1934 11 ай бұрын
Intaanan daawan like waan saeaa
@mahadcena448
@mahadcena448 11 ай бұрын
You have a good voice bro keep going from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@user-qt6yi4vj7h
@user-qt6yi4vj7h 10 ай бұрын
Piyypiiipiiiiiiiipii😂 😂😂😂
@SaladmohamedWarsame-od3pd
@SaladmohamedWarsame-od3pd 10 ай бұрын
​❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdikadirDakane-ni4nl
@AbdikadirDakane-ni4nl 9 ай бұрын
Muuqaalada noo soo koob sxb fikrad leey ila tahay
@BisharoCabdi-fi8sc
@BisharoCabdi-fi8sc 11 ай бұрын
Muuqalada soo dheere wall hada awoodo dadka dhahayo hala sogabiyo adinka haafhaf ufiirsada yaqey
@AhmedDeco
@AhmedDeco 11 ай бұрын
Wlhi sxb waxa is dhaha like ta maxey hal Mar uga badna weysay wadna ku mahad santahay sida no madadaliso 👍👍🙏🙏👌
@BisharoCabdi-fi8sc
@BisharoCabdi-fi8sc 11 ай бұрын
Mhdsanid walal lkn shekoyinka jinka iyo ruxanta nosobadi walalkey😊😊😊😅😅
@anigaadiiga1698
@anigaadiiga1698 11 ай бұрын
Hamplyo 60k
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 11 ай бұрын
Waku salamay walalkey
@ILAYS11
@ILAYS11 11 ай бұрын
Wanka qadey wlshy
@bisharojimcale5765
@bisharojimcale5765 11 ай бұрын
Shaah bigeys ah maxaa loola jeedaa?
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 11 ай бұрын
Wan bixiyay canshurta ugaas like
@burhanyare-fg1ic
@burhanyare-fg1ic 11 ай бұрын
Sxb soomaalidan maxaa kasiya horta 19 kun oo qof baa muuqaaladada fiirsatay shalay 1 kun oo like 👍 bas na waa heshay xaasid nimo miyey ka tahay talye may iska saaraan like 👍 ta 😢😢 sorry talye ani maalin walba waa kuusaaraaa horay usoco 100 💯 kun coming soon 🔜 😢😢😢❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ILAYS11
@ILAYS11 11 ай бұрын
Thank you sxb
@mohamedawil9069
@mohamedawil9069 11 ай бұрын
Cadayskii baa iga dhamaadaye kwrna 😂😂
@Mohammed___Hassan
@Mohammed___Hassan 11 ай бұрын
Ustaad waxagan filim miyaa waxagan ka shakiyee Maad Naga waalaysaa
@imraankaniini2654
@imraankaniini2654 11 ай бұрын
السلام عليكم
@kingamoore780
@kingamoore780 11 ай бұрын
Ilays sxb waxa kaso hadasha fananki migos o ladilay teakoof kaso hadla sxb mahzanid ❤
@Dayr12
@Dayr12 10 ай бұрын
NEVER GIVE UP THE LEGEND 🎉🎉
@haarabinyaxye201
@haarabinyaxye201 10 ай бұрын
Shaaheyga waa diyaar 😂
@evaabdiqadir7577
@evaabdiqadir7577 11 ай бұрын
Anigu shaah bigeys ah ma cabo cadeys ban jeclahay😂😂❤
@mohameddaahirdagane4402
@mohameddaahirdagane4402 11 ай бұрын
War szb qisooyinkaagu caadi maaha wlh
@user-xm3lf4zk1n
@user-xm3lf4zk1n 10 ай бұрын
😊😊😊
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 11 ай бұрын
Waaa diyaaar shaaaxo😂😂😂
@vipsomaliamedia
@vipsomaliamedia 11 ай бұрын
😂 Cano sxp k wrn
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 11 ай бұрын
Legend shaax rinji ayaa cabay kiis keyga maxkamada haloo gud biyo 😂😂😂😂
@mohamedabdi5301
@mohamedabdi5301 11 ай бұрын
Big legend 🙌
@foosifoosi7228
@foosifoosi7228 11 ай бұрын
Hhhhh ok cadeeska aan soo qadanaayaa maxkamad ma rabo in lay saaro
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-pu7ii2ii3d
@user-pu7ii2ii3d 11 ай бұрын
Sxp aniga maxkamad i saar vodka cabayaa maaha shaah cadaysa
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb 10 ай бұрын
2:03 caloosha maa naga soo ridee bigeeskena naga badan😅
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Fadhiga sawirka ! || Qiso layaab leh
51:23
ILEYS
Рет қаралды 14 М.
Ka Hor | ka Dib || Sirta ka dabamysa shirkada ROLEX ||
14:12
Ismalure-Media
Рет қаралды 842
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 391 М.
ബ്ലഡ് മൂൺ | crime thriller stories malayalam | Investigation stories malayalam
3:41:14
Dilaagii ka yaabiyey FBI da mareykanka
30:40
ILEYS
Рет қаралды 53 М.
Sirdoonka yahuudda? || Qiso cajiib ah
30:14
QISOOYIN
Рет қаралды 19 М.
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,8 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
0:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН