Tuugii ugu layaabka badnaa abid || wuxuu $242million ku iibiyey Airport Been ah || Qiso cusub

  Рет қаралды 50,681

ILEYS

ILEYS

11 ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 70
@cawoismail2892
@cawoismail2892 10 ай бұрын
Hanbalyo mamo🎉❤❤❤❤
@jamaalsayid6839
@jamaalsayid6839 10 ай бұрын
kkkkkkkkk....maadaama uusan afsoomaaliga aqoonin
@xafsoxanan4602
@xafsoxanan4602 10 ай бұрын
Golden voice ✨ 💛
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 10 ай бұрын
Sixir iyo tuuginimo ayee isku darsadeen najeriyaanka subxanalaah thank you bro 👍👍👍👍
@mwajeer
@mwajeer 10 ай бұрын
Sxb waa iga codsi qisooyinka dambi baarista noo soo badi. Mahadsanid
@somaliking838
@somaliking838 10 ай бұрын
My fvrt youtubeer
@Khadardaacad25-xp4dp
@Khadardaacad25-xp4dp 10 ай бұрын
Thanks bro
@falis.fiska1
@falis.fiska1 10 ай бұрын
Allah is one ❤❤🎉❤❤🎉❤❤
@marwannur3774
@marwannur3774 10 ай бұрын
Wallahi wa jugu tashta tuugnimada marka dageysanayo waba jeclahay legeno like markasto wa iga heysa🫶
@abumoalim
@abumoalim 10 ай бұрын
Walaal waa ku mahadsantahay barnaamijyada quruxda badan ee aad noosoo gudbiso.
@caashaqbile6115
@caashaqbile6115 10 ай бұрын
waad ku mahadsantahay. tabinta qisada cajiibka ah waxaan rajeynaa. dad badan iminka iney ku shaqeystaa qiyaanada casriga ah soo badi qisooyinka
@hordhacmedia
@hordhacmedia 10 ай бұрын
Keep going 🎉 60k
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 10 ай бұрын
Janalka ugu wanagsan channel ❤ da
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 10 ай бұрын
Masha Allah Guuleyso Ileys Media
@sabiriinmaxamed-zk4mi
@sabiriinmaxamed-zk4mi 10 ай бұрын
War inanka meesha ukala kiciya😂❤🎉
@Mediaclipps
@Mediaclipps 10 ай бұрын
I always like his post before I even watch😊
@user-zk5mv7yr3d
@user-zk5mv7yr3d 10 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@sahroali3168
@sahroali3168 10 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk waa nin Cajiib ah, IFIYE. MAASHAA ALLAAH, MSTR Sheekoole.
@abdihakimismail986
@abdihakimismail986 10 ай бұрын
Ninkas balayaa wayee wlh war wuhuuu garacsanaa😂😂😂😂 legend
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 5 ай бұрын
Tuug caqli badna bu ahaa
@abwaandallal
@abwaandallal 10 ай бұрын
Legend soo badii 🎉
@XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp
@XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp 10 ай бұрын
Golden voice
@libanahmed3623
@libanahmed3623 9 ай бұрын
Machallah congratulations. The way that you transmitted the history is excellent way wlhi. You are not only youtuber but you are excellent teacher. Machallah keep going sxb.
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 9 ай бұрын
waa cajiib
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 10 ай бұрын
Brother keep going
@musefarah491
@musefarah491 4 ай бұрын
Sheeko been aad ugu eg la alifey.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 10 ай бұрын
Dadkaas Waa dal qani ah laakiin. Yaa Qaata hantidaas Tuug Weyn baad sheegtey laakiin.Adeer waxaa la yiri Tuug haduu ku xado Adana xad
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 10 ай бұрын
Very good job
@WlllJota-sc1vx
@WlllJota-sc1vx 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiifomaxamuud2086
@nadiifomaxamuud2086 10 ай бұрын
Waa u shagay wlhi I anim😂
@soogude
@soogude 9 ай бұрын
Sxb somalida fududka ka bataye sidaad qiso tuugo ugu soo gudbinayso waxaan ka baqayaa inaa dhaco bilowno dhawaan
@diamondbashir80
@diamondbashir80 2 ай бұрын
This is not possible 😮
@IslamicChannel-rv3uy
@IslamicChannel-rv3uy 10 ай бұрын
Ok
@user-fu4rj4pf7l
@user-fu4rj4pf7l 10 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-iw7ru1nf1t
@user-iw7ru1nf1t 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saedasmith6558
@saedasmith6558 10 ай бұрын
Tuug
@nadiifomaxamuud2086
@nadiifomaxamuud2086 10 ай бұрын
Wara Tuug batahay❤️😂
@jamiilaheybe4329
@jamiilaheybe4329 10 ай бұрын
wow 30ka minut aadaa u jeclahay howshan dhan ku qabtaa😂 thanks wll❤❤❤❤❤❤
@abdiabdi9259
@abdiabdi9259 9 ай бұрын
Ninkaaan ayaa adunka karaaye 😂😂
@Saadaq19
@Saadaq19 10 ай бұрын
Bro qisooyinkga bdnaa Aniga Cuno ama shaaah ku daawadaaa😂 Keep going
@user-cb6yb1se6n
@user-cb6yb1se6n 10 ай бұрын
Ani Marka jikada Galo aan daarta😂
@1ttth4y
@1ttth4y 10 ай бұрын
jikada ayay ku macdahay ileys waa inaa u sheegnaa inuu shaqada guriga nala qabto asagoon o geyn cabsi cabsi 😅😅
@cawaalemohametofficial
@cawaalemohametofficial 10 ай бұрын
@@user-cb6yb1se6nana markan seexanayo ayaan daartaa
@Saadaq19
@Saadaq19 10 ай бұрын
@@1ttth4y 🤣🤣🤣 ADI Geber thy saa filaayo Shaqada kula qabtaa🤣
@faarax1965
@faarax1965 10 ай бұрын
Ani markaa sii seexanaayo ayaan daawadaa
@user-qw3ip8iw9r
@user-qw3ip8iw9r 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂 mahadsanid sxp❤❤❤
@abdiabdi9259
@abdiabdi9259 9 ай бұрын
Sakagoji wa dabaal cad
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 6 ай бұрын
Ma la odhan kadaa ninka airport ka iibiyey iyo muuse bixi waa isku qiso isba badii ayuu itoobutab ka ibiyey 😅
@nasraismail1661
@nasraismail1661 10 ай бұрын
KALMADAAS WAxaa ii Fu DAMBEYSAY OO MAQLO WAAGAAN YARAA😂😂😂
@2MAXArchitectsConstructionFirm
@2MAXArchitectsConstructionFirm 10 ай бұрын
Asc
@user-fu4rj4pf7l
@user-fu4rj4pf7l 10 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ommygd😂😂😂😂😂😂
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 10 ай бұрын
Fax ilaa hada USA 🇺🇸 waa laga isticmaalaaa inta badan caalamka wa laga isticmaalaaa mar walbo tiknoolaji cusub aya so baxdo dhankaas aya yareyay isticmaalkisa
@sahroali3168
@sahroali3168 10 ай бұрын
TAN IIGU FUNNY SANAYD WAA MARKAY DADKII DHAMAA EE WAX XUKUMAYEY UU KALA CAYRIYEY BAQDIN BEEN AH AWGEED.
@abdiisaac4293
@abdiisaac4293 10 ай бұрын
😂,😂😂waka gaarsiina mujirimka xariifka
@user-cb6yb1se6n
@user-cb6yb1se6n 10 ай бұрын
Dadkaas sixirishin waaye yaa og inay tageen😂
@karlesk6498
@karlesk6498 10 ай бұрын
Afrikaan iyo qiyaano maxaa kala haysta 😂😂😂
@nasraismail1661
@nasraismail1661 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@mhussein4090
@mhussein4090 10 ай бұрын
Qiso xaqiiq ah sxb Emmanuel Nwude Odinigwe, oo loo yaqaan 'Owelle Abagana', ayaa soo agaasimay khiyaamo aad u xeel dheer, isagoo ku iibiyay garoon diyaaradeed oo aan jirin lacag dhan $375 milyan AUD $242 milyan USD😅
@user-yq8bh9cp8n
@user-yq8bh9cp8n 10 ай бұрын
😂😂😂
@ridwaankanadi4841
@ridwaankanadi4841 10 ай бұрын
Wakhtihaaaga sidaa kudaaa ok weyan 60mirirna ka dhig 11miri dhadhan maleheeee
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 10 ай бұрын
Zxp sonigi kuyidhi wakhatiga kadhig 10 ama 12 kaliyatta zxp
@RajacatuQabaltu-pw3kj
@RajacatuQabaltu-pw3kj 10 ай бұрын
Kaliga weye lkn sow maa ogid
@RajacatuQabaltu-pw3kj
@RajacatuQabaltu-pw3kj 10 ай бұрын
Anagu in badan baan jeclanahay adigu 10_12 izka firso oo izka bax like 👍 hazi ilowin
@kingfaysalabdiwali642
@kingfaysalabdiwali642 10 ай бұрын
Hhh inuba asGa leyaha moda chanelka soo anigu ku iri kula hada tirine waayo🤣 majortyga daqiqadaha badna rabnaa adina gooy nio
@farhiomoalimmohamuud
@farhiomoalimmohamuud 10 ай бұрын
Hhhh wllh yaab waye dadna waxe udawadan waqdigisa o dheer sida aniga okle xita hadan adeg donanayo dhegaha sii gashta😂war nio wax yar fiirso kana daso kista klena markle fiirso😊
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 10 ай бұрын
War hadadan Rabin iska da dhib jecla dadkan anaga rabna wax Fahan Dee neefyahow uff 😡
@_Khaalid
@_Khaalid 10 ай бұрын
Soo yaaci.
@XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp
@XaliimoCraxmanXaliimo-nc2gp 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Tiktokarad Caan ah oo Dishey 2 Qof oo Taageerayaasheeda ka mid ahaa
28:17
SIRTA QOYSKENA HAFAFININ/WAA QISADA NAJAX IYO RIDMAAN!@sawdamqaalib
31:48
YAAB! SABABTA SAXIBTAY NINKEDA USHUKANSADAY LACAGTEDANA UQATAY
45:58
Ridhwan Issack
Рет қаралды 625 М.
QISO CAJIIB AH  BOQORKII SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
33:27
Xasilooni Media
Рет қаралды 106 М.
Fal-dembiyeedka Cowska? || Qiso cajiib ah @Qisooyin-channel
38:15
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 16 МЛН
3 августа 2024 г.
0:21
Kagiris twins
Рет қаралды 1,2 МЛН
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 4,3 МЛН