TUUGSIDA TIKTOK &DUMARKA SOMALIDA HALKAS JOGA

  Рет қаралды 7,726

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 44
@user-xw7qx4wp9b
@user-xw7qx4wp9b 28 күн бұрын
ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا تحتسب ❤
@munayusuf8971
@munayusuf8971 29 күн бұрын
ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 Ай бұрын
hhh ruumiyey waad iga qoslisay anaga sidan jareer weyne u nahay xoogena ku tashanaa wlhi sidan caruurtena wax ugu kenana waa u kenaa shaqoyinka dadka ee ka fanaana waan qabana shaqana ceeb ma ahan alx
@ruumichannel
@ruumichannel 29 күн бұрын
Xalal quutado tihin abayo oo xogoda ku xisaabtama
@fartunabdirahamcilmi3762
@fartunabdirahamcilmi3762 29 күн бұрын
@@ruumichannel jah thanku ruumiyey ku jecliyaa xbbti barnamijyadada dhaqalo aruurintana aad ugu xeranhy wax bdn ino faaideysay ajir iyo xasanaad laso koobi karin alle haka siyo abyo 🥰
@user-gg5ox9vg9d
@user-gg5ox9vg9d Ай бұрын
Mansha Allah
@khadroxirsi8516
@khadroxirsi8516 9 күн бұрын
Ruumi raxmo wan cusubahay aad ayan na ❤
@han47722
@han47722 29 күн бұрын
Anaad ii hadashay wlhi nin xun oo dilaya aan bilayn ayay odhanayaan waan dulqaadanayaa caruurta ayay isku badinayaa ugu yaraan wax hakuu qabto gaari gacanba ha qaateee lkn dil iyo cay iyo guriga oo loo dhaxjiifo ayay odhanayaan waa sabrayaa war wax kale ku sabra allaha inoo wada gargaaro inshaa allah
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 23 күн бұрын
Masha allah shugran abaayo sax waaye wlhi
@fatumoyusuf8720
@fatumoyusuf8720 29 күн бұрын
Runtaa waaye xabiibti
@dahaboahmed1262
@dahaboahmed1262 29 күн бұрын
Waan kusalamay walashey
@AmuunAxmed
@AmuunAxmed 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@DeeqoCumarCabdulle
@DeeqoCumarCabdulle Ай бұрын
Masha alaah
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Maash,alaah
@user-wy8mi5ti6d
@user-wy8mi5ti6d Ай бұрын
Asc wllhi ruumiyey ang csubh sethin
@sucaadxaaji7186
@sucaadxaaji7186 Ай бұрын
Wuu saxanyahay
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 Ай бұрын
Barka ALLAH❤☝️🤲
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 Ай бұрын
Waa sax abaayo ❤❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Thanks xabiibti ❤🥰😘
@AragsanAhmed-ne7us
@AragsanAhmed-ne7us Ай бұрын
Alx mjecli wxyabahas faaan nah igama ahan anigo awoodo inn wax isii dhihikaro waxna weyneynyn alx inan shaqysto rabigeyna aan bariyo Bes dhabrka uxerty sacudi shab soodhahy alx ❤rabi intan heysinin hasiiyo
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Ай бұрын
masha Allah
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu Ай бұрын
Haaa. Abaayo.❤❤❤❤
@DeeqoCumarCabdulle
@DeeqoCumarCabdulle Ай бұрын
❤❤❤❤
@bisharokhaliif3137
@bisharokhaliif3137 Ай бұрын
Waa in la keenaa kamirada horteeda asagana
@awilali6102
@awilali6102 Ай бұрын
اللهم انت رب وانا عبدك اللهم ان اسالك رزق طيبا كثير
@user-oq8qx6zz6b
@user-oq8qx6zz6b Ай бұрын
Shugran abaayo
@whome4851
@whome4851 Ай бұрын
Xage3 lagaala soo Xidhiidhaa sis???
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh Ай бұрын
codka maqalaoy Aniga kelihaye miya codka waa gar garı ❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Istaqfurulah kaasi Ubadka u tugso ninka raga mahan ilmahaga adiga damirka nocas 🫢
@whome4851
@whome4851 Ай бұрын
Dee sow ragii Soomaaliyeed masuuliyadii laga qaadin, maxeey sameyn lahaayeen.
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz Ай бұрын
Idiris pepe wuilasaxan yahay qadrana Allah haudibdaamo hadane wa xaamilo
@DeeqoCumarCabdulle
@DeeqoCumarCabdulle Ай бұрын
Abaayo isoo booqo
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Ruumi waa runtaa tuugsi illahey ha inaga koriyo
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 Ай бұрын
Waku saxanyahy idiris waayo hdusan shaqaysanyn hala tuugsado caqli maaha kliga wajigaaga gub ana aan raaxo ku cuno wxad isku ceebaysay
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Faarax tuugsanaa inaan arkaa igu fiicneed hooyooyinka soomaaliyed allaha daayo meel kasteey joogaan
@user-ny5tv4ek9j
@user-ny5tv4ek9j Ай бұрын
Naa rumiyey wll ana idiris aa usocde naga aa mus hana fashiline
@SaynabahAbuubakar
@SaynabahAbuubakar Ай бұрын
Yaahuu naa aan ku ceshto xaafadaha dharka u dhaq😂😂😂😂😂😂
@ruuncadaey5531
@ruuncadaey5531 29 күн бұрын
Maamada iyo ninka waa deris keena ninkana waa gaari gacanle
@XuriyoAbdirahman-zw5yb
@XuriyoAbdirahman-zw5yb Ай бұрын
Haaaa xaayti qurx sow lam cawin
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Ай бұрын
abaayo wuu saxan yahay ninka waa inuu banaanka ha soo baxo
@ifkaladan1132
@ifkaladan1132 22 күн бұрын
Adiga KZbin ka ihmisa lacag ka sameysay bal nalawadag markaga?
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Nin xilkii la saaray qaadi waayay oo caafimaad qaba waa khalad inuu soo diro xaaskiisa Idirisna wuu ku saxan yahay.
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Rumiyeey buuga halkee ka helaa qofki og ha ila wadaago
HADEEY GABAR WALBA INTESAN SIDAN KU DHICIN KA HOR ISKU TASHAN LAHEYD
16:51
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 166 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Ceeb baadan
10:01
Ayyan 1
Рет қаралды 932
deg deg daawo karbaashka muuse biixi
30:38
Qaranimo TV
Рет қаралды 166
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Ruumi Channel
Рет қаралды 18 М.
WAQTIGA UGU FUDUD EE AD GANACSI LEDAHY FURAN KARTO
11:34
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
SAMEE LACAG ADIGO WAX SHAQA  QABAN GURIGAGA JOGA
15:35
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
SINGLE MOM SOMALI AH SIDEY LACAG USAMEYNESO &DHALIIL WAAN QADSHO AH
14:26