No video

TUULA WAA GABAR CADDAAN AH OO ILAAWI LA GEERIDA NINKEEDDI

  Рет қаралды 187,658

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 624
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Ogaada Qofkasta oo Somali ah marka uu sifiican ula macaamiilo qof aan Somali ahaan sharaftaas waxaa iska leh qofkasta Somali ah
@aminad764
@aminad764 2 жыл бұрын
Cidwalbo wanaaga aad kuladhaqanto xasuus buu kureebaa cid walbo wanaag halakuladhaqmo Allena taas buunafaray waqaaliqi Naasa biquluqi xasana
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
Abdi Diirye Maxaa Idiin Diiday Inaad Naagahiina Soomaaliyeed Si Wanaagsan Ula Dhaqantaan Waa Idinka Naagaha Ajanabiga Ah Iskagadaayee? Nimanka African American Ah Waxba Madhaantaan. Haddaa Wanaag Leedihiin Anagaa Idiinka Mahadinlaheeyn Not Naag Ajanabi Ah.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi Walaal warkaas waa run raxmada iyo jacaalku wax uu kabilaabanayaa guriga aad kusookortay iyo waarid dhalay kadibna waa gudbaa oo qooys kale ayaana kasiidhisma waa xaqiiq rag badan oo naga mid ah in aay Hablaha Soomaaliyeed u daran yihiin Shisheeyahana u roon yihiin laakiin waxaan filayaa waa qadar yar ugu danbeen waxaan Alle karajeeynayaa ragaana iyo gabdhaheena in bogooda burcad isku mariyo jacaalkooduna waaro aamiin aamiin
@jabariali5368
@jabariali5368 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi idinka noqday like african American women...qaylo.khiyaano..nin walba o si fudud ula seexatan..ciyaal Kala aabe ah..naag la qabo o qarabanayss....naag somali ah o nolal caadi ah rabto ma jirto.
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Dumarka. Somalida qaarkood Badi Ma. Oran karo markaad u jilicdo Ama ay kaa dareento uur jileec Ayayba kugu tumanayaan Markaabey kaa ha kaa daba qaadaneysaa Run lalkaad kolkaad kula dhaqanto Ayay Tubtii a ku nacdiineysaa Kolkaad been u sheegtana Wey ku Aamineysaa dad hadalkoodiina wuu Idin Kala kaxeyn Finally Rabi baa Adoomankiisa yaqaan Oo isku miisaamay arag IYO Dumar Imisaa dabci IYO dadnimo xun Uu ‘ilaaheey Ku dhowray dad Fcn Si’ Uu reerkoodii’ usoo dhisnaado Intuu Rabi doono
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Walaal Ayaanle dumaashideen feedback nooga heli una sheeg ummadii soomaaliyeed ee daawatay wareeysigaan in aay kuusooducaaynayaan ninkaagiina naxariistii jano fardoowsa Ilaahay kawaraabiyo adigana Ilaahay samir iyo Iimaan kaasiiyo.
@Maria-et3ct
@Maria-et3ct 2 жыл бұрын
L
@abdirahimaliahmed4759
@abdirahimaliahmed4759 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Walalken Biyonde illahey waxa uga baryaa inuu Jannada geeyo. Tuula waa hooyo aad u wanagsan oo qalbi fiican Masha Allah
@MussyPlayz
@MussyPlayz 2 жыл бұрын
Thanks Ayaanle for this heartfelt interview with Tuula who is beloved sister of us and one of the prominent leader in Filand who has married two Somali men. May Almighty Allah help her to achieve her endeavours and make significant change in Filand insha Allah.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
اللهم آمين يا الله
@juma6506
@juma6506 2 жыл бұрын
Asc. Mashallah. What a moving episode Story from a pious Muslim great 👌👍 woman. Allah mahad leh. R.i.p. thumps thumps up.
@muqfarahadan3312
@muqfarahadan3312 2 жыл бұрын
Thnk u tuula u are mother of somali.May Almighty Allah helpe her permanent achievement to unit the somali and muslim in Finland. Thnk u Ayanle for your interviewing great sister
@Daynuuja10
@Daynuuja10 2 жыл бұрын
Yaa yiri raga somalida ma fiicno,aniga ninkay haben iyo malin wan u duceyaa waa qof wanaagsan alaha cimrig iyo caafimadkaba ha u barakeeyo
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 2 жыл бұрын
Ladan Nooloow
@hamdihaji7298
@hamdihaji7298 2 жыл бұрын
Ninkaagu waa hal qof somaalina ma metelo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Nacayb aan jirin ba lagu beeray dumarkena
@aminad764
@aminad764 2 жыл бұрын
@@hamdihaji7298 gabadhan ninki hore wanaag badan kameesan shegin lakin kandambe wey ilowiladahay guurka waaa arsaaqad mid wanaagsan baa Alle lakatuuga Raga mawada xumo
@mjuule6403
@mjuule6403 2 жыл бұрын
@@hamdihaji7298 ilaah hanaga koriyo dumarka jizaarka badan oo inkiraa waxa ragkooga/zeykooda ilaah ugu soo qaaday oo ay diindu sheektay àamiin Asal waad inkirsaneedeen xitaa kuwa wacan in ay jiraan hadana wali waxaad taagan tahay mid mid fiican ma matalo ragga Mid fcn noqo mid fcn aad heshide FG; hala soo taagnaan adiga& kuwa kula midka burushka xaarka leh oo aad ragga ku jaaifeeyneysaan ogowna ragga waa kan ku dhalay kula dhashay ilaah haduu ku siiyaa aad dhali doontid kan kuu dhaxayaana ilaah kuuma wanaaji weyn ee caadi iska dhig🙏
@TheSamale
@TheSamale Жыл бұрын
JazakaAllah, I am happy for our sister ❤️ Tula Somalia 🇸🇴 is your second home and God bless you and your family wish you all the best wishes. Watching from United Kingdom 🇬🇧.
@abdiasiisahmed4811
@abdiasiisahmed4811 2 жыл бұрын
Sanadkii 2016-kii anigo iyo sxbkey mohamed Farah oo wadaadka geeriyooday ay qaraabo dhaw ay ahaayeen ayaan gurigiisa u martinay halkaas oo aan safar swedan u ahayn Allaha u naxariistee si fiican ayuu inoo soo dhaweeyay asiga iyo reerkiisaba qol wayn oo martida loogu talagalay ayaan degnay habeenkii sheeko dheer waliba reerka dhan Runtii qoys quruxbadan ayuu ahaa maalintii xigtana wuu nasoo dhaweeyay ilaa gudaha doonta ayuu inoo raacay dib dambana uma aanan arkin maanta wareeysigan ayaan ku gartay geeridiisa Allaha u naxariisto oo gurigiisa Aakhiro Jannatul firdows Allaha ka dhigo Aamiin.
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Tuulo wa qof Ada uu wangsan allah haa uu naxristo hajigeeda Somalia 🇸🇴 Finnland qaastan Magalada Tuula dhagan tahay Somalida dhagan familkan kaa waar haya, Mama Tuula hala wanjiyo dadalka eey wado haa laala wado
@duranhassan6456
@duranhassan6456 2 жыл бұрын
Tuula is an innocent woman. Thanks Ayanle for this great interview.
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 2 жыл бұрын
Tuulo maansha Allah noolow my sister WAANKU JECLAHAY 💟💟💟💟
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Waa Gabar ehelu Janna ah, mansha Allah,, may Allah forgiveness her husband may Allah protect her her heart and may Allah bless her and her family. She's great personality with honest and innocent.
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Ninkeeda ahlu jana uu ek yahay, qofka markuu dhinto saan loo dareemo waa ahlu qeyr
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 жыл бұрын
Diinteena waxay sheegtey gabdh ninkeeda raliyo u ah iney ahlu janno tahay midkale gabdh ninka qabo asago rali ka ah ku farxasan haduu wadku qato waa ahlu janno wixi ka baxsan Allaha aclam xadiis ayan ku maqlay
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
Waa ahlu janno aa , yaa kuu sheegay , waan u rajeynayaa ayaa la yiraa si kaste ee qofku xitaa u wanaagsanyahay .
@istaahildiriye3275
@istaahildiriye3275 2 жыл бұрын
Ilaahay haunaxiisto biyonde aad ayaan u aqaanay nin aad ucaawiyo dadka ayuu aha anana kamida dadka uu filind markay yimaadan uu kucawiyay aad ayu unaxaris badna ilaahow unaxariiso rabiyo walasheyn Tuulana ilahay ilmaha hakula koriyo amiin yaarabi
@beerlula7612
@beerlula7612 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo qofka wanagsan waa Ahlu jana wayo wanagisa iyo sida dintisa ugu dhagana aya tusale u ah
@dalasmohamed
@dalasmohamed 2 жыл бұрын
Wallahi illin ayaa isoo dhaaftay ayanle mahadsanid sxb allah ha unnaxariisto ninkeedii hore iyadana nalool wanaagsan iyo caruur baariya allah siiyo.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Thanks for sharing with us both of you. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@abdinasirmohammed8466
@abdinasirmohammed8466 2 жыл бұрын
Maryoley 😹😹
@ducaysane1133
@ducaysane1133 2 жыл бұрын
Thanks Mrs Amina have a blessed life sister
@hooyonuuro3989
@hooyonuuro3989 2 жыл бұрын
Wlhi bilahi waan iLmeeyay. War soomaaliyay aan iscafino oo aan isku duubnaano qabyaaladana aan iska dhaafno
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 жыл бұрын
Hooyo Somali waxan liiska ugu jirin qabrigii In uu sugayo
@adamahmed1124
@adamahmed1124 2 жыл бұрын
Kkkk 😂kuweena liiskama uguma jiro qabri lagalaayo
@Voiceofnimcaan
@Voiceofnimcaan 2 жыл бұрын
It’s really heart touching and heart soothing story I ever came cross. That saws when you are helping others Allah will always guide extraordinary people and things beyond your ability to benefit you in both lives
@rmagaal21
@rmagaal21 2 жыл бұрын
Ustaad ayaanle in bdn ayaan barnaamijkaga daawade ka ahy ✔️ really proud to watch this beautiful stories 💯 ayaanle waa tagay diid ama yeel 💯 Waa lakala tagay balse orod maaha ✍️
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam .Waa cadaalada iyo hormarka ka maqan dalkeenu waa walaaltinimada umadeenu. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ.💕
@rafiq5722
@rafiq5722 2 жыл бұрын
Tuula waxaan jeclaan lahaa in magaceeda noqdo Batuula OO ka mid ah magacyada Faduma bintu Rasuul SCW
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation 2 жыл бұрын
Quraanku dastuur maaha ee waa hadalka alle .
@Faay371
@Faay371 2 жыл бұрын
Salallahu celeyhi wasalam Salallahu celeyhi wasalam Salallahu celeyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚💚💚
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
@@Technology-and-inovation Waa hadalka allah waana kitaabka loo soo dajiyay in ay umadda muslimka ah isku maamusho , kana amar qaadato oo raacdo .
@ahmedosman4023
@ahmedosman4023 2 жыл бұрын
Beyond Allah unaxariisto gabadhaas waa dumaashideena iyada iyo caruurteeda soomaalida qurbaha joogto waxan ka codsanaa inay si toos u caawiyaan waayo aad baan uqiiroodey.
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allah 4:18 "Jirkeyga ayaa qaboobay markaan arkay inaan Diinta islaamka qaadanaayo"
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Maasha allaah raxmada Ilaahay fiicanaa Ilaahay baa mahad dhamaanteed u sugnaatay naga dhigay Muslim
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Allaah u naxariisto intii Muslim ah ee dhimatay walaashey na qalbiga allaah u qaboojiyo
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 2 жыл бұрын
اللهم امين!
@edebsan9049
@edebsan9049 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 2 жыл бұрын
Maasha Alaah👍💙👍🌿mrs Tuula 🇫🇮💙🇸🇴🌿Allah bless you🤲 & your family🌿🤲you the best👍🌏👍
@abdirahmanmohamed1027
@abdirahmanmohamed1027 2 жыл бұрын
Tula you are great nay God grant everything you want in these world and hereafter 💯🙏 may you children have healthy and peaceful life 😊
@rodaadam3498
@rodaadam3498 2 жыл бұрын
Ilaahey haunaxaristo wllkaa soomaliyeed Ilaahey iyadana samir saadiqa ah hakasiiyo qofkasta oo soomaali ah oo sharaf iyo qiimo kula noolaada dadka dhexdiisa magaca qawmiyadda soomaliyeed ayuu kor uqaadaya qofka xunna waa ladegaya magaceena guul soomaali oodhan from Burco
@lulahmed9024
@lulahmed9024 2 жыл бұрын
Maasha Allah iyadoo hada soo muslintey ayey diyaarsatey oo gadatey qabrigeeda anagoo muslimo ku dhalaney qabri aan gadano iska daaye inaan xasuusano marabno iimaan baa ka muuqda Allah u naxariisto xaajigeeda
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Heart feel an interview thanks Mr Ayaanle I always like your program.
@maxamedwarsame8779
@maxamedwarsame8779 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Walaalken Walasheen iyo Caruurtedana Habarakeeyo Xaga Haku Sugo. Ogaada walalayaal inaa tihiin Safiirada Diinta iyo Dhaqanka wanagsan ee Soomaalida meelkasta oo Caalamka ka joogtan. Mahadsanid MR AYAANLE HANOOLATO GUUL.
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 2 жыл бұрын
Tuula Wanku jeclahay Anaga Ilahay haunaristo xajigagi love from Uk
@abshircubeydchannel7104
@abshircubeydchannel7104 2 жыл бұрын
M.a samir iyo imaaan alaha ka siiyo hooyo mcn xajigaagana alaha u naxariisto kitabkiisa midigta alaha ka siiyo
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rab
@AbdirisakRaska
@AbdirisakRaska 2 жыл бұрын
Ayaanle walaal adiga, maamada Islaamka ah iyo gabadha translation- ka fududeeysay saddexdiinuba Allah ha'idin xafido ماشاء الله
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Very amazing brother may Allah rewards him to al Fardowsa aclaa
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Allahu Akbar. Waa qadarta rabbi in gabadhaasi ay dareenkeeda aadka u wanaagsan oo u xoogan ay u muujinayso wanaagii ay ka heshay ragga Soomaaliyed. Allaha u naxariisto seygeedii, iyadana rabbi qalbiga ha u qaboojiyo. Illahay samir haku arsaaqo. Allaha xafido iyada iyo carruurteeda. Soomaalidana allaha mideeyo.
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Aamiin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Waxa la yaab igu noqotay gabar somali oo ku faraxsan wanaga ragga somali xumaan iyo nacayb dumarkena cid ku beertay la aqoon ayan aragnay
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 Miyaadan maqlin mahmaahdaan ? UUR HOOYO WAA UGAR TUMAAL UGAR waa Kiish ama boorso TUMAAL : Qof biraha farsameeya. UGARTA waxaa ugu jiro qalabyo kala duwduwan mahmaahdaan dulucdeeda waa , hal hooyo ayaa dhali karto laba qof midn fiicanyahay midna xunyahay , markaa dadku ma wada xumaan karaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 Xageebuu Kaamaray Guurkii Hore Ee Ninka Soomaaliyeed Inneey Qaracankii Uu Bad day Guur Dhanba Ee Kadhaaratay? War Ma Idinkaa Naag Soomaaliyeed Unaxariista Ama Siwanaagsan Uladhaqma? Meesha Caacda Kalatag
@badalridwaanxasan1954
@badalridwaanxasan1954 2 жыл бұрын
@@Cici_mimi kkkkkk nacayb ayaa idinka buuxa wllhi raga somaliyeed waa rag wanaagsan calamka ayaa laga ogyahay lkiin idinka kipirka iyo nacaybka wllhiin caan baad ku tihiinwaxkale ma taqanaan mida kale hduu 123 xumadaan raga dhan dusha dhan inaad iska saartaan maxaa u sabab ah tiktok ayaad ka buuxiseen videos cay afkalagaado nacayb iyo wax laga laga xishoodo oo raga somaliyeed ka sheegtaan twitter ayaan ku arkay maalintii ay iigu yaabka badnayd iyado gabadh somaliyeed raga somalida caayayso wallhi ganadh Ethiopian xabashiyad ah hda xabashiyad waa cadawga somalida ee kowaad ayaa aad ula yaabtay maangabnimada gabadha intay reply u gashay ayay tidhi raga somalida rag xun maaha hday xun yihiina miyay kula saxsan tahy inaa saa u caydo rag kugu dhiig ah xishoodka aan dareemay malinka waligay ma daremin waxaad tihiin zero nin somaliyed sidan iyo sida iyo caac baad meelkasta la joogtan markaad ajanabi guursataana abaal idiinma galaan way idinka dhamaystaan deedna banaanka idinso dhigaan waana aragnay kun idinka mida oo sida lagu samyeey ilaa mantana waan aragnaa anaku ajinqbi hdaa guursano xata dad sinjigooda la yaqaan ayaan dhalnaa idinku se 😄🤣🤣🤣🤣wax wax uu yahay la garanayn ayaad dhashaan mida kale raga somaliyeed hday ajanabi aadayaan kuwa u shidan bay qabsadaan idinkuse waa la in yaqaana waxa qad is hoos dhigtaan han iyo himilo toona ma lihiidin waana sababta ajaanibtu idinkula baxday cheap and clean 🤣🤣🤣🤣
@fartunabdulle6226
@fartunabdulle6226 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariosto maskinta wan la ilmeyaya runtii allow kula kulmi janda fardowso👏👏👏👏
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
Ha waaro jacaylku Biyondena ilaahay ha u naxariisto. May Allah make it easy for you Tuula and may Allah unite you with your love again in paradise, Amen!
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
tuula samir wanaagsan allaha siiyo diinta islaamka allaha ku sugo waxanan ku boorin lahaa iney diinta islaamka in badan ka sii barato si caruurtedana ay ugu caawin karto iney noqdan kuwo diintoda ku adag
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
Maansh ALLAAH ayaanle walaasheen odageeda ALAHA u naxariisto samir iyo iimaan ALAHA ka siiyo ❣️
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 2 жыл бұрын
May Allah take him to the highest of janna may Allah bless you sister and your kids
@abdirahimadenawale5007
@abdirahimadenawale5007 2 жыл бұрын
Pure love ilahey hadhowro luula , beyoonde wxu ahaa nin ragg ah xaaskiisana jeclaa iyadan sido kale alle ha u naxariisto una dambe dhaafo qof wngsn ayuu ka tagay u duceysa❤️
@marian8772
@marian8772 2 жыл бұрын
💔 SubhanAllah ishallah Allah gives you the patient to stay strong. My mom is in this situation, I lost our dad💔🥹 I feel your pain🥹🥹🥹🥹
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Hooyadaa iyo idinkaba qalbiyadiina ilaahay ha idiin qaboojiyo aamiin
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 2 жыл бұрын
masha alah ilahay baa soo hanuuniyay ilahay samir haka siiya ninkeedi ay jeclayd ilahay isagana janatul fardowso hakeeya aamiin aamiin
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Aad ban ugu dacsiyaynayaa ugana mahad celinayaa dadaalka dheer iyo wanaagga ay samaysay dhimashadiisi kaddib, aad bay ugu mahadsan tahay xilligii adkaa iney dhaqday maydkiisa walibana wadadaas ay furtay Ilaahay ha ka abaal mariyo islaam iyo Soomaalinimadaba aad ban ugu soo dhawaynayaa, soo dhawow walaasheen♥️🇸🇴
@monahassan809
@monahassan809 2 жыл бұрын
Illahow u naxariiso qof ka wanaagsan waxaa ku arkeysa qofkisa oo qabriga ku booqanaya… Anaga waalidkeed aan xusno ayagaa naga horeeye xata maxasuusano. Tuulah i wish you best life after your lovely hasband…🌺❤️
@akfamily7916
@akfamily7916 2 жыл бұрын
Ma Shaa allaah tabaaraka ALLAAH ILAAHAY ha Xafido adiga iyo gabadha SOOMALIYEED DHAMAAN TOOD
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Maasha Allah maamo Alle ha unaxariisto walalken noo kaa keenay adi iyo caruurtana Alle hanii xifdiyo❤️❤️
@aragsan1888
@aragsan1888 2 жыл бұрын
masha Allah dadka cadaanka ee muslima waa gob war gabdhaha soomaaliyeedoow niman cadaana oo muslima guursada, war nimanka soomaaliyeedoow idinna naag cadaana oo muslima guursada
@muusesiciidmulaax5767
@muusesiciidmulaax5767 2 жыл бұрын
ILAHAY hawnaxariisto aammiin. Tuula adiganna Alle haku naxariiso maalintaada. Waxaad tahay hooyo muslimad ah oo Soomaaliyeed.
@aliabdou4417
@aliabdou4417 2 жыл бұрын
Illlahay naxaris waasaca ha siyo wllken mamddana sabar iyo imaan haka siiyo waa qof goba oo qalbi wanaagsan I love that❤
@ziyadayanle
@ziyadayanle 2 жыл бұрын
انا لله و انا اليه راجعون samir iyo iimaan alaha ka siiyo waxa ay isku ahaayeen waa muuqataa iyadana alha garab galo amiin
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 жыл бұрын
Asc wr wb. Muqaalkan waxaan kala dhexbaxay in addoonku haddii uu Allaah ku xidhnaado oo uu caabid noqdo in uu Allaah ciidamo u diraayo xaalad kasta oo lagu jiro, marxuumkaa dhintey meydkiisa wuxuu helay in la meydho oo sidii muslimka loo meydho, iyadoo xaalad adag lagu jirey waa xigmad alle, iyo in uu raad wacan ka tegey. Yaa Allaah u naxariiso oo noo naxariiso🤲🤲🤲
@munahassan5579
@munahassan5579 2 жыл бұрын
Oo muslim ma aheno maxa lo dhaqi wayey
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 2 жыл бұрын
@@munahassan5579 walaalo wakhtigii Coronavirus ku uu cusbaa lama meydhi jirin meydka.
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 2 жыл бұрын
Emotional 😭 allow u naxariiso qofka wanaagsan lama iloobo
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
CAJIIB waa qiso aan caadi AHAYN ALLAAHA U NAXARIISTO ODAYGEEDA ... MAHADSANID AYAANLE HUSSAIN ABDI
@lilmo3962
@lilmo3962 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto mashallah maamadaan waa maama fiican ilaaheey wax dhibo matuso inshallah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi illaahay haw aqbalo ducada muslimiinta aamiin
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin ilaaheyna samir iyo iimaan haka siiyo yasbaruuna ina laaha macal saa biriin ilaahay caruur ta hakula koriyo aamiiin we love you so much good luck keep going ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹❤️😘
@soomaal3622
@soomaal3622 2 жыл бұрын
Maashaa Allah magaceenuu kor u qaaday Ilaahay magaciisa kor ha u qaado
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto inta dhimatay oo dhan allahuma Amiin Amiin yaarab 🙏🙏🙏🙏
@ibtissamali2
@ibtissamali2 2 жыл бұрын
Masha Allah Tuula Waa qof qali aa. Qof walbo wanagsan qof wanagsan baa uu danbayaa. Wanagaa iyo samir haa labaadiyo
@hassanabdi4679
@hassanabdi4679 2 жыл бұрын
Gabadh islaam ah oo Wanagsan ilaahay ha xifdiyo Amiin Amiin Amiin
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 жыл бұрын
Inalilaah wa'inaa ileyhi raajicun 'ilaahay ha U Naxariisto Janadiisa Rabi haku Arzaaqo Aamiin yarabi insha Allah 😭🤲🤲🤲
@Adahab-313
@Adahab-313 2 жыл бұрын
Waa sheeko inoo muujinaysa qiimaha uu lahaa walaalkeen oo ahaa saygii Tuula oo runtii waxaynu arkayna qofka diinteena macaan siday tahay ugu dhaqmaa in uu umad dhan anfacayo.Allah naxariistiisa janno ha ku casuumo walaalkeen iyo dhamaan intii Muslimiinta ahayd ee godka inagaga hor martay aamiin.
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 жыл бұрын
Tula you are beautiful inside and outside my allah give you beloved husband give to highest place in janah make duaa you husband and keep you and your children protect from the evil (I) amiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Illaahay fadligaaga iyo awoodaada ku caawi illaahoow cariiri iyo dhib hatusin ayada iyo awlaadaas masaakiintaa aamiin yaa rabi raxmaan
@MohamedAhmed-ci6mz
@MohamedAhmed-ci6mz 2 жыл бұрын
Waa hooyo Somaliyeed oo dhaba Masha Allah ILahay ha u naxariisto
@ayanmohamed5784
@ayanmohamed5784 2 жыл бұрын
Masha allaah hanolato bulshada somaliyeed qayma weynbaad uhaysaa allaah haku xifdiyo Deganaansha waraysiga waa in aykaabartaan wariyeyaal aad udegdega markay dadka waraysanayan.
@ciiltire8467
@ciiltire8467 2 жыл бұрын
Ayaanle maanta waa na calol xumeesay somali nimankooda waa romantic 😍 💖
@halima2893
@halima2893 2 жыл бұрын
Masha allah Ilaaheey halka diin ee xaqa ah ku so hadeeyey aya mahadleh alxamdulilaah Seygeedii allah u naxariisto Janatul firdowsa allaha ku kulmiyo insha allah Aamiin Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Waa wareysi aan laga caajiseyn oo aad u fiican. Waanan u duceynayaa Cabdulqaadir Beyle iyo Tula iyo qoyskeeda. Gabadha Turjimeysa aad bay U wacan tahay siday u turjuntay, waxaadna moodaa inayba wariye noqon karto Codkeeda saafiga ah iyo Af Soomaaligeedaba. Dhamaan Mahadsanidiin.
@aishaabdi648
@aishaabdi648 2 жыл бұрын
Qof fiican marka thy oo dhimato wanagaga dunida waa lagu sheegaya alle ha u naxariisto ninkaga jannatul fardowsa ha ugu bishareyo samir iyo iimaan alle ha kaa siiyo
@yasminkulmiyechanali6864
@yasminkulmiyechanali6864 2 жыл бұрын
Hooyaday mcn aya xanunkas u dhimatay calusha aya ihuraysa hilwa hooyo ayn daramaya 😭😭😭 ilahaw u naxariso
@ladan33ladanbare96
@ladan33ladanbare96 2 жыл бұрын
Amiin wll ilaahey ha unaxariisto adigaan haka samirsiiyo
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto intii muslim oo dhan
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 2 жыл бұрын
Aamiin
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Naagaha soomaalida waa maqlaysaan faaraxyaasha saan aduunka looga jecel yahay oo loogu ooynooyaa
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Dumarka somalida ee cuqdada ka qaba ninka somaliga wa ay maqlayan
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Anagana waan jecelahay faarxyaasha somalida😂
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 2 жыл бұрын
In loo ooyo waa istaahilaan faaraxayaasheena sharafta leh allah hanoo xifdiyo meelkastoo joogan aamiin yaa allah
@Cherrie173
@Cherrie173 2 жыл бұрын
Hal faarax oo wanaagsan miyaa hada dusha iska wada saaraysaan🤣🤣🤣
@farxiya267
@farxiya267 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️😍❤️😍❤️
@FatmaMohamed-ym1rc
@FatmaMohamed-ym1rc 2 жыл бұрын
Masha Allah. Illaw nagu so aadi kuwa fiican kuwa ugu sii fiican. Qof wanaagsan lama ilaawo Wa laga keensadey walaasheen. Janada Allaha nagu kulmiyo dhamaanteen.
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@bileadde9890
@bileadde9890 2 жыл бұрын
Biyonde waan garanaa Allah swt ha u naxariisto Amiin
@alialiahmed4475
@alialiahmed4475 2 жыл бұрын
Ma biyoonfihii reer hawl wadaag ahaa, biyomaal xafid quraan ahaa,hooyadiisna shikhaal qudub.
@bileadde9890
@bileadde9890 2 жыл бұрын
Walaal sidaas uma aqaano laakiin 1990 ayaan Finland isku baranay oo meel baan ku wada nooleen Allah swt ha u naxariisto Amiin
@anabhasan5908
@anabhasan5908 2 жыл бұрын
Walal talaw ilmo maudhashay
@casiimacilmisabar7469
@casiimacilmisabar7469 2 жыл бұрын
Biyode wuxu.dagana xafada cali shire howlwadag hoyadis wa xabiba yusuf walashisna xawo gani waxay ahayen daris wanagsan
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 2 жыл бұрын
@@casiimacilmisabar7469 . Daauud ( Abgaal) miyuu ahaay Sxb iyagaa Biyoonde la baxaan filaa
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 2 жыл бұрын
Beautiful qoftaan oo kale ayaa loo baahan yahay ninkaasna ilaah janatul firdoowsa hageeya side ay fatixada u aqrisay Ayaa cajiib aheeeyd. AYAANLE SXB CARUURTEEDANA SOO WAREEYSA
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 жыл бұрын
Qoftaan waa laga keensaday. Dumarka somalida umma malaynayo inay kuusoo duceeyaan ileen ciil baad badeene.
@hassanismail1472
@hassanismail1472 2 жыл бұрын
Beyonde wuxuu ku noolyahay qalpiyada somalida finland wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan . Ilahay ha u naxariisto
@mmc72023
@mmc72023 2 жыл бұрын
She is mashallah illaah ku xifdiyo Asxabiyadii ninkeeda marku shihiiday nabiga igu duceyay midka qeyr badan alle ku siiyo , waxeey tiri ma midka qeyr badana jiro illaahna calaf ugu daran Nabigeena Suubana iney sojadisa noqoto, Adigana mid kaaga qeyr badan alle ha ku siiyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah wa qiso cajiib ah oo dareen weyn xambaaraan Allaha u fududeeyo caqabadaha badan ee nolosha wa qof qiima badan oo dadkeeda jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo Mahadsanid ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Masha allaah tuulo alle ha ku barkeeyo mamo alle haw naxriisto sawjkagii alle haudiinku kulmiyo janda aamiin
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 2 жыл бұрын
Mansha Allah waa Sawja Saalixad ah Samir iyo Iimaan Jamiila Allah haka siyo gadashiis Allah mafidneyo Ubadkana Allah hala koriyo dhamaan toodna Allah xifdigiisa hageliyo walalkena Qabrigiisa Rowdatu min Riyadul Janah Allah howga dhigo kulankoodana Janaatil Firdowzal Aclaa Rabbi haka dhigo Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Allah kuxifdiyo sister ❤ ♥ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
Mashallah Ilaahay ha u Naxariisto, wiilka magaca dadkiisa iyo diintiisa dabeecadiisa wanagsan kor noogu qaaday
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 2 жыл бұрын
walaahi waan la ilmeeyey gabadhan wanaagsan alle ha xafido iyada iyo caruurteedaba diintana alle haky sugo.mashaa alaah Tuulo is a good wife we must help her
@farduusHamble
@farduusHamble 2 жыл бұрын
Kolay somali iyo ciduudooniba ha ahaadee inaad wanaagsanaato ayaa fiican Mar walba 😭😭
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaah waa xanuun qofkii ay isfahmeen ee wadanolaayeen haday weydey hän on hyvä Äiti🤲🤲💖💖💖🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇫🇮🇫🇮
@beerlula7612
@beerlula7612 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo waa family nolol dhab ah jiray lakin waqtigi aya dhamadau Alle janadi fardowso Alle hakawarabiyo
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto wiilkaas muslinka ahaay. Waalidkiina iyo walaalaheena dhamaan islaamka allaah u naxariisto.
@nasirmire2227
@nasirmire2227 2 жыл бұрын
Runtii ayanle waa u adeegaha bulshada ilaah ha ku xifdiyo masha Allah
@FreemanV99
@FreemanV99 2 жыл бұрын
"Fakar Dhexdhexaad ah Somaalidu male" How many of you out there would agree with this lady?
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 2 жыл бұрын
Hope you the best Tula.
@saafiahmed6196
@saafiahmed6196 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto ayadana samir alaha ka siiyo
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 2 жыл бұрын
Ilaahayow iimaanka kuusiyaadi, sabar iyo iimaana kasii ninkeedii..
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 жыл бұрын
Great show brother Manshalah
@hammdihasan813
@hammdihasan813 2 жыл бұрын
Mansha allah jannada allaha kuugu geeyo zawjkaagii isagana wanaagad ka sheegta allaha ugu naxariisto
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun illaahay haw naxariisto ninkeeda ayadana waxka Khayr badan illaahay hawgu badalo aamiin yaa rabi aamiin
@tayyotrading9432
@tayyotrading9432 2 жыл бұрын
Mansha allah gabdhaha somaalida oo raga soomaalida caayow arka gabadhan. Illahey qalbiga ha u qaboojiyo
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 2 жыл бұрын
Waa qof wanagsan runtii gabdhaan hala caawiyo oo walalyaalow dadka filand joooga gabdhaas jacaylkeeda yaan la dayicin
@abdulkadirisakmohamed1338
@abdulkadirisakmohamed1338 2 жыл бұрын
😔 😥 waa dhacdo geeri dareen gooni ah xambaarsan Allah ha u naxariisto marxuumka Ayadana qalbiga allah ha u qaboojiyo walasheen tuula
@afaarah5760
@afaarah5760 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto biyonde , Masha Allah waa gabadh fiican oo qiimo leh , inay siyaasada gashana waa ku faraxsanhay
@asmacali111
@asmacali111 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 жыл бұрын
Masha allaah allaaha u naxariisto ninka wanaagsan oo dhintay isaga iyo inta muslimka ah
@maryamsaidhasan124
@maryamsaidhasan124 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha u hanaxariisto adoonkaas iyadana samir iyo iimaan
DHOOF PART 14
21:40
Family Sagal Channel
Рет қаралды 10 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
FINLAND: Sh Sugulle - Masaajidka, Meydka iyo Qabuuraha
31:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 7 М.
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
MW #WAARE MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI #HIIRAAN?
55:38
HANOOLAATO
Рет қаралды 124 М.
(2) UNHCR Interview Preparation - Somali
39:30
Asylum Access
Рет қаралды 28 М.
What Should Leaders Learn from History?
28:33
World Governments Summit
Рет қаралды 343 М.
PRANK ISKU BEDELAY GACAN QAAD AYAAN KU SAMEYAY ABAABALA
12:11
Baaba Jeey
Рет қаралды 214 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН