Ha noqonina sidii kufaartii carbeed iyo qoomkii nabi ibraahim ee markii nabiyada loo soo diray yidhi "wixii aan aabayaashayo kasoo gaadhnay uun baan rumaynaynaa, asnaamta". Wixii ay dadkeenii hore ee caadifada iyo ficilka uun ku xisaabtami jirey ay yidhaahdeen yaynaan qaaciido ka dhigan. Geela, lo'da iyo adhiguba dhaqashana way leeyihiiin waana nimco Ilaahay ina siiyay ee yaan la kala fadilin.
@ziizhanaa4 жыл бұрын
M.a somaliland dhmmn waan idin jcllhy from muqdisho 💥🥰🤞
@guledyare71194 жыл бұрын
Sido kale walal reer muqdisho❤💯 Somaali waa dad is jecel lkn siyaasi iyo dad xun ayaa u taliya😓😓
@ayaanosman1074 жыл бұрын
Thanks waanu kujenahay
@MohamedAhmed-mu3cw4 жыл бұрын
Gobanimada dadka Soomaaliyeed Socotada iyo martida Sey u qadariyaan Gaawe Caano lagu dhamo Wa dhaqan Aniga ii gooniya oo Aan gaar u leeyahay
@xaliimo54224 жыл бұрын
Marti ma aha wa ragi u dhashay
@NSalah20064 жыл бұрын
Dad la dhaqankaagu waa Maasha ALLAH, ALLAYA XAAFIDAKUM.
@omarsaid39104 жыл бұрын
8:20 So adigu ilkaha Iska madobeyay 😁😁😂 Wilka yar wa wiil farxan Ah Mashaallah 🙌
@Faadumoo4 жыл бұрын
"Keen keen" "Maxan keenaa walal" hahaha 😂
@mimimomo66674 жыл бұрын
I miss that line
@ASMA-j4 жыл бұрын
This video give me positive energy✨
@guledfrance2833 жыл бұрын
Maashalah
@colmlander34473 жыл бұрын
We shall give you more positive Energy 🙏
@abdirahmanjuju49013 жыл бұрын
😭😭😭😭
@nasrahassan28583 жыл бұрын
O
@nasrahassan28583 жыл бұрын
Ohcjcvdkfgkģyfo
@somalilandiyosomaliadibumi13234 жыл бұрын
Yaasalaam waa degaankii afsomaliga iyo kaftanyahnka " ciidagale nimaan geel lahayn waa cirka u tuur 😁 mhdsnid Qays Qayser 👌 youtuberka la holin-waayay
@cabdiraxman67312 жыл бұрын
Qays baramijkaga wa baramij wanagsan no qabil no siyasad masha allah
@azlmcl1984 жыл бұрын
Allaha ciidagale ila dhaliyey ayaa mahad leh ✊guul & gobonimo from noah ishmail.
@alonewolf48833 жыл бұрын
😂😂jibriil abokor ba geelan iskaleh ciidagale la dagan iyagana mxad tidhi
@azlmcl1983 жыл бұрын
wolf gobtaanu jiidhkiyo abwadaagga ahayn🥰
@KINGKONGMUSICPRODUCTION-y9e2 жыл бұрын
Doqon
@leilajamac40333 жыл бұрын
I love both Qays and Dhaktar, no kibir and isweneysi they are down to earth, very kind, very handsome ya’ Allah keep our boys save and prosperous, 8:29 how cute, I’ve watched all your contents. Habo, Somaliland is so proud of you all❤️❤️❤️
@mohamedarte78263 жыл бұрын
Good job bro, doing recommendable things out there, sharing with us such a beautiful history has been so soothing and very inspiring , I have watched your videos, plz try to get more details on the ground like on why like this video on your visit to carawello , why the name carawello? Dea must be reason why the place is named carawello and in many other special places like that of “. Burta shaidanka “ get more details and dig in for more answers . Salams from kenya
@amiiraadan30174 жыл бұрын
Nin cidagale ah wadankisii yimi uma xumid🥰😂🙏
@dailyxiin4 жыл бұрын
CiidagaLe AptiH😍❤👑
@mohamedshelare1534 жыл бұрын
Waa Hjeclo Reer burco
@hamdimohamed65524 жыл бұрын
Wiilku waa reer burco 😊
@amiiraadan30174 жыл бұрын
@@dailyxiin ma ku reer abti baa
@amiiraadan30174 жыл бұрын
@@hamdimohamed6552 waa isku mid wll burco iyo hargiesi dee 🤔🤔🥵
@simraanmahmood70803 жыл бұрын
Manta oo kaliya waxn dawady 11 video wxn is Mooday inan anigu dalxiisayo 🤣🤣 keep going qays qayser🥰🥰
@bancadestudiomusic73683 жыл бұрын
Ana kula mida
@simraanmahmood70803 жыл бұрын
@@bancadestudiomusic7368 Hhhhh ma ila argty☺
@hoodoabdi28454 жыл бұрын
Nimcaan geel Lahyiin baa garanayiin mccnkaa Canaha geelaa Alaa mxn uxisayi gelayagi Aan uu wlal kaayi saalaada hooree ii Liisi jiiraayi iyaago kuulul baan Lacai jiiraayi ilahayi maar kaale haayi tuuso meeshaan ku dhashyi Rabaaso iyo walalahyi &hoyadayi mccn hashayadi daahab waad ku mhd saan tahyi inader mccnee sidaad dhuulki hooyo iso xasuusiisayi iyo wadaaan usi maari jiraayi Raagaa Laxahaa sii dhaurayow Dhaqsho waa geeeel ♥️👑
@Nuritahaji4 жыл бұрын
Legend odayashaas sii sawir isma ogee kulaha😂😂
@mahdiabdirahman49414 жыл бұрын
😂
@farhiyoyusuf48883 жыл бұрын
Masha Allaha Wallaahi Dhilkiibaa jecllaadeyy huuno Allaha ku Barakeeyo Quruxdii iyo Nolloshii Soomaaliyeed. Sorry hadaaa xumaan moodeeysaan Somaliya daa Irih ❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️ my people dhinac Kasroo joogto ama waqooyi ama koonfurr ama puntilad. Every were 1 ❤️✌️
@empireshow14 жыл бұрын
Qays brother keep going dhawaan teamkaga ka mid noqday 🤣🤣
@amafrahafrah91784 жыл бұрын
😃😃😄😁maxamed yare wa iga qosliye masha allah wa wiil yaro jawa dagan
@hajirdalaal30283 жыл бұрын
Heestan iyo miyigan ku xasuustay dhul kaan ku dhashay....... Allah yaxfid hawd qurux badnaydee Thanks for sharing
@sahraibrahim447711 ай бұрын
❤mansha allah waa wax wanagsan in aad dhiirigaliso dhalinta in aay dalkooda ku dalxiisan
Labad you Tuber een Aad u dawado QAYS QAYSAR io OGAASHO kama daalo dawashadiina Legend.s
@abdisalamjaama66924 жыл бұрын
Waaaw sxb barnaamijkaaga aad baan u jeclaystay..Allow wadanka noo dhawr❤️❤️❤️❤️
@AFDiini17223 жыл бұрын
2:44 Qoraaxdoo aroortii, qeybisay falaadhaha, ama qaanso roobaad, daruur midab ku qarise. Qeymaheedi leedee, qofna lama ammaano, qalad looma heesee, qureshtii haweenkaay. The one and only adeerkeey Xasan Aadan. 💪🏽 Habargidir. Guuleysta Galmudug iyo shanta soomaaliyeed 🇸🇴
@AFDiini17223 жыл бұрын
5:00 Miyanaad kaa baqay, ina aan bogsadoo, Nabsiguu waa balee, kuu ba aal mar hayay, waa maxaay mooyidiyo, maayahay dani dee... Boqorada codka Soomaaliyeed Xaliima Khaliif Cumar (Magool)
@AFDiini17223 жыл бұрын
10:20 GEELAAHA MARKUU DARARAN YAHAY, LABA NIN DUUGTAAYE, LABA NIN DUUGTAAYEE LABA NIN, DHUUGTAA... (Original) Cabdalla Maxamad (Sagsaag)
@ubahyusuf61044 жыл бұрын
Inamadaydi axmed iyo qays wan idin salmayaa😍❤😁waan idin xiisy walal😥😥
Salaan Sare saxiib Masha Allah faraxaanimadu waa Shay wanaagsan waa habdhanka looga baahanyahay qof waliba muujiyo war bixino dadka wadanimada dib igu beereysa your happy man halka Ka sii wad dadku way la dhaceen warbixinadaada
@YoungShakur19893 жыл бұрын
Qof somalinimo ku weyn aya tahay sxb allaha ku xafido meelwalba iyo markastaba inshallah!
Mansha allaah adeero soo Badi duubista dhaqanka ka sheekaynayso iyo meelaha xoolaha ku dhaqan yahiin Guul iyo Gobanimo
@princesssawsan20483 жыл бұрын
Msha Allah wll walhi mrkn dawado video yadada waadanki ban Moda in an jogo xasus ban galaa keep going 🙏👍
@saha91364 жыл бұрын
War ninkan ilahay khair hasiiyo quluubtayadii ayuu soo nooleeyay yurub iyo dhul aan dhaqankeenii wacnaa jitin ayaan ku noolnahay lkn qalbiguu noo qooyaa wiilkan Allah khair ha siiyee. War sxb nolow baan ku leeyahay oo noosoo badi muuqaalada nuucan ah.
@abdifatahabdisalaan24863 жыл бұрын
Wlhy dee qaysarow caanad ka dharayteen 😃😀😀
@hanajrde49244 жыл бұрын
8:35 Qays: bir baan gashaday ilkaha, waa foolxumo soo maha? Moxamed: maya qurux baad ku tahay
youtuber an ad udawado oo ijecöisiyay dhulki hooyo insha allah wan farxa markan muqalkaga arko xaqiq legend markan rabo inan qof ajaniba wadankayga tuso youtubekaga ayan tusa nimcada wadankenna tala waliba waxa igudaran heesaha ad darato wllo hadad aragto love iyo pin iskukaydar wll qali from 🇫🇷🇫🇷france🇫🇷🇫🇷 lyon🇫🇷🇫🇷
@tuusmoiyotusaalee27184 жыл бұрын
Masha'Allah woow sxb laba bilood kadib bad arkayee wa halkaagiye wan idin soo duceeyay ilaahay safarka ha idin fududeeyo oo nabadgalyo ha idinku sooceliyo Aamiina Insha'Allah
@ladnahassan91264 жыл бұрын
Hargeysa hadh wanaag🖤❤💚🖤❤💚
@fatxiyaali86793 жыл бұрын
masha allah horumar wacan insha allah wll qays 👏👏👏👏
@bintmohammedmohammed9364 жыл бұрын
Ma shaa Allah tebarek Allah 😍 from Ethiopia
@akawaale8383 жыл бұрын
From muqdisho Qeysarow Waanjeclahay Dalxiiska Lkn AMNIGA NOOGA waram Soo oky ma aha dhulka Saan Aragnayba m.a wll Go ahead 💙💙❤❤❤