U/ Cabdillaahi Qarshe 🔥Iyo Kooxdii Waaberi Iyo Heesta "ROONOW RAXMAANOW"

  Рет қаралды 11,228

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Iska Kaashaday Labada Abwaan
A/ Xuseen Aw Faarax AHN
A/ Cabdillaahi Qarshe AHN 1990
⭐Laxanka
U/ Xasan Sabriye Great
Music
1- Keyboard: Muslimo Qaasim
2- Durbaan : U/ Maxamad A Akhyaar AHN
3- Clarinet : U/ Suudi AHN
4- Flute : U/ Xuseen Xamari AHN
5- B.Guitar: U/ Siciid Xarawo

Пікірлер: 13
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
Qarshe one of modern Somali music art founders! RIP
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Aun Cabdillaahi Iyo marxuumiinta kale.
@subeerawal2071
@subeerawal2071 2 жыл бұрын
Allahaw raxmado dhamaantod waxay ahaayeen Ambiyo, anoo shaqo kusoo daalay ayaan sifiican ugu raaxaystay fadlan Laxanada xasan gareet iyo luuqda cabdilaahi qarshe nooso badi waanad ku mahadsantay sidaad isugu hawshay fanka afkeenka hooyo
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Wow caadi ma ahan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
AUN Saaxib
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa heestaan ayadoo markaa soo baxday in lagasii deeyn jirey Radiyo Muqdisho 1990 bartamihiisi xiligaas dalki colaad ayaa jilbaha usii dhigaysay miraha heesta waxaa wada sameeyay Xuseen oowfaarax, Maxamed Cali Kaariye iyo Cabdullahi Qarshe laxankana Xasan Gareeyt ayaa saaray markii dowlad KMG oo Cali Mahdi madaxweyne laga dhigayna heesta khudbadiisa lagu furo ayaa laga dhigay
@ismaciilaxmed1932
@ismaciilaxmed1932 Жыл бұрын
Aabihii fanka
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Mulxan saxan gareet intan laxan aya ka haya qofkii igu cawa winkaro in kale ha ila soo xariiro fecboka Abdirahman HaydarMulaxan xasan gareet🎻🎻 1 sida canabka beraha=magol iyo kuluc 2 Qalam jalam=muse ismacil qalinle 3 saxarla=maxamed moge 4 guryasamo=tubec iyo mandeq 5 Hoyo la aantaa=tubeec 6 Digarogosho=shankaron iyo mxmd moge 7mininkiina=magol iyo tubeec 8 xurmo=daran=KULUC 9 dhoof=kuluc 10 sida maysku qabna=magol iyo kuluc 11 harub cashaq kuluc iyo qamar harawo 12 wabiyo isku ooman=magol 13 masal guuro cashaqa=magol 14 somali dhoolay=magol 15 fiidmerta dusha=xasan diriye 16 Axmed gurey maudhiman=shankaron 17 wiishaa gadoodee=xasan adan 18 Al Raxman sideetire=maxamed moge 19 Sida harogingimano=cigal iyo shankron 20 ubaxoo dilacaa Qaline 21goranyo cawl=magol iyo cigal 22 Aleelahe jacelkii jarbika turay=magol 23 lebkii jacelka=maryan mursal 24 sitiri gam=xasan adan samatr 25 ninki qeyrkii loxirayow=shankaron 26 baxnaano=cabdi nasir macalin 27 ma isiray jacel=xasan diriye 28 Raga iyo habenka hatan siman yihiin Qamar Harawo iyo kuluc 29 ma gaabineyso =amina sahra iyo ruqiya ibarahim 30 liban maleh aduu, sado ali 31 Roonow rabiyow “abdulahi qarshe
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
CabdilaaHi qarshe
@xariifwayn6675
@xariifwayn6675 Жыл бұрын
Maxamed cali kaariye baa erayada waxkalaha
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
reer koonfurku beenta dambi uma yaqaanaan maaha waabari waa walaalo hargeysa may jirin waabari markii heestan la sameeyey ee beenta iska daaya oo ilaahay ka baqa waa hadaad muslim tihiin hadii kalena iska qasta
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Жыл бұрын
Xiliga aad sheegee dad saan music utuma Hargeisa maba joogin, walalow
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 ай бұрын
Jaahilnimadu iyo badawnimadu dawo maleh adigaaga nacaskaaa ayagaa heesta taariikhdeeda noo maamooryeeyn raba codkii Cabdullahi Qarshe oo ka sheekeynaya xiligii la sameeyay iyo labadii abwaan ee erayada kala qeeyb qaatayna KZbin beey kujirtaa war isku xishoo neceeb hadaad qabto waa yeelkadaaaye Alla kacabsina waxba kama ogide
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 17 М.
U/ Cabdillaahi Maxamuud Maxamed 🔥Iyo Heesta "BEENLOW FALALOW"
8:50
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 11 М.
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 90 МЛН
Curintii Codadka ee Cabdillaahi Qarshe
7:31
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 7 М.
Abwaan makeyte gabay
3:45
Abwaan Dhimbil
Рет қаралды 12 М.
Gaariye Iyo Laba Maanso (Mandela & Najaynaa Najaynaa)
11:36
CABDULLAAHI QARSHE HEESTII AQOON LA'AAN 1974
3:48
SomaliSwiss
Рет қаралды 15 М.
Taariikhda Abwaankii Somaaliyeed AHUN : Xuseen Aw-faarax
28:49
Googoos Media Production
Рет қаралды 7 М.
TAARIIKHDA ABDULLAHI QARSHE
5:07
Hussein For Africa Vloggers
Рет қаралды 8 М.
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН