Ujeedada Safarka Madaxweyne hore Muuse Biixi oo la shaaciyay.

  Рет қаралды 14,158

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 57
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 8 күн бұрын
GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND Dhaman waftiga imika muuse BIIXI iyo kuwii ka horeeyay ALLE hawshay ubaxeen haku guuleeyo nabad gelyo kusoo celiyo
@HahahKaka-w9t
@HahahKaka-w9t 8 күн бұрын
WALI MAYNAAN MAQAL MADAXWEYNE DHACAY OO SHIR JARAAID LOO QABYO CEEB CEEB JAAHILKAN UGU DHAARTA INUU DHACAY MUSE OO AFKA DHULKA LOO GALIYEY
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 8 күн бұрын
Adeer wa loo yeedhay marki la fahmi waayay Cirro mawqifkiisa Somaliland u ka qabo
@yassincowboy3876
@yassincowboy3876 8 күн бұрын
President Muuse to the rescue.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 күн бұрын
KK DREAM ON
@halimaaden275
@halimaaden275 8 күн бұрын
Somaliland love you ,have a safe trip and come back to us soon 💚🤍❤️💚🤍❤️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲
@Cantarah
@Cantarah 8 күн бұрын
Ma Madaxweynaa muxuu ka daba Doonaya Madaxweynaha Dalka 😅😅😅
@GlobalNomad-d7q
@GlobalNomad-d7q 6 күн бұрын
😂
@saalaxy
@saalaxy 8 күн бұрын
Safar😂 GAAR ah 😮 beentaa dhaaf buuni
@ShakoTaxi
@ShakoTaxi 8 күн бұрын
Afhayeenkii hore xisbiga kulmi....tolow yaa mushahar siiya😂😂😂halayga jawwaabo😂😂 like 👍
@Hiigsiofficial
@Hiigsiofficial 8 күн бұрын
Mashaa allaah ❤❤❤
@CumarHarun
@CumarHarun 8 күн бұрын
Ilaahey qalbiga hakaaga reebo😂😂😂😂😂😂😂
@alitani5045
@alitani5045 8 күн бұрын
Manshallah muuse oo safar u baxay
@KhalidcbdiXasan
@KhalidcbdiXasan 8 күн бұрын
Gawaadhidaa la wataaa waa xoolahii umada
@yasinibrahin8990
@yasinibrahin8990 8 күн бұрын
Guul isha allah ❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 8 күн бұрын
Inshaa Alaah Qayr
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 8 күн бұрын
Hantidii uma ee kulmiye xaarashay waaka wali wata shaqi wax la.yidhaah da majire beenihii aad imaraadka usheegten baa fashilmay
@OmZakariya-i4y
@OmZakariya-i4y 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@CimiBoodhari
@CimiBoodhari 8 күн бұрын
Alle ha nabad keeno madaxweynaha
@AbdishakourElabe
@AbdishakourElabe 8 күн бұрын
mission is successfully completed yacni mishinki imaratku wa Done Hadana lacagtii uu 7 sano uu qaatay Isla meesha uu Ka qaatay ayuu dib ugu celinayaa yacni meesha uu KU isticmaalu doono mayna imapartka un ahayn ...... cidii fahantay way fahantay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 8 күн бұрын
Somaliland labo madaxweyne ayay yeelanaysaa labo madaxweyne oo kala ah madaxweynaha sare oo ah muuse biixi iyo madaxweynaha hoose oo ah cabdulahaahi cirro
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 күн бұрын
Kaalay oo ka dhig dee
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m 8 күн бұрын
Madaxwyne soo saxeex bi idni laahi tacaalaa Aqoonsigii qaranka
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 8 күн бұрын
Buuni weli beenti miyu wada😅
@nasriinismaciil4732
@nasriinismaciil4732 8 күн бұрын
❤❤❤❤
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 күн бұрын
BUUNI BEEEEEEN AALE MADAX WAYNE KU YAH 😂😂😂WHAT JOKE
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 күн бұрын
Bal ninkayga maanta Buni dhagaysanaya ka waram? Allahayow noo sahal, saymaha aduunyada subaxba waa cayne.
@africanoomahaz5896
@africanoomahaz5896 8 күн бұрын
Meeshuu wasiir ka aha kawarn buuni noo wasiir ahaa xayatul kalab weeye😂😢
@MohamedMohamed-os1kl
@MohamedMohamed-os1kl 8 күн бұрын
MUUSE MAXKAMAD HALA SOO TAAGO SI KUWA KADANBEEYA TUSAALE UGU NOQOTO IYO NINKII DALKA MUSUQMAASUQA
@FarahAbdi-rv9jq
@FarahAbdi-rv9jq 8 күн бұрын
Muuse waa in la xidhaa oo lagula xisabtama intu dalka joogay hagar daamadii uu u geystay
@wardiahmed2465
@wardiahmed2465 7 күн бұрын
Badhadhaqle😂😂😂😂
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 8 күн бұрын
Buuni waxa muse wali daba digay
@shacbaanagirm
@shacbaanagirm 8 күн бұрын
Waaryaadhaheen ma kii uu ridey ee dadkuba u nacay isaga dartiis ayuu weli ka daba dhataaqinayaa.
@bilancali2011
@bilancali2011 8 күн бұрын
Oo wili ma afhayeen ba😂😂😂
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 8 күн бұрын
Lacagtii ayaa laysku haystaa 😂
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 8 күн бұрын
LACAGLAISKUMAHAYSTEE YAASIR IYO XASSAN GUURGUURTE MAXAA XOOLAHA DABADHIGEY
@HardTalk1
@HardTalk1 8 күн бұрын
***The biggest liar ever****
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 8 күн бұрын
Tuuga waa la maxkamadaynayaa ee wax khaasi majiraan cidlo ka xiiqaw.
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 8 күн бұрын
Ma hoyada aya maxkamadaynaysa
@muusakahin4135
@muusakahin4135 8 күн бұрын
Cabdiraxmaan garboole hala gaadho
@Awduceye
@Awduceye 8 күн бұрын
Soamliland. Miyay. Waalatay. Waa maxay waxan oo isku dhex karis ahi
@guhaadmagan
@guhaadmagan 8 күн бұрын
Kulmiye, there is something rotten to hide Kulmiyow, wixi la qariyo qudhun ba ku jira. Fadlan, waxaad qarinaysaan joojiya.
@shacbaanagirm
@shacbaanagirm 8 күн бұрын
Waar imaaraatku dan soomaliland weligood may wadin hawlo u gaar ah ayay wataan. Cirro wallaahi isagoon doorashaba soo dhoweyn ayaa dad reer emarat ahi noo sheegeen iney ka baqayaan waayo, 1. Cirro waa nin aan VISA iyo IQAAMA uga baahnayn Emarat waana Haysta dhalasho YURUB ah 2. Cirro waa Diplomat waana nin dhagarta ay berbera iyo eeriboorkeeda kula wareegeen ka warhaya 3. Cirro maaha nin fudud oo wixii loo sheego oo heshiis ahba qalin dheer kula boodaya sida Muuse Shaani oo doqonnimo intuu ka qabo xabashi 50 sano dega badda oo ACCESS u yeesha isagoon ogayn in nin kaa xoog weyn oo kaaga galaangal badan caalamka aan heshiis si degdeg ah loola gelin. Markaas waxba guul ha u arkina isku dhufashada Muuse Iyo Cirro oo ninkii WADDANIYADI ku jirtaa arki karayo ujeeddada ka danbaysa. Masaakiinta XASIIDDA ku feenanaysay galbeedka ee BAROORANAYEY ee laga dhaadhicin kari la,yahay waa la idinkaga guuleystay doorashadii weliba idinkoo qoob iyo qaylo iyo boob iyo dagaal aad ciyaalkii sanaadiiqda sidey laysaan wixiiba waa la idinkaga guuleystay idinkoo isticmaalay.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 8 күн бұрын
That is African knowledge 👏 Maxaad u haysataa qofku haduu passport European ah haysto with regard to UAE aspect? You need to get out off Marfush and go back 2 school
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 8 күн бұрын
Raali ahow sxb raali Markaan wada akhiyey waxaad qortay Raali noqo😂😂😂 markii hore maan wada akhriyine
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 күн бұрын
​@@princehigh-flierp8965Raali buu kaa ahaanayaa, adiguna vodkada cabitaankeeda iska yaree.
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 8 күн бұрын
Badda u siiya Ethiopian a lagu shegaya 2 hogamiye snm
@hanadolad2061
@hanadolad2061 8 күн бұрын
Ila MEEREYSO
@alitani5045
@alitani5045 6 күн бұрын
Now madax weyne iyo mujahad muse bixi
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 күн бұрын
Wali miyuu sooganyahy kani
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 күн бұрын
YA MADAX WAYNE KU YAH EX MADAX WAYNE DHEH
@KayseHuriye
@KayseHuriye 8 күн бұрын
Guuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 8 күн бұрын
Markan buuni ricidh arkay wan iska laabtay wan ogay inay been tahay 😂
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 8 күн бұрын
beenale beenaale dhalay waar waa tuug waa laxidhaya saqajanka bila iimanka ah
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Xog cusub oo ku saabsan Magaalo qadiimi ah oo laga helay Somaliland
34:40