No video

UMUSHA GURIGA SIDAAN U HAGAAJIYAY ALAAPTEYDA CUSUB

  Рет қаралды 250,106

Atarisho badiyo official

Atarisho badiyo official

Күн бұрын

Пікірлер: 673
@feisalabdulahi9114
@feisalabdulahi9114 2 жыл бұрын
Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked 💯❤️🙌
@samsamcismaan8638
@samsamcismaan8638 2 жыл бұрын
Umasha iga wrma iyo Canugi yara salan sare fadumo Cady from hargysa
@feisalabdulahi9114
@feisalabdulahi9114 2 жыл бұрын
@@samsamcismaan8638 feisal subscribe igu saar walal 🙏😭
@mohamedamiinmustaphe3225
@mohamedamiinmustaphe3225 2 жыл бұрын
sallalaahu calayhi wasallam
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 2 жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasallam
@axlamabukar1298
@axlamabukar1298 2 жыл бұрын
Abayo umushi is xabarato allaha ka dhigo abayo 🥰🧚‍♀️👨‍🍼💥😇
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Sister please subscribe isar
@queenasmaa2921
@queenasmaa2921 2 жыл бұрын
Aamiin 🤲🤲
@nastehasheikh8454
@nastehasheikh8454 2 жыл бұрын
Abaayo take care of yourself don't do alot of work you need to rest alot ,may Allah bless your family
@ndizeyearmand3738
@ndizeyearmand3738 2 жыл бұрын
That's very true my dear you have to rest 😴
@istarlinmohamed4218
@istarlinmohamed4218 2 жыл бұрын
True
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo cafimad&cimri+cibaado suuban allaha idin siiyo ana inaa saan u qurxiyo gurigryga guri waa kii aaqiree allaha ii kaso gurigeena aaqirana allaha noo qurxiyo dhamaan intii muslim ah amiin inoo dhaha walalayaal
@myruuneydarus2037
@myruuneydarus2037 2 жыл бұрын
amiin
@hooyomcnhooyo539
@hooyomcnhooyo539 2 жыл бұрын
Amiin
@munaxasan7281
@munaxasan7281 2 жыл бұрын
Amiin
@muhsinjecelow
@muhsinjecelow 2 жыл бұрын
Mansha Allah my two beautiful brother and sister and new gift from Allah my Allah bless you you guys more beautiful kids insha Allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky please subscribe isar
@layloibrahim6479
@layloibrahim6479 2 жыл бұрын
Atariisho fooraarsiga iska jooji waad qalantahay heesahana iska dhaaf quraan shido qalbiga hakuu dagee mahadsanid
@suadi.hassan
@suadi.hassan 2 жыл бұрын
Maashallaah tawarak fadmiina iyo nuurdiin hambalyo marka horeeto faadumina eedo is Dhoor wax badan ha suubinin marka saas u gaaw umushii is xumbaarato allaha ka yeelo aamiin aamin aamiin yaa rabi
@suadfarole5136
@suadfarole5136 2 жыл бұрын
Masha Allah TabarakaAllah. Please I advise you not to share what Allah gave you in public. There are people who don’t have what you have and they are not going to say Masha Allah. Plus, you just had a baby, focus on your baby, your health and get rest. May Allah SWT protect you and your family from evil eye and envy Ameen.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@umukhairabdullahi7918
@umukhairabdullahi7918 2 жыл бұрын
Mashllah atariishadeena iyo nuuradin keena awal 2 qof aa daawan jirnay hada gadib 3 qof aan daawnaynaa inshllah Guriga mashllah so beautiful waaye❤🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe wllo isar
@ayuush14
@ayuush14 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 2 жыл бұрын
Ameen wakusare
@ayuush14
@ayuush14 2 жыл бұрын
@@asmaaaden2973 mahadsanid abyo
@bishaaarogmail4136
@bishaaarogmail4136 2 жыл бұрын
𝒐𝒌
@monahusseinhassan5829
@monahusseinhassan5829 2 жыл бұрын
Mansha allah allahuma baarig alle haxiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolashaiina
@naciimoqoshe1047
@naciimoqoshe1047 2 жыл бұрын
Masha alah abyo umushiii isqaadata ale hagaaa dhigo baraaar ooo baragaw
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Faadumiina walaal qali is ilaali waad qalan tahey iska yara daa howsha🥰 Alle ha isku kiindaayo nice family 👪 ❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Abayo cafimadkaba hawsha ugu jiro dhaqsibey ku bogsaneysa kaliya culeyskey iska ilalinaysa intakale walogu talagalay
@msszooya1919
@msszooya1919 2 жыл бұрын
Marhore wayey intesan dhalin
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
@@msszooya1919 maya markasta walaga raba kaliya wixi culeys ah ba u daran sidas ula socda 7days inad ku bogsata la raba oo umusha uga baxdid
@zamihassan4434
@zamihassan4434 2 жыл бұрын
@@msszooya1919 walalo ilmaha maa lagu qalay
@nadarnalka548
@nadarnalka548 2 жыл бұрын
@@Nimcolifechannel1 sax wlhi abyo aniga 3 months ayan qalanahy howsha we I caawisay wlhi
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن 🥰 Ilaaahay Ha ka Umul is Xambarata🖤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wllo subscribe isar please
@nimcosultan2508
@nimcosultan2508 2 жыл бұрын
Wax walba waa dhag umul udgoon incha allaah markaad umul baxdo ilkaha soo. Xidho
@edebsansalaad1717
@edebsansalaad1717 2 жыл бұрын
😂🤗
@munamoha3821
@munamoha3821 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@munamoha3821
@munamoha3821 2 жыл бұрын
@@edebsansalaad1717 kkk latalin wanagsan bay samaysy
@inaali8054
@inaali8054 2 жыл бұрын
Subxanalh ma yadaaba ilko dhaadheer le xagaad ku aragtay waa ta kalee qofka si fcnbaa wax loogu sheegaa xitaa hadaad wax usheegayso
@hoodoismacilcali881
@hoodoismacilcali881 2 жыл бұрын
ma dhaadheera lkn waykala fogyihin
@faadumocabditerray6946
@faadumocabditerray6946 2 жыл бұрын
Umushi isqaadata allaha kaa dhigo ♥️🙏
@samiraqasim6767
@samiraqasim6767 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله ربي يسعدكم ويحفظكم ❤️ مبروك ب مولود جديد ان شاء الله يتربى بعزكم يارب ❤️ 🎉🎈🎊👨‍👩‍👧
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar Sister
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah,illaahay ha idin barakeeyo hana idin xifdiyo walaalayaal, Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw.
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allah Tabaarak Allah. Faadumiina dooqeeda aad ban ujeclahay mar walbo
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Mansha Allah nin wangsan rabi ku siiyay alle ha isku kin daayo hunayaal❤️❤️🙏
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah fariidnimada waa loo dhashaa, guriga aad ayuu u qurux badan Ilaahay ha idiin barakeeyo muscab, cafimad buuxa Alle haku siiyo walashay Nuradiin kl wan ku salaamayaa, guuleysta Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️🌹
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 2 жыл бұрын
Maashaa alaah tabaarkalaah alaha idiin xifdiyo dhamaantiin IS ilaali qaliin ayaa ku dhashey Ka badan oo baraka leh aniga Waxaa u bixiyey Maxamed Amiin
@halyeygagabdhiisa4072
@halyeygagabdhiisa4072 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux u hagaajisay. Wiilasha hool fiican baa qabateeen
@amranmaxamed8161
@amranmaxamed8161 2 жыл бұрын
M.a mi family aan jecelhy nunah ugu salan atriisho muscab cade isooo barbar hapo🥰🥰🥰🤲🤲
@user-wz2tx7up7f
@user-wz2tx7up7f 2 жыл бұрын
Masha Allaah❤ Apyo is ilaali ilaa Bilo yiñ🥺👸🏼❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@abshiromaxamedmaxamud8273
@abshiromaxamedmaxamud8273 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
@safiyahayaanofficial349
@safiyahayaanofficial349 2 жыл бұрын
Is ilaali wllo intuu qaliinkaagu cusub yahay 🥰😘hoosha iska yaree
@haniaden2700
@haniaden2700 2 жыл бұрын
Bisinka gabadha wàa lagu qalay Miya cunuga
@falastiinhelos9245
@falastiinhelos9245 2 жыл бұрын
@@haniaden2700 haaa apyo
@shukriyashukriya2576
@shukriyashukriya2576 2 жыл бұрын
Masha allh quruxe naso abyo mcn waku jeclhy nunahaga iyo nurdiin alle haku xafido family qurxon idin rajena mcney
@nirasmindfulliving4260
@nirasmindfulliving4260 2 жыл бұрын
Mabruuk walashay iyo walaalkey, Allah yaxfadakum wayaxfado wiilkiina MashaAllah❤️❤️. Gift aan rabaa inaan nuunaha yar usoo diro, iisoo sheego halkeen ugu soo diri karaa. Sending lots of love from 🇨🇦
@nastehahussainhussain8001
@nastehahussainhussain8001 2 жыл бұрын
Anigana isodib walal
@faatmaqalbiqurux1685
@faatmaqalbiqurux1685 2 жыл бұрын
ANigana iguso dir yariisteyda ilahey ha i xifdiyo inta umusha ah like haila dhaafina🥰🥰
@Busines4354
@Busines4354 2 жыл бұрын
Se cml dadkaan 😂😂🙆🏽‍♀️ snpchat ee ledahy gabdha hady dacd ka thy kla so hdl Instagram ledahy hdy runta thy kla so hdl dadn imnka haka so ridine😂😂
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 жыл бұрын
@@Busines4354 ma araktay 😂😂🙋‍♀️
@fadricaisse5750
@fadricaisse5750 2 жыл бұрын
Manshalh best man weye nuuradiin wayo suu u cawinayo kahelay nuuradino kle rabi katuugiraba😆😆🤩🥰
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*Waaa Malin Jummac* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* 👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Allah Drtis* 💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ *Naxariis iyo Nabadgalyo* *Eebe kor kiisa ha yeelee* 💖 *Wuxuu yidhi* 💖 *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨ *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖 👉🏿 *Hadi rabi idmo Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴 *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan* *الله يرزق من ينشرها* *✋* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹) *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅ *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
@ifraaxabdi1327
@ifraaxabdi1327 2 жыл бұрын
Masha allah mcnto umul fiyow allah kaa dhigo ilaaheey ha ku xifdiyo❤❤❤
@nasroabdi7630
@nasroabdi7630 2 жыл бұрын
Manshaallah Abaayo quruxeey guri iyo afaarahaa intaaakabaxdho Adiga naftaadaaa muhiiim eheeee kataxadhar oooo isilaaaali inmuda badn eh....umushi isxanbaaarato Allaha kaaadigo I.a
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo Allah kuu xafido gurigaaga iyo reerkaga culuuska iska ilaali qaliin cusub tahee abyo
@istahilcadey5412
@istahilcadey5412 2 жыл бұрын
Mash Allah walashey cadey quurx wayo runtii keep going my sister baby cusbo kawrn cafimadks abaayo mcnto
@deeqocabdisalaam1789
@deeqocabdisalaam1789 2 жыл бұрын
Masha alllaaaah abyo umul is xibaarsado illaahey hakaa dhigo 😘😘😘
@hamidamohammad2853
@hamidamohammad2853 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن 💗💗💗🥳🥳🥳
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@sofiaali6822
@sofiaali6822 2 жыл бұрын
Kabax waye atirishadena nag nol igadih mashallah Allahayow ubad bariyal oo badhan kusiii qurux waye wlh
@queenhani20
@queenhani20 2 жыл бұрын
MashaAllah family love I am ur fun keep it up jummah mubarak ❤️
@miss-niiha5170
@miss-niiha5170 2 жыл бұрын
Mansha alllh mY familY waligiin sidaad uu farax santihiin uu farax sanada ilahy wax idinma tuso muscab nuradiin so bar baaar🥰💓🥀habo mcn💢💞kii dadkiiza iyo dalkiiza anfaca ilahy haka dhigo🥰💋
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe isar please
@fadaxulkhayr9371
@fadaxulkhayr9371 2 жыл бұрын
mansha alaha wll ilaahay farxada ha ugu wado weligii
@nuuromaxamed6826
@nuuromaxamed6826 2 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah masha allaah masha allaah masha allaah masha allaah masha allaah
@shaimaali6330
@shaimaali6330 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الف مبروك بارك الله فيكم حلوه والله الله يحفظكم
@munocumar1111
@munocumar1111 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله الحمد لله على سلام مبروك عليكم يا اختي⚘😘🍼🍬🎉🎊
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar wll
@badriomohamud391
@badriomohamud391 2 жыл бұрын
Umuzhii izqadata Allaha kaadhigo Abaayo❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@prettyinacumar3894
@prettyinacumar3894 2 жыл бұрын
Aabayo atariisho sii niyad ah iguso ducey inu ilaahi mid qeer qaba isahlo saan jeclahay iyeelo somaliyey idinka xita iso duceeya ducadiina xita wan ubahanahay ilaahi qeer ha idin siiye ..🥺🥺🤲🏾
@user-uh6bv4kc9l
@user-uh6bv4kc9l 2 жыл бұрын
wllo guriga marka joogto qur,aanka haku daarnaado tv ga ilhy haku barakeeyo
@fartun555
@fartun555 2 жыл бұрын
ilahoow ka dhik umul caafimaad qato babay barakeey aamiin
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 2 жыл бұрын
MashAllah
@fatima12m
@fatima12m 2 жыл бұрын
Mash allah apaayo macan 💙nolol qurux bdn 💙💯umul cafimad badn insh allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@Dunida191
@Dunida191 2 жыл бұрын
Mashallah dookh ayaad leedahay Fadumina qurux ayuu soo baxay gurigaaga fadhigagii hore ayaan aad u jeclaa kana waa qurux 🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@hawashire833
@hawashire833 2 жыл бұрын
Mansha allah atariisho baadiyo ilmahan mahan kii u horeeyay walhi wayo ani cunuga labad balagu qalay tacabkaaan maray ilahay ayaa ogaa
@rahmasheikh8662
@rahmasheikh8662 2 жыл бұрын
Amazing home wow masha Allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar Sister
@cudoonmohamed6554
@cudoonmohamed6554 2 жыл бұрын
Mansha allh nolol wacan my family isha cadowgu idin ka dedan nolol farxdleh oo qurux badan waligiin kuwaara insha allh❤🤲
@najaharale7618
@najaharale7618 2 жыл бұрын
Mashalaha lamanaha is jecl rabi haisku kiin dyo
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 2 жыл бұрын
Masha alllah xbbti 😘 umul cfm qabto allah kaa dhigo
@shariifohassan1242
@shariifohassan1242 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH FAMILY 👪 NF WARXAD KUWARA KUDAYASHO AAD MUDANTIHIIN FADUMIIN GURIGA SIDIISA KUDAAA WLHI WAA MANSHA ALLAAH
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@hadiyoshakai9317
@hadiyoshakai9317 2 жыл бұрын
Mashallah Tabarakalaah allaha idiin xafiiddo Doqaaguna wacajiib I like 👍🏽 Family butterfly 🌷🌷🥰❤️❤️
@faizoxuseen2824
@faizoxuseen2824 2 жыл бұрын
Maya wllhi mcnto qurux weye wllhi ha badalin mcnto fadhiga inaba cadi ma ahan ilahay cimri iyo cafimad alle ha idin garsiiyo xabiibti nunaha mc isii ina ader
@amiishmohmed1873
@amiishmohmed1873 2 жыл бұрын
maasha allah ilahayoow kadhig umul caafimaad qabta🙏🙏
@yaasmiincadey182
@yaasmiincadey182 2 жыл бұрын
Msha allh farxad ku nolada waligiin ilxuun idiin ma aragto alle hano daayo muscaab yare alle ha xafiido apyo umashii isxaambarsata alle ha idiin ka dhiigo faadumo socodka baadii culeys naah haa qadiin apyp
@qalbinuura1263
@qalbinuura1263 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful home cafimad ku nolada insha Allah.
@nimcamohamed6858
@nimcamohamed6858 2 жыл бұрын
Meshan wax qaldan majire ilahy haku barakeyo
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 жыл бұрын
Masha Allaah beautiful family 👪 ❤️ 💕 ilahay ha idin xafido xabibti
@tufaahsiciid6671
@tufaahsiciid6671 2 жыл бұрын
ilaahy hayna ka dhigo reerkii isku dhaqma wllshy qli ritaash❤
@rahmashukri9476
@rahmashukri9476 2 жыл бұрын
Mashaaa Allah tabarak Allah Abaayo mcn
@barwaaqoaxmed893
@barwaaqoaxmed893 2 жыл бұрын
Masha allh masha allh tabalakalah payo mcn
@faraxabdilahi6437
@faraxabdilahi6437 2 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah Allah hanii barkeeyo walaalahay iyo baybi
@nimcamohamed6858
@nimcamohamed6858 2 жыл бұрын
Masha Llah bles talo naso abyo
@nishahass7070
@nishahass7070 2 жыл бұрын
Guriga sidaa usameysay qurux waye wlhi m.a ❤❤❤
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 2 жыл бұрын
Abayo is ilali qurbane wajogta qof qalan wax culus loma ogolo masha allah waye guriga habadalin daha lee kalar kalle kasodhig fadhiga mcanwaye
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 2 жыл бұрын
wcs m.a umushii is xanbaarato allaha ka dhigo my quen wiilka habada eedada u ahay ii soo weynaaw guuleysta wada jira oo wada jooga waligiin love you 😍 🥰❤❤❤💯💯
@hadyaqurux1432
@hadyaqurux1432 2 жыл бұрын
Xbbti wlhy wa qurux wa ka hely anigu abyo
@yaasmiinmahamuud9869
@yaasmiinmahamuud9869 2 жыл бұрын
Mashallah alf alf mubruuk
@rahmodeer6621
@rahmodeer6621 2 жыл бұрын
Masha allh hor mar wacan sistar
@xafsacalicusmaan8790
@xafsacalicusmaan8790 2 жыл бұрын
M.a abyo allh idin xafido famil farxsan abyo iska ilali xoga wat qaln thy mcnt
@asliahmed2051
@asliahmed2051 2 жыл бұрын
MashaAllah ❤️❤️❤️❤️💯
@habonibrahim1450
@habonibrahim1450 2 жыл бұрын
Masha Allah
@haawaluula7942
@haawaluula7942 2 жыл бұрын
Allh kuu barakeeyo Hbibtii Gurigaga ♥
@hakimamohamed7933
@hakimamohamed7933 2 жыл бұрын
maasha Allah waan idiin jecelahay wllhi muscab yare Soo barbaar waxan kuu ahay ayeeyo❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please subscribe isar
@najlaquruxeey7437
@najlaquruxeey7437 2 жыл бұрын
Quru waye qali yeey 💖
@hafsaali1703
@hafsaali1703 2 жыл бұрын
Mashallah ni beautiful 😍 ❤ house
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@hiboabdilahi3624
@hiboabdilahi3624 2 жыл бұрын
Mnsha Allah barakooba
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 2 жыл бұрын
Abaayo naso is ilaali waad qalantahaye ayaan ukaadi shaqada masha Allah waa kahelay saad iskula shaqeeyneesiin Allah idin barakeeyo🥰😍😘
@mohamedhamud7857
@mohamedhamud7857 2 жыл бұрын
Manshallax muscab nurdiin ikar omar isobarbar abowe inshallah farxad anirajeyna family ankufano
@anisocali6537
@anisocali6537 2 жыл бұрын
M.a apyo qurux waye fadhiga white and gold teda kle apyo mcn is ilaali ilaahey haku ilaaliye wax culeys ha qadin
@Hareedo
@Hareedo 2 жыл бұрын
Shaqada iska yareey abayo waxad tahay qof qalan insha Allah hanbalyo Wiilkiina cusub Muscab yare so barbar habo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe wllo isar please
@fadumafarah1646
@fadumafarah1646 2 жыл бұрын
Wow MashallahTabarakAllah💗💗💗
@quruxsaninagobaaf1284
@quruxsaninagobaaf1284 2 жыл бұрын
asxaapta atariisho iso duceeya plz in ilaahay awlaad igu arzaaqo 🥲🥲🥲
@sahrabuweofficial1210
@sahrabuweofficial1210 2 жыл бұрын
Ilaahey hakusiiyo abyo inshallah
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Alle haku siiyo walaal🤲
@hodanbashir3895
@hodanbashir3895 2 жыл бұрын
Atriisho meshan dhow bilood kadib nunahaa cashir udhigaa insha Allh sobar bar
@fadumoibrahim5448
@fadumoibrahim5448 2 жыл бұрын
Mnshlh jeceel ka arkaa iyo rer isku faraxsan youtoprska kle xataa saan kama arkin allha idin siyaadiyo walalo
@Team27channel
@Team27channel 2 жыл бұрын
Masha alah wuu qurux bdan yhy lakiin daahyada ayaa kaa foolxun iyaga inaga habee
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Masha allaha ma beautiful family atariisho badiyo and nurdin kl bbe muscub hooyo mcn isobarbar love the best ♥️♥️♥️💯💯👌😭❤❤❤🥰
@somalinimo8641
@somalinimo8641 2 жыл бұрын
MASHAALLAH Allahumabrik qurux bu kunso baxay guriga ilahey ha barakeyo. Talo yar sawirka darbiga wax aan nolen ku badasha si guriga malaigta uso boqoto.
@ozanali5258
@ozanali5258 2 жыл бұрын
Say to hi to Muscab Nuurdin Ikar. M.allah beautiful and happy family. M.allah bless you.❤️💯
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Abaayo saving baro qurbo oo naxariis leheen aa joogtiin.
@sahrocali3577
@sahrocali3577 2 жыл бұрын
Mash allh qurux waye
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 жыл бұрын
Ayyyyy m.A beautiful house 🏠 😍 ❤ ♥ ilaheey Ha isku kiin daayo dhmntiin iO dhmntena mcnto fatima🩸🤍❤🥰🫀
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 2 жыл бұрын
Masha Allah alle hediin barakeeyo mara xilwa, xabiibti culeska ika ilaaali
@iqraxasan5125
@iqraxasan5125 2 жыл бұрын
Mansha Allah mabruk walshey ilahay ku cafiyo waan ku jecelahay 💥💥❤💋💯
QASRI AYAAN SURPRISE WILIGIIS ILOOBEYN UGU SAMEEYAY
10:21
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 37 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Aroos quruxbadan 👌💕
10:58
Sihaam Muqtaar49
Рет қаралды 176
DUBIA CHOCOLATE 🍫 QARASH IGA GALAY FRIDGE XATAA MAKA BIXINAAYI 😁😀
8:10
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 19 М.
YAABKA ITOOBIYA IYO QORSHAHA MW XASAN SHIKH 28 August 2024
27:23
DIYAAR GAROWGA UMUSHA BABYGA SIDAAN UGU DIYAARI ALAABTII
19:48
Adna Henna
Рет қаралды 119 М.
SUPRISE ATARISHO BADIYO OO DHALASHADEEDA AAD IYO AAD U ...
13:12
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 133 М.
JIKADA SIDAA UBADALNAY DAAWO
18:27
Family Sagal Channel
Рет қаралды 49 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН