Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jamaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafur 2. Uu xanuunsado 3. Uu ummulo 4. Uu caadoodo 5. Uu caqligiisu tago 6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
@MarwoAli-x3l8 ай бұрын
Waad mahadsanthy ❤walalo
@suqrafagande80458 ай бұрын
Thanks wlo mcn ❤😊😊
@muunaqorsne6868 ай бұрын
Shugran
@nuuranalka43238 ай бұрын
Alle haka abal mariyo wll❤
@khadancabdi54308 ай бұрын
Mahadsanid 👏 ❤
@bashiryassin77148 ай бұрын
Inta hooyo mcn u xiistay ramadantan like isku mujiya
@FaadumomohamedFaadumomohamed7 ай бұрын
😢 Haa wlhi saaa id😢
@HaniHani-ef4uu8 ай бұрын
Xaasidnimada iskadaa nabiga ku sali callayhi salaati wasalaam 😢❤
@hibaaqibraahim-g6k8 ай бұрын
Scw
@HiboMuusemaxamed8 ай бұрын
Scw ❤
@xafsoqurux28828 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@nasracabdi82948 ай бұрын
Csw❤
@NicimaNajax8 ай бұрын
Scw scw scw
@zackvaandhe0908 ай бұрын
Ilahay haka raali ahaado hablahena somaliyeed iyo hoyooyinkena jikada ku jira say inaga ino dharjin lahayeen ❤😢 somalay mantana ana u horeya ilahay acmasha ha inaga aqbalo like saar 😊
@HadiyaAxmedcabdilaahi8 ай бұрын
Aaamiin aaamin
@hoodoilkacaz82288 ай бұрын
Ameen huno
@asmamohamed28858 ай бұрын
Aamiin Aamiin wll
@hamdahamda9418 ай бұрын
Aamin aboowe ❤😢
@BushroKhaderb438 ай бұрын
Aamin Aamin ya Allh❤
@AdnanAzmar8 ай бұрын
Cawo iyo wiilka ay jiidhy iny is jeclanyan inta fahansan iso raaca 😅🤚
@kaltuunahmed55018 ай бұрын
Wax kale masoo wadaan ciyal musalsal😂😂😂
@AbdaleFati8 ай бұрын
Been maaha saasay soo wadaan
@nasrabintumohamed55138 ай бұрын
Idiinku fahanay in meesha love ka bilaami doono🙆♂️🙈 😅😅😅😅
@umalkhayrhassan11318 ай бұрын
wiilkaa ay jiidhay miyaanuu ahayn actorkii flim ka
@AdnanAzmar8 ай бұрын
Hordhaca lguma shegin inu actorka yahy lkn inti filmadu ku bakhtiyen fhmyan 😂😂
@Muwahiib47938 ай бұрын
Dhaman intaa soo afuurta waxan iidinka baryaya inad igu duucaysan in u ilaahay isiiyo awolaad an ku farxo 😭😭😭😭😭🤲
@haniqalo55328 ай бұрын
Ilhy haku siyo wll macn
@hothokani25488 ай бұрын
Ilahay awlaad saalaxa haku siiyo wllo waa bil ramadanw😢❤
@Balqiisa-j5y8 ай бұрын
Allah ku siiyo owlaad saalixah
@ShaadiyaSharaf-m3q8 ай бұрын
Alle wll mcn illahey haku siiyo awlaad baariya oo aad ku faraxdo waa bil ramadane😢❤
@fardowsokassim1438 ай бұрын
Ilaahey Haku rumeeyo riyadaada walal mcn
@adanaxmed99197 ай бұрын
Ilahay ha taago way ku taagtaye yusuf ceegaag waa wada xikmad
@Siciidbashaash8 ай бұрын
Quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤😊
inta is leh asmar iyo cawo wey is jeclan donan Ramadan Kareem❤
@Aniisa-o2i8 ай бұрын
Waa wallo noi😅
@nishahcole54368 ай бұрын
❤hhaaa qiyaaasti
@MaxamedCabdiraxmaan-c7m8 ай бұрын
Wan ka qadnay
@jccmahdaristudio47978 ай бұрын
😂😂😂😂Ceegag "Alle Hatago Way Ku taagtee" Waan Ka Hayaa More Like Cidii Ila Aragtay😂😂😂😂
@AhmedDayib-k4y8 ай бұрын
Haa waruntaa 😊😊
@SucdiDahir-t2d8 ай бұрын
Hhhhh
@nimcoxashi50618 ай бұрын
😂😂😂
@zuhyrmohmed19688 ай бұрын
Hadaan islahaa soo qor😂
@jccmahdaristudio47978 ай бұрын
@@zuhyrmohmed1968sow Maaha Ceegag Is not Easy
@salmanhassan16448 ай бұрын
Yuusuf ceegaag legend flimka xaqiiqdi dartii u daawada big love ❤our best somali actor😊🎉
@abdija3228 ай бұрын
Aan kusalino xabiibkena scw❤
@KiinCabdiraxman8 ай бұрын
Scw
@nasracabdi82948 ай бұрын
Csw ❤
@SleepyCake-bc8wq8 ай бұрын
Aan kuwada salino xabiibkeenii mohamed (scw scw scw )
@farahahmed98288 ай бұрын
Scw scw scw
@hoodoilkacaz82288 ай бұрын
Scw scw
@sebatjamma5218 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@MustafeCali-r7c8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@mariaadow97048 ай бұрын
scw scw ❤
@maxamedyuusuf58718 ай бұрын
Wixi reer galool ahi like ha saaran Reer qudhacna ha iska dhaafan
@doublethreesomalichannel22238 ай бұрын
Side like kuugu saarna ileen reer Qurac ayaan galnaaba
@Cawrala11008 ай бұрын
Reer qansax yaga ka waran😂😂
@fhfy83278 ай бұрын
Ilma bucur bacayr iyaga ka wrn😂😂😂
@UbaxAaqil5 ай бұрын
Ree qudhac😂😂😂😂😂
@MusseMNur8 ай бұрын
Ina yuusuf ceegaag iyo wiilka ay jiidhay aakhirka jacayl ayay wadaagi doonaan bal eegnaa
@everything-ve4cl8 ай бұрын
Anba taas niyadayda waan ku hayey wlhy waa siday iila muuqato inay jacayl wadaagi doonan😅
@caishamaxamed97658 ай бұрын
Haa waa sababta guriga loo keenay😂😂
@HamdiMaxamud-tl5rt8 ай бұрын
Waru way isjeclsnaya
@C.raxmaanaadam5257 ай бұрын
Waa Ramadan weynu wada somanahay ilaahay dartii iyo muslinimo igula salli rasulkeena muxamed😊😊😊صل الله عليه وسلم
@WaberiFarah-s1d8 ай бұрын
Inta jiif ku dswanasa like😮
@ahmedzaki-eg7wx8 ай бұрын
Alle Ramadantan Ramadanteeda Nabad qab iyo cafimaad Taam HAynugu gaadhziyo
@nastexohaji19768 ай бұрын
ASAD HAGIO 27 asxaabey fadlan aan ukacno si uu ugaaro 2M ciida insha Allh
@UbaxAaqil5 ай бұрын
❤❤
@Aziz_hawdian8 ай бұрын
Yaa ila arka in aanay reer jigjiga talented ahayn oo laga wada dareemaayo jilitaanka 😂 like saar haday kuu muuqato ❤
@FadkaFadxi8 ай бұрын
Nio ma ila aragtay siiba islaanta😅
@UmalkhayrAhmed-o6l8 ай бұрын
Maye way hadal jilicsanyihin
@HibaqMohamed-v1x8 ай бұрын
Ani😅😅
@PwhaYoabj7 ай бұрын
Kor uga bax haaye 😂😂😂😂😂😂
@abdihakimmahamed15758 ай бұрын
Aynu kuwada salino nabigenii Muhammed scw
@habsarobble71308 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤
@nasracabdi82948 ай бұрын
Csw❤
@shaykhcawil99588 ай бұрын
Wow waxani waa heer sare like saara dhalinyarada inay hibooyinkooda Soo bandhigaan baa ka roon qabyaalada iyo xagjirnimada dhalinta rogay
@xamdafarxaan53588 ай бұрын
Aw saan
@shaykhcawil99588 ай бұрын
Waa muhim Hal abuurka. Inaad farxad dareento baa ka wacan to feel stress or sadness kor aan u waadno caafimaadka maskaxdeena iska dhaafa siyaasada iyo stress keeda
@SuhibAren8 ай бұрын
❤❤❤❤.
@hibomohamed50788 ай бұрын
Exactly wllo
@XamdaMaxamud-n7v8 ай бұрын
Ramadan Mubarak ❤❤❤
@happyabddi12228 ай бұрын
Salaanta badan iska daaya dad guri wada jooga kolba isa salama
@Abdiwahidyuusuf-jn8ct8 ай бұрын
Reer qansax wixii ah like 👍
@cabdishakuurcalimaxamed15898 ай бұрын
Ku saliya nabi maxamed scw scw scw.
@OMERqaro8 ай бұрын
Ramadan karem ❤
@Abdirahman-jw6tm8 ай бұрын
Kariim
@SakariyeMideeye-rj4kr8 ай бұрын
Hadaad 100 qof iga dhex aragtya like😢
@khadarmohamed92128 ай бұрын
Ceegag waa talented pure ah alle hatago way kutaagtay kulaha
@munaadami89178 ай бұрын
Alle hooyoyinka hayno barkeeyo intii dhimatayn hawa naxaristo❤
@QueenCawo-b2q8 ай бұрын
Ceegaag masuul m.allaah❤❤❤❤
@fadumoladan8 ай бұрын
Inanka gaarigu jiiray aabbahii waa dhuux
@MuhiimAlicusman8 ай бұрын
Team Messi ❤ like one
@salebanali53298 ай бұрын
Inta rajaynaysa Wiilka gaadhigu Joidhay iyo Tayaree jiidhsiisay In ay is jeclaan doonaaan Like-ta
@cabdiciise53328 ай бұрын
Kani waa ila fikir wlhi😅
@Dahabo18108 ай бұрын
😂😂😂😂sidokle
@funnygirlc.xakiin46307 ай бұрын
Sidkle❤😂
@SadaamCabdi-t5l8 ай бұрын
Ilaahey hataago waa kutaagte kulha yuusuf😂
@HanaAbdi21-iu8nl8 ай бұрын
😂😂 ilaahow balayo eysan nataagin
@Sandhere18 ай бұрын
Team ceegaag like👍
@aidarouzkassim47928 ай бұрын
Qudhac Maygaag Galoool Intuba waaa dhir
@HibaaqsaleebanHiba7 ай бұрын
😂😂
@ugpaadduniyo-ek8rf7 ай бұрын
😂😂😂
@cabdicasiismahamuud84268 ай бұрын
Inta ina cegaagta yar jeclaatey❤
@abdalejokar76558 ай бұрын
mageecada tiktok ino soo ogow😂
@janaraalwaasuge66248 ай бұрын
Odeyga wiilka dhalay inuu dhuux yahay cidii ila fahantay like
@dheereyechannel8 ай бұрын
Universal best actions interests people's i can't wait prt 6 coming soon insha allah 💯💯👍👍❤😍
@XareedMaxamed-w5r8 ай бұрын
Inta tabaysa farduus.😊
@maxamedcali98868 ай бұрын
sir maqabe Alla u maqan
@abshirhamdi43918 ай бұрын
Allahayow naga yeel kuwa aad u naxariisto oo aad u dambi dhaafto ka dib aad naarta ka xorayso