No video

Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 14 10 2021

  Рет қаралды 78,872

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@husseingabile
@husseingabile 2 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba sheikh asuuli . Wan jeclhy waliba dar ilaahy🥰🙏
@mohamedjamacgmailcom9383
@mohamedjamacgmailcom9383 2 жыл бұрын
Uuuuu;
@dekaahmed6938
@dekaahmed6938 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah sheikh usuli
@AliAli-jy7kb
@AliAli-jy7kb 2 жыл бұрын
Subxanalahi.allahow masibo hanagu.ridin.anaga iyo inta muslim ah amiiiin.risaq wasac allah hanoga dhigo.amiin.anaga iyo inta muslim ah amiiiin
@aminamohamed7417
@aminamohamed7417 2 жыл бұрын
Scw scw jizakulahi sheeq illahey haa kuu xafido
@farhiahassan462
@farhiahassan462 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaarakallaah sheekh allaah ha ku xifdiyo aamiin aamiin
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
maashallaah tabaarakallaah
@yasminali3269
@yasminali3269 2 жыл бұрын
Maansha Allah, Rabi swt khayr ka hayna wafajiyo, dabi gaayga iyo kii walidkay , qaraboda iyo ka walaalha muminiinta ha dhafo
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 2 жыл бұрын
Masha allah sheekh barka allah waa baraarujin loobahanyahay.
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 жыл бұрын
Kheyr Allaha ku siiyo Sh. Kha iyo dhaman. Naag gaalo ah guurkeed wey banaan tahay..laakin waxan oran lahaa, walaal ha ku dagdagi..mid walasha oo soomaali ah guurso. Maxa yeelay waxan aqan kuwo gaalo guursaday markay kala taganna gaalnimadii ayey ku laabtaan. Marka caruurtina xilba idinka saaran, gabar muslim ah u raadiya(guursada)
@abdimuse1620
@abdimuse1620 10 ай бұрын
Sheekh mawliidka sanadkii majiru
@umuyuraxafsa
@umuyuraxafsa 2 жыл бұрын
Masha Allah
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Walaahi shiiqa wa runtiis wuxuu shegayo
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAHA ALLAHA KU XIFDIYO AQIRO IYO ADUUBA WAXAAD KA HADASHAY WAX HORE AAN LOO HADLIN
@aysha_101
@aysha_101 2 жыл бұрын
Jazakumu Allah Kheyr
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749
@maryamaalaayaxafiidaamiin8749 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw sax
@abdisaid6092
@abdisaid6092 2 жыл бұрын
Jazakumu Allah kheyr Sheikh
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@umabdulahi95
@umabdulahi95 2 жыл бұрын
Shekh Alle hakuubarakeeyo usheeg dadkeena muhimada ixsaan iyo dhibaatada eey leesahay khiyaanada
@faisohussen2313
@faisohussen2313 2 жыл бұрын
jazakumulahu khayraa
@haleemahaje461
@haleemahaje461 2 жыл бұрын
Allaah Ku barakeeyo yaasheikh
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 2 жыл бұрын
Masha alah alle ha xifdiyo sheekha
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Shiiqoow qeer alaha kusiiyo insha Allaah
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
jisakamallaah kheir jisaa sheekh usuuli
@sahraadan8248
@sahraadan8248 2 жыл бұрын
A s c Shilkh Asuuli talfoonakaga baan ubaahanahay
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Ilaahoow soomalida garansii
@naimaboor5646
@naimaboor5646 2 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@abdimuse1620
@abdimuse1620 10 ай бұрын
Buugu wuujiraa sheekh
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 жыл бұрын
Masha allah runtii dhamaan waa arimo jira hadana muhiiim ah in ay umadu alle ka baqdo
@maryanosman4727
@maryanosman4727 2 жыл бұрын
Jazaakumullaah kheyr
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Masha alaah
@sucaadcali1795
@sucaadcali1795 2 жыл бұрын
masha Allaaah allah haku xafido sheekh
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 жыл бұрын
Assalamucaleykum sheik usuli barakallahu feekum jazakumullahu kheiran
@IbrahimMohamed-np7jb
@IbrahimMohamed-np7jb 2 жыл бұрын
At
@fadumohasan4710
@fadumohasan4710 2 жыл бұрын
Jazaa kallaah sheekh
@hindaibrahim369
@hindaibrahim369 2 жыл бұрын
Jazalalah
@rahmoahmed7858
@rahmoahmed7858 2 жыл бұрын
Biska 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 2 жыл бұрын
Jazaakallah sheekh
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 жыл бұрын
Sideen ola soo xariira birmamijka sualaha
@ishabube1960
@ishabube1960 2 жыл бұрын
💕
@imamushafici209
@imamushafici209 2 жыл бұрын
Sualaha qaar si xaraan ah waliba qatar ah ayaa ugu jwbty
@mrhassanabdi7682
@mrhassanabdi7682 2 жыл бұрын
Sheqa wiilka suaalka uu waydiidayay Wiilka sheeq aduunka qoom kale maku noolyahin samada Shiiqa waxa uu ku jawabay haa Lkin faah fahin fiican kama baxin
@anabhasan5908
@anabhasan5908 2 жыл бұрын
Ala muu iskadaayo naagta gaasha ah wiil qarabadayda ah baa kala kulmay dhibwayn
@aadalmohammed6960
@aadalmohammed6960 2 жыл бұрын
💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️👍🥰
@maryamfarah150
@maryamfarah150 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 2 жыл бұрын
Qudbada waxaan carabi ahayn laguma aqrin karo qofaan aqoonin carabiga oo muslim ah waa inuu bartaa carabiga. Hadii aadan aqoonin waa inaad sugtaa tacliiqa uu sameynaayo khadhiibka. Hadii aduunyo aad u ordeysid aday kuu taalaa saaxiib.
@AHMEDEEQ3000
@AHMEDEEQ3000 2 жыл бұрын
Number ka shiikh Asuuli barnaamijka ka dib yaa iisoo qori kara jazzakum Allah Khayr
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 2 жыл бұрын
Salada waa inay xumanta kaa reebtaa hadiikale aqbal maha waa qasaare
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 2 жыл бұрын
Shaqada dakhtarnimada ifka uum ba wax ku tahay,geerida ka dib ama akhiro qiimo ku ma leh xanuun ma jiiro ama qofna ma xanuusanayo markas dhakhtarku maxuu daaween
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Sheikh ma tagi karaa cimrada iyadoo meher la igu leeyahay???
@omarmahadai7147
@omarmahadai7147 2 жыл бұрын
Ilaah baa abaalkaaga gudi Kara
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 2 жыл бұрын
Culumada iyo qof walboo dadka wanaaga u sheegi kara sida sheekhan oo kale waqtigoda dadka qeyb haka siiyaan dal iyo dibadba
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@happyahmedofficial2987
@happyahmedofficial2987 2 жыл бұрын
wllkay ayaa ladily kadib qabiilkii dilay ninkii waa dhoofiyeen waxayna yiraahdeen magta qaata ama kataga wanqadanay shiikh dambigii maka
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 2 жыл бұрын
Mise banan tahay heesaha calanka ma la isu taagi kara keenaba ha noqotee?
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
Number ka shiikh usuuli mala igu caawin karaa please.
@ifraabdi4452
@ifraabdi4452 2 жыл бұрын
Asc sheekh usuuli mala igu caawin karaa nummer telfonka sheekh
@imamushafici209
@imamushafici209 2 жыл бұрын
Ma nihin caaama# umada qaladka kadaa
@happyahmedofficial2987
@happyahmedofficial2987 2 жыл бұрын
ladilay kadib qabiilkii dilay ninkii waa dhoofiyeen waxayna yiraahdeen magta qaata ama kataga wanqadanay magta shiikh dambigii maka dhacay?
@aminaosman3308
@aminaosman3308 2 жыл бұрын
Asc
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 2 жыл бұрын
Shiikhow su aasha qof dhintay malo istagi karaa ayaa iqabsatay anigo shoqo ku jira wadan gaalo kadib manan istagin shaqadiina waa la iga eryey istagid la aan maxaa iibanaan hadan qurbo gaalo joogo miyan khilafaa maxaa talo ah.
@ibraahimabdi1479
@ibraahimabdi1479 2 жыл бұрын
sheikh ilahay cilmi aad baratay ku anfac . su aal baa qaba waxa ku waydiin dadka xawalada ka shaqeeya oo daynka bixisa maxa xaraan baa mase waa xalaal .mahadasnid
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
Wcswlb
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
maashallaah tabaarakallaah
@shakuurshabeele5310
@shakuurshabeele5310 2 жыл бұрын
M.a sha llaah
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 20 10 2022
55:42
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
SU'AALAHA DIINTA SH USUULI 21 01 2021
53:30
Universal TV
Рет қаралды 119 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
ITOOBIYA OO WAJAHEYSA DAGAALLO ADAG & ABIY AHMED MUSHKILAD WEYN DAREEMAYA
10:02
Surah Al Kahf by reciter Khubaib Al Tayyib | سورة الكهف للقارئ خبيب الطيب
2:07:51
XAQA GABADHA KUL DHALATAY IYO Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 10 09 2020
45:07
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 15 11 2023
52:40
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
La fadhiiso naftaada oo iswaydii suaalahan Sh Maxamuud Xalliike
1:23:20
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 362 М.
SU’AALIHII DIINIGA AHAA BY SH USUULI
33:47
ABDI HAKIIN ABDULLE
Рет қаралды 18 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli Universal TV 05 01 2022
38:45
ABDI HAKIIN ABDULLE
Рет қаралды 1,7 М.
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН