Xukuumadda RW Xamse waa noolaan weyse ha baxsato intaan shacabku sidii Kenya guryaha ugu galin

  Рет қаралды 4,977

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Xukuumadda RW Xamse waa noolaan weyse ha baxsato intaan shacabku sidii Kenya guryaha ugu galin,Hubka AS ayaa loo waday si macawisleyda loogu laayo"
Xildhibaan Maalik Cabdalla

Пікірлер: 23
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI 2 ай бұрын
Yeeees wiilkaan iyo faiza jeyte ❤🎉
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 2 ай бұрын
Shugran mahadsanid
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
You are right.
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
N iyo N
@abdikarimgaraad1772
@abdikarimgaraad1772 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saafipharma
@saafipharma 2 ай бұрын
Mahadsanid Xildhibaan
@princek802
@princek802 2 ай бұрын
Wxa hubal ah in ragani yihiin ama guyaran difacayaan kuwa hubkaan wadanka sogalshey wxa xaqiiq ah in hubkaasi qabiil usocdey rabeyna in Dowlada dhaxe laguburburiyo. Kuwani ma,ahan masuuliyiin shacab ee wa qowlesato rabta shacab walala aha isdilkoda dowlad la,aantoda iyo dulinimo kunolanshahoda.
@mohameddecksheikhhassan4625
@mohameddecksheikhhassan4625 2 ай бұрын
Xil.adag
@HujaleDaBoss
@HujaleDaBoss 2 ай бұрын
Funky , micnaha waji cusub
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Cadaado wa dabal dag kk hubka lkn canshur wa sax
@Dubadyare
@Dubadyare 2 ай бұрын
Waa dhintay waa fakaday 😂xamze waa dhibtay waa baxsaday😂
@abdiibrahimsabriye4912
@abdiibrahimsabriye4912 2 ай бұрын
Shacabka muqdisho barlamanka ku soo wajayahin malmaha soo socda wayo barlamanka mawada soo xadiran bila sharuda wadanka ugu maqan yahin dalxis tabartoda ahen kenya lacagta Shacabka ka qaden ku biriyan barlamanka maso xadiran Shacabki soo dorty bin bay ushegen anaga ayan so doranay lkn ayaga falmi wayen dalxis ubaxen dubai iyo turkiga masar iyo melakalay aden 😂😂
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 ай бұрын
XILDH. KENYA HA KU HALQABSAN, EE KA HADAL HAWSHAADA IYO SIDII LOO BADBAADIN LAHAA WADDANKA IYO DADKIISA.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 ай бұрын
Waxaan Xildhibaan mashee edeb malaha
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Waa saas noo dooda naga celiya Dowladaan jeebkeena gacanta kula jirta
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 2 ай бұрын
Shacabka muqdisho Gaajo guryaha la jiifaan ka socda dowladaan Ice ku jirta Ee kaca
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 ай бұрын
Xildhibaanoiw xaal qaado kuwuu gacanta ugalay shicib maaha jin miyaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
xukumada xamse habaxsato kkkkkkkkkk
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Geesiyow shicib buu gacanta u galay hubku awalna waa la is dili jiray hadana waa la isdili ee hadiyada walaalaha itobiya laga keenaa waa qaad sumaysan iyo hub laysku dilo!!!!
@abdulkadirhassanabdi1175
@abdulkadirhassanabdi1175 2 ай бұрын
Dameer aad tahay macawisleyna wax kama ogid shacab hub ha haysto gacanta dowladana jaan lagu soo celinin taas ayaa cadeyn kuugu filanin aad tahay dembiilayaasha mudan in dalkaan laga qabto inta noocaaga baarlamaan noogu jiro dalkaan suurto gal ma ahan in cadow leyska celiyo nooc kasta oo uu yahay xukuumadaan oo kale wali nama soo marin ha waarto.
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt 2 ай бұрын
Warheedhe indinkoo dhan wada Fakada 😂😂 iskaga caravan wadanka
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 xishood majiro, dalkan waxa joogo xildhibaanno xisaabtamaayo kulahaaa🤔🤔😂 Xildhibaanno kistooda intey qaataan gacanta iska taagaayo maad dhahdid oo jeebka Xasan Sheekh & Gud Parlement/ka kujira, dalkaba meesha ugu corruption/ka badan waa halkan aad shaley timid adigoo funaanad 3 guluus leh adigoo qabo aad timid,maantana suit la fahmaayo inaanad weligaa xiranin & tie aan isleheen aad iskusoo ceejisey ( badow-fowqal-badow )
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 2 ай бұрын
Ma waalan yahay!! Hubka waxaa loo keenay in dad lagu laayo, laguna dhibaateeyo shacabka. Talo wax ku ool ah keen mudane
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,1 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН
Warka Universal TV 11 10 2024
24:31
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 78 М.
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
HABARJECLO GUDAHAAN TAAGERTAY MUUSE BIIXI GUUL KULMIYE MASHALAAH
13:35
Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan
47:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
Wararka La Yaabka Leh Ee Ka Dhaca Dunida 11 10 2024
3:40
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 600 М.