QOOTO QOOTO 69

  Рет қаралды 157,536

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 306
@nasraxasan9721
@nasraxasan9721 5 жыл бұрын
Inta ALLE iyo rasuulka jecel ee ramadaanta ka faa'idaysanaysa like ta igu macaaneeya azxpta
@hakiim25
@hakiim25 5 жыл бұрын
Bishiii ramadaan Alle caafimad inagu gaadhsii Alx War bal inta iga danbaysa like ta iisaara
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
cidii bisha barakeysan rabta inay rabbigood u noqdaan iigu hiiliya liketa😰😰😰😰😰😰😰😓😓😓😓😓😰😰😰😰😰😓😓😓👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😰😰
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 5 жыл бұрын
Adna Subscribe isaar wll
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@abdirahmanfilmsvlogs9979 plz isaar subscriber
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 5 жыл бұрын
@@laqanyolovechannel7100 Wan ku saar adna isaar wll
@ahzabofficial4868
@ahzabofficial4868 5 жыл бұрын
@@abdirahmanfilmsvlogs9979 iisaar wall ana waan kuu saare
@yasminjamma1951
@yasminjamma1951 5 жыл бұрын
Comm keyboard
@fiiridiinta9796
@fiiridiinta9796 5 жыл бұрын
inta quraanka iyo salaada jecel iyo ramadaanta like
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
Hadad ceegag tagerto like isaar😂
@theapdalleshow5989
@theapdalleshow5989 5 жыл бұрын
isku filan wlhi sidaad iga qoslinaysay beer ka ayaa icasaaday Qooto Qooto adiga kliga ayaan ka daawada pro 🇸🇴👏
@nasrudiinofficial1776
@nasrudiinofficial1776 5 жыл бұрын
Ramadan Inta U diyaar Garowday Ee U sii xadhko xidhatay Farta taaga 🙈☝
@samsungibrahin9829
@samsungibrahin9829 5 жыл бұрын
Warnga tag. Soon Lahn
@aziamohamedhasan3976
@aziamohamedhasan3976 5 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️
@cabdalledek8129
@cabdalledek8129 5 жыл бұрын
👆👆👆
@zhakuurofficial2574
@zhakuurofficial2574 5 жыл бұрын
inta wada hdalka isku filan iyo ceegaag jecel like iigu qubee
@akramnur6417
@akramnur6417 5 жыл бұрын
Qeybta iskufilan iyo ceegaag un baan ka daawadaa anigu
@sadiiqfaarax1835
@sadiiqfaarax1835 5 жыл бұрын
Ceegag inta taagerta hayla dhaafina like adaah suuli ku dhashay
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
War isku filan iga aamuusiiya😂😂😂😂😂😂😂😂waa jaajaale caadiya meel is taaagay doobna tuhunba dilay tii gurigu damcay hhhh
@dhagayare
@dhagayare 5 жыл бұрын
Inta sahra kiin tabtay like iisar👆🏻
@zureer5014
@zureer5014 5 жыл бұрын
Yusuf ceegaaG sooraan too WlhY 🤗😂😂🤣🤣
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 жыл бұрын
Igraax iyo shacayb Hibaaq iyo yuusuf Sahrakiin iyo isku filan Dad jirra
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 4 жыл бұрын
Guuull s0mali iy0 guuul iy0g0gim mashallah iy0 g00bnim0 ishss llahal iy0 faàrmj0 guuull iy0g0gim mashallah nabad n0l0l veva g00bnim0 ishss llahal nabda n0l0l veva farmaj0 iy0 s0mali ishss
@marcozphotograph8272
@marcozphotograph8272 5 жыл бұрын
Intii zahra kiin tabtay like saar
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 5 жыл бұрын
Ceegag: gabadhan aya iga badano badhbaa igaso hadha hhhh waruntii😅😂 Iskufilanow kugu dhacdaye xildhibanka ciyarta kadaa
@hamsegeelle7031
@hamsegeelle7031 5 жыл бұрын
RAMADAN KARIIM 😙 inta so dhawynsaa like ta sara
@teamdholacaden3775
@teamdholacaden3775 5 жыл бұрын
Inta somalinimo ku fanto like isaar
@ismacilmaxamed2686
@ismacilmaxamed2686 5 жыл бұрын
Dawadaha labaad intaa hipaaq iltageertaa like isara
@sahraabdirahman8386
@sahraabdirahman8386 5 жыл бұрын
hhhh hhh Isku filaan iyo cegaag Ku qosla wllhy Top weyan
@teamzaki8880
@teamzaki8880 5 жыл бұрын
RER BINU SHEIKH ISXAAQ LIKE ISAara
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 жыл бұрын
Qabyaalad kuugu saaray nio xagaa leys kama maree maad inaga deysid
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Waan kufahany wax ujeedo sxb ee somaliland qabyaalad lagama yaqaanni
@somalilandergeesi4012
@somalilandergeesi4012 5 жыл бұрын
Waan kuu saaray xagii duriyada ayaad iga martaye
@fiicaneinahusseinwalli5605
@fiicaneinahusseinwalli5605 5 жыл бұрын
Yaa muslimiin Saluu calaa muxamad scw
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
Hadaad u xiistay Qooto Qooto farta taag☝️ wlhi waliba Jihaan 🤣😂😁
@najahsaleban3579
@najahsaleban3579 5 жыл бұрын
Inankaa reer xmrka codkiisan Ku hysta wlhi💞
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
Adba Nasab ba tay Nasabkuna Laba Naagood bu U baahayay 😂😂isku filan ninka Keliyee aad iiga qosliya
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak plz subscriber Ramadan
@nimcojamac1073
@nimcojamac1073 5 жыл бұрын
Hhhh yusuf ceegag xaraabo.coma action kiisa iyo sidu u hdlyo ayaan jeclahy
@sagaljamal4999
@sagaljamal4999 5 жыл бұрын
30 sanuu shiribaadkagu uraaye Miyaanu wax kaa sheegny kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂dead😂
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 5 жыл бұрын
Inaan suxuurtu idiinka tagin Waxa yar noo saara 😂😂😂
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 5 жыл бұрын
ilaaahy basha barakeysan ee Ramadan kheyr hanagu gadhsiiyo
@ryounng
@ryounng 5 жыл бұрын
Runtii riwaayadan tu fiican bay ahayde lkn hada marka new actors lagu soo daray...riwaayaadi madhax bay noqotay....lknse markay dabka ka hadlayeen, meel cidlay iska qaylyaysa, at least inay wax dab ah ama qiiq inay messha dhigtaanay bay ahayd
@waayahalaabtaadakuhayso7371
@waayahalaabtaadakuhayso7371 5 жыл бұрын
anagoo madhaxiintii hore la yaabanayn bay madhax kaloo wayn kusoo dareen Mida kle islaantaasi siijeedka miyay ka faashataa sagaashankaba way sii jeedaaye
@cashaqacom
@cashaqacom 5 жыл бұрын
Inati garonka lagu dhalay kulahaa 😀😀😀😀😀
@galowjama7244
@galowjama7244 5 жыл бұрын
Sida kale waa funny lkn dhaarta wallaha qadinkee badan kadaaya markaad wax jilaysaan
@mustaphemanafezto1586
@mustaphemanafezto1586 5 жыл бұрын
Hhhhmmm kani ereyadii guri barwaaquusetaa nio 😁😁
@fadxachannel2719
@fadxachannel2719 5 жыл бұрын
YusuF ceegag hadaa maaDaa maryo ugu tagayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurasomalilander8928
@nuurasomalilander8928 5 жыл бұрын
Sahra kiin xage ka dhacdey ma haynee
@nasteexocali6436
@nasteexocali6436 5 жыл бұрын
Inan heer Sare kuso biirtey masha Allah
@amiiraturaadiya4310
@amiiraturaadiya4310 5 жыл бұрын
Isku filan mxu inanta ka eegayaa ma zahra kiin buu ku badalayaa
@inaliban4025
@inaliban4025 5 жыл бұрын
Haa haa badalu sahar kin baa la kaxaystay iyaadu ku badaleyaa
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 5 жыл бұрын
Shuceybow waad weynaatee hablaha reeraha haka baabiin uun wll
@fadxachannel2719
@fadxachannel2719 5 жыл бұрын
CeegaG kuLaHa wlhi inan AfaR guursaN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faatushiskufilan4140
@faatushiskufilan4140 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh waryaa darees wlhi qosol ay igu dileen kuwaan Ar qowdhanaa
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 жыл бұрын
Smile na gran myso😅😅😅 isku filan
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 5 жыл бұрын
Qaybtani waa bilaa #hibaaq Aktaradda qooto qooto shidda
@khadramaxamed7721
@khadramaxamed7721 5 жыл бұрын
Sahra kiin indr dhoof kii Miyaad kaga dhabaysay kumee noo soo tiix tiix
@suldanyareofficial6003
@suldanyareofficial6003 5 жыл бұрын
Inta Ramathantaa Ilaso Dhawaynayso Subscribe iyo Like baa igu tuur Walalo
@maxamedsergio7383
@maxamedsergio7383 5 жыл бұрын
Wllo riwaayda intaa gubashada qiiq 8n ay ku furaan ayay ahayd
@dhagayare
@dhagayare 5 жыл бұрын
Kulaha ceegaag isku filanow inaad ( farakh shaydan ) tahy marhoraan ogaa 😂😂😂
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 5 жыл бұрын
War ada garoon iyo suuli ba kudhashay kulaha ceegag😂😂😂😂😂😂😂😂
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 2 жыл бұрын
HABEEN WAXBAA ISGUURSANAAYA. IYO WAXBA HAASAAWAAYA MOOYEE SHEEKO KALE MA TAQAANAAN
@mustafeab7311
@mustafeab7311 5 жыл бұрын
Afar saac waa maxay so Funny 😂😂😂😂
@iqlasmohammedaden2469
@iqlasmohammedaden2469 5 жыл бұрын
HM Sport 10 subaxnimo weeyi
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 5 жыл бұрын
Iqlas mohammed aden ma subaxdi un ba hbnkiba man la odhan 4saac?
@AOmer-mu5wh
@AOmer-mu5wh 5 жыл бұрын
War kuwan reer xamarka matalaya iyagu leen qabow ayay isaga jiraan
@mahamudabdi-norrevangsskol7323
@mahamudabdi-norrevangsskol7323 5 жыл бұрын
hhhhh War adaa garoon iyo suuliba ku dhasahye
@nuuranalka1737
@nuuranalka1737 5 жыл бұрын
Isku filan so fnny wlhy ramdan mubarga dhamntiin hhhh
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Plz isaar subscriber isaar
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 жыл бұрын
Bariski oo dan wa aniga xareyay store miya hhhhh
@footballrespect1562
@footballrespect1562 5 жыл бұрын
Haduun baad keenteen Qayb aad u Xigmad badan 🤝👏👏
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
leexo ayaa lagu saari kkk leexo waxan umaleynayaa wiifoow
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
Aar Isku Filan wlhi Inaan Cimamadiisa Garabka Lagu haysan karin Waa Cr7 ka Riwayada😂😂😂
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak plz isaar
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
@@laqanyolovechannel7100 waa kuu zaraY zxp
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 5 жыл бұрын
Nio miiyow miiyow kaa la yidhaahdaa ugu madhaxsan riwaayada
@abdihakim2052
@abdihakim2052 5 жыл бұрын
Khalid Ahmad waaa runtaa zhp qudhacaasa iga jiidha ani nio
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 5 жыл бұрын
Waar amaan sii ninkayga riyada😂😂😂
@niciimaabdiqaadir6678
@niciimaabdiqaadir6678 5 жыл бұрын
Hhhhh miiyow miiyow😂😂😂😂
@barwaaqomaxamed5859
@barwaaqomaxamed5859 5 жыл бұрын
Waa. Fariid gabadhiisa jecel dee jaaluus
@actor_guleid
@actor_guleid 5 жыл бұрын
IskuFilan❤😃Nin sharabsanHy binu RF
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 жыл бұрын
Horta islaantan yari ma sii jeedkay ku turjunta iLen maLin kaliya ma arag iyado so jeedee mise wa ka khajilaad yaaabee 🤔🤔
@themafianboy8870
@themafianboy8870 5 жыл бұрын
Watan la yabana nio
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@themafianboy8870 plz isaar subscriber Ramadan Mubarak
@cabdilaahimaxamed4651
@cabdilaahimaxamed4651 5 жыл бұрын
Waar mayee waatan filimka ku.jir ta ee ka rer xamarku.qabo
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 жыл бұрын
@@cabdilaahimaxamed4651 kkkkkkk walleee
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 5 жыл бұрын
Hahahahahahah adigu indho dheeridaa 😂😂alaa maxad u firsatay
@abdiwaliyarre4917
@abdiwaliyarre4917 5 жыл бұрын
Ceegaag iyo iskufilan Labadaa nin kaliyaanba Qootoqooto udaawadaa😂😂😃
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 5 жыл бұрын
Ramadaan Kareem Guud ahaan ummada islaamka Gaar ahaanna ummada Soomaaliyeed caafimaad iyo Nabad ku sooma insha allah
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 5 жыл бұрын
Isku filan boqorka qosolka 🙏❤🙏❤🙏❤🙏
@ruuruuujama2691
@ruuruuujama2691 5 жыл бұрын
Isku filan wuu naaxay 😂
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 жыл бұрын
ilmihi yara ayey somudeysa kulahaa 😁😁😁😁😁
@khadrahassan8126
@khadrahassan8126 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂isku filan waala ii fadhiyaa. Dayn maayo hadii huudhaydhka kun kun. Ka raac dayna
@fanianfac4835
@fanianfac4835 5 жыл бұрын
Hipak iyo sahra kiin aaway dadkii shidayay riwayda
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 5 жыл бұрын
Mid qurx miidhana ku soo biirty
@monnaawad8549
@monnaawad8549 5 жыл бұрын
Afar dumaru qabaa afar ninbuu leeyahay🤣🤣🤣🤣🤣
@mokhadraxmed9425
@mokhadraxmed9425 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk Beerkaaa ceeegag
@hibaabdi4500
@hibaabdi4500 5 жыл бұрын
Inantaa cusubi waxay turjumi jirtay HCTV
@hakiim25
@hakiim25 5 жыл бұрын
Zahra kiin ❤
@ahmed0741
@ahmed0741 5 жыл бұрын
Tii yarayd ee garoonka lagu dhalay😂😂♥️
@ferayarre2044
@ferayarre2044 5 жыл бұрын
Hibaaq Gobaad❤
@sharmakejunior9181
@sharmakejunior9181 4 жыл бұрын
When is qooto qooto part 70 coming??
@hassanilyas3249
@hassanilyas3249 5 жыл бұрын
Wasiiraduna miyeey xanuunsanaayaan kulahaa
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak plz subscriber isaar
@hassanilyas3249
@hassanilyas3249 5 жыл бұрын
@@laqanyolovechannel7100 insha Allah
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 жыл бұрын
Isku Filan Wllhy Beerkuu I Caseeyay Wuxu kuleeyahy Dambasbaad Noqonaysaa Adaa Daminaya
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 жыл бұрын
Inaad faraq shaydaan thy Kkkk ceegag
@rikman3561
@rikman3561 5 жыл бұрын
Isku Filan 🤣✌🏻
@mustaphemanafezto1586
@mustaphemanafezto1586 5 жыл бұрын
Abdiqani isku falan wan kaa fahan nio iska daa waxaa 😂🤔🤔🤔
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣 ilaahow isku filan daa 🤣 inaga ilkaha case suniyaha quruxda baran🤣🤣🤣🤣
@cabdiraxmaan3188
@cabdiraxmaan3188 4 жыл бұрын
kuwada
@fardowsaadan8126
@fardowsaadan8126 5 жыл бұрын
Gabadhan xamar ka dhigaysa inay kuuriya joogto ka saaara riwaayada wexeedu wa la badbadine
@nastexanafta7982
@nastexanafta7982 5 жыл бұрын
Naag make up zaid marsan hurdo kaso tooste iga dheh 😂😂😂
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 5 жыл бұрын
Nio intaa shalmada cas quruxbaa kudhan igawale😂😂😂😂
@sacdiyohasan5872
@sacdiyohasan5872 5 жыл бұрын
Waraa mayow nin adag iska dhig hana cebeyn ninmnken saan uma dhaqmaaan naagta maxa latugtugeysaa 👊👊👊👊👊👊
@dekabokor3214
@dekabokor3214 5 жыл бұрын
Isku dhex cun adu kulaah wlhi kan waaa masiiibo hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmankayze83
@abdirahmankayze83 5 жыл бұрын
Inanta gurigu ka gubtay jacaylkayga ayay isu egyin kkkkkkkkk
@fgofficel8655
@fgofficel8655 5 жыл бұрын
Hhhhhhh odayga meshawalida geya kumalaho
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak plz subscriber isaar
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 5 жыл бұрын
Wuu xanusanaya hadana wuu iska nimceysanyahay isma gasho islaanta halaso update gareyo 😁
@kalledadem4414
@kalledadem4414 5 жыл бұрын
Ar niO umaDa hOw viiir viiirzan adiGu
@raximaosman5889
@raximaosman5889 5 жыл бұрын
Wa wareey wala baabaeyey wala urayey war re xamarku wa funy
@saeedronaldo3338
@saeedronaldo3338 5 жыл бұрын
Aar meesha ciyaal uun baad ka soo buuxiseene ka daaya hadii kle madhax bay noqonysaaye hablo year yar ayaad Ku badiseene
@MawlidMaxamed-dq4lk
@MawlidMaxamed-dq4lk 4 ай бұрын
Odaygeedii ayay iga tagatay aya udaraN
@mahamedxukun8089
@mahamedxukun8089 5 жыл бұрын
Isku Filan👈🤣
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 5 жыл бұрын
Waar hadii tol layahay reer xamarow inan shidan oo jacaylka abuura igu soo xidha👉😂😂😂😂
@MohamedHassan-nc4wy
@MohamedHassan-nc4wy 5 жыл бұрын
Waa diyar
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 жыл бұрын
@@MohamedHassan-nc4wy plz isaar subscriber Ramadan Mubarak
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 5 жыл бұрын
@@MohamedHassan-nc4wy dee indr numberka no so qoraba😂😂😂
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Iskufilan istaagisa jeclhy wlhi waa qosol.....
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Caadi mahan
@asmashanle5702
@asmashanle5702 5 жыл бұрын
Hhhh waa maxay murayada madow ee la xidhan yahay hbnk😎
@najiibhassan
@najiibhassan 5 жыл бұрын
Ramadanka manta kow aha Ramadan Mubarak like
@abdinaasirmohamud5432
@abdinaasirmohamud5432 5 жыл бұрын
Isku filan Kulahaa Wiilkii Ilkaha Casaa ee Quruxda Badnaa Suuniyaha Day 😂😂
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 5 жыл бұрын
Miid faatabaakhallaha baa ku soo biireye
QOOTO QOOTO 58
31:54
Universal TV
Рет қаралды 58 М.
QOOTO QOOTO 62
35:01
Universal TV
Рет қаралды 74 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
QOOTO QOOTO 47 QOSOL IGUMA HARIN
35:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 73 М.
QOOTO QOOTO 64AAD
40:25
Universal TV
Рет қаралды 168 М.
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 23 М.
QOOTO QOOTO 65AAD
37:54
Universal TV
Рет қаралды 295 М.
QOOTO QOOTO 37 HARGEISA
46:50
Universal Somali TV
Рет қаралды 92 М.
QOOTO QOOTO 67
33:05
Universal Somali TV
Рет қаралды 40 М.
QOOTO QOOTO QOOTO IYO ISKU FILAN OO FASHILAMAYE
35:39
Damashad Media
Рет қаралды 48 М.
QOOTO QOOTO 48 U GAAR AH ADIGA DAAWO
32:27
Abukar Mahdi
Рет қаралды 22 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН